Madaxweyne Biixi Oo Dhex Lugeeyey Suuqa Hargeysa

  Рет қаралды 105,197

Horn Cable Tv

Horn Cable Tv

Күн бұрын

#HORNSAT #HCTV
KALA SOCO HCTV
KALA SOCO WARARKII UGU DANBEEYEY BARNAAMIJYO TAYO LEH IYO FANKA IYO SUGAANTA SOOMALIYEED, KU XIDHNOW HCTV
WWW.HCTV.TV | WWW.HORNSAT.TV

Пікірлер: 333
@mahameddeeqsi7169
@mahameddeeqsi7169 3 жыл бұрын
Waxey tuzaale u noqoneysa amniga aynu heysano haadi aynu nahey reer somaliland الحمد لله
@ApdiraxmaanIpnucabdiraxmaan
@ApdiraxmaanIpnucabdiraxmaan 24 күн бұрын
Alxamdulilaah. Yaarabbi allaah haynoo siyaadiyo Intaan haysanna allaah hasiiyo amiin yaarabbi ❤❤❤
@shukriali8165
@shukriali8165 3 жыл бұрын
Maaansha Allaha!! Gul iyo Gobaniimo reer Soomalilandare ,s !! Från Galmudug !!
@aishamuuse202
@aishamuuse202 3 жыл бұрын
Masha Allah allow u siyaadi nabadda oo sareedo ku waari Somaliland❤️💯💪
@somalijustinv435
@somalijustinv435 3 жыл бұрын
Masha allha wlhi waa arin lagu faraxo ilahy nabada ha idiin siyaadiyo walalyaal wan idin jecelahy from muqdisho❤💛💚
@luqmansuleiman7870
@luqmansuleiman7870 3 жыл бұрын
INSHALLAH Sxb Muqdishoo Nabada idiin rajeynayaa waxacwnaagsan waa inaad wlaalka muskimka ah la jeclaato taasaa reer Somaliland idiin rajeeyaan
@alihassa2295
@alihassa2295 3 жыл бұрын
@@luqmansuleiman7870 aamiin wll mahadsanid. ilaha wayn ayaan u baryaya muqdisho iyo umuda somalilda iyo umda nabi maxamed in uu siiyo nabad inta haysatana u siyaadiya
@warsamejama9393
@warsamejama9393 3 жыл бұрын
Mncha allh wxy ka marqati kacaysa amniga baldhan ee dawlada somliland wuxu ka imid madaxtoyadii uxuna ulugaynayaa gurigiisi allow nasiise no siyadi
@siciidcaydaruus9595
@siciidcaydaruus9595 3 жыл бұрын
Amiin amiin amiin isha Allah allow dhowr oo moo siyaadi
@yaroobem7271
@yaroobem7271 3 жыл бұрын
waa amni bilaa iiman ah
@alihassa2295
@alihassa2295 3 жыл бұрын
aamiin yaa raabil caalamiin
@mohamedshooqi9572
@mohamedshooqi9572 3 жыл бұрын
Dad isku tashaday weeyaan Allaha ha u siyaadiyo nabadooda . Mahaan aan joogo ee dhaantaa Mahaas kale wax dhaamo lawaa ayagaa ka dhigtay.
@luqmansuleiman7870
@luqmansuleiman7870 3 жыл бұрын
INSHALLAH sxb idinkana dhaqso mahan ALLAH idinku simi
@colmlander3447
@colmlander3447 3 жыл бұрын
Idinkana rabi ha idinsiiyo nabad aamiin
@Gadhle02
@Gadhle02 3 жыл бұрын
الحمد لله رب العالمين ..... waar hooy ilaahay mahadnaqiisa aynu badino. Nimco ayaynu ku jirnaaye.
