“Madaxweyne Biixi wuu fashilmey oo wax uu ku wanaagsan yahay ma jirto,” Xil Xeeldheere.

  Рет қаралды 11,502

Horn Cable Tv

Horn Cable Tv

Күн бұрын

#HORNSAT #HCTV
KALA SOCO HCTV
KALA SOCO WARARKII UGU DANBEEYEY BARNAAMIJYO TAYO LEH IYO FANKA IYO SUGAANTA SOOMALIYEED, KU XIDHNOW HCTV
WWW.HCTV.TV

Пікірлер: 142
@hajii2033
@hajii2033 3 ай бұрын
beenale beenta jooji faqasha tuug
@hajii2033
@hajii2033 3 ай бұрын
tuug beenale beenta jooji
@MaxamedAbdiaadam
@MaxamedAbdiaadam 3 ай бұрын
M Weyne Muse Bixi Abdi Xildiid Rag nin aan xildiid dhalin xaawalay noqoy Alle ha xafido fidaareynka la qolona ma ihi Hadaf saxa ku raacay thanks
@sihamnour6777
@sihamnour6777 3 ай бұрын
Huwanta gudaha 🐕🐕🐕🐕🐕
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh 3 ай бұрын
Yes❤
@AnabSaeed-m1z
@AnabSaeed-m1z 3 ай бұрын
Fadlan saaxil magacooda iyo jifo ahaan reerkaad ka dhalatayba waad ceebaysay ee iska aamus ayaan ku odhan lahaa. Waxanse dadka u sheegayaa arrin aanay ogeyn oo ah ninku inuu kiniinka waalida qaadto.
@kawsaribrahim5517
@kawsaribrahim5517 3 ай бұрын
Waar aniga rer saxiil ah marabo xisbiga buur fuulka ah ee faqashka ah ima matashid naftada ayaad matash rer ciise muuse ha dan nahey waxan nahey kulmiye afar ta dholoran ee waxay raban ka waye kulmiye iyo aderka ramax oo aan uhayo ixtiram waxan layahey adero siyasdi waad ku sagday ee ska fadhiso oo iska da munafaqnimad we are supporting mujahidiinta mudan muuse biixi iyo mundane Mohamed Kahin iyo Somaliland no faqash iyo ixtisaam Guul Somaliland guul cidanka qaranka ❤❤
@IsmailJama-xo4gv
@IsmailJama-xo4gv 3 ай бұрын
Yaa faqasha ma garxajis 😂😂 😂😂 ma lixle iyo koosaar ayaa faqash ahaa
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh 3 ай бұрын
​@@IsmailJama-xo4gvhooyadaa garxajis wasye gabadhu hada ma reerbay sheegtay wadani mareerbaa mise waa xisbi gabadhu xisbibay sheegtay anagaa kuleh waa faqash waa huwan waa safaarad ufadhida CBB waa cadawga dalkani leeyahay ilaahay waxanu kabaryaynaa inaanu talada noogu dhiibin hadaad reer utaqaan gurigaaga gayso
@slanddifac5460
@slanddifac5460 3 ай бұрын
Wariyaha waa nin dhisan sifiican bu u karbashey doqon kan dhukuran ee ku washay madaxweyne ha
@abdirashidabyan5716
@abdirashidabyan5716 3 ай бұрын
Kan waa nin ku washay muuseeee... kulmiyee waa saaxiil saaxilna waaa kulmiyeee ......ictraaafbaanu rabnaaa
@cabdirashiidxuseen8042
@cabdirashiidxuseen8042 3 ай бұрын
Ciilqabe cuqdad haysato
@MaxamedXasan-bw3wl
@MaxamedXasan-bw3wl 3 ай бұрын
Inshaa allaahu tacaalaa waxa kuguulaysanay madaxwayne muuse biixi cabdi
@c_qanigeesood5496
@c_qanigeesood5496 3 ай бұрын
Waar iskadaa saaxilo anigaa ku doortay oo ah nin reer baale ah imamatashid siyasada ayaad ku asqawdaye dadka iyo dalka ka xishood guul madaxwaye muuse biixi cabdi xildiid❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@WarsameAbdi-ii8gr
@WarsameAbdi-ii8gr 3 ай бұрын
Wlhi w wariye fcn ninkani
@mop01-r4f
@mop01-r4f 3 ай бұрын
xeel dheere waxaan leeyahay iska daa caayda madax waay naha oo aa khiradaada ilaasho ❤🤍💚❤🤍💚❤🤍💚❤🤍💚❤🤍💚❤🤍💚💯
@abdiali319
@abdiali319 3 ай бұрын
