Madaxweyne Biixi Oo Hada U Hanjabay Jabuuti & Xaaladda Culus Ee Laga War Helay

  Рет қаралды 23,253

Arabsiyo News

Arabsiyo News

Ай бұрын

Madaxweyne Biixi Oo Hada U Hanjabay Jabuuti & Xaaladda Culus Ee Laga War Helay
ARABSIYO NEWS Kala Soco Wararkii U Dambeeyey Ee Soomaalida iyo Dunida. Kuxidhow #arabsiyo_news

Пікірлер: 94
@VivasomalilandSNMQUEEN
@VivasomalilandSNMQUEEN 28 күн бұрын
Mashaa Alaah Alee haa kuu xafido madaxweeyne ❤❤❤❤❤❤❤somaliland guul guul guul ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@yurub5288
@yurub5288 29 күн бұрын
Somalilaan cadowgeedo hajabo jabuuti iska jiray xidhan xuduuda muuse biixi has habar iska moos dadka jabuuti waa cadowga somalilaan cadowgeedo hajabo ONE LOVE ❤ SOMALILAAN
@HamzaAbdirahmab
@HamzaAbdirahmab 28 күн бұрын
Jabuuti 100%100 somalilaan way kaa awod badan tahay somalilaan maa ahan qaran ee Wa gobol
@ifraaxmohamed213
@ifraaxmohamed213 29 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@user-km7uo7hm1o
@user-km7uo7hm1o 28 күн бұрын
Guul somalilnd m.weyne muuse biixi cabdi geesi qaran guul somalilnd insha allaah allaahu akbar
@xaajimasaleh8837
@xaajimasaleh8837 29 күн бұрын
Maasha allah waa guul siyaasadeed in digniin kama danbeys ah loo diro curiga jabuuti horbooda ee ismacil cumar geele haduu joojin waayo beenaalayaasha uu la kulmayo waa balan in aanu saldhigyo siino canfarta iyo ciisaha ku kacsan keligii taliye geele somaliland wixii soo farageliya wuu ku gubtaaye ka joog somaliland guul cadowgeedana guuldaro rabaani ah insha allah allaahumaa aamiin❤❤
@HamzaAbdirahmab
@HamzaAbdirahmab 28 күн бұрын
Jabuuti 100%100 somalilaan way kaa awod badan tahay somalilaan maa ahan qaran ee Wa gobol takale somalilaan horta yaa aqaan Mesha biila aqonsika ah ee biila hududda ah jabuuti waa Karaan jira oo awod badan ❤
@HamzaAbdirahmab
@HamzaAbdirahmab 28 күн бұрын
Anaku Hadaan RER Jabuuti nahay cafar Iyo Cissé Iyo Carab wan isku Duban nahay ee Ma Sameykarta Wahas wahan rabna inad natustid
@cabdiqadirCisman
@cabdiqadirCisman 29 күн бұрын
Qaranka somaliland xabad buu ku xoreeyey dalkan maaha midladawar saday siyaadbare shaniyocalaacal ayaanu ku muquuninay ee kiirabow soo soco❤❤❤❤💖💕💞💘👥🫂🫅
@FatimaAli-cu7yd
@FatimaAli-cu7yd 29 күн бұрын
Somaliland guuuuuuuuuuuuuuul🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Idriss-zy4vf
@Idriss-zy4vf 28 күн бұрын
Guuuuul guuuuul guuuuul
@HamzaAbdirahmab
@HamzaAbdirahmab 28 күн бұрын
Jabuuti 100%100 somalilaan way kaa awod badan tahay somalilaan maa ahan qaran ee Wa gobol takale somalilaan horta yaa aqaan Mesha biila aqonsika ah ee biila hududda ah jabuuti waa Karaan jira oo awod badan ❤
@mohamedahmedmohamed54
@mohamedahmedmohamed54 29 күн бұрын
Calosha Geela cunideeda iska daaya iyo MARQANKA WALIDA AH
@sayidmohamed3908
@sayidmohamed3908 28 күн бұрын
Mirqaan wan ku ogayn eh calool na ma kudarsadeen
@jamaadnuura10
@jamaadnuura10 29 күн бұрын
Noolow Madaxwayne nin adayg si kasta iyo dhinac kastoo laga ganay liici waayay waa halkii Abwaan Jiheeyee, suldaanka Habar Awal suldaan Mowliid Sabayste oo haybadii suldaanimo huwan oo madaxwaynihii qaranka taageersan haybad iyo sharafi waataa.
