Madaxweyne Xasan Sheekh oo magacaabay Talisyo lagu soo biiriyey Ciidanka Xoogga

  Рет қаралды 12,115

VTV Somali

VTV Somali

21 күн бұрын

Warar laga soo xigtay diblomaasiyiinta Soomaaliya iyo Ethiopia ayaa sheegaya in Amiirka Qatar, Amir Sheikh Tamim bin Hamad Al Thani uu si kala gooni gooni ah khadka taleefanka ugala hadlay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Ra’iisul Wasaaraha Ethiopia Abiy Axmed.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa iyada oo laga duulayo dib u habeynta iyo dardargalinta awoodda Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo soo jeedinta Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya waxa uu Xeer Madaxweyne ku soo saaray Talisyo cusub oo lagu soo biiriyey Ciidanka Xoogga Dalka, kuwaas oo kala ah, Taliska Ciidanka Gaarka ah ee CXDS, Taliska Tababarada CXDS, Taliska Sahanka iyo Wardoonka CXDS, iyo Taliska Taakulada Guud ee CXD.
Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Soomaaliyeed ayaa daahfurtay shir muhiim ah oo ay isugu yimaadeen heerarka kala-duwan ee dowladda oo leh heer Federaal iyo heer dolwad-goboleed.

Пікірлер: 12
@AhmedNuur-eg1qg
@AhmedNuur-eg1qg 19 күн бұрын
Hadaba mogdisho Waa casimada Somalia Waa Hiraab city of Somalia Mogadiscio
@user-pj5sl2zi2j
@user-pj5sl2zi2j 19 күн бұрын
Ninkan caad ee heysta voada muxu ahaa
@abshirali313
@abshirali313 19 күн бұрын
Gaalkacyo baan idinkala socdaa Nabad iyo caafimaad Allaha n siiyo
@DahirAxmed-gl1oi
@DahirAxmed-gl1oi 19 күн бұрын
WAa maxay nimaka cadanks ih ee shaashad ka muuqdaa
@MacruufMacruuf-im9dz
@MacruufMacruuf-im9dz 19 күн бұрын
RUSSIA wuuuu
@NimcaanMuhumad
@NimcaanMuhumad 19 күн бұрын
Magacagu nimcaan jigjiga ete.
@khadijoxaajimuuse5177
@khadijoxaajimuuse5177 19 күн бұрын
Xayeeysiin miyaa raggen aad shaashada inoo soo saartid axsan ku xayeysii dhulkeyna iyo geelaba 😏
@NimcaanMuhumad
@NimcaanMuhumad 19 күн бұрын
nimcan 16:55 jigjiga ete.mahadsanin wakuma ninka shaashada kusaaran
@sshirwacaadan7938
@sshirwacaadan7938 19 күн бұрын
DAGAAL. BELEDKA MA OSTAGAYO WELIGI WAA DAD HORE DULMI U GALAY.
@MohamedHadi-yv1xs
@MohamedHadi-yv1xs 19 күн бұрын
Maxamed. Jooga.magalada.awdal.borama
@AamiinYare-yl9bf
@AamiinYare-yl9bf 19 күн бұрын
2:28 ❤ wdal
@AamiinYare-yl9bf
@AamiinYare-yl9bf 19 күн бұрын
Wa😊s
Caawa iyo Dunida
59:27
VOA Somali
Рет қаралды 17 М.
Shirkii Jaraa'id ee Fowziya & Warqaddii Sirta Ahayd ee ATMIS!
10:56
Sheikh Abdi Hersy
Рет қаралды 66 М.
Always be more smart #shorts
00:32
Jin and Hattie
Рет қаралды 42 МЛН
VOA Somali Radio Idaacadda Subaxnimo 03.07.2024
20:09
VTV Somali
Рет қаралды 9 М.
Wareysi: Xasan Sheekh oo ka hadlay khilaafka Farmaajo iyo Rooble
8:50
AMIIN YARE - II FUR BUUGA NAXARIISTA - OFFICIAL VIDEO 2024
5:01
Samiir Zaam
Рет қаралды 10 МЛН
MONGOLIA | Turning Towards the West?
14:27
Prof James Ker-Lindsay
Рет қаралды 61 М.