Kani mutacalim maaha ee waa coyaalasuuq. Somaliland inay kan oo kale qaranka Galad Iid’s u soo dirto waa nasiib darro.😊
@KhadraJama-x5i
@KhadraJama-x5i 3 ай бұрын
xildhibaan xeel dheere geesi geesi dhalay noolow muuse juudaan allah hayna dhaafiyo
@muktarqamac8083
@muktarqamac8083 3 ай бұрын
Kani wuu madhan yahay
@Nasrirgb
@Nasrirgb 3 ай бұрын
Absolutely waa wariye caalami ah Mise xil ayaa waalan on fahmayn su,aasha😂😂😂😂😂
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh 3 ай бұрын
Xil ayaa waalan oo doonaya qaybka xaga alle kumaqan inuu dhexda kumarto lkn weriyuhu waraysi farshaxana ayuu soo bandhigay weliba kelmadbaa aad iiga gadan waxqabadka xukuumada miyaanad adigu kamid ahayn😅😅😅😅
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh 3 ай бұрын
Huwan iyo huubadii faqashta ujoogtay hargaysa waa qoomka ragaadiyay soomaalilaan ilaahay hanaga qabto sharkoodana hanaga qabto
@fardusmophamed6367
@fardusmophamed6367 3 ай бұрын
Waar ninkani ma wuxuu u ololaynayaa ninkan la yidhi xasan gurguurte iyo ismacil cumarkan ay dadkiisiiba naceen ninka lacagta ka qaatayee ay dabada ka riixayaan mise waa ciil qabayaasha iska hadla waayo hadaan muuse iyo ina kaahin wadankan haysan waaba la ina qabsan lahaa waa beenaale iska hadle ah ninkan hadlayaa
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh 3 ай бұрын
Haa waxaasay inoo wadaan😅
@dauuddaaauud8339
@dauuddaaauud8339 3 ай бұрын
HERO MUUSE GUUUUL GEESI KA CABAADIYAY CADAW
@dauuddaaauud8339
@dauuddaaauud8339 3 ай бұрын
Nacasnimo kawayni majirto car muuse hasoo dhigo gobolnimada gabilay wuu soo dhigay goolkii Bay iska dhaliyeen hal cod maya
@dauuddaaauud8339
@dauuddaaauud8339 3 ай бұрын
Saaxil waa muuse gobolka 7aad waa kulmiye kulmiye waxa garab jooga shacabka soomaliland oo dhan
@jamilajamila-h8v
@jamilajamila-h8v 3 ай бұрын
Anigaa reera.saaxila waxaa leeya ❤muus.cafowa jabiyo ha dhagasana. Canaasiirta wadani ku shubataya yaa xamar dooranaya
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh 3 ай бұрын
😂😂😂😂reer soomaalilaanoow hadaynu nidhaah gole wakiilo ayaa inoo jooga inagaa khaldan marka laga reebo midhadh aan muuqan sidoo kale hadaynu nidhaahno 2ba xisbi mucaaradbaa inoo jooga inagaa khaldan tusaale xisbiga wadani waa safaarad ujooga huwan iyo kooxda layidhaa CBB tusaale dagaalbuu wadanku galay xisbiga wadani qabiil iyo reerbuu kiciyay oo dabada saaray waxaanu kusifoobay inuu huwan sooraacay weliba wuxu cadaystay inaanu qaranimada soomaalilaan aqoonsanayn intaa waxa udheer inuu jabhado abuuro oo buuraha loo galo oo ciidankii qaranka lajaajuuso lalaayo lakala qaybiyo si toosa loosoo raaco heer waxay gaadheen xuduudihii dalka ladafiro heer aqoonsigii hawadii heshiisyadii kala dambeeyay inay diidaan itaa waxa udheer wadamadii diiday heshiisyada kahor yimid inay toos ula saftaan ayay marayaan indhohoodu madaxwaynaha ayuu arkaa lkn dhibkay iyagu dalka kuhayaan ma arkaan
@hindasaleban1720
@hindasaleban1720 3 ай бұрын
Waa ka ugu liita xildhibaanada fadhhidka ah ee had jooga
@Sam-t4p4r
@Sam-t4p4r 3 ай бұрын
This is shame,this guy is working for the enemy's of Somaliland
@Redspittingcobra
@Redspittingcobra 3 ай бұрын
Miskiin
@maxamedxuseen1740