@moudrahma8244
@moudrahma8244 29 күн бұрын
Guul somaliland from djibouti ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh 29 күн бұрын
Waad mahadsantahay wll ❤❤❤❤❤🎉🎉
@warsamaosman0894
@warsamaosman0894 29 күн бұрын
Canfarta ayaanu saldhi ufuraynaa ay kaga sooduulaan rajiimka ina geele.
@MaxamuudTarabi
@MaxamuudTarabi 29 күн бұрын
Waad ku mahadsantihiin arabsiyo new sidaad wararka dalja noogu soo gudbisaan
@qurbaawis642
@qurbaawis642 29 күн бұрын
Muse biixi waxa laga doonayaa shaqo adag xitaa haday dagaal noqoto djabouti
@zamzamibrahim6373
@zamzamibrahim6373 11 күн бұрын
Alle haku xafido mudane madax weyne guuleyso
@user-gz3dq1px4i
@user-gz3dq1px4i 28 күн бұрын
Guuleyso madaxweyne xalaala
@user-dv7cs4iq5q
@user-dv7cs4iq5q 29 күн бұрын
Guuuuuul soomaliland masha allah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉
@ahmedyesto3458
@ahmedyesto3458 28 күн бұрын
Guul iyo gobonimo insha Allah somaliland iyo inta samaha jecel insha Allah
@f.warsame1069
@f.warsame1069 29 күн бұрын
Yaa Allah jabi Cadawga Somaliland AAMin yaa Allah 🤲🤲🤲💪🏾💚❤️💪🏾💪🏾
@user-yc2db4hc9w
@user-yc2db4hc9w 28 күн бұрын
Madax wayne heena Muse Bixi Allah ha daayo Guul somaliland ❤❤❤❤❤❤❤
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh 29 күн бұрын
Soomaalilaan cadawbay leedahay cadawgaasina waa inta afsoomaaliga kuhadasha waa inaan kahortagnaa cadawgaa
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh 29 күн бұрын
Guul iyo gobanimo soomaalilaan❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@YahyeIbrahim-hl8he
@YahyeIbrahim-hl8he 28 күн бұрын
Somalilan guuul ❤❤
@user-yg5ru7rc6t
@user-yg5ru7rc6t 27 күн бұрын
Masha Allah maanta hadalkaagu waan ku farxad
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh 29 күн бұрын
Geelaha jabuutay iyo gurguurtaha xamar waanu ka adkaanay waanan ka adkaan doonaa insha allaah
@MohammedMuhumed-yb6uh
@MohammedMuhumed-yb6uh 29 күн бұрын
Isdilka iyo xasuuqa kalagarta rer somali lanow inaga waa la inaxasuuqay xasuuqa magiisana faqashtu waxay ubixisay dabar goynta isaaqa maanta laguu maleegayaa teeda teedii
@abdullahroubleh6059
@abdullahroubleh6059 29 күн бұрын
Somaliland ha jirto. Faqashna hore Ayaanu uga adkaanay
@ridwankk2187
@ridwankk2187 29 күн бұрын
Jabuuti iyaga aynu ku hubaynaynaa jabhadooda Ismaciil uu is waalayaa Somaliland GUUL
@calibaashe9703
@calibaashe9703 29 күн бұрын
Jabuuti italkeeda tuusa
@mohamedalimohamed5828
@mohamedalimohamed5828 29 күн бұрын
Odagi wa washey o cidanki so digi babiye 17 jir dulbahnte aya ku so aryadey. Ma cayalka abarso lagu waso ba dagalamya muse afqaloc warya
@Usern134-h4g
@Usern134-h4g 29 күн бұрын
Haday dagal ridan aya ugu futo xun wajale iyo galbed ba dhinace kabaxan male dhankasta isaaq baka xiga
@halimamumin3643
@halimamumin3643 29 күн бұрын
Xamar waxba qaadi maayaan. Somaliland dalkooda hore ayeey u dhifaaceen imikana Somaliland diyaar beey u tahay in ay dalkooda difaacaan.
