Madaxweynaha Somaliland wuxuu madaxa gidaarka ugala dhacay dhamaan madaxdii cadawga |20 June 2024

  Рет қаралды 7,949

Doowlanimo Tv

Doowlanimo Tv

8 күн бұрын

Пікірлер: 58
@CabdiiJaamac
@CabdiiJaamac 6 күн бұрын
Hadalkaasi waarun fikirkaa anigaa kulaqaba soomaali oodhan ayaa cadaw inagu ah
@amransulemanamran9331
@amransulemanamran9331 6 күн бұрын
Runbadanaa geesi wax arka indhaha fura kusoco guul
@mahamoudali
@mahamoudali 6 күн бұрын
Bismillaahi tawakalnaa calallaah wakafaa billaahi wakiilaa
@ogolearningenglish4399
@ogolearningenglish4399 6 күн бұрын
Waan ku salaamay Fariid muwaadin ah oo dalkiisa daafaca Hambalyo war fiican baad sheegtaa had iyo jeer
@user-qx9rp5yn5k
@user-qx9rp5yn5k 6 күн бұрын
Walaahi AAdan.Cabdi ciidle Run baad kahadashay
@user-sl7cg9zn6t
@user-sl7cg9zn6t 6 күн бұрын
Si wacan baa maantay uhadleysaa alla.yacizak
@user-sl7cg9zn6t
@user-sl7cg9zn6t 6 күн бұрын
Aamiin Aamiin
@maxamedmaxamuud5563
@maxamedmaxamuud5563 6 күн бұрын
Aamin Aamin Aamin
@user-qx9rp5yn5k
@user-qx9rp5yn5k 6 күн бұрын
Muj Cabdi Ciidle Heesi Geesi
@mohamedahmed9928
@mohamedahmed9928 6 күн бұрын
Suti gaashaan horey u Soco. Dal 1960 26ki juun iyo aftidi distoorka ee la qaaday dafira wuxuu ka dhigan yahay qof la yidhaahdo in aabaha inuu ku dhalay afti ha loo qaado oo ogolaada maxaa kaga soo baxaaya marks cadawgiisu badan yahay .
@Ahmed-to3pz
@Ahmed-to3pz 6 күн бұрын
Amiiin amiiiiin milles fois inchaallah
@user-uf1ih4uf5z
@user-uf1ih4uf5z 6 күн бұрын
Mujaahid aniga fikirka kula qaba insha Allah marwalba guushu wadankeena somaliland bayraaci cadawga kaxun horumarka iyo jiritanka somaliland ilaahay ha jabiyo gude iyo dabadba guul wadankeena somaliland
@a.mohamed9655
@a.mohamed9655 6 күн бұрын
Libaax muwaaddin caqli badan Adan c.ciidle, xaq iyo run buu ku hadlayaa, dalkiisa iyo dadkiisa ayuu xaq ku difaacayaa. cadawga Somaliland ee Geelle iyo xasan gurguurte iyo inta kele meel ay joogaanbba way jabayaan dhowaan.
@Ahmed-to3pz
@Ahmed-to3pz 6 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-qx9rp5yn5k
@user-qx9rp5yn5k 6 күн бұрын
GUUL SOMALI LAND❤
@muusakahin4135
@muusakahin4135 6 күн бұрын
Waa runtaa
@salebanidiris-he1hg
@salebanidiris-he1hg 6 күн бұрын
Waxaad hadal ku dhaafta gabaygii cllahi sudaan timacade derajeda illahay ninku doonaayo baa hela somaliland cid illahay mooye horjoogsan kartaa ma jirto weligayna waan aaminsanaa jabuuti labad haad haad bay raaci itoobiya iyo somaliland mid bay maraqa kula dhuuqi jabuuti ma aaminsana somaliland wax u kordhaa waa wax u kordhay jabuuti
@Halgame334
@Halgame334 6 күн бұрын
WADANI WA DABAA JIRR
@abobasement346
@abobasement346 6 күн бұрын
ilahay bah isku diray irir moryan kk ilahay idin dulay in shah Allah
@Halgame334
@Halgame334 6 күн бұрын
SL QARAN GUULAYSTAYYYY.
@omarabdullah8958
@omarabdullah8958 3 күн бұрын