@somalilandguul9852
@somalilandguul9852 3 жыл бұрын
Madaxwaynahayaga jamhuuriyada barakaysan geesiga afrika ilaahay cimriga iyo caafimaadka ha kuu siyaadiyo
@partoftheworldspopulation4022
@partoftheworldspopulation4022 3 жыл бұрын
Like isaar wll
@alihassa2295
@alihassa2295 3 жыл бұрын
aamiin
@mohamedapdiqadir6191
@mohamedapdiqadir6191 3 жыл бұрын
Alla mahad leh Inoo sugay amnigaa aynu ku naalonayno🤲
@mohamedapdiqadir6191
@mohamedapdiqadir6191 3 жыл бұрын
@CELLAS Chanel waad iga haysa sxb
@daallo8854
@daallo8854 3 жыл бұрын
Madaxweynaha waxaan ku amaanyaa sida dadkiisa u dhexe socdo naxariista ka muuqta oo uu leyahy dadku ha socdeen masha allah
@vilahofficial
@vilahofficial 3 жыл бұрын
AABO MUUSE BIXI MABAQO WAAY WAALIBAX 😎 VOLG AYUU DALXIISAY INTA IGU RACSN LIKE😍
@xiinxiin8922
@xiinxiin8922 3 жыл бұрын
Wll diinta baro qofaan abahaa ahayn aabe waa xaraam inaad dhahdo caadifadbaa ka hadlinaysee
@warbaansoosidaa9108
@warbaansoosidaa9108 3 жыл бұрын
@@xiinxiin8922 Wiil ma ahan ee waa ubixii kacaanka from aabe siyaad to aabe Muuse bixii
@maxaacusub9533
@maxaacusub9533 3 жыл бұрын
Masha ALLAAH talaabadiisa xooga leh baa la dhacey odeygu muxuu cunaa
@cabdixakiinahmad7073
@cabdixakiinahmad7073 3 жыл бұрын
Kkkkk ana horta mid waydiinayay waa galayda
@Somaliland-First
@Somaliland-First 3 жыл бұрын
😀😀😀 Waxaan maqlay caanaha ayuu jecel yahay.
@abdizamadlyrics3025
@abdizamadlyrics3025 3 жыл бұрын
ilaahay nabada ha inoo siyaadiyo kuwa aan haysana alle ha ziiyo nabad galyo buuxda....
@faizahargeisa807
@faizahargeisa807 3 жыл бұрын
Masha Allah, viva Republic of somalilan 💞🙏
@abdofatahyaasiin2054
@abdofatahyaasiin2054 3 жыл бұрын
that's called somaliland❤👏
@mohanasir1838
@mohanasir1838 3 жыл бұрын
madaxweyne Africa ah iska dhafee kuwa yurub joka xataa masameynikaraan shekadaan amni waa dhaaftay wlhi
@abdulwahabaden2116
@abdulwahabaden2116 3 жыл бұрын
Haa wlhi allah o kaliya ayaa bixiya alxamdulilaah
@mohamed-farhanalicheik2580
@mohamed-farhanalicheik2580 3 жыл бұрын
Masha Allah waxay ku tuusaysa nabada taala Somaliland from Djibouti.
@Mohamed-Abdirashid
@Mohamed-Abdirashid 3 жыл бұрын
Msha alah amnigay ka turjumaysa l
@anissaabdi8261
@anissaabdi8261 3 жыл бұрын
Mashallah madaxwryne eese ha unoqon cadawgu meel walba iyo waqti walba waka faideysan karaaye 👍👍👍🇮🇷🇮🇷🇮🇷👍👍🏆
@ONEPIECE-js3hn
@ONEPIECE-js3hn 3 жыл бұрын
That is iran flag
@ahmedshafii5888
@ahmedshafii5888 3 жыл бұрын
@@ONEPIECE-js3hn that is not your business kiddo😉
@sakirmohamed7462
@sakirmohamed7462 3 жыл бұрын
@@ONEPIECE-js3hn you are qadadweyn 🙋‍♂️
@mohamedfaarah9072
@mohamedfaarah9072 3 жыл бұрын
Mnsha allh
@adiishmataanlyrics6663
@adiishmataanlyrics6663 3 жыл бұрын
MashaAlh Alee Haa Daayo madaxweynah somali Land
@gaasiraguuled2497
@gaasiraguuled2497 3 жыл бұрын
Maasha Allah nin nasiibleh oo dadkiisu jecelyihiin wadooyinkiisana nabad Ku taxtaxaashaya ilaahayoow dadka iyo dalkaba noo dhowr adaa caadilee inta naga dhago iyo indhaba beeshayna noo caafi yaa rabi.
