"Meel ka tirsan Awdal oo ay Jabhadi joogtaa ma jirto" Xildhibaan Maxamed Abiib

  Рет қаралды 140,594

MM Somali TV

MM Somali TV

Күн бұрын

Kala Soco Warar Iyo Barnaamijyo Hufan, Doodo Ku Salaysan Xaqiiqda, Barnaamijyo Arrimaha Bulshada Ah oo Tayadoodu Heer-sarayso | Kala Soo Xidhiidh MM Somali TV +252-63-3422223 / 65-7000186 Ama Info@mmsomalitv.com | Website: www.mmsomalitv.com | Sidoo kale waxaad naga helaysaa Satellite Ka Thaicom 6 DVB-S, Frequency: 3960 Mhz, Polarization: Horizontal, Symbol 2022 rate: 26.667, | Markasta Iyo Meelkasta Ku Xidhnow MM Somali TV.

Пікірлер: 503
@kinsisaid2460
@kinsisaid2460 2 ай бұрын
Hooyadii wiil bay dhashay maxamed abiib ilaahoow ku xafid
@OmarSambul
@OmarSambul 3 ай бұрын
This gentleman is generational leader. He is articulate and debates from a point knowledge without mincing his words. His impulse on issues is on another scale. I am a Kenyan and wish there are a dozen more like Mohamed Abib your midst. Keep it up, you are destined for greatness
@Abdi-zv6ex
@Abdi-zv6ex 3 ай бұрын
I agreed his has the will and skills to be a leader. He has one huge problem. He belongs to Adelstate and is not aligned with his own people. He could be part of the Adelstate Movement and take part in how Awdal built its own administration like other Somali states. Instead he decided to talk, talk and talk to keep his job.
@garaadabdi5768
@garaadabdi5768 3 ай бұрын
Don’t lie about khaatumo, you bustard. Khaatumo gas never been part of this falsehood project
@Somali-One
@Somali-One 3 ай бұрын
*Xisbiga kulmiye wuxuu ku ololaleeni doonaa* 1) 300 oo ciidankii SL ayaa muuse dartiis gudaha laascaanood ugu xiran 2) xuduuda cusub ee idiin sameenay reer SL waxay ku joogtaa oog 3) Badii SL ee 1500km ahayd 20km kamida bixinay 4) hargeisa iyo guud ahan SL hantidii qaranka ee la wada ilaashanayay ayaa iibsanay 5) khayraadkii dalku lahaa ee shidaalkii inoo aasnaa 20km kamida waanu bixinay oo xabashi baa leh *Fadlan u codeeya kulmiye si reer SL u noqdaan adoomaha xabashida. Yaanu iloobin in dhiigeena uu ku jiro inaanu xamaali jirney waligeenba shisheeyaha halka sokeeyaha ka dhigan jirnay cadaw*
@Razmaibraahin
@Razmaibraahin 3 ай бұрын
FIKIRKA 636
@AbdillahiHussein-gq2fp
@AbdillahiHussein-gq2fp 3 ай бұрын
Waxqabadna shaqo qaran iyo aasaska somaliland airline intaasayaa waxqabad ah , inta hore ee aad sheegtayna waa waxqabadka ay ku ololaynayan muuse iyo kulmiye
@Cabdi12-g2f
@Cabdi12-g2f 3 ай бұрын
Xildhibaan abiib waan slaamaya from burco
@mohamedmohamud9169
@mohamedmohamud9169 3 ай бұрын
no baasabor no language no ictiraaf no nothing 😂
@daahirmaalin6857
@daahirmaalin6857 2 ай бұрын
Masha allaah ninkaan halaku degto libaax 2ma ma.ahan❤❤❤❤❤❤
@mohamedaouled7281
@mohamedaouled7281 3 ай бұрын
MOHAMED ABIIB go forward,well done
@KhadarHariir-wc4df
@KhadarHariir-wc4df 3 ай бұрын
Geesi Geesi Dhalay 00 Runta Sheega Haddaanu isaaq Nahay Dhexdayada Runta iskuma Sheegn0 lkn Ninka Runta N00 Sheega Waxaan u Naqaanaa Qaran dumis Geesi Xinniy0 Cad❤
@rermagalcashaq5570
@rermagalcashaq5570 3 ай бұрын
Isaq oo dhan hayku qadin ader shacabka qar muse madaxa ka haystaa waa jira oo cid layaqana lkn shacabku way ogyin wxa dhacaya dagal ayayan ka xigan wadal ninka cunana anigana waa icunay mana nihin sadexdi dibi ee ciyalnimadi lanoga shekayn jiray
@KhadarHariir-wc4df
@KhadarHariir-wc4df 3 ай бұрын
@@rermagalcashaq5570 Wllhi Hadalkaaga wxn Ka Fahmey Saddexdii Dibi Ee midna Cadaa Midna Modooba midna Casaa iy0 isaaq 00 dhan ha isku Qadin Adeer intas uun ban ka Fahmey
@allahbawayn
@allahbawayn 2 ай бұрын
Wiilkani wuu ficnan laga lakin shakhsi cay ayuu yaqana Allahu akbar
@MohamedAhmed-bd4ug
@MohamedAhmed-bd4ug 3 ай бұрын
Mohamed Abiib waa one in million, waa nin garanaya shaqada uu hayo mar walba wuxuu ka hadlaa xaqiiqada meesha taala. Mohamed waa nin isku kalsoon oo runta u badheedha. Anigu runtii meeshan isagaan u cumaamadi lahaa.