@cabdibile-ch9zt
@cabdibile-ch9zt 28 күн бұрын
madaxwaynaha jamhuuriyada soomaaliland mudane muuse biixi cabdi ha noolaado cadawgiisuna ha jabo mudane mwayne legend baad tahay insha allaahu waad ka guulaysanaysaa cadawga iyo xaasidka Soomaaliland loo biqi maayo soomaaliland ha noolaato cadawga soomaaliland ha jabo soomaaliland guul
@mustafehussein288
@mustafehussein288 29 күн бұрын
Walee Jabuuti in La afuufo weeyi
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh 29 күн бұрын
Waxan umalaynayaa masaakiintan jabuuti in sanadka ilaahay kaduqaadi doono keligii taliska geele weliba gacanta soomaalilaanbuu sababsan doonaabaan umalayn
@axmedmacalin3344
@axmedmacalin3344 28 күн бұрын
𝐈𝐧𝐚 𝐜𝐢𝐠𝐚𝐚𝐥 𝐛𝐚 𝐬𝐡𝐞𝐞𝐠𝐚𝐲 𝐣𝐚𝐛𝐮𝐮𝐭𝐢 𝐰𝐚𝐚 𝐝𝐡𝐮𝐟𝐚𝐲𝐢𝐬
@alsacaadamedia6516
@alsacaadamedia6516 28 күн бұрын
Guul somaliland ❤
@warsamaosman0894
@warsamaosman0894 29 күн бұрын
Sida uugu dhakhsaha badan waa inaynu canfarta siinaa saldhig ay kaga duulaan rajiimka ina geele.
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh 29 күн бұрын
Dalkan afwayne bare oo xoog isbidayay ayaanu oodaha urognay xagee joogaa asan gurguurte oo kaare shisheeye lagu ilaaliyaa muxuu nayeeli karaa
@AhmedIsmail-eg3ov
@AhmedIsmail-eg3ov 28 күн бұрын
Thanks #President Bihi si adag ayaad u hadashay Shacabkaaguna wuu kugu taageersan yahay
@danabguuled5491
@danabguuled5491 29 күн бұрын
Weli ma fahmin waxa hor jooga aqoosiga Somaliland, wuxuu noqday maantana fare baan maydhaa Ha fadhiyo geelu
@kadraabdillahi9336
@kadraabdillahi9336 28 күн бұрын
Rabiyow jabi cadowga JSL Madaxweyne MBC gesi qaran oon nin naa talada wadanka uga haybeysaney "Rabi hadafka gushiyo ku hirgali aqonsiga" guul iyo gobanimo JSL 💚🤍❤
@user-gz3dq1px4i
@user-gz3dq1px4i 28 күн бұрын
Geele isagaa ku burburaaya haku dhakhsado wlhi wuxuu wado bal cida ku khasaarta
@Suadismael817
@Suadismael817 28 күн бұрын
Salalahu caaleehii waa salaam
@Halgame334
@Halgame334 29 күн бұрын
MADAXWEYNI HIII QARANKA MADAXWEYNE FOOO JIGAN MEEEL SAAAR GEEELE
@user-tf6wl8gv4j
@user-tf6wl8gv4j 28 күн бұрын
SOMALIA HAA JIRTOO
@YonisAbdillahihersi-zq1oq
@YonisAbdillahihersi-zq1oq 26 күн бұрын
Soomaalisky ? PROTECT PEOPLE Somali need of ❤peace et security NEA AND NISA ?
@marwoali6189
@marwoali6189 28 күн бұрын
ASC MUUSE BIIXOOW MAXAA KUU DIIDAY IN AAD TIRAAHDO SOOMAALIYA WAA KALA SOO NOQONAY DAWLADNIMADAYADII AANU KU DARSANAY KOONFUR.THANKS.
@CabdimaxameddiiriyeCabdiindhay
@CabdimaxameddiiriyeCabdiindhay 28 күн бұрын
Canfarta beys halaga siyo somaliland sidasay noqonaysa
@user-ld8ls5cz3c
@user-ld8ls5cz3c 28 күн бұрын
Soomaailand. Siiba heego iyadaaba cadaw ah weliba xabashi ah. O. Soomaaliya laga tirtirona waa waajib
@CabdimaxameddiiriyeCabdiindhay
@CabdimaxameddiiriyeCabdiindhay 28 күн бұрын
Waxaynu udirayna kun hablod ohabla somaliland ah kunka hablodba ku filan wa eryanayan
@AndrewErish
@AndrewErish 29 күн бұрын
Isaaq 1990 Xagjirnimo (ama xagjirayn) waa habka ay shakhsi ama koox u yimaadaan si ay u qaataan aragtiyo sii kordheysa ee xagjirka ah oo ka soo horjeeda xaalad siyaasadeed, bulsho, ama diin.