@haweeyafanax9093
@haweeyafanax9093 3 жыл бұрын
Eey soortu qaadatay inaadeer hhhhhh
@yurub5288
@yurub5288 3 жыл бұрын
Masha Allah Guul somalilaan ❤💚❤💚❤💚👍👏👏👏
@suaadmohamed4316
@suaadmohamed4316 3 жыл бұрын
Masha Allah nabadu macaan Ilahay intaan haysana sii Amiin 🌷🌷🌷👏🏼
@abdinurkosar8602
@abdinurkosar8602 3 жыл бұрын
mansha Allah ilahow amniga inoo siyaadi
@uptownmay9042
@uptownmay9042 3 жыл бұрын
Quite impressive mashallah, horeey uu soocdaa!!
@farxaanaxmed4919
@farxaanaxmed4919 3 жыл бұрын
Runtii waawax lagu farxo
@iqrajamac4834
@iqrajamac4834 3 жыл бұрын
Mash allah guul somaliland horan usoconayna
@istahilwarsme1060
@istahilwarsme1060 3 жыл бұрын
Wow mash allh guul my home somlilnd
@Somaliland-First
@Somaliland-First 3 жыл бұрын
Allaha weyn ee WAAXIDKA ah ayaa mahad oo dhan iska leh. Alle amniga, barwaaqada iyo isku duubnida ha inoo adkeeyo🤲🤲🤲.
@dekaadam8395
@dekaadam8395 3 жыл бұрын
Mnsha allllah waa fikrad fcn in madax weynuhu shacabkiisa dhex lugeeeyo
@aidgab1196
@aidgab1196 3 жыл бұрын
Masha Allah guul iyo gobonimo Somaliland. Allah dhowr Somaliland. Free country. Wowe.I am impressed. No Fuss.
@Dr_Jabra
@Dr_Jabra 3 жыл бұрын
Mashallah hargeysa amni badn🙏🏽🙏🏽
@israismaaciil2739
@israismaaciil2739 3 жыл бұрын
Muuse mulatari raganimo
@zermahdi8817
@zermahdi8817 3 жыл бұрын
Military dheh😂😂
@israismaaciil2739
@israismaaciil2739 3 жыл бұрын
@@zermahdi8817 hush
@siciidcaydaruus9595
@siciidcaydaruus9595 3 жыл бұрын
Naguma cusba in guud ahaan iyo gaar,ahaanba magaalada hargiesa uu na dhex lugeeyo madaxweyne muuse biixi taasina waa nabada ka jirta guud ahaan jamhuuriyada SOMALILAND Viva president biixi iyo SOMALILAND Allow dhowr SOMALILAND amiin amiin amiin
@hipohupthi1232
@hipohupthi1232 3 жыл бұрын
Challenge waaye xaarmaajo ku socda😂😂😂🤟🤟🤟
@haweeyafanax9093
@haweeyafanax9093 3 жыл бұрын
Kkkkkkkkk carkee dheh oo maku dhacaa hhhhhhh.
@zahraahmed972
@zahraahmed972 3 жыл бұрын
Ma Sha ALLAH
@adammursal4106
@adammursal4106 3 жыл бұрын
Amniga Allah ha inoo siyaadiyo.