Waxan ahay reer arabsiyo ee ogoow mahadsanid walalkay mujaahid aden cabdi ciidle
@AyaanWaano
@AyaanWaano 6 күн бұрын
Viiva somaliland❤❤❤❤
@aminamahamoud4645
@aminamahamoud4645 6 күн бұрын
Hadalkaagu waa hadal aad iyo aad umihiim ah dadkeenuna waa inay fahmaan siyaasada
@user-jh9kd6rf8y
@user-jh9kd6rf8y 6 күн бұрын
Aadan cabdi ciidle walaahi waa laga dhex hadlayaa,hadalkiisa laaxin laga dayimaayo
@user-qx9rp5yn5k
@user-qx9rp5yn5k 6 күн бұрын
Beentaa maaha mujaahid ❤❤❤
@omarabdullah8958
@omarabdullah8958 3 күн бұрын
Asc walall inader manshaalah aad baan ku dhamaatah ee ku contra attack madaxwayne ku iyo dilaacay oo cadawga gudaha iyo huwanta mar mar dhirbaax wa billahi inshaallah imika addis ban joga wanan kula kulmi doona hadi ilahay qadaro guul iyo gobanimo somaliland ❤❤ I love somaliland
@Halgame334
@Halgame334 6 күн бұрын
MADAXWEYNE MUSE DEGDEG UGAADH ITHIOPIA SAXEEEX MOU GA DHAMEE WAFTI CULUS HAGADHAN ETHIOPIA
@user-wo5sr3wz1k
@user-wo5sr3wz1k 6 күн бұрын
Sax Somali war hanadaiso
@Caweys-pt3qs
@Caweys-pt3qs 5 күн бұрын
Illahey Cadoga ha naga qabato oo reer SomaliLand beerkooda burcad ha isu mariyo waa la dhex galey oo koodii caqaligu ku fileyn la iibsanayaa ee Illahow kaana xaqa ku toosi
@amalos3435
@amalos3435 6 күн бұрын
Waxa jira dad cada qatayala oo Somalia lacag kasoo qatay ayaa Media jooga TV yada somaliland waxay u shaqeyan xirsi Somalia iyo cidisam waxay cadaw ku yiin wadanka
@ahmad6967
@ahmad6967 6 күн бұрын
adeer maxaay qosli muusaa dhuntaa uu galee😂😂😂
@user-tf5hi7yn8b
@user-tf5hi7yn8b 5 күн бұрын
War iska amus aadan, war ba ma hayside
@Halgame334
@Halgame334 6 күн бұрын
JABUUTI GORAYGAA KA HADAAFAY WAXBA MAYALAN WAY KACDAY
@mukhtarnuux364
@mukhtarnuux364 2 күн бұрын
Walhi Waa Runta Aadanaw Cid Ku hadasha afka Somaaliga Oon SOMALILAND Necbayni ma jirto Lkn Illahay Ayaa inala jira
@Halgame334
@Halgame334 6 күн бұрын
XASAN ARSINALBA HAYSA. DHAWAN GELENA MUSA SOO AFJARAY..
@user-qx9rp5yn5k
@user-qx9rp5yn5k 6 күн бұрын
kuwaasi waa Acadawga dibada Bal kawaran kuwan Hawdka Dega ee bilaa Garaadka ah
@hirabmimiHii-nl1ui
@hirabmimiHii-nl1ui 6 күн бұрын
Kkk waar beenta jooji
@user-jm9ry5jh5s
@user-jm9ry5jh5s 6 күн бұрын
😅😅
@manineima4398
@manineima4398 5 күн бұрын
Kulmiye bila karaamo😅
@xarirmaxamed9291
@xarirmaxamed9291 6 күн бұрын
MAADAA KARAAMO LEH INA GUMEED INA GUMED DHALAY AYAAD TAHAY WALAAHI INAANAY SALAAD IYO DUCO MIDNA LAGAA AQBALAYN SABABTOO AH ADIGU HABAR AWAL AYAAD CIISE MUUSE IYO SACAD MUUSE UKALA QAADAY OOD REERKIINII KUSOO RAACDAY DULMIGA AY WALAALKOOD KU WADAAN USOO RAACDAY
@mukhtarnuux364
@mukhtarnuux364 2 күн бұрын
Markaad la shekaysato Somaalida Qurbaha Ku Nool Dhamaantood WAXAY lasocdaan XISBIGA Wadani Waxanay Ku o dhanayaan Hadii Muuse Soo Noqdo SOMALILAND waala Aqoonsanayaa
@Halgame334
@Halgame334 6 күн бұрын
1 CODD HJ IYO AWAL IYO ARAB WADANI MA SIN KARAN KA CUNA LACAGTA