@Mfarah100
@Mfarah100 3 ай бұрын
Maxamed Abiiboy xildhibaan qaran baad tahay adigoo Ilaahay kaga baqays ammaanada u ilaali ummadda Somaliland dhammaan. Wanaagga ha laga wada shaqeeyo: goleyaal, xukuumad iyo bulshaba waa in la wada ilaashadaa qarankeenna qiimaha lihi. Sidaasaa qiimo lagu wada yeelanayaa, daamanadda mustaqbal wanaagsanna lagu helayaa.
@ayoubfarahallaleh286
@ayoubfarahallaleh286 3 ай бұрын
Wax somaliland la dhaho ma jiro qabilkasta dhulkisa ha ka ilaliyo amxarada
@CabdiqaniDaahir-xy6sd
@CabdiqaniDaahir-xy6sd 3 ай бұрын
Nio ree awdal wxn leyahy wax doorasha ah haka qaybgalina hadad kaqayb gashana kulmiye u codeeya oo ay sobobtu tahy in soomalilnd lagukala yaacayo hadii muuse guulysto
@kaaviyabintuabdi5917
@kaaviyabintuabdi5917 2 ай бұрын
Oo awdal gobolada Somaliland soo ka mid maaha maxayna u codeyn😂
@CaliYoz
@CaliYoz 3 ай бұрын
Geesi mug leh horay u socoh from jigjig dadkaagu way ku jecel yihiin
@MohamudColaadYusuf-ki2pw
@MohamudColaadYusuf-ki2pw 3 ай бұрын
Xildhibaan abiib walee waa halyey waana run wuxuu ku hadlayaa guul abiib
@safiaibrahim8513
@safiaibrahim8513 2 ай бұрын
WAA KHAANSE
@Mfarah100
@Mfarah100 3 ай бұрын
Maxamed Abiiboy xildhibaan qaran baad tahay adigoo Ilaahay kaga baqays ammaanada u ilaali ummadda Somaliland dhammaan. Wanaagga ha laga wada shaqeeyo: goleyaal, xukuumad iyo bulshaba waa in la wada ilaashadaa qarankeenna qiimaha lihi. Sidaasaa qiimo lagu wada yeelanayaa, daamanadda mustaqbal wanaagsanna lagu helayaa.
@Somali-One
@Somali-One 3 ай бұрын
Waa rayi fcn balse ku dar qofkii qaloocan in layska qabto . Qaloocan waxaa ka wadaa ninka masuulka ka ah in 300 oo maxbuus dartiis xabsiyada laascaanood ugu jiraan, ninka xuduudii SL keeney oog, ninka xabashi siiyay badii, ninka qaybiyey SL.