@garaaadibnuahmed8664
@garaaadibnuahmed8664 3 жыл бұрын
Mansha Allah Somali oo dhan Alle Amni Ha siiyo
@muhiyodiinnasir1128
@muhiyodiinnasir1128 3 жыл бұрын
Aamiin
@sheikhxuseencalijabuuuti8757
@sheikhxuseencalijabuuuti8757 3 жыл бұрын
Muuse sawki dooxa sexanjiray haduu lugeeyo ma wax wayn baa waxay ajnabiga uu iska dhigay
@taloiyotusaale5690
@taloiyotusaale5690 3 жыл бұрын
RAGI WAA KII SOO JABA LKN MAANTA WAA NOO PRESIDENT OF SOMALILAND KU DARSOO NABADA ALLE NASIYEY AYAA NOO DHEER OONU KU FAANA ALX CALAA NICMATILLAAH SIDA RAGA U HADAL DUMARKA U GOCDA SIDANE
@muniirshkh73
@muniirshkh73 3 жыл бұрын
Niyow Jilicsantan niicda haysan layaabanay war nabada ilaahayba bixiya ee muu keenin muuse xawaash
@salehelmi2110
@salehelmi2110 3 жыл бұрын
😎😎😎 Muusa Bixi Baloodhyo u boobo ayu raadinayaa 👎👎👎
@taloiyotusaale5690
@taloiyotusaale5690 3 жыл бұрын
@@muniirshkh73 u fiirso comment gayga abti alle ayaa bixiya nabada ee somaliland president waa muuse biixi cabdi alle hanoo daayo
@taloiyotusaale5690
@taloiyotusaale5690 3 жыл бұрын
@@salehelmi2110 HADALKA AAYAR AAD TIDHI LAGA YAABA INUU ALLE HORTI KUGU NOQDO BUUR WXND HUBIN LAMA SHEEGO WLLO IGA TALO 🙏🙏🙏💯
@almisdalalchannel211
@almisdalalchannel211 3 жыл бұрын
Aad iyo aad ayaan ugu farxay lkin waxa iga talo ah madaxwaynuhu wadada uu lugaynayo inuu hagajiyo uu wada lamay iyo marmar dhigo waa iga talo
@suho7712
@suho7712 3 жыл бұрын
Sax talo ficn
@luqmansuleiman7870
@luqmansuleiman7870 3 жыл бұрын
sxb waan fikrad fcn in dariiwana nabada lagu daro
@nasrichannel9994
@nasrichannel9994 3 жыл бұрын
Maasha allah hargaysa nabad 100%
@khadiijacabdiraxman1308
@khadiijacabdiraxman1308 3 жыл бұрын
Mashaa Allaah nabadbaa lagu ladaa mahada Allaah iska leh yaa Rabbi noo siyaadi Aamiin 🤲
@samiircaska4509
@samiircaska4509 3 жыл бұрын
Masha allah madaxweynahayaga MUUSE BIIXI CABDI ALOOW DAA
@dheman1418
@dheman1418 3 жыл бұрын
Masha allaah alle hanoosiyaadiyo nabadaa🤲❤💬💚
@moolcaliyow
@moolcaliyow 2 жыл бұрын
Waa Maxamed Siyaad Barre oo aan biyo ismarin staff badanaa oo waardiyayaal badanaa! Miyuusan qabiilkiisa dhex joogin! Xoogaagii yaraa ee islaamaha dhuxusha, Tamaandhada iibiyaayaa waxay ku baxdaa xafiiska Biixi! Somali ILLAH uunbaa u maqan.
@mohamedmohamed-fi2zj
@mohamedmohamed-fi2zj 3 жыл бұрын
xamarna ilaahay nabadaas oo kale ha ka dhaliyo jamuuriyada somaliland na ha u siyaadiyo amiin
@zulthanmojama8568
@zulthanmojama8568 3 жыл бұрын
Waxay Tusaale Fiican U Noqonayzaa Nabad GaLyada Iyo Amniga aynu Hayzano Mncha allh 💞💯
@saacidsoomaali9382
@saacidsoomaali9382 3 жыл бұрын
M.A dhul somaliyed o madaxdedu sidan ugu dhax lugeynayan runti wa wax lagu farxo Alle waxan kabaryaya guud ahan Dalka somaliyed inu sidas iyo si kafiican inoga dhigo M.A hambalyo Rer G.Waqoyi👍👍👍👏👏
@mustafismail5374
@mustafismail5374 3 жыл бұрын
Marki aad soomali ku xoqon jirtay bay gaadhay Adeer somali waa lawada yahay lkn waa la kala yahay
@NasraJohor-zd1wk
@NasraJohor-zd1wk Жыл бұрын
Maasha allh mundane madaxweyne muuse biixi cabdi isha cadowgu kaadadan
@Yasin-bq5pn
@Yasin-bq5pn 3 жыл бұрын
MashaAllah. Ilaahow amniga iyo nabadda noo ziyaadi.
