No video

Madaxweynaha SSC Khaatumo Oo Kahadlay Kalafadhigii Baalamaanka Ayaa Ka hadlay Arimo badan oo Xasaasi

  Рет қаралды 17,908

DarwiishTV CODKA SSC KHAATUMO

DarwiishTV CODKA SSC KHAATUMO

Күн бұрын

Пікірлер: 111
@user-sr86ui3xsuhsw
@user-sr86ui3xsuhsw Ай бұрын
Reer KHAATUMOW ❤🇸🇴 inagoo sanad jirna maamul kumeel gaarna ah...ayaan ka horeynaa maamulada federalka qaarkood....waa eebe mahadii ❤🎉
@Sumadeena
@Sumadeena Ай бұрын
Masha Allah tabaraka Allah. Markuu Alle ku gargaaro waa sidan oo kale. Guulaysta SSC khaatumo.
@sahromahamud
@sahromahamud Ай бұрын
Guuleysta khaatumo State ❤️ Isna Ilaaliya Oo Foojignaada jilaafo Ayaa Jirtee ogoow Mudane 🇸🇴🙏🇸🇴🙏
@user-db5ts6je7z
@user-db5ts6je7z Ай бұрын
Guuuuuuuuuuuuull SSc khatumo ❤🇸🇴❤️💕🇸🇴❤️💪💪💪💪
@ifraaxmaxamed4717
@ifraaxmaxamed4717 Ай бұрын
Maan sha allaah madax wayne firdhiye waan ku wataa ilaahay cimrigaaga barakeeyo aakhiro iyo aduun waxaas ayaa nin rageed ladhahaa shaqooyin kaagii waad ka soo dhalaashay waa in hogaanka loo kordhiyaa marka labadiisano u dhamaato ee ku meel gaadhku ❤
@zamzamali4347
@zamzamali4347 Ай бұрын
Reer khaatumow wada jirku waa noomuhiim guulaysta insha Allah
@ashafarah4621
@ashafarah4621 Ай бұрын
Maan shallaah midnimo Reer SSC Khaatumo guul iyo gobanimo Inshallaah
@wardoonacademy
@wardoonacademy Ай бұрын
Masha,Allah, guul SSC Khatumo State of Somalia.
@abobasement346
@abobasement346 Ай бұрын
Masha Allah ssc Good job 👍🏾 madaxweyneh
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs Ай бұрын
maashaa allaah guul iyo gobanimo ssc khaatumo ilaahay haidin barakeyo
@joeokieh43
@joeokieh43 Ай бұрын
mashallah guul iyo GOBANIMO
@user-sr86ui3xsuhsw
@user-sr86ui3xsuhsw Ай бұрын
Inkastoon dhibaato iyo ... xanuun adag masoo marey...waa mahad ilaahey inaan maanta Dad muuqda nahey ❤🎉
@user-ld8ls5cz3c
@user-ld8ls5cz3c Ай бұрын
Mansha allah hugaamiye lagu dhaarto iyo dadkiisa Aad ula shaqaynaya
@11naa44
@11naa44 Ай бұрын
MashAllah Guuul KHAATUMO STATE MashAllah Guuul 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@Sumadeena
@Sumadeena Ай бұрын
Can you imagine muuse's face as he watches this video 😂😂😂
@Khaatumawi987
@Khaatumawi987 Ай бұрын
😂😂😂
@fabulous-dy7kq
@fabulous-dy7kq Ай бұрын
Somaliland guuuuuuuul
@fabulous-dy7kq
@fabulous-dy7kq Ай бұрын
Dirty Garaad
@user-bd8ps5nk3l
@user-bd8ps5nk3l Ай бұрын
CADOWGA SSC QAATUMO, WA CADOWGA PUNTLAND
@mohamud12adam50
@mohamud12adam50 Ай бұрын
MA tihid reer outland. Ha sheegan.putland iyo khaatumo waa Hal qoys oo LA yiraahdo harti
@xamdiislam9551
@xamdiislam9551 Ай бұрын
Dawladnimo buuxda ❤💯 mudane madaxweyne cadaw firdhiye Guuleyso.