@muqiirsalmaan
@muqiirsalmaan 3 ай бұрын
ilaahayow cabdirahmaan cirro madaxwayne kadhig 40 qof aamiin dhaha
@abdirisaqyousuf4703
@abdirisaqyousuf4703 2 ай бұрын
Amin
@Khulasatul-alkulaasah
@Khulasatul-alkulaasah 3 ай бұрын
Gob gob dhashay oo aftahan ah
@Cumarj.y
@Cumarj.y 3 ай бұрын
Xildhibaan abiib waan tagera wallahay 😂🫡 MADAX WAYNAHA mustaqbalka SOMALILAND 🫡❤
@AbdiShakur-f1s
@AbdiShakur-f1s 3 ай бұрын
Masha allah guul❤
@warfaaskar7548
@warfaaskar7548 3 ай бұрын
Legeng Maxamad Abiib , Cod kar, Geesi, Halyey, War Cad, Siyaasi mugle. Guulayso Xildh Abiib.
@Yasmincabdisamad
@Yasmincabdisamad 3 ай бұрын
Geesi Mug leh❤❤❤
@mudiali719
@mudiali719 3 ай бұрын
Waryaa awdal ka hadal kaliya sxb, ssc iyo xamar waa walalo Somali ah!!!! 😊
@Maxamedsaleebaan-r5u
@Maxamedsaleebaan-r5u 3 ай бұрын
Basaboor ayuu ku fatalaya war madaxweynuhu isaga qaranka madax ka ah haday Jabuuti is qabtaan anagu madaxweynahayaga ayanu la safanayna
@mhassan0163
@mhassan0163 3 ай бұрын
Madaxweynaha sida aad u taageersan tahay, baa qayb kale diidan tahay, ogolow inaan qof walba sidaada iska daba socon madaxweynaha, illeen waa shakhsi kula mid ah, xildhibaanku isaga ayaa u xor ah taageeradiisa, jaahil yahow
@40Durkiya
@40Durkiya 2 ай бұрын
Muuse sawka hsysta pasboorka jabuuti hello😅
@Somali-One
@Somali-One 3 ай бұрын
😢😢 *Ninkan qofkii dhagaysta haduu sldr yhy waa ilmeenayaa* 😢😢
@garaadabdi5768
@garaadabdi5768 3 ай бұрын
Fake state
@AbdiShakur-f1s
@AbdiShakur-f1s 3 ай бұрын
Masha allah guul mr abib
@qwertyaserty8404
@qwertyaserty8404 3 ай бұрын
Gartu ilahay ayay taqaane waa garnaqsaday qulubta shacabkana runtu ku kasbaday hadii qorta lanajarayo maanta lagabilaabo PM Abiib waa Mohamed Amiin mashalah jahanaba haday naga hortimaado waan aminayaa wana lajidhayaa !!!!
@zakirboss143
@zakirboss143 2 ай бұрын
Hal mid harto, kolka laga hadlayo Badda iyo Ethiopia Maanta markaan doonayo inaan wax aan u baahanay inaan kaa helo amase aad i siisid ma Anaa kuu imanaya oo soo doonanaya mise Adaa ii keenaya oo ii imanaya ?! Ethiopia ama Xarun Militery ha rabto ama Badd ay kireysato ha rabtee miyaanay ahayn inay iyadu inoo timaado Oo Abiy intuu Madaarka Hargeisa ka soo dago heshiiska ilayn isagay dan u tahay oo wax raadinayee weydiintu miyanay isaga ahayn. Ma keensanaya inaynu inagu Khayraadkeenii iyo Manfaceenii intaynu la yaacno Cid kale Afka ka gelino.
