MADAXWEYNE XASAN SHEIKH O AABE CABDI CASIIS & QOYSKISA LA KULMAY SI U U SAXIIXO TOOGASHADA SIID CALI

  Рет қаралды 179,352

Mohamed Buskut Official

Mohamed Buskut Official

15 күн бұрын

Пікірлер: 289
@MohamedBuskutOfficial
@MohamedBuskutOfficial 14 күн бұрын
Sidee u aragtaa kulanja madaxweynaha & Aabe Cabsi casiis like & subscribe saar thanks
@user-bs5gk2nl3l
@user-bs5gk2nl3l 14 күн бұрын
Waa wax fcn Lkn mar hore in uu lakulmo ayuu ahaaa mdxwynaha aabahaas reerkasi intaan ayagaa garsiyen wayo weey ku jejesen asigoo dhiban Hadul qaatano
@Zabna143
@Zabna143 13 күн бұрын
Waa war farxad Leh alx cadaalada ha shaqeyso💪
@user-lz3dd2rd8j
@user-lz3dd2rd8j 13 күн бұрын
Waa sodhaweynaa
@DahaboCabdile
@DahaboCabdile 13 күн бұрын
Asc
@user-bs5gk2nl3l
@user-bs5gk2nl3l 13 күн бұрын
Wcs
@XamzaAhemed
@XamzaAhemed 13 күн бұрын
Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@FaadumoAadan-iq7tr
@FaadumoAadan-iq7tr 13 күн бұрын
صلي الله عليه وسلم
@hollaatme2991
@hollaatme2991 13 күн бұрын
Scw❤
@issehassen4203
@issehassen4203 13 күн бұрын
Scw Scw Scw
@hodanitanajmanita6664
@hodanitanajmanita6664 13 күн бұрын
💝🌴 أللهم صل وسلم وبارك على سيدنا و نبينا و حبيبنا و شفيعنا محمد بن عبدالله بن عبدالمطلب و على آله وصحبه الأخيار أجمعين صلى الله عليه و سلم تسليماً كثيراً 💝💝💝💝💝
@NimcoNalka-vf1if
@NimcoNalka-vf1if 13 күн бұрын
Scw
@makoahmed7381
@makoahmed7381 14 күн бұрын
In sha Allah waalataagan doona in latoogta wanaagsan waxaan Allah karajaynaya inuu made wayna xasan saxeexo in sayid Ali latoogto 🤲🤲🤲
@user-sn5yz7vg8v
@user-sn5yz7vg8v 13 күн бұрын
MAYA DIYO MAYA DIYO MAYA DIYO HG SOMALIDA HALAGA QABTO ALX TOOGASHO WEYE INSHAA ALLAAH
@user-fr9um3ww4r
@user-fr9um3ww4r 13 күн бұрын
Waa sax hadii ladilo luul masonoqoneyso SOMALI WEYNEEY sabar jamiil ka qaata in sayid Ali ladilo
@user-nz8xk7ql9q
@user-nz8xk7ql9q 13 күн бұрын
Somalida dhiiga muslimku la fududaa , in la cafiyo ayaa ka khayr badan in la dilo. Lakin somaliyi dila mooyee daaya ma liqi karayso.
@HappyArchaeology-zl5ok
@HappyArchaeology-zl5ok 13 күн бұрын
​@@user-nz8xk7ql9q Diinteena islamka ayaa qabto wllo qaatilka waa in la dilo asna alright!
