Isku mid baynu nahay weligay xisbi aan kulmiye ahayn ma gelin. xisbig kulmiye meela kama soo galaan garxajis.
@mohameddarar481314 сағат бұрын
Talkay habar awal waxan leeyahay kula talinaya kuwa inosoracay cadaga inadilay waa ina aw siciid ismaacil yare cali guray iuo qarkalobadan
@abdiaziizahmed78275 сағат бұрын
WALAAHI MAANTA ANAGA OO HABARJECLO AH ANAGA OO AWAL AH OO ARAB SHEEKH ISXAAQ AH OO DHAMAAN REER SOMALILAND AH WAXAANU XOOG KU SAARAY KURSIGA MADAXWEYNE IN AANU CIRO SAARO HADII UU KA HOR YIMAADO DANTA QARANKA SOMALILAND WAXAA BALAN AH IN AANU LA GALO DAGAAL LAGA YAABI DOONO
😅 waxan xasuustay malinkay mj. Baashe cbdilahi . Iyo Dr.cabdiraxmaan ciro islaayeen golaha wakilada ee baashe feedhka lagu miisay 😂😂
@ilhanhassan981310 сағат бұрын
Maaha baashahani kii feedhka lala dhacay
@aamohamed510214 сағат бұрын
HAYAAY OO MAXAA HABAR AWAL GARXAJIS IYO CIRO KALA SHIRAYAAN. REER AYAA LOO SHIRAYAA MAAHA XIL DOON
@MaxamadCabdi-m4k13 сағат бұрын
Wuu baqday ader
@hassanmohamoud-t7p9 сағат бұрын
Ismaaciil faqash ayaa hore u yidhi ciro ayaa wax lala cuni karaa
@idirismowliid887013 сағат бұрын
Baashe nin rageed, hadal waad dhamaysaye.
@ilhanhassan981310 сағат бұрын
Qof go,an leh ayaad tahay oon kolba dhinac loo jiidan sida soomaalidu u badan tahay
@Nasiim-l6k14 сағат бұрын
Muuse gumaysigi siyad bar.. ayay isku. Habar shaxdii ina cigaal idin laqimayna way fashilantay ee qabyaalada kadaaya duriyada habar awal.waa guridanbayskayagii waa gob.ee wax haw dhimina g36 waa walaalkii.waa iga talo..
@KhadarXasankhayare9 сағат бұрын
Dee horta inader wxan modi jiray inad habar yoonis cayntamayso ilayn nimankan cida gale aya caytamayay war gobatine habar yonisey lakin cidagala goba way dhamatay wayo inan kii abtiga uhayen ayay ka xishon wayen