@AsagaKalay
@AsagaKalay 3 ай бұрын
😂😂😂😂 Ina abib mustaq bal siyasaded ma lee yahay mustaq bal kan dhaw waa ila soomaalia
@rermagalcashaq5570
@rermagalcashaq5570 3 ай бұрын
Caqli ciyal ayda leday ee so barbar ader anaga wadana abib wxa uu no shegay waaa xadiiiiiiiiiiiiiiiiiiiis
@Ahmed_Rainfall.10
@Ahmed_Rainfall.10 2 ай бұрын
​@@rermagalcashaq5570ma arkaysid inuu Somaliland kudhaaranayo😊
@Aboumahadsan8
@Aboumahadsan8 2 ай бұрын
Xildhibankan si ficn bu uu hadlaay lkn journalist expériences maleh 😅from🇩🇯
@maxamedcabdi60
@maxamedcabdi60 3 ай бұрын
Ciilqabe ciilqabe dhalay oolaangaaba
@MaryamMahamed-r9c
@MaryamMahamed-r9c 3 ай бұрын
Geesi geesi dhalay buufi buufi heego
@SamsamCabdiraxmaan-x6x
@SamsamCabdiraxmaan-x6x 3 ай бұрын
Ooyaaye😂😂😂
@xasanaliaxmed3722
@xasanaliaxmed3722 3 ай бұрын
iligoo bulacada Aad Afka kaqadey qadhmukeeda aad kudhib qaba
@bashirmohamed474
@bashirmohamed474 3 ай бұрын
Ma dantaada ayaad ka arkiwayday
@mohamedaouled7281
@mohamedaouled7281 3 ай бұрын
Ina Abib is not easy 😂😂😂
@DeeqSuldanApshir
@DeeqSuldanApshir 3 ай бұрын
Ina abiib beenta jecelnahy runtu waan necebahy Wllo beenta noo sheeg😂😂😂😂😂😂
@40Durkiya
@40Durkiya 2 ай бұрын
Reerku been jecelaa
@hoodo9260
@hoodo9260 3 ай бұрын
Nin umadeed ❤
@qabyoninweyn88
@qabyoninweyn88 2 ай бұрын
Ninka kaliya waxa jira see tahay u sheega weye nikan. Masha Allah
@waalayaabaywaalayaabay9130
@waalayaabaywaalayaabay9130 3 ай бұрын
War orod borame tag oo Idoorka ka hoos bax oo damiir yeelo dadkaaga la dareen noqo.
@suldaanofficially
@suldaanofficially 3 ай бұрын
Xildhibaanku siwacan ayuu wax u eedaynayaaye lkn cadayn mahayo
@Khadercishqi
@Khadercishqi 3 ай бұрын
Mahamed abiib yousuf runta ma xaqirro
@farhanqalib2028
@farhanqalib2028 3 ай бұрын
Waar Ina abiib iidoorku runta ma jecla waa dad qayaaladi waashay iyo qaad xaaran oo dhimi waashay
@Arsenalfc108
@Arsenalfc108 3 ай бұрын
Mohamed Abiib is very good politicians 👏. Abti keep going
@calicaateeye9279
@calicaateeye9279 3 ай бұрын
Adigu.ma.inaad.waxkasheegto.cidkale.ayaad.siyaasad.moodaysaa.miyaanad.siyaasi.da.yarbaad.tahee.wax.aad.larabto.dalka.oo.waxtara.sheegi.karin
@FathiHamoud-k8s
@FathiHamoud-k8s 2 ай бұрын
Waxan ahay muwadan rer Djibouti ah wlhi waxan qiraya ninkan oo kaleh inu wadan ku rabo kana marmayn allaha ku sharfo ayan ku leyahy wana jeclan laha inan arko mar un kolay hersare ayu noqon donaa ilaa madax wayne nimo markasna way adkan donta inan arko horay u soco walal
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 2 ай бұрын
100% cirro waa next president walaahi
@ashanor8035
@ashanor8035 3 ай бұрын
Xildhiban Mohamed Abiib libaax libaax dhalay runbaad sheegtay Mohamed geesi codkara 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@LibaaxaAfrica5484
@LibaaxaAfrica5484 2 ай бұрын
Labada milyan gaajada, ee ku dawarsada Xamar iyo Koonfur, ee kuwa ka soo jeeda reer Hargeeysa, ee weliba rabin inneey ku laabtaan saxaarahaa Hargeeysa. Haddaan soo raacdeeyno xaggee la geeyn karaa ?
@rashidnoor3970
@rashidnoor3970 3 ай бұрын
Subhaanalah war ilahayka cabsada
@seed3966
@seed3966 3 ай бұрын
Hhhhhh ina abiib waa nin runta sheega balse SNM runta wey necebtahay ✅✅✅
@yusufabdi1461
@yusufabdi1461 2 ай бұрын
cadey ..indhoole baad tahay laakiin wakhtigu kuuma awiin doono
@wab20
@wab20 3 ай бұрын
This era is the awake of long time sleeping geant (samaron) in the politics.
@Ahmed_Rainfall.10
@Ahmed_Rainfall.10 2 ай бұрын
Are they is sleeping or get up bro😂?
