" Madaxweyne Laascaanood Ma Waxay Ka Liidataa Maxbuus..." Xildhibaan Guruuje

  Рет қаралды 18,398

Horn Cable Tv

Horn Cable Tv

Күн бұрын

#HORNSAT #HCTV
KALA SOCO HCTV
KALA SOCO WARARKII UGU DANBEEYEY BARNAAMIJYO TAYO LEH IYO FANKA IYO SUGAANTA SOOMALIYEED, KU XIDHNOW HCTV
WWW.HCTV.TV

Пікірлер: 33
@mohamedomar2367
@mohamedomar2367 Жыл бұрын
Mansha Allah Guruje waa runtiis ama geela warabintisa isku qaawiya ama iska xaragooda adheer
@princek802
@princek802 Жыл бұрын
Lascanood ma hooyada ba kuleh...ader malaha wad sarwaqansantahy mise wad qarweesa😂
@abdirahmanlibaan5850
@abdirahmanlibaan5850 11 ай бұрын
Jeeganta waa bilaa indho 😂😂😂
@saadhussein5466
@saadhussein5466 Жыл бұрын
Xildhibaanka xaqiiq buu kahadley muuse maxuu necebyahey reerka Garxajis Kuwa agjooga ee sheegta tolow jirkooda ma saabuun miyaa kujirta dhiig mabakujiree.
@nimcojaamc8287
@nimcojaamc8287 Жыл бұрын
Wloo anagaa dhalnee muxuu na necbaan ma necba reerka laakiin nimankay Soo sharaxeen buu diidaa
@Qarandhise
@Qarandhise Жыл бұрын
Nin adag
@hamzawarsama1210
@hamzawarsama1210 5 ай бұрын
😅😊😊😊😅😅😅❤❤❤❤😂😂😂😂😢😢😢😢😊😊 1:15
@sakariyegacda1647
@sakariyegacda1647 Жыл бұрын
War somaliland way qiiq dayeee hurdada ka toos dhaam lahayne 😂😂😂
@qwertyaserty8404
@qwertyaserty8404 Жыл бұрын
waxba kamaan fahmin odayga miyu cabanayaa ???
@WayraWayrax
@WayraWayrax Жыл бұрын
Masuliyadaada iyo hadalkagu way kala fogyihiin
@mohamedomar2367
@mohamedomar2367 Жыл бұрын
Waa runta labadan mucariid ama ariinka doorashada ha uu hagar xaban ama bulshada taageera mijir hababinta haka daayan
@YuusufCabdirashiid-sq4is
@YuusufCabdirashiid-sq4is Жыл бұрын
Lajan
@husseinmohumed282
@husseinmohumed282 Жыл бұрын
Wuxuu iftiimiyey in aan waxqabadka dalka loo sinayn gobolo gaar ah iyo degmooyin gaar ahna loo sad buriyey. Dadka bukaa laakiin ma jeclaysanayaan hadalka xildhibaan guruuje.
@HagooganeMedia
@HagooganeMedia Жыл бұрын
Ina Cirro waa kee
@abdisamadmohamoud
@abdisamadmohamoud Жыл бұрын
kani waa nacas waxasa xildhiban noqday
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 Жыл бұрын
Bal maxuu madaxweynha tv uhala hadlayaa maad golaha dhaxdiisa warkaaga ka sheegtid
@adanaxmed9874
@adanaxmed9874 Жыл бұрын
Oo ma waxaad leedahay dagaalama oo dagaal isu qaawiya. Waar xishood.
@mataanahaahmed429
@mataanahaahmed429 Жыл бұрын
Dhukaal waxaa la oran jiray mahamuud Abdi dhukaal wuxuu ahaa nin garxajis ah kana ah muse ismail kana ah xamud turwaa sifiican ayaan u aqaanay markuu joogay xamar ee uu ahaa xisbiga hantiga wadaaga
@user-mb2ob6kg8z
@user-mb2ob6kg8z Жыл бұрын
Calacal
@sakariyegacda1647
@sakariyegacda1647 Жыл бұрын
