Madaxweyne xasan sheikh oo shirqool inlagu dilo larabo iyo shiidka magaalada kajiro

  Рет қаралды 11,956

HANMAAL MEDIA

HANMAAL MEDIA

Күн бұрын

#hanmaal_media_subscribe_like_share_comments

Пікірлер: 118
@iskufilan1223
@iskufilan1223 Ай бұрын
Madaxweyne guuleyso Alaha ku xafido Alaha ka qabto cadowga cagta ka hoos xaasidka Alaha ka qabto Allahuma amiin❤❤❤❤❤❤❤✅✅✅✅✅✅✅
@DalmarXaashi
@DalmarXaashi Ай бұрын
illahy ma bad baadiyo qof munaafaqa sasna ogow
@maryanahmed9538
@maryanahmed9538 Ай бұрын
Allaha ka qabato dal xureeye xasika xafidula❤❤❤❤❤❤
@maryanruunshnuur.4516
@maryanruunshnuur.4516 Ай бұрын
Dowlada Dan-qaran iyo dal-xoreeye dadaalkoodii mira-dhal noqoy guul ❤❤❤
@iskufilan1223
@iskufilan1223 Ай бұрын
Hassan sheekh mahamuud cafimaad iyo cimridheer Alaha ku siiyo xaasidka Alaha ka qabto Alaha ku dhowro Alaha ku xafido guuleyso❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤✅✅✅✅✅✅
@abcbc4008
@abcbc4008 Ай бұрын
Asc Dalxureeye madexweyne xasan sheekh cid wax ka Qaadeyso maleh mida kale dadka dhahaayo hala dilo ma iyagaa dilikaro Adunkaan waxaa maamulo Allah subxana watacalaa waxii shar ah oo dhan Allah ha ka xijaabo Dalxureeye Amiin yaa Rabi.sharkooda xasidnimadooda Alaah ha ka xijaabo Amiin yaa Rabi.meshey uguhishiyeen Allah ayaa jogo.xasbunAllsh wanicmalwakiil kuli dalamiin isku diraayo will iyo Abo xasbunAllah wanicmalwakiil
@MariamAd22
@MariamAd22 Ай бұрын
xassan sheikh,allahhaxafiido waxbadan
@nasroulusow4188
@nasroulusow4188 Ай бұрын
Allaha Xafido MW 🇸🇴 Mudane Xasan Amiin
@HalimaKulmiye-gr9xn
@HalimaKulmiye-gr9xn Ай бұрын
dalxureeye xasan shiiq ALLAHA ku xafido 🇸🇴 💯 ✅
@alimohamedahmed4813
@alimohamedahmed4813 Ай бұрын
Guuleyso Madaxwene, Afmishaariinta Qabiilka lagu Naas Nuujin jirayna Xabsiyada ka Buuxi!
@barsaqanbarwaaqo4110
@barsaqanbarwaaqo4110 Ай бұрын
NinKII WANAAGSAN WAXAA LAGU GARTAA CADOWGIISA AYAA BATA BALE ILAAHEY WUXUUSAN U QORIN KUDHICIMAYAAN ILAAHEY BAANU U BARYEYNAA BADBAADADIISA
@SH-ho3np
@SH-ho3np Ай бұрын
Madaxweyne xasan shiikh Allaha xafido cadawgana Allaha ka qabto
@hawaosman5599
@hawaosman5599 Ай бұрын
Subxanlahi,ilahey habadbadsho,cadawgisana Allah jepsho
@saynabmocokor-zb5nk
@saynabmocokor-zb5nk Ай бұрын
Alaha xafido waa dacad wadankisa u dadaalayo umada u duceysay alaha ka qabto tuugada iyo xasadka alaha ka xijaabo
@miskiAhmed-q2h
@miskiAhmed-q2h 29 күн бұрын
Allah ka magan galiyo cdawgsa anagana madax wene Allah ka baqa umadana unaxa oo dan tooda ka shaqeyo Allah noo keen aamiin
@HassanAliHassan1960
@HassanAliHassan1960 Ай бұрын
Allah ka sakow hassan Waa nin Abgaal Yaa taaban karo
@bintohalimacali6637
@bintohalimacali6637 Ай бұрын
يحفظه الله
@user-hm9sl2gk5p
@user-hm9sl2gk5p Ай бұрын
alaw.khaaininwadanka.nagaqabo. اللهم.أحفظ.رئيسنا.حسن شيخ محمود
@barsaqanbarwaaqo4110
@barsaqanbarwaaqo4110 Ай бұрын
WIILKU MAAHA DABAAL AABAHA LAGA ADEEJIYO
@barsaqanbarwaaqo4110
@barsaqanbarwaaqo4110 Ай бұрын
XASAN WIILKA ISAGAA DHALEY IDINKANA YAQAANA
@iskufilan1223
@iskufilan1223 Ай бұрын
