@@ADIGAWAAYE Adigu cid walba ma u jawaabeysaa cinwaanada badso hadad sidaas xasan u caabudeyso
@jaamacdagaale5145Сағат бұрын
Hooyadii federalkooy xaal qaado, Dani ma iloowdeen inuu noqday siyaasigii adduunka koobaad oo madax dal asagoo u tartamaayo ol olihii oo socdo dadkuu rabay inuu xilka u qabto hortooda ka dhahay war anigu madaxnimo maba aanan rabine ee 3dii sano lasoo dhaafay Farmaajo inaan xilka katuuraan dadaal ogu jiray xildhibaanadii Puntland ay welibo asaga hadana codkoodii siiyeen kadibna uu asna Xassan ogu shubay! Isla Puntand tii buu Xassan abaalkooda mariyay ayakaa ogu hor carooday Xassan, iska dulqaata intaa qaladkiina ka fahmi doontaan!
@YoonisAhmed-e7h4 сағат бұрын
Sxb horay usoco lagend atahy keep going
@Shakir-y2mСағат бұрын
Madaxweyne Hassan sheikh wali wuu heestaa fursad usaamixi karta in uu siyaasadaan fashilantey uu badalo Intii uu reconciliation iyo wadahadal uu kumideen lahaa dalka wuxuu qaatey wax taariiq ahaan hadii loo dibraaco waligeed fashilmeesey ilaa mar mar dhif eh ka eheen moyee taas oo ey tahay ( AWOOD KU MAQUURI) Somalia waxey u baahan tahay isku duubnaan waayo boogo badan ayaa jiro Soo intii la dabiibi lahaa boogahaas waxaa khalad eh in boogahaas la,juqjuqeeyo.. boogaha waxaan kawadaa qabyaalada iyo dhibka ey somalia ugeesatey ilaa qabiilo walbaa ey sameesteen mamul goboleed Madaxweyne Hassan sheikh iyo raizul wazaare hamze Barre waa in ey badalaan HABKA hada ey wax kuwadaan waayo mustaqbalka dalkeena ayeey faido utahay 1) reconciliation dhab eh 2) wadahadal oo inta madaxda eh ey kuwada qaataan dalkeena dhexdiisa xataa hadii ey one week dhan ey qaadato waayo midnimada somalia ayaa kamuhiimsan wax walbo 2) xukuumada somalia waa in ey wadahadal lafurato Al shabaab waayo Al shabaab waa somali Soo xalka dalkeena waa in somali dhexdeeda lagu sameeyo.. Fiiriya Syria kuwii shaley xukuumada bashar asad kasoo horjeedey ayaa maanta reer galbeedka lafadhiisteen ayaka oo waligood dhihi jirey xagjir lama fadhiistaan Soo xukuumada somalia waa in ey go'aan adag qaadato Oona eh in xal nabadeeda ey ku dayaan waqtigaan si somalia ey unoqoto dal nabad eh Oona InshaAllah hormar gaari karo waqti dhow Hadii wax walbo qori caaradiisa Laga dhigo solution then somalia waligeed nabad iyo hormar magaari doonto waayo boogaha ayaa sii badanaayo (aano ayaa keeni doonto in xasilooni lahelin) Soo waa in solution kale lakeeno waayo qori caaradiisa wey noqon weyse solution Hadii aan nahay Hal ummada oo Hal luuqad,Hal diin leh aan nahay then waxa Kali namideen karo waa geed hoostisa in lawada fadhiisto Oona la raadiyo xal dalkeena sida uu yahay maanta kabadali doono Rwanda aan ku dayano waayo maanta meel fog ayeey gareen Soo somali kama liidato gaalo xaarka iska dhaqi karin..nagama caqli badno Soo kibir iyo islaweyni intii dhinac aan dhigno waa in reconciliation iyo wadahadal muhiimada lasaaro waa hadii dalkaan lajecel yahay Oona hormar loo rabo Fadlan xal waa laheli karaa oo dalkaan barwaaqo kadhigo iyo nabad lakin koow waxaa loobahan yahay niyad furan oo rabto xal.. sida taas lagu heli karo na waa wadahadal dhab eh iyo genuine reconciliation Inyar ayeey gacmahooda kujirtaa final solution ka somalia looga dhigo karo dal barwaaqo eh oo amni eh Soo intiinaan fadlan wada fadhiista, wada hadla Oona xal waarto keena waayo future ka somalia ayaa ubaahan wadahadal kiina Ilaahey waxaan ka baryaayaa in uu idin wada tuso muhiimada nabada iyo isku duubnida..taas Kali hadii aan achieve gareeno somalia waxey noqon dontaa dalalka ugu hormarsan Africa InshaAllah Wabilahi towfeeq ✌️✌️
