"Madaxweyne Xasan Sheekh Diyaarad aan la ogeyn in uu soo iibsaday ayaa u fadhido Garoonka,

  Рет қаралды 4,197

Somali cable

Somali cable

Күн бұрын

"Madaxweyne Xasan Sheekh Diyaarad aan la ogeyn in uu soo iibsaday ayaa u fadhido Garoonka,waxaad moodaa in Madaxweynaha uu Diyaarada u diyaarsanayo in uu ku baxsado" Xildhibaan Xasan Cabdinuur.

Пікірлер: 34
@omarw5124
@omarw5124 25 күн бұрын
Dadka fakada 🆎 kuma jiraan caadi iska dhigga odayga wuu wareeray✅
@aweismokhtar4536
@aweismokhtar4536 25 күн бұрын
Wlhi wayaab umaadan somali Loma shaqayeen karo qofkaasta qaabiil ayoo ku Weraraa Intaas waxaa dhibaayo qaabiilka oo ka dhashaay madaxweyne xassan sheekh war wa idiin fahansanaahay hadaanu nahay somali
@user-rn6gi8yl3z
@user-rn6gi8yl3z 25 күн бұрын
Maxakakaly baqti folxon
@mohamedjimale9959
@mohamedjimale9959 25 күн бұрын
Madaxweyne maahan mid dalkiisa iyo dadkiisa ka baxsado doqonyahow garo dantaada.kooxdii ku soo dirtay ee.dhegaha iyo indhaha la’eyd ee farmaajo majoogto ee dantaada garo Dalku dadxunka uma joogsanaato
@abdiazizmohamed1613
@abdiazizmohamed1613 25 күн бұрын
Ninka xisab xumaa
@barsaqanbarwaaqo4110
@barsaqanbarwaaqo4110 25 күн бұрын
WAA LA IDIN FAHMEY ILAA GUMEYSTIHII SOOMAALIYA IN ADINKOO KALE AYAA GARAB TAAGNAA INDHA ADAGAA MADAXWEYNAHA MA 50TANKIINAAN BUU KA CARARAYAA WAA RIYÖ KENYAN WAA DAL IYO DAD IDINKA ILBAXSAN WAXWALBA WA A ITUS OO ITAABSII WAXA RUNTA SHEEGANA WAA SHACABE MAAHA AFAR JEEBLE
@faadumoaxmed5589
@faadumoaxmed5589 26 күн бұрын
Wa edebdaran tahay madaxweynuhu waxow joogaaa gurigiisa qaxootina kuma ahan saas ula soco
@hassanhuuriye2582
@hassanhuuriye2582 25 күн бұрын
yana xolaha 93 safar lagu galay ii so sheeg waxa lagu so qabtay jawab ayan ka suga
@faadumoaxmed5589
@faadumoaxmed5589 26 күн бұрын
adiga maxaad uqabatay dadki kusodoortay Beenlloooow yahoooow
@barsaqanbarwaaqo4110
@barsaqanbarwaaqo4110 25 күн бұрын
HADUU SOO IIBSADO LACAGTIISU MAAHA MUSHAAR DOWLADEEDE HA KU CEEBOOBI DUNIDU WEY KAA XOG OGAALSAN TAHEE XASAN SHAQO SIDIINOO KALE KAMA BILAABIN TAN DOWLADA EE OGOW 34SANO ILAA DOWLADII SOOMAALIYA AYUU SHAQEYSANAYEY KEDIBNA BURBURKII HEY ADAHA WADANKU NINKEY GACANSAARKA LA LAHAAYEEN AYUU AHAA SIMADKA AAD WAX KABARATAAN KUWIINA AQOONTA SHEEGANAYA YAA AAS AASEY ADEEROOW GADAALKAGAAR GOOBTA WAA DUMIYAA
@Abdullahi-oo6dr
@Abdullahi-oo6dr 25 күн бұрын
Xassan malha waa pilot 😢
@barsaqanbarwaaqo4110
@barsaqanbarwaaqo4110 25 күн бұрын
MUCAARADKII UDOODAYAASHA ITOOBIYA WAA LA IDIN FAHMEY WAXAAD KU EEDEYNEE DOWLADA ADIGU WELI MATAGTEY DEGAANKAAGA MA KALA QEYB QAADATEY DAGAALKA SHARWADAYAASHA
@faadumoaxmed5589
@faadumoaxmed5589 26 күн бұрын
Iska ooy intaaad guriga hoosta kasoxirato guuuuleyso dalxureeeeye xashan shiiiq
@hassanhuuriye2582
@hassanhuuriye2582 25 күн бұрын
fadumo ina ader ii sheg meshow xoreyey xita halmel iso sheg jawab ayan ka suga
@haweyorashid9419
@haweyorashid9419 25 күн бұрын
Dhaal qaarasheeh qaabrih fuugteh boohoon saantah daabadah gaashtah oh Abee kaa baaqaya maad kuuh shegtay daal xooreye
@Munira-ug3go
@Munira-ug3go 26 күн бұрын
Xawayankan oo kale hawareysan neyroobi ayuujogaa
@haweyorashid9419
@haweyorashid9419 25 күн бұрын
Ruuntah kuuh xaajiimon miiyah dhiiqo wax qaabad aan tuugnimo, aahan maasoh koor dhiin
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 25 күн бұрын
kkkkkkkkkkk xasan sheekh diyaarad uu kubaxsado buu xoolihi qaranka ka iibsaday ileen dembiyu galaye
@faadumoaxmed5589
@faadumoaxmed5589 26 күн бұрын
Adiga maxaaaad qabatay oo laguugu xasuusto
@haweyorashid9419
@haweyorashid9419 25 күн бұрын
Ruuntah aayuh kaahadaly maaykuuh dhiibih?
@user-de6lm4wn9c
@user-de6lm4wn9c 25 күн бұрын
Elaay Ka Been Badan Ooka Cuqdad Badan Ma Arag Truck Driver Oo U S A Ka Ahaa, Waa Ninkii Dhahay 2019 Hawiye Hala Dhameeyo Maantana Waa Xildhibaan Yaab