@user-rs7je6zr1f
@user-rs7je6zr1f 13 күн бұрын
Madaxwaynuhu waa khaa in tuug ah warfiican kama sugayo dulmiilayaasha ayuu uhiilindoona
@makoahmed7381
@makoahmed7381 14 күн бұрын
Hadu madex whayne xasan shaiekh saxeexay ma sha Allah hambalyo haduu kuduftay saxeex cadaalad way heshay Luul
@user-sn5yz7vg8v
@user-sn5yz7vg8v 13 күн бұрын
M.a allaah Mooryaantii baq baq baqda badnaa Kibirkoda daka kasii xanaaqsiiyay
@ubaxcali2067
@ubaxcali2067 13 күн бұрын
Wllhi beentaa ma aha ayagoo iska aamusey loo qaatey
@user-lz3dd2rd8j
@user-lz3dd2rd8j 13 күн бұрын
Aad iyo aad
@laylosiyaad-qm8uj
@laylosiyaad-qm8uj 14 күн бұрын
bismillah asc horta xasan sh haduu saxiixo waamida shacabka somaliyed uga fadhiyaan lkn hadey dhacdo in uu qoyska gabadha usoo jeediyo diyo qaadasho wuu usoo jeedikaraa dhibmaleh lkn haduu iskadiido aabaha lul illahow kunaxariiso dhalay mw xasan sh uu xugunka oofiwaayo ogow dowlad manahin ee waxa naheysato waa s caliyoo miiran sidokale waxan shacabka somaliyed ugu baaqaa melwalba ey joogaan inaan dulmiga iyo cadaalad darada simideysan uga hor imaanaa qabyaaladana meesha aanka saarnaa rabi talokufilan
@AnimaSaida
@AnimaSaida 14 күн бұрын
Sheekhal diya maqaadato lkn wax waa cafiyan sasan maqli jiray
@abdirahmanabdirisaqmursal6604
@abdirahmanabdirisaqmursal6604 13 күн бұрын
Ragga haa lkn dumar ma cafiyaan.nin rag rag dilay waa lafahmi karaa lkn gabadh waa sheeko kale
@robloxjgjvkcvkgvjvkvjvj
@robloxjgjvkcvkgvjvkvjvj 13 күн бұрын
Buskud see uhadloysaa adi ilmahaas markii lagu maareynaayo lacag hooyadood oo la duway ma shiikhaalaa dhamaadeen ma iska daa saa uhadleyso bacdeen waxaan diinta ku qorneen see ku qaateen sadex boqol oo kun mise waa arak saan ku yeeley bacdeen maba soo marin jidkii lagu cafin lahaa waakaa waliba handadayo qoskii bas waan ka xumahay inaa saa uhadsho😢😢😢
@AhmedAlly-nq9yy
@AhmedAlly-nq9yy 13 күн бұрын
Shiqaal miyanay bina adam ahayn miyanay xaqlahayn ilahay halaga baqo
@user-bs5gk2nl3l
@user-bs5gk2nl3l 14 күн бұрын
Abbe cabdi casiis asaa gabadha dhalay xukunkana alla ka sugow asoo gacanta ugu jiraa Wixii illahey ugu tala galana ayuu ku dhamanaaa I.a
@FaadumoAadan-iq7tr
@FaadumoAadan-iq7tr 13 күн бұрын
Sax waye
@Nimcoabdimuuse
@Nimcoabdimuuse 13 күн бұрын
Hala dilo carurtu irsaqad bayleyihin😢😢😢😢
@suruefarah8706
@suruefarah8706 13 күн бұрын
Anaga Ayaa Habargidir Ah Sayid Cali Haladilo Waliba Ladaldalo
@user-bs5gk2nl3l
@user-bs5gk2nl3l 13 күн бұрын
Ma dhihi karno hala dilo lkn xadka halaga oo fiyo I.a Waana heer abtiyashey
@user-lj7bl2kr8n
@user-lj7bl2kr8n 14 күн бұрын
Walaahi waan kufaraxsanahay inta cadaalada raadinaasay tiirta ayaan raajeena inshaalaah tacaalaa 😢😢😢😢😢
@CaatikoMacalin
@CaatikoMacalin 12 күн бұрын
Shre
@sumayamohamed6657
@sumayamohamed6657 14 күн бұрын
Shaqal. Xaq. Ayey. Kutagantaha
@fathiadjama
@fathiadjama 13 күн бұрын
Waa yaab, subhanalah. Diyada awlaada ayey u fiicantahay in lagu koriyo laakiin qofka sidaa qof u gubayna sidaa freedom loosiinaa. Ha qirto horta xukum ka haba laga khafiifiyee . Allah ayaa xaalka og 🙏 si qayr leh ku dhamee.