@maxamedxuseen1740 3 ай бұрын
Where is the enemy. Somaliland has no enemy, except those our politicians created for S.L. due to their stupid policy. During the Rule of Muse Bihi, we experienced:- 1) triablism 2) theft of public funds & resources. 3) Dividing the nation into tribes 4) secret killings of prominent people of Awdal & Sool regions. 5) creating conflicts & unnecessary wars. 6) failing international policy & diplomacy. 7) selling coastal areas of the country. 3) missmanagement
@Sam-t4p4r
@Sam-t4p4r 3 ай бұрын
@@maxamedxuseen1740you are
@moderninformation7931
@moderninformation7931 3 ай бұрын
​@@maxamedxuseen1740agree with you 100%
@aminafarah7494
@aminafarah7494 3 ай бұрын
Masha Allah wariye fican
@hiboabdi-lo3vz
@hiboabdi-lo3vz 3 ай бұрын
Wadani rakaab xumaa cay mooyee iyo cunfi mooyee Wali barnaamij aanu kudoorano masoo bandhigaan muuse waa rijaal caalamkii ayuu wareeriso ku xidhay waa inanka kaliya ee africaana ee isagoo aan lacitirafin wadankiisu hadana laga baqayo markale iyo muuse waan hubba
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh 3 ай бұрын
Gaadhiga wadani odaygii 80xidhibaan wadi kari waayay ee golaha kufeedhtamayay iyo yarkii madax wayne siiraanyo buuga kaqoray dirawal kayihiin 😅😅😅miyaad karabtaa inuu rakaabkiisu fiicnaado wll😅
@AbdilahiGurey
@AbdilahiGurey 3 ай бұрын
Idinkaa fashilmay xildhimaanadii fashilmay
@abiibabiib4108
@abiibabiib4108 3 ай бұрын
Shame on this MP. He is totally lost. Somalilanders must rid of kind of these politicians.
@abiibabiib4108
@abiibabiib4108 3 ай бұрын
Shame on you.
@maxamuudcabdilaahi5317
@maxamuudcabdilaahi5317 3 ай бұрын
Waar ninkani waa huwan
@abdishakurd8090
@abdishakurd8090 3 ай бұрын
Kaliga baa muwaadina de😂
@MaxamedXasan-bw3wl
@MaxamedXasan-bw3wl 3 ай бұрын
Qoladii wadani maata aadbay u ooyayaane mawaxay kayaabeen taageerada kumiye ee gobolada awdal iyo gabilay
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh 3 ай бұрын
Yes taasaa argagixiso kunoqotay
@rashaabdallah7400
@rashaabdallah7400 3 ай бұрын
Huwan huwan dhashay baad tahY waxsad wadaa hurdaaye xirsi ficoon wadankji hore udhacay keen dhiigcusub kuwani hore auey u fashilmeen
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh 3 ай бұрын
Lkn xirsi uunbaad sheegtay ee odaygii wakiilada kudhex feedhtamayay maad sheegin😅
@MaxamedMuslimMaxamedMuslim
@MaxamedMuslimMaxamedMuslim 3 ай бұрын
Muuse biixi wuu ku guulaysanaa insha allaah reer saaxilna Kuma diri kartid madax weynaha hanoolaado
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh 3 ай бұрын
Insha allaah
@aliosman9609
@aliosman9609 3 ай бұрын
Kan yare DIIMUQURADIYADA .maba garanayo. DIIMU waa heshiis iyo isfahm. Lkn hadi ku dhahay waa laga adkaaday .mdwyne misu ku leyey hadi laga adkaaday. Soo DIMU .mah??? War xildhibanka wuxu dhahay hadii lajeclyey MUSSE lagama adkaadeen oo uma jeedin badinta aad sheyso
@IsmailJama-xo4gv
@IsmailJama-xo4gv 3 ай бұрын
Unproffessional journalist . Waar waxaan saxaafada yaa baray 😂😂 . Inankii school ka saaqidayba Wariye ayuu noqday 😂
@shabeel7467
@shabeel7467 3 ай бұрын
Reer Saaxilow Aygan huwanta ah shaaraca ku garaaca waa fataal huwan ah.