@MohamedSaid-tn1px
@MohamedSaid-tn1px Ай бұрын
Mansha Allah mudane firdhiye waa nin iimaan iyo diinleh wixii loo igmaday wuu adkeeyey ilahay haku xafido
@awiladen7814
@awiladen7814 Ай бұрын
Mansha Allah Guul Insha Allah 🙏🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@hereaftergolory9114
@hereaftergolory9114 Ай бұрын
MANSHALLAH. Ogaada in soomaali garabkiinna taagan tahay intaad midaysan tihiin. Guushiinnu waa guusha soomaaliya ogaada
@faadumo12331
@faadumo12331 Ай бұрын
Fariid
@jeyowinaomar100
@jeyowinaomar100 Ай бұрын
This man will become the president of somalia inshallah
@shuuush8648
@shuuush8648 Ай бұрын
ManshaAllah Guulesta 🎉❤❤❤❤
@xaalimofarah3551
@xaalimofarah3551 13 күн бұрын
Allah bless you Xafiido Allah dawlada SSC Khatuumo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🤲🤲🤲🤲🫶🫶💪💪💪💪
@shukrijama5399
@shukrijama5399 Ай бұрын
Mansha Allah khatumo ❤firdhiye waa halyey ❤❤❤🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤🎉🎉❤❤❤❤
@massmass8300
@massmass8300 Ай бұрын
Maansha Allah horaa loosoconayaa 🤝🤝🤝🤝
@farhiyohussein7338
@farhiyohussein7338 Ай бұрын
Manshallaha guul iyo gobanimo iyo midnimo inshallah dhal daraawiish guul❤️👍🐎🤍💙👍❤️
@nafisasaid5127
@nafisasaid5127 Ай бұрын
Mashaallah guul ssc ❤❤❤❤
@amalhassan7383
@amalhassan7383 Ай бұрын
❤❤❤❤❤Hanoolato ssc masha Allah guul ssck alhamdullilallah
@fouzeyahyousef3082
@fouzeyahyousef3082 Ай бұрын
VIVA SSC GUUUUUL KHAATUMO ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@mahamoodyasiin342
@mahamoodyasiin342 Ай бұрын
Masha allah gulayso mudane
@Khaatumawi987
@Khaatumawi987 Ай бұрын
Masha Allah mudane madaxweyne kugu maalnay gulayso adun io aqiro ba 🦁🦁
@Ma-hy7bv
@Ma-hy7bv Ай бұрын
Yaa Allaah noosug Ammni Midnimo iyo Nicma waarta Amiin
@amalhassan7383
@amalhassan7383 Ай бұрын
Masha Allah guul ssck alhamdullilallah ❤❤❤❤❤
@KUSOWQAWDHAN-f6c
@KUSOWQAWDHAN-f6c Ай бұрын
Well done Mr President!
@user-bd8ps5nk3l
@user-bd8ps5nk3l Ай бұрын
PUNTILAND WA SSC QAATUMO, SSC QAATUMO WA PUNTLAND. LAASCAANO WA GARIOWE,,,,GAROWENA WA LAASCAANO
@SaidAhmed-t5c
@SaidAhmed-t5c Ай бұрын
Waa hadii puntland laga helo ineey ogoshahay laba maamul oo is'dhinacyaala kana wada tirsan doowlada federaalka ah ee soomaaliya oo aaneey maamulka SSC caqabad ku noqon
@Sumadeena
@Sumadeena Ай бұрын
@@SaidAhmed-t5c Nacnac, waa ku dareemooyaa iidoor wagash 🤣😂
@mahadafdhuub9130
@mahadafdhuub9130 Ай бұрын
Wiil wiil dhalay firdhiye Kugu maalnay madaxwayne ❤
@aminanur981
@aminanur981 Ай бұрын
Masha Allah guul iyo gobaniimo
@user-bd8ps5nk3l
@user-bd8ps5nk3l Ай бұрын
GUUL GUUUUUL SSC QAATUMO STATE. KANAXO NAFTA WAA.