@user-oc3hy7nz3e
@user-oc3hy7nz3e 13 күн бұрын
Shikhal kaligod maha ogsanada anaga garabsineyno
@XuseenMaxamuud-ms2xs
@XuseenMaxamuud-ms2xs 13 күн бұрын
Kusali nabigeena muxamad scw scw scw
@XuseenMaxamuud-ms2xs
@XuseenMaxamuud-ms2xs 13 күн бұрын
@FaadumoFaadumo-gi8kr
@FaadumoFaadumo-gi8kr 13 күн бұрын
Daahir calasow dulmiilow waxid illaahey haku cadaabo adiga ninka xaskisa gubaybo
@HappyArchaeology-zl5ok
@HappyArchaeology-zl5ok 13 күн бұрын
Asagoon dhiig galin buu dabarka saarani sababtoo ah wuu difaci haya ileen ismaogee ,Alla jahliga iyo qabyaalada waa cudur ilaahow naga kori sub.....Dahir Alasow Khatimada Alle hauhagajiyo asga iyo dhamanteenba biidnilaah
@MahadCismaan-mf6dg
@MahadCismaan-mf6dg 11 күн бұрын
Masha allah war farxadle reerka masaakiinta ah reerkan wada tuugta ah ee xaqdarada isku babaystay culimadooda iyo caamadooda rabbi hawga hiiliyo
@khadraali8373
@khadraali8373 13 күн бұрын
Madaxweynaha mooryaantu iskadejinaya Abah miskiinkabu sirsiraya
@ashheart9761
@ashheart9761 12 күн бұрын
Daahir calasoow diinta islamka kariimka ee dhahayso qofkii , qof dilo, hala dilo miyuu diidan yahay, Haduu diidan yahay, Allow halka aad daahir calasoow ku xisaabin doonto ha i joojinin, Aloow waxaad amartay waan raacayaa , Waxaad diidana waan ka harayaa, yaa Rabi ☝️🤲
@zamuzamu9194
@zamuzamu9194 13 күн бұрын
Soon 300k congratulations Walalkey maxamed buskut
@user-ft9zr8dk4t
@user-ft9zr8dk4t 13 күн бұрын
CALASOW WAA NIN DHINTEY. NINKA WAA IN LADILO HADAY CADAAL JIRTO😢😢😢
@sahroabukar1795
@sahroabukar1795 14 күн бұрын
Cadaalada ha guuuleysato guuuuuul 👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👍👍👍
@MuraayoCumar-gr7qd
@MuraayoCumar-gr7qd 14 күн бұрын
Shanta boqol ma gacmahay isku haystaan marka ladilayo ayaguse ma birbaa aan dilku Karin cawaantaas lama daynkaro ee hala dilo mujrinkaas luul dilay
@bisharodahirfai
@bisharodahirfai 4 күн бұрын
Thanks alot
@user-kn5pi6kp2g
@user-kn5pi6kp2g 14 күн бұрын
Asc Daahir calasow walaahi waa beentaa waxaan ahay nin habargidar oo ceyr ah Saleebaan yuusan dadka igu dirin. Waa Inaan dadka ku dhex noolaano?
@dekaltoss1129
@dekaltoss1129 7 күн бұрын
War farxadle markaad tidhi baan like kuu saaray
@abumaxamed1925
@abumaxamed1925 13 күн бұрын
سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم
@user-sn5yz7vg8v
@user-sn5yz7vg8v 13 күн бұрын
M BUSKUD AWLAADA WAXBA KAMA GALIN HAKA HADLIN MUSTAQBAL ALA UHAYA LACAG HG WAA XAARAAN MARABAN REER C CASIIS QASAB MIYAA LACAG REER C CASIIS XALAAL AH WAY HAYS TAANE
@hagiohaji7937
@hagiohaji7937 13 күн бұрын
Allah wuxuu xukmiyey in la fuliyo ayaa wanaagsan taasoo ah in la qasaaso ama in diyo la kala qaato amaba inuu odayga uu iska cafiyo.
@Fardowsaxasan048happy
@Fardowsaxasan048happy 10 күн бұрын
Allah ha unaxariisto 😢😢😢😢
@qamaralinoor8226
@qamaralinoor8226 14 күн бұрын
Yes yes❤
@user-qx9rp5yn5k
@user-qx9rp5yn5k 13 күн бұрын
Maxamed buskud wadnahaad udhimanaysaa ilaahay hakuu naxariisto walaahi bilaahi bilaha ma gaadhaysid waad fhimanaysaa
@Hana-997
@Hana-997 13 күн бұрын
Masha Allah
@NimoDaad
@NimoDaad 7 күн бұрын
Caruurt ilaahaybaa ujooga oo korin ninkaasi hadii ladaayo inaanu cid hambaynayn allahasahlo
@niema_mahamoud
@niema_mahamoud 13 күн бұрын
Subxanallah 😢
@Sarta100
@Sarta100 13 күн бұрын
Waa mooryaan dulli ah daahir calasoow waa dhiig yacab. Waa booto haday dilaan dad ayagana waa in la lamaxkamadeyo zHg salka.