@AhmedMohamed-uf9bx
@AhmedMohamed-uf9bx 3 ай бұрын
Reer awdal hadaanu nay maamul gaara baanu leenay ee isaaqow inaga xishooda walaalayaa
@muhiyadiingalool7646
@muhiyadiingalool7646 2 ай бұрын
Xildhibaan.maxamed.abiib.shaadhkaagu.waa.buluuge.armaa.lagugu.qabsadaa.kkkkk
@slanddifac5460
@slanddifac5460 3 ай бұрын
Ooyaaye munaafaq jabuuti ba so dirtay inuu dadka isku diro nama khaldi kartid wan ka horeena
@ZakiHoussein-zc7zs
@ZakiHoussein-zc7zs 3 ай бұрын
Silka hoyada mounafaq Mounafaq dhaley 😂😂😂
@koracaalami8863
@koracaalami8863 2 ай бұрын
Adeer ninkan runta ayu ka hadlay ✌🏽
@MuxiAdan
@MuxiAdan 2 ай бұрын
War. Inamadii . Shaqaalaha kuu ahaaa. Ayaaa. inta. ladhirbaxay. lawada. Xidhay. Kuwaa. Udood. Ninkani. Markad. Xidhnayd. Ninkii . Kuu . Doodayy weyan. Ka xishooo.
@IbrahinCabsiiye
@IbrahinCabsiiye 3 ай бұрын
Hadaanahay reer awdal waan kutaageersanahay xildhibaan maxamed abiib
@KadanAliIsa
@KadanAliIsa 3 ай бұрын
Sawdigii lahaa waan ku faraxsanahay. Jabkaa
@eidsead3143
@eidsead3143 3 ай бұрын
Mohomed Abiib one of the best politician generatino I've ever heard.
@mowlidabdi9209
@mowlidabdi9209 3 ай бұрын
Xildhibaan Maxamed Abiib waa geesi hadal cad, run-sheeg ah, oo mar kasta fashilka iyo waxqabad la'aanta Kulmiye tooshka ku qabta!!
@rahiidrahka8862
@rahiidrahka8862 3 ай бұрын
Xildhibanadii shacabku soo doorteen wax kasoo baxay oon lagu khasrin waa ina abiib barkhad iyo guruuji wana rag dhaliinyaro ah sadexduba guulayista
@ahmedgaileh
@ahmedgaileh 3 ай бұрын
GURUJE WAA MUWAADDIN XALAAL AH HAYEESHE LAABDILAAC, INA ABIIB IYO KA GABOOYE WAA KHAAIMIIN LOO BAAHAN YAHAY IN SHARCIGA LA HORGEEYO !!!!!!!!!! WAA CADAWGA GUDAHA OO WAXAY U ADEEGAAN DALAL SHISHEEYE OO INNOO CADAW AH!!!!!!!
@LibaaxaAfrica5484
@LibaaxaAfrica5484 2 ай бұрын
70% ubbadka reer Hargeeysa iyo kuwa reer Burco ma hellin waxbarashada asaasigga MAXAMED SIYAAD BARRE kaddib.
@axmedyasiincali7414
@axmedyasiincali7414 3 ай бұрын
Waa ciyaala suuq ninkani
@SakariyexasanCiise
@SakariyexasanCiise 3 ай бұрын
Nina sharaftiisa in meel laga dhaco ma jecLa Adigu ma jecLid in wax Sharaftaada meel Kaga Dhac ah in Lagaa sheego ma jecLid sidaa soo kle Adna dadka uLa dhaqan
@qomayoxildiid
@qomayoxildiid 2 ай бұрын
Abiib wa magaci hore yaxaaska lo yaqaney😂😂. Abeb masaridi hore ba shekoyiin badan ka chilldey😂 Crocodile tears 😂😂
@LibaaxaAfrica5484
@LibaaxaAfrica5484 2 ай бұрын
Waddooyinka Hargeeysa iyo Burco ee uu dhisay MAXAMED SIYAAD BARRE ayaa ilaa haatan JAJABAN.
@AliMohamed-dv9vb
@AliMohamed-dv9vb 3 ай бұрын
Qofka runta sheega somalidu majecla ilaahay amarkii
@shahidcali2926
@shahidcali2926 3 ай бұрын
Maxamed abiib waa nin somalinimada ku ween wlhi m.sha allah allah ku xafido
@LibaaxaAfrica5484
@LibaaxaAfrica5484 2 ай бұрын
Itoobiya waxeey kagala soo degtaa shixnadaha iyo allaabta Dekedda Berbera FREE, mana bixiso wax lacag ah. mana HADLI kartiin.