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh 29 күн бұрын
Siilkaaga uraya nadiifi
@MM-hz3eb
@MM-hz3eb 28 күн бұрын
Jabuti wuxuu kafakiraya lacagta uu Ethiopia 🇪🇹 ka qato inuu loose garanayo hadii bada la iibiyo xamarna inay bada iibiso o ayadu qadato lacagta somali hunguri u dhaqaqday ku gubo jooga iyo ku wadanka joogaba waxa ku xiga markay caruurtooda iibiyan 🇺🇸 ayey maxkabad line u gu juran iyaga is soo afjaraya
@abdiahmed9094
@abdiahmed9094 28 күн бұрын
Madaxwayne aan hanjabad iyo handaraab moyee hadalba aqoon waa kan😮 KULMIYE DOWN, VIVA WADANI
@abdiaziizahmed7827
@abdiaziizahmed7827 28 күн бұрын
MADAXWEYNE WAAD MAHADSAN TAHAY WAXAA INOO BALAN AH IN AYNU JABUTI DADKA SAARO XAAFADAA LOO TAAG WAAYEY WAA IN AYNU AWOODEDA TUSNAA XASAN DUUFLE WAA DAMEER HAWIYE OO XAMAR KA CIYEY WAQTI BADAN KU LUMIN MEYNO
@user-yg5ru7rc6t
@user-yg5ru7rc6t 27 күн бұрын
12:01 12:05
@user-tf6wl8gv4j
@user-tf6wl8gv4j 28 күн бұрын
WAX SOMALILAND LA IDHADOO MAA JIRTOO EE XAWAWIKA JOJIYAA WAA GOJAA CADEE IMIKANA WAA AWDAL
@bishiali1671
@bishiali1671 29 күн бұрын
sool ayaa la iska dhicin waayey dowlada diyaarado leh iyo ciidan ayaa la isku taagtaagayaa😊
@MaxamuudTarabi
@MaxamuudTarabi 29 күн бұрын
Viva somaliland
@user-wo5sr3wz1k
@user-wo5sr3wz1k 19 күн бұрын
Waxa iscadeeya odaigi geele wa isdabay xafadihi bakadaha ha ayaba aya😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@Amla7
@Amla7 28 күн бұрын
Wad ogaan doontan ismaciil cumar geele kursigi uu inta ku fadhiyay buu ku wayn doona meesha masiibo wayn baa kaso socota isaga iyo xasan shiiq ba
@salemanhusseen9189
@salemanhusseen9189 29 күн бұрын
Somaliland wa GUuuul
@user-oq3tv7iv3r
@user-oq3tv7iv3r 27 күн бұрын
Madaxwayne Muse bixi waa geesi garab waye Guulso Madaxwayne ilahaay ha ku garab kalo from harayoonis
@Fays2010
@Fays2010 28 күн бұрын
Reer wareeray oo xidid & xigaalo ka yaabeen😅
@jamalibrahim2472
@jamalibrahim2472 29 күн бұрын
War waxaas hala iska dhaafo shacabka kacaa gala dagalka shacabka kaca Maxa sugaysan
@magoolaidid5506
@magoolaidid5506 29 күн бұрын
Madhefaysto markuu madaxwaynaha hadalkiisa sabatoo ah isku meel ayaan wax kawada argnaa lkn waxaan kasii jecelahay weriye somaaliland oo igu xidha caamlaka wax fasira oon ahayn mucarid iyo muxaafida m8dana
@somali99911
@somali99911 28 күн бұрын
34 sanno ayanu waanala dilay isku maweelinayne mida kale dee muuse uu baraajeeyay oo wki laccanood isba madaaficda la dhacayae wxaa inagadaaya o dadka aynu wax la qaybsanno soomali oo dhanba inala yaabane iga walla inanay xabashi aanay DHIBIC ina tareyne❕❕❕❕❕❕❕❕
@user-yr3fm2sf4u
@user-yr3fm2sf4u 26 күн бұрын
Madaxweyne Muuse Biixi waa inuu si fiican u yaqaannaa cadowga koowaad ee Somaliland oo uu ka shaqaynayo khalkhalkiisa iyo sidoo kale jahawareerku waa madaxweynaheenna Jabuuti
@AbdiMohamed-je6bz
@AbdiMohamed-je6bz 28 күн бұрын
Naguhu marna wabikro marna wagaroob hada mouse waxa Bikram qabiyay khaatumo samaroonow wagarobe sifican uwasa samarooney