@user-wo5sr3wz1k
@user-wo5sr3wz1k 6 күн бұрын
😂😂😂😂😂 😂 hakutag nato
@mohamedomer5061
@mohamedomer5061 6 күн бұрын
Ey ey dhalay afkiisa waxaad moodaa futo dameer oo xaar kasoo jeedo.Waa saqajaan wuxuun caaya waa Nadal.
@user-uf1ih4uf5z
@user-uf1ih4uf5z 6 күн бұрын
Yuuuur yaahuuu
@AbdiFaatax-ph8ly
@AbdiFaatax-ph8ly 6 күн бұрын
Sumaliyey qaliyeelo oo dhulkiin na cadaw haka iibinina
@cabdiwalihassan3519
@cabdiwalihassan3519 6 күн бұрын
Waar ninku ma xadiiis buu akhrinayaa Waa ku xaragooday cadowgiii slnd allaylehe waa al -xaqiiiqadii galbeedka oo aan biyo ismarin
@aboubakaryousuf3543
@aboubakaryousuf3543 4 күн бұрын
dumarkaa cayda lagu ogaaye waa maxay tawaawucu, wax qabso hadaad wax tahay
@salahthefruad9174
@salahthefruad9174 6 күн бұрын
Afkii Oromada ayaa kaa muuqda. Fuqa wayn iyo daanka wayn ee u eg kii Oromada.kkkkk Uqdadbaa ku haysa. Saa Somaliba ma tihid. Waxad tahay Oromadii Jibriir Abooker.
@user-jm9ry5jh5s
@user-jm9ry5jh5s 6 күн бұрын
Nowad sheekada
@xarirmaxamed9291
@xarirmaxamed9291 6 күн бұрын
NACAYBKA ADIGAA UGU HOREEYA OO HABAR AWAL KALA QAADAY OO COLAADOODA KASHAQAYNAYA EE MAXAAD KA HADLI DOONTA MUUSE BIIXI MARKII HORENA CIISE MUUSE DOORTAY OO WAAKUWII KUGU CASUUMAY MADHEERA EE MAATA YAA DOORAN XUMAAN MOOYEE WANAAG MUU GASHAN
@Caweys-pt3qs
@Caweys-pt3qs 5 күн бұрын
Subaxaanallaha, waxa la jooga tii Guud adana Xafadihii ayaad joogta ee taasi ha kuu danabeysee dadka soo gaadh
@ahmedgod6945
@ahmedgod6945 6 күн бұрын
Waar sac gabiley ma samaali baa mise oromo?
@user-qx9rp5yn5k
@user-qx9rp5yn5k 6 күн бұрын
Walahi bilaahi Ayaanay hooyadaa kaa dul barooran Arimuhu waa lays leefsiinayaa
@alexkeith1260
@alexkeith1260 6 күн бұрын
maye waa silka hoyada ilma sina yahow dofarki adiga abaha iyo hoyada iyo adiguba dofaro tihin washaysiyina oo xarka cuna lakin gabiley iyo qoromo waa dad awod le oo ka muqda geeska afriva wana saxib ethiopia iyo jamuriyada barakaysane somaliland mad is dili marka mise wad is gowrici cawan yahow
@markcaa2942
@markcaa2942 6 күн бұрын
Adduu ma halbaa Tahay mise lax Mise riyo ilayn waa intaasuune
@markcaa2942
@markcaa2942 6 күн бұрын
​@@alexkeith1260kuwa doqoniimadu jahliga ukeentay aad looguma dheeraado
@user-uf1ih4uf5z
@user-uf1ih4uf5z 6 күн бұрын
Maye wa kii ku wasey beesha caalamkaay
Banda e spitalit! Vrasje dhe helmime! | ABC News Albania
36:48
ABC News Albania
Рет қаралды 1,5 М.
THEY WANTED TO TAKE ALL HIS GOODIES 🍫🥤🍟😂
00:17
OKUNJATA
Рет қаралды 3,6 МЛН
Can You Draw A PERFECTLY Dotted Line?
00:55
Stokes Twins
Рет қаралды 47 МЛН
We Got Expelled From Scholl After This...
00:10
Jojo Sim
Рет қаралды 65 МЛН
Cundhufo iyo hubkii Canfarta ugu waa waynaa oo la qabtay
9:21
Abdirahman Mohamed
Рет қаралды 7 М.
Meet the Press NOW - June 19
50:11
NBC News
Рет қаралды 475 М.
Falanqaynta xaaladda Somaliland, Jabuuti iyo Itoobiya | 26 June 2024
30:05