@user-eb7op3gr7c
@user-eb7op3gr7c 14 күн бұрын
حسبي الله ونعم الوكيل اللهم احفظ بلادن وبلاد المسلمين اللهم آمين 🤲
@FaadumoAadan-iq7tr
@FaadumoAadan-iq7tr 13 күн бұрын
اللهم ءاميين
@kaamilwarsame
@kaamilwarsame 13 күн бұрын
Nin yahow warka isbaaro ha u dhigane warka nooga leexo
@Abdimutalibibrahim-pn9ul
@Abdimutalibibrahim-pn9ul 6 күн бұрын
Sida tawfiiqda ku jirta alla ha waafajiyo .
@user-wi2ri5oc3s
@user-wi2ri5oc3s 11 күн бұрын
Scw❤❤❤❤
@user-vq2yu8wp5i
@user-vq2yu8wp5i 12 күн бұрын
Madax waynaha asa diyaada dhibayo sabto aah xasaan shiq waa hiraab xasan shiq guul iyo goobo nimo
@imansheikh6454
@imansheikh6454 13 күн бұрын
‏اللهم صلي وسلم على نبينا محمد
@Abdi-uy2jj
@Abdi-uy2jj 13 күн бұрын
wa farxat guul guul xaqa
@HassanSaid-cl6yj
@HassanSaid-cl6yj 13 күн бұрын
Hadaa dishaan maxkamadaa idinkoodhan la idin sootaagaa CAWAANYAHAY CAWAANTU DHASHAY😢😢😢😢😢
@LUISFIGO-tr5pw
@LUISFIGO-tr5pw 13 күн бұрын
Waaba ladaylahaa lkn qoska dulliga ah oo iyagoo nafnool gubay ayba sii dharanayaan dhamaantood waa qawarijiin waa inla toogtaa haday aqoon uleeyihiin AANKHIROMOOG SIDAAS UMA HADLEEN😮😮😮😮
@zeinabs678
@zeinabs678 14 күн бұрын
Subxaanalaah wa fidmo qabe Ninka dhahaya 500 baan dilayna Acuudu bilaah
@IqriinaMulki
@IqriinaMulki 11 күн бұрын
m.a alh 😢😢😢😢
@aadanaxmadmaxmuud1957
@aadanaxmadmaxmuud1957 13 күн бұрын
YAAN NALAKUSIIDEYN XILAGUBE CALI CODSI HALLADILO XILAGUBE CALI !!!
@umaamina1885
@umaamina1885 14 күн бұрын
Koley luul so noqonmeyso in leyska cafiyo aya wacnan laheyd ilaahey aya garanaya sida qeyrka ku jiro
@yay23583
@yay23583 13 күн бұрын
hadii lacafiyo adne beri ay kugu dhicidoonta amba gabadhaada diyaar ma u tahay
@umaamina1885
@umaamina1885 13 күн бұрын
Ilaahey ayan shar dhamanted ka magangalnay waa sax in ay aheyd arin xanun badan waxi luul u ku sameyay familka ayana xaq u leh inay ama dishaan ama cafiyan kaliya waxa aan ka hadlay darenkeyga ma aha inaan leeyahay hala daayo cafiska waa wax wanagsan
@SamalehMed
@SamalehMed 8 күн бұрын
Dhandhaankan wlshiis caanka ku raadinayaa
@rodamahamoud
@rodamahamoud 13 күн бұрын
Asc Allahu Akbar
@user-mr2yw9ou1o
@user-mr2yw9ou1o 11 күн бұрын
❤❤❤
@XuseenMaxamuud-ms2xs
@XuseenMaxamuud-ms2xs 13 күн бұрын
Kusali nabigeena maxamad scw
@farhiyoali791
@farhiyoali791 14 күн бұрын
Adeer xasanow meel dhexe i sugu keen please luul lama bad baadin kalee dadka kale badbaadiya please
@robloxjgjvkcvkgvjvkvjvj
@robloxjgjvkcvkgvjvkvjvj 13 күн бұрын
Kaas waxaan uaqnaa handadaad wiilka wiil hagaarto waxaad ilowsan tihiin inay gawadhaas uu silac udilay 😡😡
@DalmarYarow
@DalmarYarow 13 күн бұрын
Sahrega Aya lamareduna insha allah
@mulkiali147
@mulkiali147 13 күн бұрын
Musiibo waye ninkan gubay xaaskiisa fasahaad ayuu ba noo Keenay xasbunalaah
@user-bs8xu4wy4p
@user-bs8xu4wy4p 7 күн бұрын
❤❤❤ habalyo lulululu
@AbduRahman-kx8bs
@AbduRahman-kx8bs 9 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-uk9nv7qd5t
