Madaxweyne Cirro oo ka hadley dagaalka Dacawalay iyo Wada Hadalkii Federaalka Itoobiya dhex maray .

  Рет қаралды 10,387

Bulsho News

Bulsho News

Күн бұрын

Пікірлер: 26
@nawaladam114
@nawaladam114 2 күн бұрын
Somaliland guul Alle cadaegeena hajabiyo meel kasta joogaan❤
@AbdirashidYusuf-lv6ww
@AbdirashidYusuf-lv6ww 2 күн бұрын
Ina guumeed guumeed dhalay yusra harti habar yuusta 7sano oo ciilqabe ah
@BreakableLucid
@BreakableLucid 2 күн бұрын
Somaliland love somaliland 💚
@nimaoyussef7956
@nimaoyussef7956 2 күн бұрын
Doqonkii cadhada waynaa ee beenaalaha ahaa allah kuqabay candho ciro caanyo
@MaaxDheeg
@MaaxDheeg 2 күн бұрын
Waxaasaa siyaasada la yidhaahdaa waa la dhaafay ku jiqsiiii
@AbdirizaqNour
@AbdirizaqNour 2 күн бұрын
Sahar
@JamalmaxamedCandilahi
@JamalmaxamedCandilahi 2 күн бұрын
❤😂😂🎉😢😢😮😅8
@clraxmaansoodaan8453
@clraxmaansoodaan8453 2 күн бұрын
Waftigii cirroy aad badhasaabka jigjiga udirtay waa lasoo bahdiley waa maxay jileecu xisbiga wadaniyow shacbigaagii ayaa dacawaley lagu xasuuqayaa markaasad hadal jilicsan laimanasaan
@AsmaAbdirisak
@AsmaAbdirisak 2 күн бұрын
Isku xishoo shacabku waxay degen yihiin dhul dawlado kale leyihiin dawlada shulkaas le colander nagama shaxayso waa in si wanaagsan loola hadlo hadaad rabbi in Etiopia lala dagaalamana orodoo diyaarado soo iibso dee ciro waa adoo kale subxaanallaah
@mohamedomer2382
@mohamedomer2382 2 күн бұрын
Golihii paarlamaan baad moodaa.
@abdusalansaleban7339
@abdusalansaleban7339 2 күн бұрын
Maxa kaa khuseeya markaa quruxeey
@ahmedanzaari1790
@ahmedanzaari1790 2 күн бұрын
Isku dhiga xabada
@HassannuurCilmi
@HassannuurCilmi 2 күн бұрын
Askarigu wuu dalan yahay taga xaga danbe
@JamalmaxamedCandilahi
@JamalmaxamedCandilahi 2 күн бұрын
❤😂🎉🎉🎉😢😮😮😅😅
@suleimangoox6075
@suleimangoox6075 2 күн бұрын
Kuwa Madaxweynaha JSL iyo shacabka reer Somaliland aflagaadaynaya waxaad nooga dhigan tihiin nin carro kugu saydhiyey. Nin carro kugu saydhiyeyna waxba kuma yeelin laakiin calooshiisa waxa kujira ayuu kuu sheegay taasina culays adiga uun bay culays kugu tahay. Madaxweynaha iyo goloha wasiirada waxaan u rajeynayaa in illaahay xilka u fududeeyo.
@mohnur341
@mohnur341 2 күн бұрын
Madaxweynu shaqo fiican buu wada we la shaqeeye wakhtina ha la siiyo yididiilo wanaagsan baa so muuqata
@GggfFtffy
@GggfFtffy 2 күн бұрын
Waligay ma arag wax isoga dhaqan eg iidoorka iyo yahuda subxanallah
@AsmaAbdirisak
@AsmaAbdirisak 2 күн бұрын
Xasbunallaahu wanicma Al wakiil ilaahay baa hadalkaa kaaga jawaabi bi idnillaahi kariim sharkaa ku raac
@nawaladam114
@nawaladam114 2 күн бұрын
Doqon iska hadlayoo maxaad ku hadashay xasidnimadiina, gunimadiina, iyo caqli aaan fakar kale ku jirin oo ah somaliland gooya Alle sacabadiisa nag haya oo dhinacayaga taagan waxaad la aflaxdi dihiin sababtoo ah idinka ibliisbaad tihiin yuhuuda laqaate
@sahraahmed7340
@sahraahmed7340 2 күн бұрын
Waxad noo sheegtay waxad adi thy iyo calooshada ku jiro😅
@Jama-is9gt
@Jama-is9gt 2 күн бұрын
Maxay kugu sameeyeen ee aad ku samriweyday?. Marka hore se muslim miyaad tahay? Illeeyn waadigan magaca gaalka watee, mise waa is qarinaysaa oo kalsooni daro ayaa ku haysa?
@GggfFtffy
@GggfFtffy 2 күн бұрын
@Jama-is9gt gaal waxa udhaw kuwa jecel gaalada ee neceb Muslimka
@mohnur341
@mohnur341 2 күн бұрын
Qabiilaysi iyo wax mucaarad uun waa waxa kheyrkeen inaga reebay fikirka gaaban ha la joojo wakhtii mucaarad iyo muxaafad loo kala bixi lahaa lama joogo dagaal baa inagu socda haloo midoobo difaaca qaranka
1% vs 100% #beatbox #tiktok
01:10
BeatboxJCOP
Рет қаралды 67 МЛН
Сестра обхитрила!
00:17
Victoria Portfolio
Рет қаралды 958 М.
UFC 310 : Рахмонов VS Мачадо Гэрри
05:00
Setanta Sports UFC
Рет қаралды 1,2 МЛН
99.9% IMPOSSIBLE
00:24
STORROR
Рет қаралды 31 МЛН
MAANTA WAXBA LAYSU QARIN MAAYO RUNTA WAATAN
9:46
waridaad TV
Рет қаралды 33 М.
1% vs 100% #beatbox #tiktok
01:10
BeatboxJCOP
Рет қаралды 67 МЛН