MADAXWEYNE SHARIIF IYO XILDHIBAANADA HAWIYE OO GO'AAN KA DHAN AH XASAN SHEEKH GAARAY IYO WARAR KALE

  Рет қаралды 4,641

SYL Somali TV

SYL Somali TV

Күн бұрын

Пікірлер: 15
@siradm
@siradm 2 ай бұрын
Metelaad shacabka Soomaaliyeed ayaan ula mid nahaye sh Shariif waxan lee yahay dalka ha loo turo
@MaxamedShxasan-o7x
@MaxamedShxasan-o7x 2 ай бұрын
Waxaana loo la tashanayaa shiikh shariif iyo wixii racsan
@MaxamedShxasan-o7x
@MaxamedShxasan-o7x 2 ай бұрын
Shiikh shariif waa uu saxan yahay sawab too ah asalka dowlada xasan na waa farac
@BashirDhere
@BashirDhere 2 ай бұрын
Shariifoow meeshaan haku dhiman. Jeesoow oyo faiza jeyte iyodhegey waxey yihiin majiraan
@143-k1d
@143-k1d 2 ай бұрын
Shariif Lasoo Gamay Tan Woo Too Ku Dhiman Lahaa Siyaasad Uusan Aqoon U Laheyn Uu Rabaa Inuu Wax Ka Dhaho
@fatimayusuf633
@fatimayusuf633 2 ай бұрын
In la is fahmo ma xumo lakiin waa in laga fogaada dhibateyna Dowlada Shiikh Shariif ha jideyo hana Abaabulo Xoreynta Dalka laga xoreynayo Alshabaab taas ayaa unashamed in laga tashado yaan waxyabo lale lagu meereysan gacmaha halesqabsado Tafararuqa ha laga daauo Dowlada
@143-k1d
@143-k1d 2 ай бұрын
Dalxueeeye Waala Doortay Waqtigiisana Wuu Dhameysanaa Cidii Ka Hor Imaadana Wuu Iska Celinaa
@dianadd12345
@dianadd12345 2 ай бұрын
Dal xaraashe looma dhulqaadan karo marka halaga tuuro kursiga mad weyne ileen u ma qalmee.
@hassanhussein1004
@hassanhussein1004 2 ай бұрын
Wax ka jira lama arko
@AlaaleAlaale-kq1qr
@AlaaleAlaale-kq1qr 2 ай бұрын
Shariif hala xiro
@dianadd12345
@dianadd12345 2 ай бұрын
Xassan dhiiqo hala xiro
@hassanhussein1004
@hassanhussein1004 2 ай бұрын
xildhibaannada Hawiye Growe 1 iyo 2 miyay rabaan,muse dulmigii laakuushkii dilalkii beegsiga qorshaysnaa Farmaajo.
@AbdirishiidYasiin-sz7br
@AbdirishiidYasiin-sz7br 2 ай бұрын
Waaa lagu khasbanyahy garoowe waxaan diido ma socon karaaan sababta oo ah waxaan maamulaa dhul io dad aan xamar siday rabto ugu talin karin sida maamulada jilicsan ee kale marka gurguurte siduu rabo oo ah dowlad hawiye leeyahy socon mayzo walee waana arki doonaa iyadoo teendhadii la fadhiyo walipa farmaajo ayaan keenanaa ama deni ileen waxbadan ayaan ogaanay hadeere
@hassanhussein1004
@hassanhussein1004 2 ай бұрын
@@AbdirishiidYasiin-sz7br qorsha fog lama socotid riyadaas ku jir xoogaa sir aan kashifayba ha noqoto. Be carfull somali waa mid isku dad hoggaankaxun ayaa isku kaana diraya sida Siyaadbarre,C/Yuusuf iyo Farmaajo Cawaanno xukunka qalad u fahmay,wanä sababta caddaalada aad ula qabsan waydeen.dhibkacunidda xoolo aan la lahayn dhaxalkaas.
@AbdirishiidYasiin-sz7br
@AbdirishiidYasiin-sz7br 2 ай бұрын
@@hassanhussein1004 kkkk dowlad siyaad barre ka danbeysa mahyzaa inader dadkuna waa is dhaamaane kan hadda jooga waa dulli aan dowlad aqoon ee musuq io lacag bes yaqaaan runtii
Xaasas Basaasiin ahaa, kuwa shukaansi safar u ahaa, mid is-qaxin ku qorneyd & Kuwa Kale.
37:59
How it feels when u walk through first class
00:52
Adam W
Рет қаралды 26 МЛН
HELP!!!
00:46
Natan por Aí
Рет қаралды 12 МЛН
А что бы ты сделал? @LimbLossBoss
00:17
История одного вокалиста
Рет қаралды 11 МЛН
How it feels when u walk through first class
00:52
Adam W
Рет қаралды 26 МЛН