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh 3 ай бұрын
Yes halagu garaaco❤
@abdiali319
@abdiali319 3 ай бұрын
This guy is not Xeeldheere. He is Xeelgaab. Xildhibaan maaha ee Xildayac. Waxa uu xilka qaranka u qaaday inuu Madaxwayne Muse xagxagto. In Comparison President Muse will be one of the leaders who will positively be remembered in the world history and his re-election will happen soon InshaAllaah.
@abdirashidabyan5716
@abdirashidabyan5716 3 ай бұрын
ma wuxuuu inom cadeeyaaay in reer bariguuuu ka caqui yar yihein reer galbeedka beeenta daaa ......
@ShaaficiMaxamed-q3w
@ShaaficiMaxamed-q3w 3 ай бұрын
waaw sirbuu fashiliyay ninkani walee waligood baay beentaa usheegayeen
@luuljemac7527
@luuljemac7527 3 ай бұрын
Aderkandhalilaya muse waxan umalaynayaa inadtahay xilo irmanays ad ucaqlilita. Oo isduqaynaya
@IsamaciilAbdilahaiIsmaciilAbdi
@IsamaciilAbdilahaiIsmaciilAbdi 3 ай бұрын
Wariye doqonkalama waraysto😂😂😂😂😂
@mataancabdi102
@mataancabdi102 3 ай бұрын
Heego ayaa comment ga ka ooyaysa 😂 adeer 3 bil ayaa idiin dhiman 😂😂😂😂
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 3 ай бұрын
WAXUU SOO QATEY DIGTOORADAII QABIILKA AWAL KUWII KALE BARBAR DHIGAYYE MAYE
@SaakinSalebaan
@SaakinSalebaan 3 ай бұрын
Alle kacabso awooddii ciidanka qaranka waxa dhabar jabiyay mucaaradka walaal
@KadarIman-vj6jn
@KadarIman-vj6jn 3 ай бұрын
Muuse bixi wuu fashilmay dhinac kasta marka laga eego arimaha gudaha iyo arimaha dibada
@hiboxuseen7852
@hiboxuseen7852 3 ай бұрын
Kani waa cilaaj Ciise muuse Ma matalo Waa gudcur gude😅😅
@umuahmadmohammed1368
@umuahmadmohammed1368 3 ай бұрын
Waar kan doqonka ah maxaad I soo casuunteen? Huwata tii buu I shaqeeyo lacagtii huwata ayaa kula hadlaysa
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 3 ай бұрын
MARKII LA WAAYDIIYEY SUASHA QADANI MAXAAD UGU BIIIRTEY JAWAABTII MEEL FOG BUU LA DOONEY EEEEN EEN
@ahmedgaileh
@ahmedgaileh 3 ай бұрын
HADDII AAN LA SHEEGIN INUU YAHAY HABAR AWAL AH WAXAAN MOODI LAHAA INUUYAHAY INA CUSMAN CUMAR DOOL AMMA INA CADDE BOODE!!!!!!!?????
@shabeel7467
@shabeel7467 3 ай бұрын
Kani waa FATAAL Huwan cadal ha kortee, Saaxilna ma matashid ee tuug Ciro Cambe iyo Hersi Huwan kaba leef u ah ayaad tahay wadankana waanu iman inshallah oo shaaraca ayaanu kugu garaaci fataal yahaow cadow kalkaal ka ihi, suaasha inanku ku celceliyey hadii la idinka badiyo ma yeelaysaan wuu ka meeraystay laakiin waxaan kuu sheegayaa in Ciro niiq niiq dambe aanay u ool isna ogyahay oo hadii uu si toos ah u taageeri waayo in laga bediyey inta la garaaco Mandheera liinta uu ku cabi doono kalabku.