Ma ka jiro wa been dad aay mashruucyo ka raadinayo ilaah hanaga qabto xaasidka
@user-de6lm4wn9c
@user-de6lm4wn9c Ай бұрын
Madaxweyne Hassan Sheikh Maalintii La Doortay Tolkiisa Aa Qur'an Saaray, Waana Qof Ilaah Aaminsan Ee Ma'aha Faqashta Xanuunsan Oo Cuqdadeysan Faqashta Ha Iska Calaacalaan,
@barsaqanbarwaaqo4110
@barsaqanbarwaaqo4110 Ай бұрын
ALAA WATOO WEHEL UMA BAAHNA
@habibayusuf5884
@habibayusuf5884 Ай бұрын
Subxaanalah alee haidin xifdiyo amiin amiin
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 Ай бұрын
INKAARTA SHACABKA NOOL IYO KUWA U QOTEY QABRIDODI ALLAHA KASO SARO WAHAABKA
@SarahA1217
@SarahA1217 Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@N.A.M1234
@N.A.M1234 Ай бұрын
Ader siyasadu wa barasho anaga madaxweyne mogadisho xakumin musuqmasuq abihi awladisi iyo familkisi isdaba ordayaan qaburihi iyo bisaski isbaaro aabaheed mamul goboledadi kala shaqiyeen aderka hano wanajiin
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 Ай бұрын
HAWIYE WELI MA FAHMIN IN EY YIHIIN DADKA LOGU SO HA JIRO DHAGARTA O LA DILO LA DHACO LA KUFSADO
@bakeeri805
@bakeeri805 Ай бұрын
❤❤haawaakajiraa ❤❤❤
@degan4
@degan4 Ай бұрын
Allah 😢x
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 Ай бұрын
WAXA QALAD AHEYD IN NIN HADA KA HOR KA GATEY CARABTA DUMAR JUFADIISA INEY QABANSADAAN IN LA KUFSADO IN MADAXWEYNE LAGA DHIGO
@NafisaOmar-o5o
@NafisaOmar-o5o Ай бұрын
Wll maalahadashine madaxweynaha
@hibougas
@hibougas Ай бұрын
Dalaxureyaa alowa ilaxuna hakutusina abawan wanakutaganahaya horaya usoco💜💜💜🙋‍♀️
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 Ай бұрын
KAMBOYINKA QAXOTIGA DADKA KU JIRA WEXEY LEYIHIIN BEERO GURYO DEGAMADOODA WEXEY UGA YIMADEEN INEY GACANTA HORSADAAN WA IN DEGAMADOODA LO CELIYO
@sahruja5777
@sahruja5777 Ай бұрын
Dalxoreeye illaahow cadawga kaqabo
@edbankhalif587
@edbankhalif587 Ай бұрын
Dhibka somaliyed maxey KU falayaan xasan iyo wiilkiis
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 Ай бұрын
KAMBOYINKA HALA BARO DEGAMADEY KA YIMADEEN HA LOGA DHISO KAAMBO
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 Ай бұрын
TUUG WAXA EH IYO BAHAHIN QAWARIJ MIDKA BARA KICUYEY REER AQIRAAD MIDKA BARA KICIYEY SHACAB DHULKODA DEGEN O LAYEY CIIDANKI
@mohamedmooto-kl2du
@mohamedmooto-kl2du 29 күн бұрын
Xasan dal xoreeye guul
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 Ай бұрын
HADI TUUGA LA DILO AMA BAHAHINKA WA FARXADA BALWAAN😂😂😂😂😂😂😂
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 Ай бұрын
YA DILAYA BAHAHIN WAX MAGARADA O TUUGA WAXA INKAAR UGU FILAN REER AQIRAADKA U BARA KICIYEY IYO SHACABKA DHULKOODA DEGENA
@raxmomohamud3590
@raxmomohamud3590 Ай бұрын
Xamar waa meesha eey ka sabri la yihiin xasana waa nin hadalka heli og cadowgiis allaha qabto
@IRIR-SAMAALE_114
@IRIR-SAMAALE_114 Ай бұрын
Nacaskaas garka xunle waa in la soo qabto, waa nin hadda mareykan joogo oo aan laheyn aqkkn aduun iyo mid aakhiro... Mr Garaad kaas oo kale warkiisa lama soo qaato waa laga socdaa nacaska..