@Fvv6677
@Fvv6677 Ай бұрын
maashaa alaah ale haku xifdiyo adiyo maamulka khaatumo iyo umada soomaaliyedba ❤ kugu maalnay madaxweene ❤❤❤❤
@fadumaabdillahi9266
@fadumaabdillahi9266 Ай бұрын
Mansha Alah ❤Guulayso Khatumo
@AbdiftahMohammed-tc6yo
@AbdiftahMohammed-tc6yo Ай бұрын
Keep going fidhiye
@fadumaabdi9765
@fadumaabdi9765 Ай бұрын
❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉maashaa allaah
@salmaan6233
@salmaan6233 Ай бұрын
Man sha alah
@hereaftergolory9114
@hereaftergolory9114 Ай бұрын
Muuse sidaas war bixin ma u dhiibi karaa isaga oo dadkiisa la hadlaya oo aan Siyaad barre wax ka sheegin ama xasuuq ka sheekayn
@user-ox5dm5vy7j
@user-ox5dm5vy7j Ай бұрын
Khayr
@bashirabdihirsi766
@bashirabdihirsi766 Ай бұрын
MAANSHA ALLAAH WAR ISKA AAMUSA WALEE FIRDHIYE WAA MADAXWEYNE SARE CAYAAR MOOD KHUDBADIISA AYAANBA KA HELEY WALEE RAG WELIGOOD SIYAASADA KU SOO JIREY BUU MEEL ISKA RIIXEY GUUL MUDANE MADSXWEYNE CADOWGA KHAATUMO HAJABO KHAATUMOOY MIDNIMO
@ucrazyc9041
@ucrazyc9041 Ай бұрын
Darawiish GUUL 🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎
@Itzmojii
@Itzmojii Ай бұрын
Masha alaah❤❤❤❤
@fabulous-dy7kq
@fabulous-dy7kq Ай бұрын
Somaliland guuuuuuuul ethiopia guuuuuuuul
@Ma-hy7bv
@Ma-hy7bv Ай бұрын
Guushiina maka xumin laskiin hanasoo hawaysanina Jaxiima iyo holac baadkala kulmayaa insha Allaah
@salmoonabdilahinuur5072
@salmoonabdilahinuur5072 Ай бұрын
Masha Allah guul iyo gobanimo SSC khaatumo
@alijama6723
@alijama6723 Ай бұрын
Wax walba isku TASHIGA KA HORMARIYA BEERAHA XOOLAHA BIYAHA OO DBADA LOO SOO SAARO SUUQ XOOLAHA OO LA HOR MARIYO IYO DAR YEEL KOODA BEERAHA OO LOO DAREERO MACDANTA IYO SHIDAAL KOO LAGA FAA IIDAYSTO INTAA IYO KA BADAN WAA INAAN IN SHA ALLAAH SAMAYNAA MIDNIMO TOOWFIIQ IYO TALO
@Sumadeena
@Sumadeena Ай бұрын
Sax✅
@user-jd1iu4wm5e
@user-jd1iu4wm5e Ай бұрын
Guuul guuul ssc
@user-yf2sz6hc2b
@user-yf2sz6hc2b Ай бұрын
Maa mulka khaatumo seeg faqash baryo culus
@YaasiinJaamac-kd3su
@YaasiinJaamac-kd3su Ай бұрын
Saaxib.kusoco.xilbaa.sidaa.haseexan.guup.iyo.gobanomo
@user-ld8ls5cz3c
@user-ld8ls5cz3c Ай бұрын
Cidkasta iyaagaa ka dawladsan waxaana ogaankara dadka debeda ka jooga waxa laqabtay oo dhan ayaa u muuqata
@AbdiMaxamuudfaarax
@AbdiMaxamuudfaarax Ай бұрын
Marabno mooshinka maxweynaha khaatumo ee ay watan kooxyar oo wata dangara iyo burburka dowladda khaatumo noomor mooshin madaxda dowladeena
@YamaniMaxamed-j9s
@YamaniMaxamed-j9s Ай бұрын
Musharka ciidanka mabixisaa khaatumo horta
@roodakarreiyehkaire4714
@roodakarreiyehkaire4714 Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@hodannur2268