@IsamaciilAbdilahaiIsmaciilAbdi
@IsamaciilAbdilahaiIsmaciilAbdi 3 ай бұрын
Sadex sadex baalagukabaa aqal gudayar ardaabaalagukabaa sadyarina sadyarina samir baalagukabaa aqoonyarina aamus baalagu kabaa kkkkkkk
@AichaIsmail-z5g
@AichaIsmail-z5g 3 ай бұрын
Hambalyo farmajo groupe waa la shaqaynayaa❤❤❤
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 3 ай бұрын
XISBIGA BUURA FUULKA CADAW GAGAALKA EE WADANI WAA ISKU HADAL MADHAN MUUSE WUU FASJILMEY WAA KALMAD LOO SOO DHIIBEY
@Keysek
@Keysek 3 ай бұрын
Muse osagaba qaranka qawiyey oo meel walbo dagal iyo hanjabad isku furay . Iyo garad la,aan
@MaxamudCali-d4w
@MaxamudCali-d4w 3 ай бұрын
Muxuu qaban karaa noocan ookale xaqiraad ayuu meesha lasoo fadhiistaye bal halkuu gaadhaynu uwada joogi doonaa dhuuxuu xaasid ka yahay
@fatimafatima4425
@fatimafatima4425 3 ай бұрын
Aleilehe wariye mahamed waad ku mahadsenid sida wanaagsen ee aad ninkan faaruqa ah ee ku so horfadhistay u waydisay mid kale waa beenaale iga sujuud ka muqato ayuu been cad afka ku balaadhinyaa war qofku waa 0000 makasa xildhibaan markale 000 😅😅😅
@jaamacnuur3835
@jaamacnuur3835 3 ай бұрын
Ilaahay haynaga qabto wuxuu ku fashilmay 7 sanadood xuduudi waa oog ciidankii wax dhintay waxla wabtay dhaqasle daro harti wuu iska tagay ciise iyo samaroona way siisocdaan .maxaa hadhay waa isaaq isaaqna wuu kaladirayaa sidii wado muuse.
@ashanor8035
@ashanor8035 3 ай бұрын
Xusbiga kulmiya iyo muuse hadhaco hadhaco muuse ciidankii qaranka wuu jabiyay muuse wuu fashilmay wuu mamulikariwaayay qaramkii
@filsanananug8048
@filsanananug8048 3 ай бұрын
Haaye maxaa xildhibanada badidoda ka dhigay dilaalato xoola iibinaya 😂😂😂😂 inanka yare waryaha ah baa ka aftahansan oo qof diyarsan ah
@MawliidIimaan-xz8nz
@MawliidIimaan-xz8nz 3 ай бұрын
Nin maalin waashay ninka waraysanaya layable adeer nin mar washay weeye iimaan la anba haysa adeer wadani walahi ban wadani intu sobaxo dalka xukumayne xiita xusbi ahanbanu ku soo baxayn xukumada muuse bixi kanaxaw nafta waa huwaanta dawladnimada ka horjeeda walayska qaban muuse wixi umada laga boobayay ayay joojisay dalkanay galisay inamadi tahribi jiray wuu jojiyay wax lagu haysta hantiidi labobi jiray talabad ninkani waa nin marwashay wuu ladnaday mooye wuu bogsaday malee alla hacafigo maantana dadkii cilajka ah ayya ufadhistay midhiye waa cajib kuwii miyirka qabay ayanu aragna kuwii ciilajka ah namaantay ino soo fadhisteen somaliland allaw sahal
@kaysemohamed5586
@kaysemohamed5586 3 ай бұрын
Waa laan gaab weliba inanyari ku shubto .inankani waa weriya macquula isagoo kalaana weriyayaasha laga doonayaa waar wadaninana wax kugu falimaayo xildhibaannimada iyomucaaradnimadaba waad ceebaysay,wllhi waa lagu khasaaray,.