@halimaomar7967
@halimaomar7967 Ай бұрын
Wiilka xasan shiiq asaga xoolo miyaa aabahiis miyu waxyeleynaya
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 Ай бұрын
NINKAN GARKA WEYN ASAGA MA RABO INU ILALIYO 😂😂😂😂😂
@sahrash.7544
@sahrash.7544 Ай бұрын
Subxaanaallaah Ma wiil ibnu Xaĺlaal ah ayey rabaan uu Aabihii dayaco kuwaan mucaarad Isku sheega ah waa doqomo axmaqyo ah dhalateed ayeyna isku sheegaan.
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 Ай бұрын
KUWA QABURAHA FAGTEY O SHACABKA DHULKOODA GATEY SOOW ASAGA UMA SHAQEYAAN
@aliguleed6748
@aliguleed6748 Ай бұрын
Alle ayaa wax dilikara midakale ninkaan garka weyn wuxu kuhadlayo waxba kamajiraan midakale xasan 3000 ayaa dhinackasta kawaardiyeeya
@iskufilan1223
@iskufilan1223 Ай бұрын
Saxix allaha naga qabto xaasidka madaxweyne Alaha xafido Alaha dhowro Alaha ka qabto xaasidka sharta sheydanka xaasidka khawarijta 💣💣💣👎🏻👎🏻👎🏻
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 Ай бұрын
YA KA BAAD BADAN QABURIHI AYA KA FAKAN WAYEY IYO MESHEY JIFANAYEEN ILMUHI U AGONTA KA DHIGEY
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 Ай бұрын
LABO BAHAHIN MIYA MARKA LEYSKU DIRAYO😂😂😂😂😂😂😂
@raxmomohamud3590
@raxmomohamud3590 Ай бұрын
Allaha ka qabto dalxureeye
@MohamedShiekali
@MohamedShiekali Ай бұрын
Ssww waarun xasantarikhduu galy nikiixun wuxuurabo hasheego
@abdallahassan4127
@abdallahassan4127 Ай бұрын
shikh umal ununkoo abgaalaa Nairobi ku qabsanay
@aliguleed6748
@aliguleed6748 Ай бұрын
Waa waayarag aan cidina loodinkarin
@NaasirCanyou
@NaasirCanyou 29 күн бұрын
Waa runtaa dadka isku duuban cadowgu kama guuleysan karo laakiin hadii leysku diro qeyb qeyb ayaa dilaa laakiin illaahey madhihin
@NaasirCanyou
@NaasirCanyou 29 күн бұрын
Illaahoow noo xafid.adigaa.xaafidee yaarabi iftiin noobaxaaya waayee illaahoow hanaga damin nin shaqeysanaayo shiid ma arko shaxaad nin rabaa shiid ah
@user-ds8rq5pm1q
@user-ds8rq5pm1q Ай бұрын
War dalxoreeya waa runtiis inta ka xun waaye waxa iimaannka ilaaheyy la qaaday , waa duulaan aan xishood la ahayn , dalxoreeya ilaahay ha kula jiro cadawgaada cagta ka hoose (All loossers down ) .
@user-jj7tc2dh2v
@user-jj7tc2dh2v Ай бұрын
Xasan. Sheq. Maxamud. Haladilo. Hadhindo.
