" Madaxweynaha Waa La Xidhi Karaa, Reer Boramana Masoo Raaci Karaan Daarood..."Prof Cabdi Cali

  Рет қаралды 13,511

Horn Cable Tv

Horn Cable Tv

Күн бұрын

Пікірлер: 51
@ridwanbarreh9688
@ridwanbarreh9688 Жыл бұрын
Aqoon qasaartay markuu aqoonyahan sidaaa yahay maxay noqonayaan ku wakale?
@AhmedHassan-ed5ue
@AhmedHassan-ed5ue Жыл бұрын
Reerkaan waalida waxaa ugu waxaan waxey isku qufuleen in ay dawlad yihiin
@maryanmohameddirie2043
@maryanmohameddirie2043 Жыл бұрын
😂😂😂😂😂
@HawrarLyrics
@HawrarLyrics Жыл бұрын
Sandulaan Ku ahay qaran
@abuahmed5748
@abuahmed5748 Жыл бұрын
Caqli xumaa . Reer Awdal kama bixi karaan oo meeshuu maqaaxi maaha . Laakiin Tolkey xaq bey U leeyihiin in ay buuraha fuulaan markii Foodhinta ama siidhiga la noo diidey.
@yusufelmi9121
@yusufelmi9121 Жыл бұрын
Ninkani wuxuu ka midahaa dadkii lahaa Laasacaanood iyo shacabka SSC hala xasuuqo!
@robleahmed2558
@robleahmed2558 Жыл бұрын
Waa runtii waa in la xasuuqo Faqash iyo Huwan .
@cabdirisaaqdaahir7884
@cabdirisaaqdaahir7884 Жыл бұрын
Proff Cabdi cali. ❤
@mohammedroble9437
@mohammedroble9437 Жыл бұрын
Prof Abdi waxaad sheegtay inaad dawladtahay hadan waxaad qaadtay go ankii beesha bariga burco sideebay k😮 socoonaysa arinkaas
@yuusufmaxamed7742
@yuusufmaxamed7742 Жыл бұрын
PROF. DHUUSE. WEYNE. WAA. DHUUSAWEYNE. REER. CIRRO. AH. BAL. KAALAY. LAASCAANOOD. INAAD. DABA. DHIIG. LEH. KALA. IMAN. WEYDO
@moegreenback6854
@moegreenback6854 Жыл бұрын
reer Cirro maahee waa nin Habar Awal ah oo Sacad Muuse ka sii ah
@Qaramichannel
@Qaramichannel Жыл бұрын
@@moegreenback6854Waa ximaar ciyey wuxuu doono ha ahaado. Ssc waligiin ma qabsaneysaan. Khiyaali iska dhaafa.
@mohamedomer5061
@mohamedomer5061 Жыл бұрын
Doqon laangaab oo syaasi is mooday.
@khadarhussain1741
@khadarhussain1741 Жыл бұрын
Xeerkaa waa in lagu daro cabdilaahi darawal iyo Axmed ismaaciil samatar sidaas baa midnimo lagu helayaa
@moegreenback6854
@moegreenback6854 Жыл бұрын
dowladnimadii ciidamo madani iyo beelo dirira baa ka soo hadhay
@AdamYare-cw6lo
@AdamYare-cw6lo Жыл бұрын
Kutee askarta isaaqa askar daarooda kujiray. 1 maxbuusa oo darooda mahayno, inacanbaashaa 30 khamriilayaal ah watay sodonkiina tuulo samakaab bay dabasiiqabsadeen isaaqii cararayay. Nimankan samaroon iyagaa ka afxun iidoorka.
@salahthefruad9174
@salahthefruad9174 Жыл бұрын
Kkk Cabdi Caliyoow anuu ku ixtiraamaya bal noo sheeg waxa keenay in Isaaq ka baxo Somaliya'laakiin maamulka aan laga bixikarin.
@fikradkorodhso2591
@fikradkorodhso2591 Жыл бұрын
Guul iyo gobonimo somaliland in Shanghai allah
@mariamsaeed7538
@mariamsaeed7538 Жыл бұрын
Soomalidu waa sadex qaybood: 1. Ciil kunool waxa lagu gartaa calaacal iyo can baarey iyo cuqdad 2. Hankunool _ wax kasta oo dhaca mindida ayey daabka qabataa waana dad dalkasta ka muuqda 3. Colaad ku nool- waadad beerka jecli xaydha jecli ku nool. La tartama hankunool? Ka soo jawaaba sadexdaa qaybood?
@moeawale4891
@moeawale4891 Жыл бұрын
Riyaa ku noolna ku dar oo ka soo jawaan kkk.
@TaaroFihri-f9i
@TaaroFihri-f9i Ай бұрын
Inta somalia iyo kuwa lamidka ah ay somaliland xaasidayaan wlhi qarax iyo masiibo oodhan kaguurimayso ilaa qiyaami saac
@safiaibrahim8513
@safiaibrahim8513 Жыл бұрын
KANE WAA DOOQON ISMAHADYE WAAR SHAAQO DOONO😅😅😅😅😅😅
@moeawale4891