@waryaawariiri1812
@waryaawariiri1812 25 күн бұрын
Mooryaan naar gale aadiis, mey ki sheeni meeluun?
@mahamedqolfaa1079
@mahamedqolfaa1079 25 күн бұрын
Maxaa kaagalay wasaq ayaa kudhashay
@AliAli-yl5rh
@AliAli-yl5rh 25 күн бұрын
Kani in lawareystaba maahayn laakiin waxaa waraysanaya mid ku fakar ah oo ah taageerayasl farmaajo
@user-de6lm4wn9c
@user-de6lm4wn9c 25 күн бұрын
Jaahilkaan Oo Kale Aa Xildhibaan Ah Oo Mdaxweynaha Been Ka Sheegay Diyaarad Uu Soo Kireyste Mahubo Uu Dhahay Hadana Waxaadan Hubin Maxaa Usheegeysaa?
@osmansharif9607
@osmansharif9607 25 күн бұрын
maseer lee miyaa hadalkaaga zambac ayaa tahay
@haweyorashid9419
@haweyorashid9419 25 күн бұрын
Aafkagah caano laaguh qaabay Waxuh Faramajo Saameyey in xasan shegto dowladeesuh waah qaalad
@Gulmudagirl
@Gulmudagirl 26 күн бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂🐐🐐aaaa aaaa xassan sheikh miyaa xamar kabaxsanaya miyaa ma farmaajo baadmoday xassan sheikh meel uu xamar ugadocto majirto hacararo ninkii dhofkuyimid 🤮🤮😡😡🤮🤮
@berdilacashe283
@berdilacashe283 25 күн бұрын
Hassan ma wax faadidad kuqabta wlley ..qabyaalad ba meshaas nigeyse somaali hadaad tihiin .hassan asago dan niga laheyn o qubuuraha faqanayo dadka barakicinayo..dhulalka xaraashayo musuq iyo eex lugta kula jiro baad wali taagersantahay ood udoodeysaa adigo koob shaah kahelin iskadaa wax uukuqabte ..hadhowna waxaad lasofarisaneysaan mxa dalkeena burburiye siyaasi xun ba sidaa nogaley ..idinkaana taagero uah labada dhinacba
@Silver-Murphy
@Silver-Murphy 25 күн бұрын
Doofaar baad tahay duliya. Muqdisho Maalintaad biloowdeen inaad sheegataan ayey taariikhda ka masaxantay. Farmaajo muqdisho ayay xuduntiisu ku aasantahay, halka xasan calasow uu 2000 hirshabeele lo'da ku raaci jirey. Ninkaaga saas u hadlayana waxaa laga yaabaa inaadan muqdisho jiingad xitaa ku lahayn. Wakaas muqdisho adiga oo dadka ka xigteysanaya iyo madaxweyne kumatala kuwada nooshihiine, bal shacabka muqdisho asbuuc kaliya yaan laga oohin. Wabilaahi towfiq
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 25 күн бұрын
xasan sheekh wa in wadanka laga qabto
@Ahmedali-fo4wo
@Ahmedali-fo4wo 25 күн бұрын
waxa mooshin u la ordayaan xildhibaano isku sheega oo aqoonta siyaasada ku yartahey ee baadiyaasha kayimid ee aan waxba aqrin waxa xasan sh u balan qaadey ee uu danta uu ku fushadey uu ka dan gaadhey maeysan ka helin baabuur iyo beero guryo wasiiro adiga jano ayuu u balan qaadey waa uu kaga baxey marka kuwan 2sano qamri iyo naago iyo qayilaad bey ku jireen markii hore dan somali ah ma eysan wadin mar meelahaas haiska ooyaan wadanka alshabaab baa ka taliya ismaciil cumar geele ayaa ku shaqeysta marka xamar loogama shaqeeyo dan somali ey leedahey waa dan shaqsiyeed hasana waxaa lo sheegey adigaa joogaya oo kursiga iska heysan waa shaqaale isaga xitaa ismacil c geele baa soamliya ka taliya saa ogaada
@Abdulkadir-bd1tc
@Abdulkadir-bd1tc 25 күн бұрын
😂😂😂😂😂😂😂, hadduu kala carar yimmaaddo, Xasan--Tuug waa in hawada laga xayiraa, KKKKKK , MW ugu j Horreeyey dadkiisa gaajo iyo Rafaadd, Ragaad iyo dagaallo solkeeye ka jiraan dalka ayuu DIYAARAD GATAY?? 😂😂😂😂😂, AFRIKAAN, MASKAXDA IYO MAANKA ILAAHAY KU TIR......8ML.. 😂😂😂😂😂😂
TIKTOK OO MAR KALE DIB U CAMIRMI DOONO
2:47
Somali cable
Рет қаралды 3 М.
Stay on your way 🛤️✨
00:34
A4
Рет қаралды 26 МЛН
Finger Heart - Fancy Refill (Inside Out Animation)
00:30
FASH
Рет қаралды 29 МЛН
Задержи дыхание дольше всех!
00:42
Аришнев
Рет қаралды 3,8 МЛН
kiiska Ardaygii lagu dilay Muqdisho & Maxkamadda Ciidamada..
22:35
Somali National Television
Рет қаралды 73 М.
Riwaayadii Beeraha | C-BOY FILMS
25:03
Abdirahman C-BOY
Рет қаралды 349 М.
KALA-MAAN
4:03
UNDP Somalia
Рет қаралды 48 М.