Madaxwsayne Xasan SHeekh oo Bad ka Gaday Itoobiya!!!!

  Рет қаралды 5,845

Amiira  Shire officials

Amiira Shire officials

Күн бұрын

Пікірлер: 32
@MaxamedcumarMaxamedcumar-j1k
@MaxamedcumarMaxamedcumar-j1k Сағат бұрын
Wa ummad dhaxalkodi ummad kale ku wareejisey bilaa shuruud bey is dhiibeen soomalida.
@ashayousuf6361
@ashayousuf6361 20 сағат бұрын
Wala waxaa ku Jira ittoobiyaan dhalinyeradaan
@fartunabukar9620
@fartunabukar9620 21 сағат бұрын
Muqdisho mey shekadaan kabilaabeen cayayaanka naagtaan bilaa edebadaa waa inlasooxiraa
@khalidosman9809
@khalidosman9809 15 сағат бұрын
adaa lagu xiraa mooryan somaliya waka weyntahay gobolka banadir iyo hassan sheikh ee dalkaga iyo dalkaga baro walal
@sahruja5777
@sahruja5777 Күн бұрын
Dowlada naagtaan hakaqabato Muqdisho.
@Emi92546
@Emi92546 21 сағат бұрын
Maxey sameyay oo looga qabaa
@khalidosman9809
@khalidosman9809 15 сағат бұрын
muqdisho ayada leh haa ka gaabane 🤣
@AmaalAbdi-y7e
@AmaalAbdi-y7e Күн бұрын
Ciyalk mxa uwaresan wlalo😮
@YasinMuumin-x8l
@YasinMuumin-x8l Күн бұрын
Xasan shekh Haye itobiya wacadow somaliyed ayad lahayd shalay mantana maxadhacay😢😢😢
@fartunabukar9620
@fartunabukar9620 4 сағат бұрын
Hooyadaa iyo qasiisadi kudhashay usheeg xanuun qabiilbaa kuhayo cidii muqdisho qabyaalad kabilowfana waa ladaldalayaa
@marianhassan9515
@marianhassan9515 18 сағат бұрын
Farii ashahado lugudhalay guull ninka gabadh wa laguucodanay Inshallah u
@subraarm4381
@subraarm4381 21 сағат бұрын
Wariye Hawiye kooga ugu weyn waa Muuse Suudi oo Tuuga ka kalan waa Hassan oo Haweenkii Soomaaliyeed Guntiimooyinkii iyo shashka ka Xadaya kuwaad wax waydiinayso waa Xaarkii Hawiye.
@mahadociise25
@mahadociise25 6 сағат бұрын
Badawadaatahay maaxan dhahaa ciyaalka xaafadeey qaboqabo ugeysay makayeeleyaan hee wayka horeeyaan labo seero aydireen wariyahaan wayrabtay ineeyqayaanto
@fartunabukar9620
@fartunabukar9620 5 сағат бұрын
Sidaani waaqalad in muqdisho dhaxdeeda naagxumi madaxweynaha ku aflagaadeyso waa inwaxlaga qabttaa hadiilaga aamusana kabadan beysoo wataa aawey macalin mahdi
@AbunawafAljabarty
@AbunawafAljabarty 5 сағат бұрын
SHALAY waxaa ina dheheysen Ethiopia waa cadowgena, maantana markuu gatay badeyna in suuban iyo ina garguurte baa rabtaan in lacuriyo warbaahinta iyo dadweynaha taas laidinkama yeelayo reer ISBAARO😂😂😂
@samiraamira-xo4wg
@samiraamira-xo4wg 19 сағат бұрын
DADKA DHALINYARADOODII IYO MUSTAQBALKOODII SAAN U HADLAYAAN" DUQOODHINKOODU XAGEEY JOOGAAN' MIDDA KALE DADKA MUQDISHO JOOGA MA' WAALANYIHIIN' QOFTII WARAYSANEYSAY 👀 INDHO AYAA KASOO HARAY XATAA MAGACYADOODU WAA MAGACYO SHEYDHAAN' 😂😅🤣
@altappomaktappo7060
@altappomaktappo7060 12 сағат бұрын
Lol 😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@ahmedyusuf-n1b
@ahmedyusuf-n1b 20 сағат бұрын
Ciyaalka yar ee aan waxba ogeyn waxaas lama weydiiyo soomaali doqoniimo ayey u dhamaatay.
@XasanjananxasancadeXasancadexa
@XasanjananxasancadeXasancadexa Күн бұрын
Amiira..is.guud
@AbunawafAljabarty
@AbunawafAljabarty 5 сағат бұрын
NACALAA CAQLI MOORYAAN KUWADA TAAL 😂 SHALAY ETHIOPIAN KA WAA CADOW MAANTANA WAA WALAAHEENA 😂😂😂
@qaaliyusra7541
@qaaliyusra7541 19 сағат бұрын
Caruur aabayaashood ka bartay waxay khayaanaan inay waxka qaataan hadana inay waxka helaan oromo ayay kafakaraan
@fartunabukar9620
@fartunabukar9620 21 сағат бұрын
Naagtu indha adkaa nacalaa dhalee hargeyso calnka baluga hada qadataan weyleydin xiraa xamarna sadaaney idinku sameynee reerxamaroow
@qadrodahir7896
@qadrodahir7896 20 сағат бұрын
Balaaye quurta u gashay caku reer xamar naf ma leh iyo mustaqbal😅
@raashkakulmiye213
@raashkakulmiye213 20 сағат бұрын
Waxaan ciyaal waaye aad lahadleeyso wax eey siyaasad wadanimo
@fartunabukar9620
@fartunabukar9620 21 сағат бұрын
Naayaa wiye maahid yaalacag kusoosiiyay hadaa bixinweyso waa inlagu xiraa bilaa edebyahay meeshaa katimid imoow
@MaxamedcumarMaxamedcumar-j1k
@MaxamedcumarMaxamedcumar-j1k Сағат бұрын
Dad baa joogeen bey ka taagan tahay kuwan , wixi imado wey iska raacayaan.somali wa ummad mar hore dhimatey lkn jir ahaan u muuqato e wallee oromo wax kuma siido .
@AadancabdulaahinuurSiyaad
@AadancabdulaahinuurSiyaad 4 сағат бұрын
dadka jooga magaalada muqdisho ashuun bey ku adamayaan gabigood inyar maahee
@abdinafacdahir1625
@abdinafacdahir1625 Күн бұрын
😂😂😂
@mruun2509
@mruun2509 19 сағат бұрын
Sax, Bada wa laqabaa Somaali aa qabto kkk
@Shaamil-Basayev
@Shaamil-Basayev 18 сағат бұрын
Kuwani waaba Oromo dhiigooda hana labaaro
@sahruja5777
@sahruja5777 Күн бұрын
Naayaa kadhamaaw madaxda hadiikale xabsiga ayaad liinta kucabeysaa
Axmed Madoobe iyo Xasan Sheikh Maxamud yaa qaldan?
12:33
Amiira Shire officials
Рет қаралды 1,3 М.
Мен атып көрмегенмін ! | Qalam | 5 серия
25:41
Cheerleader Transformation That Left Everyone Speechless! #shorts
00:27
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 16 МЛН
AFRICA :SEYLEDA UGU WEYN GEESKA AFRICA ||
15:11
AXMAR CHANEL
Рет қаралды 770
Мен атып көрмегенмін ! | Qalam | 5 серия
25:41