@ahmedshaafi11564 сағат бұрын
madaxweynaha lataliye fican mahaysto
@CigaalGeyre2 сағат бұрын
La taliyaasha waxa lagu xushaa qabiil ahaan
@abdifatahhashi405Сағат бұрын
Somalia Allah baa u maqan Waa Dal Qani ah Oo Madaxdiisu Dulaystay
@SultanSalaat4 сағат бұрын
xasnow dowladi wuxu ka dhigey dan qoys xita qabiilka uu kaso jeedo dan kuma qabaan! Lakin anigu waxan leeyahay idinka xasan illah ka baryee U dulqaata🤣 Mega project aa la sugaye Muufo project balantu ma ahayn
@MohamedAbdullahi-me9ge3 сағат бұрын
Nin noolow maxaa aragti kuu laaban .😮😢😮
@cabdinaasirsalebaan66002 сағат бұрын
Xasan shiikh Somali can israfil aduunkuna Manu rabin
Xassan waa neef yaa ka caqli xun marexaan oo aan ognahay nacaybku noo qabo aya uu yiri kaalaya barre ciidankayga hogaami mareexaanku ha ahaado taageero hada waa ninki shalay kenya amxar na duqeeynaya aan xata ka hadlin daadad iyo biyo ayaa qaadan reer gedo buundooyinki wa goeen hadana doomaheeni ayuu xamar ku xanibay iska daa i uu wax taree maantana kaalaya kismaayo ii qabta hadhoowna aan san doono ka yeelo war wuxu xoolaysanaa😅,barre waa ka diiday aragti yaridaa marexaana ma isticmaali kartid hadii xassan iyo ahmed noqoto ahmed baan kun jeer taageeraynaa hadan qorshaheena la raaceyn oo anaga aan hormud ka aheeyn howsha period
@LovelyBus-mx5zg11 минут бұрын
Qabyaaladdiise waaye ninkaani wuxuu iska dhigaa weriye no weriye
Muqdisho dawlad kama jirto waxaa dhooban mooryaan sharciga gacanta ku qaaty
@abdirisaqnur61182 сағат бұрын
Team xaar farmaajo team shawarma iska aamusa
@mfarah9231Сағат бұрын
iska aaamu lax baa thy biliiliqo baa laguugu soo koriyey
@Carfon-ly5hv2 сағат бұрын
Afku ma go Inshaallah
@fuadhaji11323 сағат бұрын
Wan
@AbdibasedOsman2 сағат бұрын
Mwxasan sh ayay dadka ka qabsatay wali ma argten nin dared ah oo xilkii ka dagey oo mucarid ban ahay leh ama siyasad ku dhex jira ama inta mw so martay mamul goboledyada ama Somalian inata mw so martay aa siyasad ku dhex jira maxa mw ama masuuliyinta hawiye siyasada daba wada ma xanuun iyaga u garabà ma badawnimo lafta gadhay ba aniga wan la yabay mw xasan sh wa ninka kaliya ee Mel saray xagjirka ama alshabab lakin isguba marbu aha mucarid hadana mw so maray wa bahdilad
@firdowsmusay-ze9gs3 сағат бұрын
ar micnihi dowladnimada iyo madaxweyne waxa dilay oo kuciyaaray soomali war ma xasan ba dhaqan madaxweyne leh war bal magac kale ubixiya
dowlada wa ssc khaatumo sifiican bay ukoreysa ciidan fiicana oo tayo leh na Allaah wa kuirzaaqay ee waxay ubaahantihin sabar sugnaasho iyo shaqo badan
@ApdiqaniAhmed3 сағат бұрын
😂😂😂
@ADIGAWAAYE3 сағат бұрын
Meel aan 10km square aan dhameen degmo xitaa looma aqoonsan Karo 😆 🤣
@Madaxey-r2f3 сағат бұрын
Markii aad Majeerteenkii naf iyo maalba kuu huray si aad Iidoor iska xureeya ku sheegtay in aay Hilbo kuu soo doonteen, Culusoow iyo Ismaaciil Calooleeyna aad ku sheegtay, walaalo ku garab istaagay ayaay SSC god ku riday! Maantana wataa Ceerigaabo lagaa sifeeyeye maxaa Xal kuu ah? From Ceelwaaq