@user-uk9nv7qd5t 13 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤
@AbbasAbdalla-kt5ti
@AbbasAbdalla-kt5ti 13 күн бұрын
Asc, waxaan I maleynayaa in Aabe Abdul'Aziz diidaayo on uu diyo qaato
@user-zz1ff2hj3r
@user-zz1ff2hj3r 13 күн бұрын
500 oo nin ah dilo hada rabtaan lkn muhimada waa in la dilo sayid cali
@asliimuur5024
@asliimuur5024 13 күн бұрын
Daahir ma xishoode xaqa ka tilaabsade
@xaaji-lo9jy
@xaaji-lo9jy 13 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@mohamedisak4827
@mohamedisak4827 14 күн бұрын
First an ahay
@LUISFIGO-tr5pw
@LUISFIGO-tr5pw 13 күн бұрын
Salebaan hawshaan shaqo kumaleh shabaab aa wata ciduna waa shabaab waana la dilaa shikhalina xoolo uma baahna
@deqoomar3625
@deqoomar3625 6 күн бұрын
Madaxweynaha waxuu kulahadlaa hadal naxariisleh waxiikasobaxayana alaa og
@queenhijaaby3625
@queenhijaaby3625 13 күн бұрын
M.a ciyaalka sidhey ufaraxsanihin
@FaisaBashir-mu7hf
@FaisaBashir-mu7hf 13 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@xasiibaomar1871
@xasiibaomar1871 14 күн бұрын
Daahir hada nacay
@Ariijiina
@Ariijiina 13 күн бұрын
Waxaan la yaabanahay Siid cali hadii la toogto baba Abdiaziz yaa HG ka celin doona🤔🤔🤔
@xamzamaxamed9211
@xamzamaxamed9211 13 күн бұрын
Shiiqaal alaha ugargaaro
@rahmafarah6892
@rahmafarah6892 13 күн бұрын
Aniga waxan u arkaa in uu saxiixi doono aabaha luul hadi u diya qadanayo heerkaan lays lama gaaren
@user-ce5uu7kw8m
@user-ce5uu7kw8m 13 күн бұрын
Tiirka halaga geeye tuugada buuqa wadana xabsiga insha allh
@khadragelle7801
@khadragelle7801 13 күн бұрын
War balaayadan haloo dadajiyo warkiisu ummada hadhaafee muriyaantana jeel aan daaqad lahayn halagu guro
@ruqiyoosman7122
@ruqiyoosman7122 13 күн бұрын
Waadku mahadsantahy sida marwalbo wax cusub noogu soo gudbisit iyo juhdiga Inoo galisid
@EgallSamsam
@EgallSamsam 12 күн бұрын
Alqisas haqi haladilo Tikka halageyo
@maanomohamedali6135
@maanomohamedali6135 14 күн бұрын
Cadaalada ha guuleysato
@dekaltoss1129
@dekaltoss1129 7 күн бұрын
Buskudoow farakhnimada jooji diyo uma baahno awlaado ilaahay bay leeyihiin caruurtu
@C.rashiid-dv4wh
@C.rashiid-dv4wh 13 күн бұрын
Maxkamada sare Mark ay dilku xukunto ayey madax waynaa uu saxeexayaa Isha allaa
@user-is2jv6fo9m
@user-is2jv6fo9m 12 күн бұрын
🥺🥺😢😢🙏😭😭😭😳
@FahimaAhmed-to3bv
@FahimaAhmed-to3bv 13 күн бұрын
Guugla reer cabid casisi
@user-sr8ft6vt3y
@user-sr8ft6vt3y 13 күн бұрын
Wcs
@user-sp6bi9oc7x
@user-sp6bi9oc7x 14 күн бұрын
🥰🥰🥰🥰🥰
@xamzamaxamed9211
@xamzamaxamed9211 13 күн бұрын
Mar hadoo uyeeray madaxweynaha wa isku dhamaatay wixii kasoo baxaan arkeenaa waso afjarmee qeer alaha ku dhameeyo dhiig daata doonimeyno
@ahmeddirshe3141
@ahmeddirshe3141 13 күн бұрын
Hadii Aankatogan sayid Cali shekhaash odhan baatoogasho loqoraya dadku walawada dhimanayaa lakiin gumeysi nolol maaha she cabdi casis ha Aqbalin diyo wagunimo
@Sarta100
@Sarta100 13 күн бұрын
Waa booto odaygaa dhalay diyo qaadan maayaan. Dilka waa u kas. Diyo maleh laba nafuu gubay..