@moeawale4891 Жыл бұрын
There is an adage that goes what is good for Gander is good for the Goose. Maxaa baneeyay in reerkaga idoor ka bixi karo soomaalil kn Dhulmahante , Gadabuursi ama reer kale aanu ka bixi karin maamulka reerka isaaq ee Hargaisa ? Adiga laftaada hadalkaagu isa soo xidhaaya
@abdiali319
@abdiali319 Жыл бұрын
Waa doqon kani.
@Itzmojii
@Itzmojii Жыл бұрын
Isaaq oo dhul dhulbahante kusonoqdo waa dhulbahante dhamaaday anaga maba naqaano wax somaliland ladhaho laakiin waxan aqaana isaaqlabd
@Osman-yh2te
@Osman-yh2te Жыл бұрын
Adeer reer boorame xaqlayaasha iska leh somaliland waa dadkii dhistay jamhuuriyada waana dad iyo deegaanka kaliya ee nabad galyada ka faa,iiday xaga aqoonta iyo horumarka iyo ganacsiga iyo dhismaha deegaanka mana aha dad waxaa samayn kara oo aqoon leh tabashadoodana waxa ay u sheegan doonaan si nabada difaaca qaranka kadib REER BOORAME HA NOOLAADEEN
@abdirizakahmed9590
@abdirizakahmed9590 10 ай бұрын
Aduu dadkoo soo weerartay sow dad dhulkoodii degenaa maaha lascanod ma hooyadaa baa leh
@abobasement346
@abobasement346 Жыл бұрын
rerkan waxaa yaqan museh sababto ah waxay wax ku fahman in madaxah logah istago kk
@dauuddaaauud8339
@dauuddaaauud8339 Жыл бұрын
British soomaliland government guuul
@Qaramichannel
@Qaramichannel Жыл бұрын
Kkkk
@AbdikarimIbrahim-e8f
@AbdikarimIbrahim-e8f Жыл бұрын
Professor? Inalillah War Iidoor barasha iigu dimanayed wallahi. These ppl are cows wallahi. Yahooo!
@IsmailJama-xo4gv
@IsmailJama-xo4gv Жыл бұрын
Aqoonyahan prof cabdi cali waa nin si aqoon leh u hadla inta badan , qabiilna laguma xamankaro sababtoo ah muuse ayaa dad ugu dhaw isagaanuu dhaliilaa . Gobolka Sool qayb hada somaliland ayaa wali joogta hadhayna gacanta qarankooda way ku soo laaban markay miyirsadaan ,
@AhmetAlinour-gt1qd
@AhmetAlinour-gt1qd Жыл бұрын
dameerkii naga dhergee hantida dalka buuxsadaa dannaaniga noogu daran
@alimuse7779
@alimuse7779 Жыл бұрын
😂😂😂😂 xaraash iyo aamus waa kaarto cusub
@dauuddaaauud8339
@dauuddaaauud8339 Жыл бұрын
British soomaliland government
@abdiabdilahi8331
@abdiabdilahi8331 Жыл бұрын
Ninkan isagaba danbiga iyo colada shacabka qaybka ahba oo imika ku lee burta imika ha koran
@JamaSuleman-wu5fr
@JamaSuleman-wu5fr Жыл бұрын
kkk 😮😮😮 nin kudilaay walaal kuuma aha reer boorame garadkoodii kaad xabada kala daasheeyn kibirka arki waaga ku bahdisheeyn degaankiisii😮xaalkiinu sow maaha Wan weyn jeer lagowraco indhihiisu cirka ma Arkaan weeye😮 ma hadaa ssc indhaha idiin fiiqdey kkk🎉🎉🎉
@JamaSuleman-wu5fr
@JamaSuleman-wu5fr Жыл бұрын
😮😮😮 Madabkii snm waa cad yahay idinkaa isaaqoow dowlad beena sheegta balse somali koox fitno walayaala yaad tihin oo shisheeyo dabada kuwado waana lasoo af jari in shaa allaah 🌎
@khadarhussain1741
@khadarhussain1741 Жыл бұрын
Somaliland waa Dal 200 oo sano jiray xuduudihiisa waxa la jeexay 1864 waa xuduudo caalamiya oo aan cidi dafiri Karin ...dagaalna waa kow inta hal taako oo dhul somaliland ka mid ahi maqanyahay ..dagaalkiisii qarniyo ayuu soconayaa
@JamaSuleman-wu5fr
@JamaSuleman-wu5fr Жыл бұрын
@@khadarhussain1741 Reer been kama xishoodayaalow yaa uyaqan adaa been iska dhaadhiyey aan oo khayaali kunoola dalkan lawyocade ilaa rasgonboni waa hal dal 😉 mashruuca isaaq tiiha daya dadkina dhinac ka raaca