@firdowsmusay-ze9gs3 сағат бұрын
@@ADIGAWAAYEssc khaatumo Allihi abuurtay ba kufilan oo aqoonsan ee aqoonsi qof uma baahna
@firdowsmusay-ze9gs3 сағат бұрын
@Madaxey-r2fcerigaabo iyo libida gaatama ba wa dhul ssc khaatumo way na gaadhaysaneysa ilaahay idanki ee adigu majeerten matihid ee idoor ciilan batahaye sharkaga hakugu noqdo oo majeerten iyo ssc wa iskumid
@abdullahisaman95823 сағат бұрын
Hadii xasan sheekh garan garo la bada qodob ee dambe wiixii aad akhrisay ee qalad ah ma sameyn la hayn - xasan wuxuu qaatay hadalkii sanbaloolshe ee ahaa daarood baan Ka adkaana 1991 sharciga hawiya u qoraayo waana ku xukumeyna so xoog ah ok that is why uu sanbaloolshe iyo faarax cadi qaadir oogu xilsaaray gobal 1 qoys oo xawaadla ah ama shiiqaal ah ay san daganeyn waa gedo ninkaas ma walan yahay mise wuxuu rumeysan yahay in daarood ka adkaaday
Dadka masakinta guryaha laga bixinayo e bananka jiifo kaso hadal sxb adiga weriyo hadalkiisa mel dher garayo ehee
@firdowsmusay-ze9gs4 сағат бұрын
argagixisada idoor way bilaaben inay dhul ogaaden qaatan si ay ictiraaf ugu raadsadan marki harti iskaso eryen ee ogaadenow toosa wad hurudaane
@ADIGAWAAYE3 сағат бұрын
isku mid lee tihiin qaxootinimo iyo gumeesi lee kujireesaan
@CabdullahiDheere-ik5ew3 сағат бұрын
Xasan iyo xisbigiisa waa loo bogay oo dadki ayeey simeene maxaa idinka siya ? Kkkk
@firdowsmusay-ze9gs3 сағат бұрын
meesha dowlad kama jirto soo kan xasan tuuray dastuurki oo hawadisa kusocda xasan war soomali ba magaca dowlad dilay
@ADIGAWAAYE3 сағат бұрын
Xsn waa madaxweynahaaga
@osmangure60403 сағат бұрын
Dameer talo maleh
@Guledsaid-w1s3 сағат бұрын
Culusow Gurguurte waa Bowdo Geel mana nabsi baxo
@AbdiRage-xq6wm2 сағат бұрын
Wax alla wax lagudbooni majiraan Hal xaaraani nirig xalaala dhaliwayday that means he is not eligible to be president of Somalia because he is thief and also he is digging something and that actions it is not our culture am done
@SubeyrSaid-b9y4 сағат бұрын
Kk
@SubeyrSaid-b9y4 сағат бұрын
Zubxanalah
@aweysali2 сағат бұрын
Dani iyo ahmed madobe uma fadhineso hada qabiil ku tagereso adiga ee ku tala
@user-tp3rz9kq4b3 сағат бұрын
siilkii hooyada ee ka waynaa xamar was siilka hooyadaa waxaaa uu leegahay bakharkii ugu wayna xamar dhilaa ku dhashay hooyadaa waxaa ahayd madiido ninkasta uu dhigta dhilaa ku dhashay waxaa tahay ilom xaraan cuqdad ku dhashay waxaa ka mid tahay xaranta darood waa hubaal inaad cuqdad uu dhimanayso waayo xasan sheekh waa madaxwayne dhab ah ee adiga iyo afarta daroord ee xaran tahay ayaa isku daday inaad hore istaago ee ma dhacayso
@AbdirishiidYasiin-sz7br3 сағат бұрын
😅😅😅😅😅 waxaaz oo danbi ah ee laguu qoray ma waxaa ku galiyey qabiil dartii bismilaahi War kaligaa ayaa qabri galaya ee walaaan xasan kuula galayn
@cabdishukridiiriye88573 сағат бұрын
Kkkkkkk ma waxd tahay qof aan hooyo dhalin mise waxad tahy qof darbi lagu tuuray o qashinka ku dhex koray
@user-tp3rz9kq4b3 сағат бұрын
@@AbdirishiidYasiin-sz7br adiga ma farmajo miya qabriga kula galay waan ognahayn siyasdiina xun meeday inantii yareed ee caad disheen
@firdowsmusay-ze9gs3 сағат бұрын
@@cabdishukridiiriye8857 wa qofkan waxas oo caaya taxay wuxu u eegyahay mid jiran oo ciilan ee ha ujawaabina cudur qabiil bu qabaaye