@MaxamedAbdiaadam
@MaxamedAbdiaadam 3 ай бұрын
XIL XASHIISHKAA FASHILAN TAADA SAX OO SHAQDAADA GARO M WEYNE AMA QOF INTAADAN TIISA SHEEAYSO MA HUBTAA TAADA MACSUUM TAHAY JAAHILNIMO HA ISKU CADAYN
@aminaahmed9352
@aminaahmed9352 3 ай бұрын
Waryahe hadad tahay qof muslim ah si sax ah u dhaliil ilahayna kabaq nacayb uunba ka muuqda imika aad madaxwaynaha necebtahay wax la qadankaro mad sheegine ilahay ka baqo walal xildhiban
@KhadraJama-x5i
@KhadraJama-x5i 3 ай бұрын
guul guul wadani guul insha allah ❤❤❤❤❤❤
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 3 ай бұрын
SANAD KA HOR BUU MEESHII LAGA SOO DOORTEY UGA DAMBSEY TAAS MAXEY KU TUSEYSAA IN UU YAHEY CALOOSHII U SHAQEYTEE
@MaxamedXasan-bw3wl
@MaxamedXasan-bw3wl 3 ай бұрын
Wariyahan kahor wali maan arkin wariye sidaas wax uwaydiinaya mucaaradka laakiin xildhibaankani waa nacas
@jamaalmixile14
@jamaalmixile14 3 ай бұрын
Waa aduuno macnihii ka dhamada muuse ma idinka isku aqoon ah adiga waxa ka muuqata cadifad qabiil muuse waa nin taariikh dheer ku leh somalida
@KhalifRageh
@KhalifRageh 2 ай бұрын
Waar dhaggax-dixeedkanni Su'aalaha diidaya, muxuu ahaa indho-addagaaa?
@abdimohamoud1803
@abdimohamoud1803 3 ай бұрын
Shame on you, waa cadowga gudaha, xildhibaan maaha
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 3 ай бұрын
XAYWAAN XAARWEYNE DAWALADA HADAN JIRIN FIICAN MA LAGA BADIN LAHAA GOLHA WAKIILADA
@farhanqalib2028
@farhanqalib2028 3 ай бұрын
Waa caruurta walatay oo qayaaladu waashay oo magarafoonka iska qaatay makaa muxuu la ogyahay waa caruur
@Aidid-ms8dj
@Aidid-ms8dj 3 ай бұрын
Weriye kan haku xigmad guurine iska daa adiga oo mahadsan
@abdirahmanlibaan5850
@abdirahmanlibaan5850 3 ай бұрын
Muuse daquud wadanka waa burburiyaay taasa xaqiiq ah
@engab001
@engab001 3 ай бұрын
Bal waxay doorteen reer Somaliland eega
@Sam-t4p4r
@Sam-t4p4r 3 ай бұрын
Monafaaq moryaan kudafadadi adoonka bad tahay
@abdimohamoud1803
@abdimohamoud1803 3 ай бұрын
Asc, suxufi dadka aad waraysanayso inaga hubi , Nin kani waa basaas
@AbdiweliMohumed-op4tn
@AbdiweliMohumed-op4tn 3 ай бұрын
Sidedaba ree somali land runta way dibeee
@MaxamudCali-d4w
@MaxamudCali-d4w 3 ай бұрын
Tuug beenaale ah baad tahay maanta waad cadahaye madaw ayaa kuugu xiga bidmillaah ama maskax daada ayaad kuwaayi doontaa
@momoabdo6991
@momoabdo6991 3 ай бұрын
Waar kani khayaali ayuu ku nool yahay Madaxweyne Muse Bixi hore ayuu uga guulaystay maantana shaaki kuma jiiro mar labaad Ciiro laga guulaysanaayo
@FawziAhmed-qj3sm
@FawziAhmed-qj3sm 3 ай бұрын
MACAARADKU DAD CAYTAMA AYAY HAYSTAAN MALAHA SIYAAASI. KANA WAA MID ISKA DAWAKHSAN
@lipaaxliqe
@lipaaxliqe 3 ай бұрын
Kani w'hi waa rer miyi ana wax ba garanayn orod adeer shaqadada qabso
@maxamedxuseen1740
@maxamedxuseen1740 3 ай бұрын
MUUSE KOOXDIISA DIFAACDA ee lacagta bilaashka ah lagu siiyo iyagoo guryahooda jooga AYAA CAY U MIISAY XILDHIBAANKAN WADDANIGA AH EE DAMIIRKA NOOL LEH.