@ifraxladiif359
@ifraxladiif359 3 жыл бұрын
m.a hambalyo mudan madaxwayne
@mowgayare916
@mowgayare916 3 жыл бұрын
AHUN tee cigaal ba iyadoo amnigu sidan ka liito ayuu iska lugayn jiray mararka qaar muuse uguma horayn
@miiremedia5156
@miiremedia5156 3 жыл бұрын
Alxmdullilah
@luulsheikh3801
@luulsheikh3801 3 жыл бұрын
Masha Allah ilahay haidindhorro manta nabadgeliyada ad haysatin idinka reer SOMALILAND aya oguwacan ilahay haidinkuwado. masha Allah ilahay haidin xafido ameen ya Allah
@saadiahassan7633
@saadiahassan7633 3 жыл бұрын
Maashaa allah tabaaraka allah allah idin siyaadiyo waankufaraxsanahay
@sidiiqtogdheer712
@sidiiqtogdheer712 2 жыл бұрын
Maashaa alaah madaxweynihii butlaan ee cusbaa haduu hargeysa lugaynaayo
@mohamedyusuf656
@mohamedyusuf656 3 жыл бұрын
Wuu waashay gab gab igu sawir kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk Muse dadk ana shacabka 1.shaqo u baahanyihiin 2.hore u mar baa la rabaa 3.qabyaaladaaa dib u xakamee. 4.xishood
@ahmedhassan-fc7zw
@ahmedhassan-fc7zw 3 жыл бұрын
Machaallah guul iyo gobonimo
@adarmashaallahmoxamed4314
@adarmashaallahmoxamed4314 3 жыл бұрын
Mashaallaah macaa hajiro waxaasaa madaxwayne layidhaahdaa alxmdulilah guul iyo gobanimo
@januarySl2024
@januarySl2024 3 жыл бұрын
Sidaa ma samayn karaan Farmaajo iyo madaxda Faqashta ? Ma lugayn karaan wadada Makka Mukarama iyakoon ku joogin gaadhi BB oo askar Ugaandha wado? Jawaabtu waa maya .
@nuraahmed3743
@nuraahmed3743 3 жыл бұрын
Mashallaah Alhadulillaah Allahadulillaah Alhadulillaah Allow naxifdi oo no siyaadi nabada Allahadulillaah
@xamsecraxman3540
@xamsecraxman3540 3 жыл бұрын
Masha allah
@mustaphadek7946
@mustaphadek7946 3 жыл бұрын
Haba Lugeeyo Magaalada Waa Waddankiisi Masha Allah Lkn Ujeedada Uu Usocda Maxay Tahay Talow
@cabdiraxiinawcabdi4611
@cabdiraxiinawcabdi4611 3 жыл бұрын
Mansha alah jir o joog mr.p
@abdulwahabaden2116
@abdulwahabaden2116 3 жыл бұрын
Car xaarmaajo sidaa haw lugeeyo 😂😂
@shabeel7467
@shabeel7467 3 жыл бұрын
Maasha allah ninkii shalay jabhadka ahaa ee Hargeisa isaga iyo mujaahidiintii SNM iyo faqash iyo aydu mudo ku wada noolaayeen ee dagaalka halganku socday ayaa maanta isagoo madexweyne ah dhex lugaynaya runtii waa taariikh waa hawl iyo halgan dheer dhalinyaradu darsi haku qaateen.
@cbdiqadiraadn1828
@cbdiqadiraadn1828 Жыл бұрын
Mash Allah madx weene
@barwaqomuse1111
@barwaqomuse1111 3 жыл бұрын
Mnzhlh somaliland guulu madaxawen Muuse biixi hore ayaa loo soconaya 🏇♥️👍
@hassaninternet5729
@hassaninternet5729 3 жыл бұрын
Peace somaliland
@dhsksalalah497
@dhsksalalah497 3 жыл бұрын
Socd wangsan
@KhatraXamuud
@KhatraXamuud 6 ай бұрын
Maasha alahnabada naaslanuugaleh mudane cfm ciridheer
@nuuribrahim3131
@nuuribrahim3131 3 жыл бұрын
Cabdi cabdillahi wuu xiiqay😅🤣🤣 walee mBC laguma gaadho waan ku wataa 🤩
@axmedmaxamed628
@axmedmaxamed628 3 жыл бұрын
cabdi cabdilahi waa taliyaha staffka qaaska ah
@omhassbint-om8559
@omhassbint-om8559 3 жыл бұрын
Challenge gaasi yuu kusocdaa . Madaxwayneyaal badan oo adunka katirsan oo Wadamo hore umaray iskusheegaya Nabaa Mahaystaan Hadii Xaqiiqda laga hadlo. Ilahay Nabada ha idin siyadiyo Maayarkana usheega magalada Jidadka ha u Sameeyo. Magaladas oo jidad fiican leh Africa iyadaa qurux kuhogaamin lahayd. ربي يحميكم من كل شر
@ahmedsamale8356
@ahmedsamale8356 3 жыл бұрын
😂😂😂😂 waa talaabo fiican wadooyin fiican oo habaysan isagoo lugeeyo ayaaa ka quruxbadan sidan dhacdaybee khyrkaaaaa xigi
@haweeyafanax9093
@haweeyafanax9093 3 жыл бұрын
Waar ninkani ciiduu soo seexday nio waxaa dan kama leh wado qurxoon iyo waxaas.