@hodannur2268 Ай бұрын
Manshallah Allah ha u adkeyo Dowlada SSC kana shift kuwo Allah ka Xishooda isuna tudha
@mustafecali2480
@mustafecali2480 Ай бұрын
Dameerow joog
@geedixirsi-si5sp
@geedixirsi-si5sp Ай бұрын
mamulkani malinta uu afarsano gaaro isaga somali wayn isu keeni doona caadi ma ahan kuwa kale iyo fadaralku haku daydeen
@DiiriyeFaarax-ff3gd
@DiiriyeFaarax-ff3gd Ай бұрын
XASAN DHIIQO AYUU LIQSANYAHAY NINKANI INOOMA SHAQAYNKARO RER SSCIYOW
@user-yf2sz6hc2b
@user-yf2sz6hc2b Ай бұрын
Maa muulka khaatumo seega ah ee ssc
@fabulous-dy7kq
@fabulous-dy7kq Ай бұрын
😅😅😅😅he taking rubbish 😅😅😅😅somaliland guuuuuuuul
@MohamedSaid-tn1px
@MohamedSaid-tn1px Ай бұрын
Mansha Allah ilahay mahadii ❤❤
@user-ux5vx7uu1v
@user-ux5vx7uu1v Ай бұрын
Guull khaatumo
@user-ox5dm5vy7j
@user-ox5dm5vy7j Ай бұрын
Maamul buuxa baan nahay ee ma nihin ku meel gaadh. Sharci ahaan waa maamul buuxa oo la mida ku wa jira, qaar badanna ka Hanna qaadsan
@MohamedSaid-tn1px
@MohamedSaid-tn1px Ай бұрын
Kuwa afka qadhmuun ee horgalada ah dhaliisha iyo ladaba jooga SSC khaatumo wa laydin ogaday gacan bira ayana laydin ku qabdona reera kale inadad futada uruxdan moyane wax kale mayaqanan
@YamaniMaxamed-j9s
@YamaniMaxamed-j9s Ай бұрын
Geele ssc waxba matarin waxna mayeelikaro waa toog weyn
@manineima4398
@manineima4398 Ай бұрын
Geel ay caruur qaady meel fug magaadho
@MohamedAhmed-y9u
@MohamedAhmed-y9u Ай бұрын
Cabdale buurane Xoolo xoolo dhalay
@suadismail7881
@suadismail7881 Ай бұрын
Maseyr iga dheh SAKIIN LAQ HUNO QUL MAASHA’Allah
@user-nt8ph7xs6n
@user-nt8ph7xs6n Ай бұрын
Dowladaan kuma imaan dan gaar ah ee si wada jir aya dhiig loo huray Waa dowlad raali leyskaga yahay guuleysta il gaar ahna halo yeesho cadowga waayo shaar walaalnimo ayuu idin adeegsan kara midkina midka kale yuula coloobin
@BHussienali
@BHussienali Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉😅
@user-xi5jv9nw3f
@user-xi5jv9nw3f Ай бұрын
Mahadsanid madaxweyne
@hayaayhaye5528
@hayaayhaye5528 Ай бұрын
Gudoomiyaha, mudanayaasha iyo hoolka maxaa camerada looga ilaayey mise madaxweynuhu xafiiskiisa ayuu joogaa? Lacagtii irir samaale uu ka soo qaaday bangiga haku wareejiyo
@yaskaofficial4777
@yaskaofficial4777 Ай бұрын
𝕞𝕒𝕟 𝕤𝕙𝕒𝕝𝕒𝕒𝕙 𝕞𝕒𝕒𝕞𝕦𝕦𝕝𝕜𝕒 𝕤𝕤𝕔 𝕨𝕒𝕒 𝕞𝕒𝕞𝕦𝕝𝕒 𝕢𝕒𝕣𝕒𝕟 𝕚𝕪𝕠 𝕞𝕚𝕕𝕟𝕚𝕞𝕠 𝕤𝕠𝕠𝕞𝕒𝕝𝕚𝕪𝕖𝕖𝕕 ❤❤❤
@abdisalaanabdiqadirsh3077
@abdisalaanabdiqadirsh3077 Ай бұрын
Jabuti sawdigii cayaye miyanad is masaxday miyayna ahayn tii aad cayaysay
@AmranAM-bg9qs
@AmranAM-bg9qs Ай бұрын
Kkkkkk war aawaye barlamaka uu la haadlayaa war dulbahadihi maa film kartonne baye noo matalayan waa yaabe😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@hadaafi