@user-dr9pi3qo7y
@user-dr9pi3qo7y 7 күн бұрын
Saxib Warun Aawi Kisaski Kala Waxajiri Nin Lacogi Waxakala Ojiri Macalin Isgul O Midi Lagi Aawi Kisaski 🙊
@officiall3248
@officiall3248 13 күн бұрын
Soomaalieey waxaan kala garan waayey Qabiilkii ilaahey ka baqa oo dadka soomaaliyeed ka nabad galaan Waa laangaab?
@Nawaal-il1te
@Nawaal-il1te 10 күн бұрын
Diyo ayuu qadandonaa sababta lowacay ayaa saas ah mdxwynaha wuu kaxishondonaa kadibna wu ogolanaa rer abtigey in qatilkooda laqasaaso marabaan lkn Alle waxan kabaryaa in latogto
@fawsiahassan357
@fawsiahassan357 13 күн бұрын
Xanuunkii ay dareentey hala dareensiiyo hala gubo siduu ugubey. Naxariis malan
@user-gt3xh3xg3z
@user-gt3xh3xg3z 13 күн бұрын
Madxweeyne xasan dhiiqo sha xaad ayuu karabay qooyska dhibanaha ah waana aqoonta aan uleeya xasan dhiiqo
@user-ow3fz5hh7p
@user-ow3fz5hh7p 12 күн бұрын
Luul aabaheed walalheed wadanka ha iskaga tagan hadii sayad Ali cidiisa hadii la dilo
@fadumoahmed3647
@fadumoahmed3647 13 күн бұрын
Amar ku taaglaynta reer Xaaji Saleebaan waa in la jebiyaa oo Siid Cali tiirka la taagaa oo weliba siduu u dilay Luul loo dilaa. Luul aabe heenan waxaan leenahay diyo ha qaadan oo ha baqan mooryaantaas
@aishamohamed5469
@aishamohamed5469 13 күн бұрын
arintan waxan u arkaa in odega lacaglasiinrabaa
@user-go1uy4fu2t
@user-go1uy4fu2t 14 күн бұрын
Warkaasa imaraaa aniga
@XabiiboCabdulle-np6tu
@XabiiboCabdulle-np6tu 9 күн бұрын
Inland dil o aya wanagsan
@user-dm3mr3ny3l
@user-dm3mr3ny3l 13 күн бұрын
Habargidir Xabbadu ma karto miyaa?
@user-pe6dh3td2y
@user-pe6dh3td2y 13 күн бұрын
😁😁😁
CAN YOU HELP ME? (ROAD TO 100 MLN!) #shorts
00:26
PANDA BOI
Рет қаралды 36 МЛН
Omega Boy Past 3 #funny #viral #comedy
00:22
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 32 МЛН
MASEER DHAMAAAD
32:34
Family Sagal Channel
Рет қаралды 163 М.
Daawo Riwaayad Cusub Dhalma Doon | Part 64
20:42
QASAAL TV DRAMA
Рет қаралды 271 М.
QISADA 60 JIR IGURSADAY SHAQA SARIIR AMA FURIIN MIDNA KAWAYAY
12:29
Ridhwan Issack
Рет қаралды 291 М.
Waa Kuma Sh.Abuu Dalxa: Waxaan Habaaray Macalinkeyga Dugsiga Wuuna.
13:26
Safiirka Islaamka
Рет қаралды 1 МЛН
Dil loo adeegsaday 46 xabadood iyo laba Walaalo ah oo loo heysto - Garmaqalka Maanta.
16:13
Garmaqalka Racfaanka Dil ka dhacay Xerada Dab-damiska - Maxkamadda Sare ee Ciidamada QS.
23:25
SAFIYA TUSMO GABADH QOWMU,LUUD AH MAXAA KALA QABSADAY CAJIIB
10:01
Awdal Media Production
Рет қаралды 33 М.
SHORT FILM QISA DHAB AH | NIN XUN PART 6
28:08
FAM TV
Рет қаралды 456 М.
CAN YOU HELP ME? (ROAD TO 100 MLN!) #shorts
00:26
PANDA BOI
Рет қаралды 36 МЛН