@a.a.mohamed4635
@a.a.mohamed4635 3 жыл бұрын
Trumpka Somalida orodbadanaa waana 80 jir
@xaliimoguulcasimada8612
@xaliimoguulcasimada8612 3 жыл бұрын
Masha allha ilahay ayaa mahadle nabadnasiiyay
@sakiguray3248
@sakiguray3248 3 жыл бұрын
Wllhi ninkani Waa Lipax
@yaroobem7271
@yaroobem7271 3 жыл бұрын
been badanaa HCTV nin gurigiisa taga ayey ku leeyihuin suuwa ayuu dhex lugeyey wuxuu dhibsaday intay gawaadhidu la soo wareegayso marka iskaaa iska soo lugayey doqon
@xuseencali8625
@xuseencali8625 3 жыл бұрын
Msh.allh
@zaydali506
@zaydali506 3 жыл бұрын
Farmaajo marku daawado 😂😂
@luqmansuleiman7870
@luqmansuleiman7870 3 жыл бұрын
kkkkkkkkkkkkk marooro dillaac ma quusteen......
@umalkhayrali6091
@umalkhayrali6091 3 жыл бұрын
mashalah ilahay nabad galyo
@rajoplantawakul2118
@rajoplantawakul2118 3 жыл бұрын
Mansha allah allow dalkiyo dadkaba noo barakee
@dahirmaxamed6967
@dahirmaxamed6967 3 жыл бұрын
Asc manasha aalaaah waa muwaadin dadkuna waa muwadinin
@honestboy1200
@honestboy1200 3 жыл бұрын
Abtigey cabdi cabdilaahi nice siilaaanyo dareewelkiisii ilaa imika ooo biixi ah
@suho7712
@suho7712 3 жыл бұрын
Muuse waxani wxba lama aha alla u fududeeyay ...libaax weeye
@zamzamiid8148
@zamzamiid8148 2 жыл бұрын
Maansha Allh waxuubaadareemikara nabada somaliland nin maanta aan haysan nabad
@amiirmaxamad6103
@amiirmaxamad6103 3 жыл бұрын
Mansha allaah ilahay nabad iyo kala dambeynta u Somaliland Ku manaystay ha u ziyaadiyo isagaa wayne
@mukhtarahmedali5175
@mukhtarahmedali5175 3 жыл бұрын
Micno baladhan maha inad madaxtoyadda ilaa xafadd oo ah shacabka inaad isoo kala dhex lugayso. Yaynan wax walba micno balaadhan u samaynin kolay somali ayaynunahee waanu is wada xaal ognahaye
@nasyadeuanyeong8707
@nasyadeuanyeong8707 3 жыл бұрын
Reer Somalia Iska aamusay doqoniimo foolxun oo xaasid nimo Ah ganska hoos fadhiyina
@omarmatan3957
@omarmatan3957 3 жыл бұрын
Asc Somaliyey ma qirteen in somaliland ay tahay jamhuuriyad isku filaatay Bal eega maanta caalamka halkee laga hela madex weyne sharica ku dhex lugaynaya waa kalsooni uu ku qabo dadkiisa Waar farmajo muxu ka yidh? Haddi aan la is xaasidayn alayleh waa Dawlaad buuxda Alle hau siyaadsho Amiin Amiin
@zumixasan922
@zumixasan922 3 жыл бұрын
Nin dhahoo dhaaaf🦁
@ibrahimomer6825