@KhadarcabdiCiise-o9o
@KhadarcabdiCiise-o9o 3 ай бұрын
eybaadtahy ...xildhibn
@aliabdallamoalim2137
@aliabdallamoalim2137 2 ай бұрын
War Somaliland Hadii Rabtiin Dowlada Run sheega oo isla xisaabtan sax ah leh Maxamed abiib U doorta madaxweynaha Somaliland xisbiyada halaga dhigo Mid furan
@MuxiAdan
@MuxiAdan 2 ай бұрын
Kan . Marka laxidhana. Naqasbaa igu dhagay. Ayuu ku mearaystaa. Qofkuu. Waraysanee. Xaqiiqda hayana. Wuu la murmayaaa.
@YamaniMaxamed-j9s
@YamaniMaxamed-j9s 3 ай бұрын
Qaran bay ku waasheen riyo aan dhamaanayn
@salaadmoha3646
@salaadmoha3646 3 ай бұрын
Dacadnimo ayuu uhadlayaa xitaa wuxuu shegayaa inuu sharci ka dontey wadankale lkn ninkale wuu da firi lahaa 😅😅😅
@SuadKab
@SuadKab 3 ай бұрын
Walaahi HYbaan ahay Hadana Xisbiga wadani waxaan u arkaa xisbiga faqashta iyo huwanta iyo koox kale oo muuse Biixi nacayb ku dhacay ayaa kabuuxa walee faqashtii oo casriya ayaa ina qabsatay insha alaah wadani meeshawuu kabaxayaa sidii Xusbigii Udub shacabku way arkaan in faqashtu muraayadaha ka ololaynayaan
@Mustafe787
@Mustafe787 3 ай бұрын
Ma tihide waad iska sheeganaysaa
@SuadKab
@SuadKab 3 ай бұрын
@@Mustafe787 walahi ban kuugu dhaartay wan ahay
@SuadKab
@SuadKab 3 ай бұрын
Ilig iyo ina abiib waalagu qasbayaa in ay hadlaan waayo lacagta xamarbaa laga jarayaa ilayn waxaamaamula muqdisho
@koracaalami8863
@koracaalami8863 2 ай бұрын
Runta in la qariyo miyaa rabtaa 😂😂
@AliMohamed-qu5ht
@AliMohamed-qu5ht 3 ай бұрын
Madaxwey siilaanyo hogaamiye dhaba alla how dandhaafo
@SahraIsmail-gp4jf
@SahraIsmail-gp4jf 3 ай бұрын
Xildhibaan oyaaye😢
@Ahmed_Rainfall.10
@Ahmed_Rainfall.10 2 ай бұрын
Wllo wadanka miyaad rajo kaqabin❤Maxamed Abiib waa hubka dhabta ah een Aduunka wx kula qaybsanyno❤Mise qabiil bd uhiilinaysaa oo qarannimo ma rabtid😂?
@TaliyecarfayeXusen
@TaliyecarfayeXusen 2 ай бұрын
ilaahow.ku.xafid.madax.weeyne.maxamad.abii
@runhassan2150
@runhassan2150 3 ай бұрын
Musse allah hakuhafido
@shukriahmed4346
@shukriahmed4346 3 ай бұрын
Wa runtiis ninka maqla somaliyey.
@KeyseAwadAliAbdi
@KeyseAwadAliAbdi 3 ай бұрын
Waxaan filayaa maxamed abiib Isaaaqu in ay Necmaysan doonaan waayo majecla run reer ku runta😂
@FarhiyaDhool
@FarhiyaDhool 3 ай бұрын
Wll waa siyaasiyinta aya runta neceb siyaasi kasta runta ma ogala ciidu doona ha ahade
@maddanicrpto
@maddanicrpto 3 ай бұрын
Ina abiib waxaan leeyahay rag baa u xiniiya salaaxine hadii taladii wax lagasiin waayey degaankaaga u tasho wabilahi towfiiq
@40Durkiya
@40Durkiya 2 ай бұрын
Laandheere ku joogjoogso laandheere jibriil siciida oo samaroon la dhashay kusoco adeero
@MohaAbdi800
@MohaAbdi800 3 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@nuurmunye2075
@nuurmunye2075 3 ай бұрын
Xaarwalwaal weeyi ooyaye iyo adiguba imisa ayaad lagu soo direy iligow ?????