@khadarhussain1741
@khadarhussain1741 Жыл бұрын
@@JamaSuleman-wu5fr hay,adaha United nation markay somaliland ka hadlayaan waxay hortaada soo dhigayaan mapkii ay somaliland 1960 madax banaanida ku qaadatay aduun yada meel kasta oo somaliland laga hadlayo waxa yaal. Taariikhdeedii iyo napkeedii ...orod magaca somaliland intaad Google ku dhufatid EEG waxa kuu soo baxa .. waa taariikhda somaliland iyo napkeedii ..iyada oo aanay somaliland 1 km oog Bari u dhaafin hadii maanta la aqoonsado waxa lagu aqoonsanayaa xuduudeheedii ay 1960 isticmaarkii Ka qaadatay . Caalamku mayaqaan qabiil baa halkan dega iyo qabiil baa Dal Kan diidan caalamku waxa uu yaqaan xuduudo caalamiya.. somaliland way leedahay xuduudo caalamiya..wax alla waxa aad wadaan waxba idinka suurtoobi maayaan anaka ayuun baad Isku kaayo diraysaan oo idinla xisaab Tami doona
@yusufelmi9121
@yusufelmi9121 Жыл бұрын
@@khadarhussain1741, haddii aad xuduud aan aduunka laga aqoon sidaas ugu indha adagtahay, maxaad isaga indha tiraysaa xuduudaha aduunka laga aqoonsanyahay??? Aduunku wuxuu yaqaanaa xuduudaha jamhuuriyadda Federalka ee Soomaaliya, Lawyacaddo ilaa Raaskambooni.
@SNAcomando
@SNAcomando Жыл бұрын
​@@khadarhussain1741horta wllo beenta aad isku shegeyso jooji odayasha benta badan miya ku shegay 1960 marki xuriyada ingiriski xoog loga qaday isla marki dowlada dhexe baa xuriyada ula imaden waxa kenay xuriyada ma ahan isaaq ee waxa kenay seyidka wllo beenta jooji xuduud aad ledahay ma jirto waxa benta idin shegayo wlh ma idinka nixin runti taariq ben bey idin shegeen 1964 hada runta shegeyso wadan goni ah miyey somalilland ehed wa maya marka xuriyada ingiriska laga qaday ethopia ayako laga so ordayo baa konfur la idinku so daray xuduuda aad shegeyso ila hada run madan shegin talow noloshina miya ben ku dhisan wll adigo xanaqin runta raadi 200sano wlh inadan ku dhawen war anaga furinta dagalka jogno baa tariiqda lasocono teda kale ssc wey tagtay hadad ka hari weysan wlh kama adkaneysan dhulbahante hada odaygan benta uu shegayo arag war darood iyo isaaq ba dagalamaya qof kale kuma jiran cid ma idin rabto Ethopia ku darsoma wlh adunka nigala tirtiri dona oromo ayad shegaten sinjigina ma taqanan Ethopian xabashi ah baad tihin
@dauuddaaauud8339
@dauuddaaauud8339 Жыл бұрын
Tunkaa lagu soo qabanayaa tuuug
@JamaSuleman-wu5fr
@JamaSuleman-wu5fr Жыл бұрын
Kkkkk 😮 isaaqow qofkii runta sheegaa waa qabiil baad dhahdaan cudur kansaraa idin ku dhacay iyo been aad isu akhridaan cid idiin og majirto qadhan qadhan qadhanka reer khayaali ku nool dheh 😮 subxanallaah 😮
@AhmedMohamed-sr3ji
@AhmedMohamed-sr3ji Жыл бұрын
Naaag weeeye kani kolay Habarjeclo iyo garxajis maaaha waa Arab ama Sacad Mouse. Ooohin badanaa kursi laga qaaday ayuu u waashay.
Trump oo amray weerar laga fuliyey Soomaaliya | Qubanaha VOA
29:46
When you have a very capricious child 😂😘👍
00:16
Like Asiya
Рет қаралды 18 МЛН
Что-что Мурсдей говорит? 💭 #симбочка #симба #мурсдей
00:19
Xildhibaan Barkhad Batuun Oo Ka Hadalay dabka Suuqa Idaacada.
8:15
Xaaladda Hadda Ee Suuqii Gubtay Ee Idaacadda.
5:35
Horn Cable Tv
Рет қаралды 2,8 М.
xukuumadda Somaliland oo hada go’aamo ka soo saartay xaalada ceerigaabo”
8:30
When you have a very capricious child 😂😘👍
00:16
Like Asiya
Рет қаралды 18 МЛН