@abdallahassan4127
@abdallahassan4127 Ай бұрын
halo dilo waa guul indali meshaan kujura waa beenlow gacan taagte
@AbdirizakSulub
@AbdirizakSulub Ай бұрын
War qufku miyuuu walanyahy 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@amnoali8348
@amnoali8348 Ай бұрын
daarood stop fake dreaming 😂😂😂😂😂😂😂😂
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 Ай бұрын
NINKAN GARKA WEYN WA QAWARIJ WADANKU JOGO HA LAGA DACWEYO
@user-vq2yu8wp5i
@user-vq2yu8wp5i Ай бұрын
oo wilkisa xilka qadamayo oo wana w asabadhalaay
@user-vq2yu8wp5i
@user-vq2yu8wp5i Ай бұрын
yaa ka yelaayo benlow
@Dahabohasanahmed
@Dahabohasanahmed Ай бұрын
Qof walba waqti buu leeyahay nacayb looma dhinto jacaylna looma noolaado
@marimhaschi5478
@marimhaschi5478 Ай бұрын
xasan sheeq maxamud waxaan ku leeyahay waxad tahay dal xureye galeyso waxa ku daba taagan kuwa raba ineey dib u celiyan waxey lashaqeyan alshabab iyo waxey dhunta ku ritaan Allah ku ilaaliyo
@edbankhalif587
@edbankhalif587 Ай бұрын
Waceeysle ma hordaayan inte xasan sheekh la dilayo il iyo dhag 😂😂
@user-jl7ys6dx2o
@user-jl7ys6dx2o Ай бұрын
Wa dad xun oo dowladi wanaagsan sey udumiyan donayo balse waxba islamahan kolba meelbey ubodayan dowlad minatari sowki lasomarey ee wadanka halka dhigey dumuyey wadanki ma dibey nocelinayan No dadka somaliyed ee aqliga leh ma aqbalayan
@fartunabukar9620
@fartunabukar9620 Ай бұрын
Xamar waxaanku caasinin nimcaanbaakajira
@LAANDHEERE360
@LAANDHEERE360 Ай бұрын
Qabyaaladeyste 😢😢😢
@BulloHassan-xg4xr
@BulloHassan-xg4xr Ай бұрын
Xasan Dameer Dhiiqo Gale Dayuus Dumar gad Lafogad bad Turki kagad Maxaa Laga duqan Maalin walaba Hadal gooniga ku hadala Masjidka Dhexediisa Gaal usujuude
@fartunabukar9620
@fartunabukar9620 Ай бұрын
Cdhaanto xamar marku jogay mahadleyne mareykanbanjogaa mukawadaa
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 Ай бұрын
YA FAGTEY GATEY QABURAHA YA BARA KICIYEY SHACAB MEL DEGEN YA LAYEY CIIDANKI YA GATEY QAMADIGI CIIDANKA YA KU TUGSADA MAGACA SOMALIA ASAGA
@MaleykaGabane
@MaleykaGabane 29 күн бұрын
Walee fuded wakan oo kale
@user-xi3tg5op3y
@user-xi3tg5op3y 25 күн бұрын
Asigayaba dilan emaxalagadila wArunta ilen xolaha ada ucaradahe
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 Ай бұрын
SOMALIA WEY KALA TAGTEY 34 SANO LAKIIN KUWA LOGU SO HA JIRO IN LA LAYO DHACO LA DILO WA HAWIYE WAXANA FACOOD KA REBEY ABGAAL O HAAF YIHIIN ITOOIAN KU BIIREY 100 SANO KA HOR O DEGENA CADALE BALCAD
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 Ай бұрын
YA KA DHACID BADAN WUXU GATEY QABURIHI WUXU GATEY DHULKI SHACABKS LAHA AYU U ADEGSADEY KOOX ARGAGIXISO AH
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 Ай бұрын