@mehdiahmed3639
@mehdiahmed3639 28 күн бұрын
War bixi ma dawaale ayu haya ,madaama u sameyni kareyn nin jabhad cafar ah ! Jabuti daqaalee bey haysa oo waxay sameyn karta jabhad samatoon ah.bixio imka u nu ku kacay gacalka,
@HassanAhmed-sv2tc
@HassanAhmed-sv2tc 28 күн бұрын
Aqli laawe itobia aqoonsi daaye hargeysey Ku socita
@hadliye1144
@hadliye1144 29 күн бұрын
@user sxb dhulku wa somaliland dulku ma guro adiga somalia cidi kuma didin wad tagi karta ta hayiso
@osmangiire1349
@osmangiire1349 28 күн бұрын
Juudaan 😂 kzbin.info6V5xkn5_6cU?si=PE4TeQS6sNYG_B6q Waa cudur 😂 Hadana Geele Calooley ayuu iskutaarey😂
@jamalibrahim2472
@jamalibrahim2472 29 күн бұрын
Haa laa gaalo dagalka shacabka somaliland kaca shaaraaftiina diifaca shacabka kaca
@Rahim123Jr
@Rahim123Jr 28 күн бұрын
Jaaahilkan ayaaaa ka qabta dadka
@user-wf2hg8ve7f
@user-wf2hg8ve7f 29 күн бұрын
Awdalistat waa somaaliya isaaq axmaaroow ku biyo caba🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇬🇹🇬🇹🇬🇹🇬🇹🇬🇹🇬🇹🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯
@user-gz3dq1px4i
@user-gz3dq1px4i 28 күн бұрын
Jabhadii jabuuti welcome saldhigina waa saylac Iyo buuraha xeebta somaliland Canfarna waa gabiley in saldhig xoogan aanka siina Bal ta ka raacda geele horay usoo dhakso yaakhii
@SNMwillneverdeisweonlymultiple
@SNMwillneverdeisweonlymultiple 28 күн бұрын
Xageed ka soo talaabeesaaa 😅😅😅😂😂😂😂😂
@user-dv2cy3ob9s
@user-dv2cy3ob9s 29 күн бұрын
Isaaqoow maanta wxd noqoteen doqontii weelaka ay wax ku cunaysay ku xaartay waaad ogtihiin ciise wuxuu idiin qabanaayay tan iyo 1991 isagaa ayaan idin dhisay sory for djabouti
@m.khadarhassan8637
@m.khadarhassan8637 29 күн бұрын
Koonfurtu????adigaaba madaxwayne anbanaya
@jamaadnuura10
@jamaadnuura10 29 күн бұрын
Huhuhuhuhuhuhu cadawgii gudahoow nabaadaana muudsoo naa maxaad tifhi nabadaii waa ay idinka soo matajin marka somaliland rogman waydo
@user-ld8ls5cz3c
@user-ld8ls5cz3c 28 күн бұрын
Dameer ciyey ayuu la mid yahay muuse fircoon
@AndrewErish
@AndrewErish 29 күн бұрын
Fashil. 100&
@user-gk3jm5pr8b
@user-gk3jm5pr8b 29 күн бұрын
Waa fashil kale oo siyaasadeed oo ku timi Mr. Biixi.
@user-gz3dq1px4i
@user-gz3dq1px4i 28 күн бұрын
Canfar iyo jabhadii jabuuti uunban salaxaynaa anaguna Wlee jabuuti iyo geele malagisibaa galay Bal daawo ta ka raacda
@user-gk3jm5pr8b
@user-gk3jm5pr8b 28 күн бұрын
@@user-gz3dq1px4i SSC BAAD ISKA CELIN KARI WAYDEE OO 400 ASKARI & JANANADAADII XABSI KU HAYSEE SXB MARKAAD KUWAA SOO FURATO DJABOUTI WAX KA DHEH.
DEFINITELY NOT HAPPENING ON MY WATCH! 😒
00:12
Laro Benz
Рет қаралды 62 МЛН
Amazing weight loss transformation !! 😱😱
00:24
Tibo InShape
Рет қаралды 58 МЛН
Raysalwasaare ku xigeenka Soomaaliya oo kabaha la dulmaray Korneyl Biixi.
7:03
Bakayle Media - Codka Dadka.
Рет қаралды 41 М.
DEFINITELY NOT HAPPENING ON MY WATCH! 😒
00:12
Laro Benz
Рет қаралды 62 МЛН