@ibrahimomer6825 3 жыл бұрын
Congratulations Mr president. Ninnka masuul ah waxaa lagu gartaa xogogalnimo uu noqoshdii hawlahaa ka socota dalka jsl iyo la socodka ummadda dalka ku nool. Mr president Insha Allah Somaliland waxaa aad kagaga teggi doonto taarikh lama illooban ah Well done
@daryeelkabulshada9787
@daryeelkabulshada9787 3 жыл бұрын
Lᴀᴍᴀ ᴡᴀᴅᴀ ʜᴇʟᴇᴇ ᴡᴀᴀ ʟᴀʀᴀᴅɪʏᴀᴀ ɴᴀʙᴀᴅ ɢᴀʟʏᴀᴅᴀ ʙᴀʟᴀᴅʜᴀɴ ᴀʏ ʜᴀʏsᴀᴛᴏ ᴊᴀᴍᴜʀʏᴀᴅᴀ ʙᴀʀᴀᴋᴀʏsᴀɴ ᴇᴇ ՏOᗰᗩᒪIᒪᗩᗰᗪ ᴍᴀᴅᴀxᴅᴀ ᴅᴀʟᴋᴀ ᴀʏᴀᴀ ʟᴜɢᴀʏɴᴀʏsᴀ ᴡᴀᴅᴀᴍᴀᴅᴀ ǫᴀʀɴᴀ ʜᴏᴏʏᴏʏɪɴᴋᴀ ᴀʏᴀᴀ sɪɪ ᴅᴀʀ ᴅᴀʀᴍᴀ ᴍᴀʀᴋᴀʏ ʙᴀxᴀʏᴀᴀɴ ᴡᴀᴀ ᴍᴀʜᴀᴅ ᴇᴇʙᴇ ᴡᴀʏɴᴇ sᴀʀᴇ ᴏᴏ ᴋᴏʀᴇᴇʏᴇ ɴᴀ sɪɪʏᴀʏ ᴀʟx❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@funnyandcrazy1010
@funnyandcrazy1010 3 жыл бұрын
Mashalah allow usiyaadi nabada taala somaliland
@mouhoumedahmed9211
@mouhoumedahmed9211 2 жыл бұрын
Xilqaad
@legendfuadherro3912
@legendfuadherro3912 3 жыл бұрын
waka wakaa madaxwaynahayagu diyaaraduu raacaa
@Abdallah_672
@Abdallah_672 3 жыл бұрын
mashallah alxmd allow nabada no siyaadi
@ahmeddaud5075
@ahmeddaud5075 3 жыл бұрын
kuwa ku dooda eratriya iyo qadar iyo turkigaa hub siiyay farmaajo ,hubku waxba ma taro madaxweynaha marka shacabkiisu wada ilaalinayo ee ay jecel yihiin uma baahna hub ,waana Alxamdulilaa wadankan somaliland ,waa uu ka tilmaaman yahay wadamo badan oo Africa ku yaal .ilaahow barakee somaliland.
@QURXINTAGURYAHA
@QURXINTAGURYAHA 3 жыл бұрын
Madaxweynuhu amaan ma laha ee waa shicibkeena oo ah dad wanaagsan oo laga nabad geleyo- ilaahay ha inoo siyaadiyo keligay ayaan labada habeen nimo ka lugaynn jiray hargeisa suuqeeda ilaa masalaha keligay ayda uunbaan iska ilaalil jiray
@jetli2086
@jetli2086 3 жыл бұрын
Waxba islama hayo. Muuse Biixi Ilaahay hanakaa dhaafiyo
Running With Bigger And Bigger Lunchlys
00:18
MrBeast
Рет қаралды 125 МЛН
哈哈大家为了进去也是想尽办法!#火影忍者 #佐助 #家庭
00:33
Good teacher wows kids with practical examples #shorts
00:32
I migliori trucchetti di Fabiosa
Рет қаралды 8 МЛН
Когда отец одевает ребёнка @JaySharon
00:16
История одного вокалиста
Рет қаралды 7 МЛН
Madaxweyne Biixi oo gaadhay magaalada Berbera
3:01
MM Somali TV
Рет қаралды 22 М.
Xiisadda Masjid Holland ku yaalla oo cirka isku shareertay
20:59
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 48 М.
Running With Bigger And Bigger Lunchlys
00:18
MrBeast
Рет қаралды 125 МЛН