WAXAN MAQLI JIREY TUUGA INTADAN TUUG DHIHIN AYU TUUG KU DHAHA WA DIINTA WAHABIYIINTA INEY QABURAHA FAGTAAN LAYAAN BARA KICIYAAN SHACABKA
@Alihassannuur-yd3ge
@Alihassannuur-yd3ge Ай бұрын
Hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh Wlhi waa runtaa waa loo tabar waayay Caqliga daarood ahaa sheekadaan
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 Ай бұрын
XASAN WA INU SHABELLADA HOOSE HOOS KENO BABADIR SHACABKU SHABELLADA HOOSE WEXEY GACANTA UGU JIRAAN DAD GACAN HORSI KUSO GALEY SOMALIA O IS QARXIYA ON DIIN LAHEYN
@user-le9nu2db7o
@user-le9nu2db7o Ай бұрын
Ogow anigoo abgaal ah Xasan shiiq maka naxayo haddii laga qaado xilka.waxaana uga horjeedaa sh.hoose baydhabaa raacshay iyo maqaamka muqdishuu horjoogo waxaan leeyahay mid dalka iyo diinta iyo dadka u dhaamo ale ha keeno
@City-sr4iv
@City-sr4iv Ай бұрын
Hawiyo shabeelada hoose kadhamada dee Rahweyn kama ahaan kartaan dee waa ragiina dee😂😂😂 Dumarka rag beyleyhiin
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 Ай бұрын
SHABELLADA HOOSE WEXEY KA TIRSANEYD WELIGEED HOOS IMAN JIRTEY BANADIR XASAN AYA HOOS GEYEY BEYDHABO OY JOGAAN DAD KUSO GALEY GACAN HORSI SOMALIA O DIIN LAHEYN O IS QARXIYA O SHACABKU SHABELLADA HOOSE LAGU HAYO DHAC IYO DHIIG DAD EYSAN AF GARANEYN O ARGAGIXISA
@abdurahmanmohamoud7280
@abdurahmanmohamoud7280 Ай бұрын
Naagtaan is cadeeysey miyaa isku diri kara madaxweeynaha iyo wiilkiisa nin yahow naagtaan is adeeysey adigaaba nagu soo dhisaaya
@Suaad8
@Suaad8 Ай бұрын
Xukunka dhalinyarada doorkoda hala siiyo qarax hadu dhaco dhalinyarta bis aya lababi. Iyaa
@user-jj7tc2dh2v
@user-jj7tc2dh2v Ай бұрын
Hoyada. Silked usheg. Qabiliste
@AmalMohamud-u7l
@AmalMohamud-u7l Ай бұрын
Hassan sheikh maa siyaasatiisa fiicantahay walee waa qaslay oo maxaa intaas oo umada wax ooga sheegayaan haduu madexweyne fiican yahay.....ala dadku qabiilestesanaa .....qabiil aad ku taageeree Hassan 😅😅😅😅😅
@user-le9nu2db7o
@user-le9nu2db7o Ай бұрын
Ma ilowday in ina siyaad bare wiilkiisa taliyaha CXDS uu ka dhigay Morgan wasiirkii gaashaandhigga boliskana C'raxmaan guulwade gebadjiisana maaliyadda u dhiibay intaas baan kuugu soo gaabine xasan wiilkiisa aabihiis buu dagaalka la galay
@FarxaanYare-ds5mz
@FarxaanYare-ds5mz Ай бұрын
iskudirka maxaad kaheshaa
@mohamedarale2780
@mohamedarale2780 Ай бұрын
FAAN WAA LAGA FIICAN. LAAKIIN, HADDII AY DHAC, KA MID AYAA TAHAY. SIDEE KU OGGAATAY....MA SIRDOON AYAA TAHAY !!!! WAXAAN MAQLI DOQONI : XARKIHII LAGU XIRI LAHAA AYUU XUSULADDA KU SITAA......LA SOCO:: LAX BUUNSHA ARAGTAY AYAA TAHAY.....!!!