Kan muxu ka hadlayaa ma dowlad baa jirta somaliland iska xumayayee wxy dhaman kam iyo wuxu ka sheekaynayaa hhhhhhhh ssc guuul
@cukeyr12345
@cukeyr12345 Жыл бұрын
Micnaha ay samaynaso wado hargeisa iyo burco ma fahmin. Berbera ayaa isku xidha labada gobol
@HUSSEIN10764
@HUSSEIN10764 Жыл бұрын
Arinta laas caanood eedeeda madaxweynaha ma laha ee waxaa leh taliyaha ciidamada qaranka isagaa soo fasaxay garaadadaa maanta nabada diidan oo dagaalka wada oo umadii qaxiyeen
@ali-gl1gm
@ali-gl1gm Жыл бұрын
waar reerkii sirilaanka warkoodi laba kal madood naar iyo jano kkkk kulaha Mr dhukey maxkamda ayaa ka shaqeen jiray Mr dhukey ku dayo xldhm qoodax sida uu ugu dadaalo degaankisa maalinkasta shir jaraaid laguma dooran ee orad haayadaha ama wasaradaha kala dhixiidh iyo kuwa degaankaga ee dhaqaalah heysta
@hoodohoodo9532
@hoodohoodo9532 Жыл бұрын
Waar naga amuus waxba ku hadli meysid eh, bal nin xisbigu ka tirsanada kasoo hor jeeda sidu qabiilkiisa uu dafaaco muxuu fa'iido leyahay. Siyaasi isku sheegan waxaanu fahmin ba sida ay xisyaadu uu shaqeeyan. Ma kasaa wax garaanaya oo lawyer isku sheegaya, lawyerow xaal qaado 🤮waar qabileyste ayaad tahay wax runta ku sheegad weyde.
@abdirahmancali8189
@abdirahmancali8189 Жыл бұрын
Wuuu ka aragti duwanan kara anaga dooraney dhinicuuu dantayda ka arko
@HagooganeMedia
@HagooganeMedia Жыл бұрын
Candha dhexe ka sheekee 😅😂
@mychannel-bq1mq
@mychannel-bq1mq Жыл бұрын
Ninkan hadii ui dood qabo waxay ahayd in uu ka qayb galo qudbada wixi dooda Ee uu qabo Ee uu imika inoo sheegayo Muu halkaa ka sheego
@khadaraidid2870
@khadaraidid2870 Жыл бұрын
Fahan sheekada nin dumar kaliya u qudbadeyay muxuuu calam kala socdaa wuu ku saxan yahay inuu imnka ka,hadlo sababto ah qof aan laga casuumin muxuu ku tagi😂 lax baa tahay aduu
@maxamedyuusuf3737
@maxamedyuusuf3737 Жыл бұрын
Ggigy
@nasserpokie
@nasserpokie Жыл бұрын
dagaalka Darood ninkii Doontay hayska daafaco, Tii baho idoor arrintu waa ku culustay gaar ahaan badawaco
@smire-yu4gv
@smire-yu4gv Жыл бұрын
Qorooje nacas waligiisii waad leedahay hadaad nin tahay qor Iga qaado jiifa hore tag adigo dharagsan ha soo fadhiisan war baahi ta dhataqlaha kala fadhiiso ummada iyo ciidanka kaas caanood ya haysta? Qaar halkaad joogto ku taamaya nabadaada iyo noloshaada ka xun iskoma xishood adiga iyo qaar kalo badan
Cool Parenting Gadget Against Mosquitos! 🦟👶
00:21
TheSoul Music Family
Рет қаралды 12 МЛН
啊?就这么水灵灵的穿上了?
00:18
一航1
Рет қаралды 51 МЛН
Watermelon magic box! #shorts by Leisi Crazy
00:20
Leisi Crazy
Рет қаралды 114 МЛН
버블티로 부자 구별하는법4
00:11
진영민yeongmin
Рет қаралды 17 МЛН
Cool Parenting Gadget Against Mosquitos! 🦟👶
00:21
TheSoul Music Family
Рет қаралды 12 МЛН