@rahiidrahka8862
@rahiidrahka8862 3 ай бұрын
Siilnayo waxa ku xigay mar xirsi marna ina xaashi oo labaduba wasiiro ah Muuse waxa ku xiga oo madaxwayne ku xigeenka halkisa hayista waa ina kaahin Marka waxay madaxwayne ku xigeenku wuxu qabto marka runta la wadaagayo
@salahthefruad9174
@salahthefruad9174 3 ай бұрын
Xildhibaan Dadkani been u sheeg kkkk Waxa tidhaaa Pasaprtka Somaliland ayaan ku dhoofay kkk
@abiibabiib4108
@abiibabiib4108 3 ай бұрын
Mohamed Abiib is totally wrong. Somalilanders must rid of the kind of these politicians. He is not working for the Somaliland interest. We have to protect and defend Somaliland's sovereignty.
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 3 ай бұрын
Absolutely true Waanooc Minal Burburiye /Iskudiye Aad dhibtiisa Uwata Ina Abiib💯
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 3 ай бұрын
Waxanumaleeyey Maxamed Waxalooxilsaaray Dhanka Khalkhalinta Mushtamaca Iyo Dowladba Khalkhalinteeda!!
@shukriahmed4346
@shukriahmed4346 3 ай бұрын
He is right . He is true somalilander. You on the other hand is oromo
@somalitech102
@somalitech102 3 ай бұрын
Xoolaae tahay hal qof oo idinka qabiil.duwan oo aan isaaq ahayni idinkuma dhex noolaan karo waayo waad jidh diidaysa halkasay ka muqata cunsuriyadinu hadaydan dadka wax u ogolayn adeer laan iyo waxaa hasheganina ee isaaq lan labaxa
@faarax1965
@faarax1965 3 ай бұрын
being anti-kulmiye's propoganda is not showing us what you want to persuade us
@LibaaxaAfrica5484
@LibaaxaAfrica5484 2 ай бұрын
Jaajuuskii Amxaar, ee saqraankii Silaanyo, iyo Jaajuuskii Amxaar ee Qalbi Ciyaalka Muuse Biixi, aa loo garraacay Gurbaanka QABIIL. yaa ka shaqeeyey reer Hargeeysa in leesugu keeno saxaarahaa Hargeeysa ?
@AliMohamed-qu5ht
@AliMohamed-qu5ht 3 ай бұрын
Habar Oromo iyo Hawo beena Runtay Necebyihiin
@xafisoffical2047
@xafisoffical2047 2 ай бұрын
Okei Mohamed abiib oo ah xilibaan Somaliöand maheesto Basaborka somaliland oo meshas waxa ku cad beenta dadka lo sheego wuxu basabor kadoontay basabor., mesha waa 0+0= ?
@AhmedAbdallah-nm7fm
@AhmedAbdallah-nm7fm 3 ай бұрын
مذيع من مؤيدي المعارضة والثاني معروف في البرلمان من حزب المعارضة وطني فهم يباصون الكرة لبعضهم البعض لذلك المقابلة ساذجة ورخيصة واستحالة نبلع ونهضم هذه المسرحية التي دخولها بدون تذكرة ولا قيمة مجانا❤❤😂😂
@saidkaamil6018
@saidkaamil6018 3 ай бұрын
ABIIB Waxaa kaa hoos baxday .itoobiya xataa in bada ganacsi ahaan looga kireeya maaha Sababtoo ah markay dhistaan ayay step step inoogu fidayaaan Mrkaa wa in dadka reer awdal fadhiga kakacaan. O itoobiya la iska dhiciyaaa Ma eriteria ayaan ka awood yar nahay Intaynu inagu is haysano ayaa la inaga faa'idaysanyaaa walllhi somaliyey
@AbdirahmanDayib-f1m
@AbdirahmanDayib-f1m 2 ай бұрын
Iligoow dadka caafimaadka qaba wareyso
@MuxiAdan
@MuxiAdan 2 ай бұрын
Kuwa . ladooda . Ukeen. Wuu is hubaaye.