😂😂:😂😂 HASSAN SHEIKH: TIISII HADDAY DHAMAATO, WIIL MA BABAADI KARO......MARKA LAYSKU DIRAYO MA LABA DIBIYAA!!!::::UMA XUMID NIN XAARAAN LABA CANLEYNSYA.....CADDEYN MAHAYSID....LAAKIIN AFKAA MAALIN , WAA KULA XUMAZN DOONAA..ADDUUN DIB U XUN WAA ARKI DOONTAA, EE NIN YAHOOW, BEENTA & AFLAGAADADA KA FIIRSO !!! KOLEEY CAQLI SOOREED & QABIIL AYAA KAA DHEX QEYLINAYEE.....MAALIN KASTA FARXAD MAAHA....HASSAN SHEIKH KUWA LA MID AH, AYAA SALDANADAAN LAGA SOO DHIGGAY....SIDAA DARTEED ,WAA PROF. QADARTA ALLA MA CELI KORO, EE HAKU DAALIN.....QABIIX AYAANA TAHAY:: BEENLOWNA WAA TAHAY..CADA QAATE AYAA TAHAY....XUMAANTAAN IGAMA MUDNID , LAAKIIN KU TUSAALO QAADO :: DADKA AAD IJAAFEYHEE, WAA SIDAAN OO KALE....INTA BARAHA BULSHADDA ISTICMAASHAD ADAA UGU XUN OO UGU AKHLAAQ DARAN:: ALLAHII KU ABUURAY KA BAQ OO WAX AAN JIRIN:: UMMADDA HAKU DHEX FAAFIN....PROF. AYAA FAAN KA DHIGTAY::: LAASHINKII ABGAAL OSMAN: ALLAH U NAXARIISTEE, WAA TOW YIRI:: DOCTOR, HADDII AAD MAQASHAAN::WAA DIINTA MALAGEEDDA....HASSAN SHEIKH : QABUURAHA LA SOO QUFAY, EE LAHII , DIB DADKII AHALKA U AHAA, LACAG LOOGA:: QAATAY MA DIINAA, MISE WAA DHAQAN BEELEED.....MAGACA WAA LOO YEELI DOONAA , HADDII ALLA YIRAA.....HASSAN SHEIKH & WIILKIISU KALAMA NAF ADKA, LAAKIIN XAQ ALLAHA TUSO, CID DILI KARTAA , MA JIRTO, ILAA AY DHAMEYSTAAN IRSAAQADII ALLA U QORAY AY DHAMEYSTAAN.....HIRKU YUUNA BADWEYNTA KULA TEGIN !!!!
@user-vq2yu8wp5i
@user-vq2yu8wp5i Ай бұрын
alaaha. kaqabto❤❤❤
@maden7818
@maden7818 Ай бұрын
Nac nac badanaa ciyaalkan iska ooynaaya.
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 Ай бұрын
SOMALIA INTU KA XUKUMA MISE KARAAN😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 Ай бұрын
INTU MADAXWEYNE KA YAHEY XAMAR KELIYA 😂😂😂😂😂😂😂
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 Ай бұрын
MAXA LAGA DILANA BAHAHIN QABUURE FAGTEY O SHACAB MELEY JIIFANAYEEN BARA KICIYEY
@sahrasadabdi-pm3jt
@sahrasadabdi-pm3jt Ай бұрын
Waaa war fiican hana dhaafo
@XUSEENXuseen-t6c
@XUSEENXuseen-t6c Ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 Ай бұрын
SHACABKI AYU BARA KICIYEY KUWI DHINTEYNA QABUROHODI AYU QOTEY
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 Ай бұрын
ABGAAL HA DIFACDAAN NINKA QABURAHA QOTEY O BARA KICIYET SHACABKA
@MusinguziAli
@MusinguziAli Ай бұрын
Adeer xasan shikh ma nin ka tuugsan ayaa jira
@shukrigalandiid7044
@shukrigalandiid7044 Ай бұрын
Haa kuwa boorsada maran Xamar lasoo aada ee Hotellada Jiifa kuna nool Dhiigga iyo Canshuurta reer muqdisho.
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 Ай бұрын
SOMALIA WEY KALA TAGTEY GOBOL KASTO XAFAD KASTO O HAWIYE ALBABADA XIRTA
Alat yang Membersihkan Kaki dalam Hitungan Detik 🦶🫧
00:24
Poly Holy Yow Indonesia
Рет қаралды 11 МЛН
I Took a LUNCHBAR OFF A Poster 🤯 #shorts
00:17
Wian
Рет қаралды 15 МЛН
Angry Sigma Dog 🤣🤣 Aayush #momson #memes #funny #comedy
00:16
ASquare Crew
Рет қаралды 48 МЛН