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh 3 ай бұрын
😂😂damiirka nool iyo wadaniyadu haday tahay buur lafuulo ciidan lalaayo jaajuusnimo 2canlayn ciidan lakala qaybiyo jaajuusnimo safaarad hargaysa huwanta uga furan hurmarka heshiisyada dalka oo ladiidan yahay xuduudihii dalkoo ladafiray wadamada heshiiskii dalkayga diidanaa oo lalasoo saftay hay tahay wadani nimo waan nacay
@mahamedsaed2446
@mahamedsaed2446 3 ай бұрын
Nooca la eryo marka lagu guuro weeye noocasi
@AasiyaAadan-j5l
@AasiyaAadan-j5l 3 ай бұрын
Adna maxaad ku wanaagsan tahay doqonow
@Keysek
@Keysek 3 ай бұрын
Ina suldanow sxb waxba ha difaacin wax walbo wa la ogyey
@abdirahmanlibaan5850
@abdirahmanlibaan5850 3 ай бұрын
Wariye Hadii Hadii Hadii
@aminafarah7494
@aminafarah7494 3 ай бұрын
Kani waa doqon wayen 😂😂😂
@gblaadhheeso5672
@gblaadhheeso5672 3 ай бұрын
Wuxu doqonsanaa
@maxamedcabdilahicabdi496
@maxamedcabdilahicabdi496 3 ай бұрын
Waar kan yaree xaarweyne la yidhaa waa ku daafad no1 dameer reer baaluu ku qasaaray
@XasanJiciir
@XasanJiciir 3 ай бұрын
İnsha'allha
@asiaali6170
@asiaali6170 3 ай бұрын
Waar xishood waxaad tahey khadaaro ee xilka waad ku fashilin tahey ee is casil ayaan ku oran lahaa wax ma taro ayaad tahey.
@maxamedwarsamecigaal1557
@maxamedwarsamecigaal1557 3 ай бұрын
Kani waa xoolo
@IsamaciilAbdilahaiIsmaciilAbdi
@IsamaciilAbdilahaiIsmaciilAbdi 3 ай бұрын
Kkkkkkkkkk
@isseyusuf8888
@isseyusuf8888 3 ай бұрын
Cajiib
@faisalosman9906
@faisalosman9906 3 ай бұрын
KKKKKKKKK
@farhanqalib2028
@farhanqalib2028 3 ай бұрын
Ala iidoorku nasiib daranaa hakay gaadheen iyo halka Maanta lajoogo eega ee muuse juudan geeyey qabyaalad belaayo oo dhan
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 3 ай бұрын
KANI XILDHIBAN KU SHEEGA EE XAAR SHEEGA MAANUBAHEYN KII RAACSANA DAROODKII SOO WERAR3Y LAASCANOOD MIDANKALE MAANUNAHEYN KII SHUFTAADII BUURTA FUUSH3Y INTAGI JIREY EE ARKEY NIM XILDHIBAN OO SHUFTA U GARAABA WAA KA KOW ADDUNKA QOF XEER DAJIYE AH
@ZeinabAarjaamac
@ZeinabAarjaamac 2 ай бұрын
Maansha allah weriye xariifa,hadalkuu ku mergedey illeen xaqdaruu ku hadlayaaye, kii xeeb soo maray ee inoo hiiliyey miyaanu ahayn,*Mus balladhan kama baydhi karo neef biraysani,* beeni raad ma leh.
@soomaalilandxassan8084
@soomaalilandxassan8084 3 ай бұрын
X.dhibanimo kani uu hadli kari layahay,dacuf nimada kamuuqata,hadal doqonimo iyo hadal jilec ayaa ka muuqda
@jamilajamila-h8v
@jamilajamila-h8v 3 ай бұрын
Kani waa kuwii xanuuna sanaya ma muuse.cuni lahayeda waa xaacoyoo waxaa ka mida tahaye huwanta gudaha maxaa.qabataye xildhibaana baa tahaye
规则,在门里生存,出来~死亡
00:33
落魄的王子
Рет қаралды 26 МЛН
GIANT Gummy Worm Pt.6 #shorts
00:46
Mr DegrEE
Рет қаралды 108 МЛН
Sir Culus: Xaalka Bariga Dhaxe ee Maanta Iyo Dilkii Nasrallah Kadib .
1:07:12
Su'aalo iyo Jawaabo, Sh Asuuli iyo Dumarka Soomaalida Maraykanka.
35:10
规则,在门里生存,出来~死亡
00:33
落魄的王子
Рет қаралды 26 МЛН