@axmedyasiincali7414
@axmedyasiincali7414 3 ай бұрын
Waa qaran dumis
@KhadarHariir-wc4df
@KhadarHariir-wc4df 3 ай бұрын
Qaranku Halkuu jooga Ma Kan 00g j00ga😂😂xukuumad Fashilantey Ayu Runta u sheegey
@MoustaphaBacha
@MoustaphaBacha 3 ай бұрын
Leurs autres paroles du gouvernement dommage
@MoustaphaBacha
@MoustaphaBacha 3 ай бұрын
Plutôt c'est au contraire 😅
@faarax1965
@faarax1965 3 ай бұрын
qarankan qaawan ee oog taagan miyaa la duminayaa 😂
@AliMohamed-qu5ht
@AliMohamed-qu5ht 3 ай бұрын
Muuse qowmulud nacalad kugu dhacday
@Abdulkadir-ml3kt
@Abdulkadir-ml3kt 3 ай бұрын
Maxamed abib iyo muse biixi ilayn dagalkodu meel fog buu gadhay marba haday wadamada jaarka isku dacweyen😂😂
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 2 ай бұрын
Ictiraafkii beenta Gini konagari waxa ka daran beenta muuse biixi ee imika Ethiopia, Ethiopia afkeeda ictiraaf lagama hayo iyo kiro toona
@Abdirahman334
@Abdirahman334 3 ай бұрын
Waxaad tahay xildhibaanka kaliya ee shaqadiisa golaha iyadoo socota qaylo iyo afxumo looga soo saaro Markaa degenaan iyo maskax miisaaman hadaad ku dari laheyd waxuunbaan kaa qaadan lahaa laakiin buuq siraate ayaa tahay siyaasada dhaliisha ka bartay
@ahmedadan2745
@ahmedadan2745 2 ай бұрын
Mashalah geesi somaliland weeye abiib
@yusufabdi1461
@yusufabdi1461 2 ай бұрын
sheego ku nahay waa no many no funny with him illahey snm rag ayaa u dhintay sababtooda... when you r deputy don t thing how much you spend just if your r ready to loose everything for your right...Beenaale ayaad tahay haddii aad aaminsan tahay waxaad ku hadlayso jaamacada dib ugu noqo camuud xataa habluhu baa ka fikiraad badaan
@JaamacYuusuf-em9bm
@JaamacYuusuf-em9bm 3 ай бұрын
hi mm tv maxamed abiib masiyaasiba mise waxildhiban midakale waxa walba ya,udiray kahadalkeeda wanyabanahay markan qiyaasay ninkani cidkle ayu,ushaqeya taasi wacadan
@Araweelo74
@Araweelo74 3 ай бұрын
Xildhibaan ooyaaye faqashka darane Aloow wanka dibirada weeynlee naga qabo intaan la bireeynin dadkii wuu ciilee
@nuurmunye2075
@nuurmunye2075 3 ай бұрын
Edb yeelo djabouti uma shaqayside waxad dooneysaa in Ismail cumar geele ood is tuseyso kuu yeedho oo halkan madaxweybaha somaliland ka ceydo yaa bilaa edeb???
@safiaibrahim8513
@safiaibrahim8513 2 ай бұрын
Auglye baster deeber weyne suun allaha haa kaaga dhiigo tuuge basasa Go back to ruuqye
@Amiirka-o9k
@Amiirka-o9k 2 ай бұрын
Hankiinu hadhafo madx wayne ku xigeen
"Muuse Biixi wuu soo Noqonayaa" Cabdicasiis Cagaweyne
8:45
MM Somali TV
Рет қаралды 227
Wararkii u dambeeyey colaadda Bariga dhexe
17:51
MM Somali TV
Рет қаралды 267
Как мы играем в игры 😂
00:20
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 3,3 МЛН
How do Cats Eat Watermelon? 🍉
00:21
One More
Рет қаралды 11 МЛН
Win This Dodgeball Game or DIE…
00:36
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 40 МЛН
Please Help This Poor Boy 🙏
00:40
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 23 МЛН
BUUNDO | EP7 |  Xildhibaan Mohamed Abiib
48:39
Mohamed Omer
Рет қаралды 159 М.
"Aabahay ayaa ii iibiyay guri ku yaala Ruqi" Xildhibaan Maxamed Abiib.
1:04:57
Как мы играем в игры 😂
00:20
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 3,3 МЛН