Xuska 1-da Luulyo oo lagu qabtay xarunta Safaaradda Soomaaliya ee Kenya

  Рет қаралды 11,252

VTV Somali

VTV Somali

4 күн бұрын

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa mar kale maanta booqasho ku tagay mid ka mid ah degaannada ka tirsan gobolka Shabeellada Dhexe ee ay ku sugan yihiin ciidamada dowladda Soomaaliya ee dagaalka kula jira ururka al-Shabaab.
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in aysan waxba ka jirin wararka sheegaya in ay wadahadal uu u dhaxeeyo dowladda Soomaaliya iyo kooxda Al-Shabaab.
Wadahadallo magaalada Ankara ee dalka Turkey ku dhex-maray wasiirada arrimaha dibedda Soomaaliya iyo Itoobiya ayaa soo geba-geboobay ayada oo labada dhinac aysan wax heshiis ah ka gaarin khilaafkii u dhaxeeyey.

Пікірлер: 7
@MohamedSALAT-s5n
@MohamedSALAT-s5n 3 күн бұрын
Keep going bahda VOA
@user-el5pb8nd7r
@user-el5pb8nd7r 3 күн бұрын
Waa yaan itobiya, ma,bad baan, wadaagnaa, waa yaan
@HasssnAli-vl2ii
@HasssnAli-vl2ii 2 күн бұрын
@HUSSEINISMAILAbdi
@HUSSEINISMAILAbdi 3 күн бұрын
Voa hanoolaato❤
@user-el5pb8nd7r
@user-el5pb8nd7r 3 күн бұрын
Itooboya sharciga caalamiga ma ,qabto miyaa ,reer galbedka wada miyaa ,mise iyada iswado Miya????waa in wax lanoo qeexxaaa!!!
@mahamedomar7187
@mahamedomar7187 3 күн бұрын
𝑾𝒂𝒙𝒂𝒏 𝒊𝒅𝒊𝒏𝒌𝒂𝒍𝒂.𝒔𝒐𝒄𝒅𝒂 𝒅𝒋𝒃𝒐𝒖𝒕𝒊.
버블티로 체감되는 요즘 물가
00:16
진영민yeongmin
Рет қаралды 101 МЛН
I Can't Believe We Did This...
00:38
Stokes Twins
Рет қаралды 43 МЛН
VOA Somali Radio Idaacadda Galabnimo 05.07.2024
19:59
VTV Somali
Рет қаралды 9 М.
FARAX MACALIN NIN NAAGTAADA U JEEDA GABADHAADA LAGUMA KARO
14:59
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 99 М.
Le satellite Gaia, mètre de la galaxie
3:17:50
Cité des sciences et de l'industrie
Рет қаралды 1 МЛН
SOOMAALIDU ASAL AHAAN XAGEE KA YIMAADEEN AMA KA SOO JEEDAAN?
12:07
Farhan Jimale
Рет қаралды 79 М.
버블티로 체감되는 요즘 물가
00:16
진영민yeongmin
Рет қаралды 101 МЛН