@hadaafi Ай бұрын
SSC Prank state 🤣🤣🤣
@user-yf2sz6hc2b
@user-yf2sz6hc2b Ай бұрын
Cidiba uma aqoonsana maamul.brank 😂😂😂😂😂😂😂😂
@maxamedmaxx
@maxamedmaxx Ай бұрын
Prank Parliament 😂😂
@suadismail7881
@suadismail7881 Ай бұрын
Quuri waa Ee orodo meesha aad kasoo jeeda Wax kabadal
@daudnuh7783
@daudnuh7783 Ай бұрын
Kalfadhi dheh ... kalafadhi maxay tahay war afka iska hagaaji
@burcaawiilkacase4764
@burcaawiilkacase4764 Ай бұрын
Kiii kalfadhi ahaaa baa yaabay😂😂
@FarxaanCabdilaahi-l2r
@FarxaanCabdilaahi-l2r Ай бұрын
Dadka beenta kadaa waxba mesha kuma haysid
@jamayasin2155
@jamayasin2155 Ай бұрын
Waxaas aad akhriyaysid maxaad dadka reer SSC uga keentay firdhiyow
@suadismail7881
@suadismail7881 Ай бұрын
Dhaqaha maad la ‘adahay Mase waad ka xuntahay QuL MAASHA’ALLAH
@OmarAhmed-ly7ws
@OmarAhmed-ly7ws Ай бұрын
Go east and west lascano is somaliland 😅😅😅😅😅😅
@suadismail7881
@suadismail7881 Ай бұрын
Bartaa taagnaada intaan horumarka aan gaareyno aan idinku soo dareyno SOOMAALINIMADA
@ladanesalwe8245
@ladanesalwe8245 Ай бұрын
Nin kaan firdhiye nin mujaahid ah ban u qabnay😁 odaygu xildoon buu ahaa kkkkkkkkk war dadku wali dagaalkii bay ku jiraan ka daa siyaasad xumada yaan cadoowgu naga faa,idaysane😂 Hassan dhiiq iyo ismaacil cumar geele bad durba Aamiintay kkkkkk intaad siyaasada taqaana yar
@xasanqawdhan4970
@xasanqawdhan4970 Ай бұрын
muusaa yaabay kkkkkkkkkkk hello awdal
@art_lto2450
@art_lto2450 Ай бұрын
𝙶/𝚜𝚘𝚘𝙻 Lascnot kaliya ka jogaa😂 inti kle meday zxb kkk
@BashIir-ke6ge
@BashIir-ke6ge Ай бұрын
Maxaad u tiri jabuti ilama dagalamin.
@aliguled2166
@aliguled2166 Ай бұрын
Riwaayad iga dheh
@suadismail7881
@suadismail7881 Ай бұрын
Itus oo itaabsii ISHII BUKTAAY KU BIKAACSO BUUNQUUTAYAAL GABALKIINACWUU DHACAY MAR DHOWNA SOOMAALINIMADA AYAA LAYDINKU SOO DARAYAA EE QUL MAASHA’Allah
@abtihjama3211
@abtihjama3211 Ай бұрын
Ha wareerin nio tani socotaye
If Barbie came to life! 💝
00:37
Meow-some! Reacts
Рет қаралды 77 МЛН
Or is Harriet Quinn good? #cosplay#joker #Harriet Quinn
00:20
佐助与鸣人
Рет қаралды 5 МЛН
Little brothers couldn't stay calm when they noticed a bin lorry #shorts
00:32
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 20 МЛН
What will he say ? 😱 #smarthome #cleaning #homecleaning #gadgets
01:00
Gabdhihii Jamhadda SSDF - Faadumo Cumaar Dheere
25:03
Juxa Video Research Archive
Рет қаралды 77 М.
deg deg dagaalka ceerigaabo iyo xog xasaasiya
11:47
Shacab TV
Рет қаралды 3 М.
If Barbie came to life! 💝
00:37
Meow-some! Reacts
Рет қаралды 77 МЛН