MAGACYADA XIDIGAHA IYO MEERAYAASHA IDAAJAA DHAQANKA IYO HIDDAHA QARNI JOOG

  Рет қаралды 31,563

QARNI JOOG TV

QARNI JOOG TV

Күн бұрын

Пікірлер: 38
@AhmedOmar-no1ci
@AhmedOmar-no1ci Жыл бұрын
6:33 Gabaygaan waxaa tiryey Cabdulle raage o Reer Galguduud ahaa Raage Ugaas bey isku waqti noolaayeen Wuxuu leeyaha “Afagaalle ururkoo dhacaan uur habreed galaye Afar iyo tobnaad baan dhashiyo dirir arooryaade Hooyadeyna aar dudahayey aragtay fooshiiye Sidee ina ragow iigu fili inan ammuur beelo” Xigasho Abwaan dhuunkaal .
@abwaangodaalo1488
@abwaangodaalo1488 2 жыл бұрын
Ilaahoow ku barakee idaajaayoow oo jannadaada ku gee
@somalia5019
@somalia5019 Жыл бұрын
New subscribed from garacad
@aliabdi7685
@aliabdi7685 2 жыл бұрын
REE MIYI HADAAN NAHAY WAXAAN AAD UNAQAAAN WAXARA XIR 🇸🇴💪
@ismaciljilibey652
@ismaciljilibey652 3 жыл бұрын
Dhab Ahantii siwanaagsan ayaan igu riyaaaqay dhaqankeena suuban Habeen Cudoon Asaxxbta halkaan igula xidhan
@Qarnijoog
@Qarnijoog 3 жыл бұрын
Mid Lamida
@khalidoday8943
@khalidoday8943 3 жыл бұрын
M.a war nio aqoon badan oo aynu lahayn ayaynu damacnay
@mo.ziyaad6216
@mo.ziyaad6216 2 жыл бұрын
"Afar iyo tobnaadban dhashay iyo dirir arooryde Hooydayna aar gudaya ayay aragtay fooshi." Merisyda wxa iska laha cabdi warsame baanje(cabdi gahayr)idaajow inad wx wlba nin iskala cashaqda ma habone ragi lahaba noolo marksd ledahay odoya wariyy ama baadh cidi tidhi ama haso qaadan
@drjimalehaibejama7257
@drjimalehaibejama7257 2 жыл бұрын
Idajaa Waa Nin Tariikh Yahan Muhiima Lakiin Wuxuu Caan Ku Yahay Inuu Tariikhda Siday Tahay Aanu U Warin Ee Uu Dhankuu Doono U Dhigo Wixii Donaba Haku Kelifaane Taas Oo Lagu Doodo In Qabyaaladu Ugu Horayso
@Ina-Maxamed
@Ina-Maxamed 2 жыл бұрын
Axmed faarax cali idaajaa rasuul maaha oo wuu khaldami karaa gabyganna waa ilduufay oo dib ayuu ka saxay oo yutube-ka ayay ku jirtaa
@norsaciid1652
@norsaciid1652 Ай бұрын
Dadki hore ee Soomaaliyeed wax ma qori jirin laakiin codbaa la isugu gudbin jirtey, marka degma kastaa markey gabayga maqasho waxaa laga yaabaa in aysan faca gabayga ama meeshu ka soo unkamay aysan si sax ah u helin. Marka qoraaga u cudur daaraa maadaama dadka aad xigateen iyo kuwa asaga uu ka wariyey ay si kala duwan u maqlaan
@PUBGMOBILE-pd5pf
@PUBGMOBILE-pd5pf 2 жыл бұрын
team sideedad cutubka 8aad waxqabadka 1aad waa tan jawaabteda 😂😂😂😂
@umarrida7891
@umarrida7891 11 ай бұрын
😂😂❤
@hoodoayaan3972
@hoodoayaan3972 3 жыл бұрын
Mahadsanid Wallo
@farhiyakabayare1501
@farhiyakabayare1501 3 жыл бұрын
Mahadsanid
@caashacalicumar9875
@caashacalicumar9875 3 жыл бұрын
Team Qarni Joog Waan Idin La Socda
@Hirsioogle
@Hirsioogle 4 ай бұрын
Inbadan ban radinayey 14aad dirir ah waana xiligaan dhashay
@mommaymuun8745
@mommaymuun8745 3 жыл бұрын
Masha Allah
@hoodahabby9953
@hoodahabby9953 3 жыл бұрын
Idaajaa
@huraale9443
@huraale9443 3 жыл бұрын
Wa Tixana Fiicn
@SeynabMaxamedcabdi-n6q
@SeynabMaxamedcabdi-n6q Жыл бұрын
Waa hawl fican😅
@ahmedizmaaciil599
@ahmedizmaaciil599 3 жыл бұрын
Waxaa tirey meeris labadaa meeris ee cudun abwaan cabdi warsame baanje( gahayr) waxaana xasuusta markaan iskuulka ku dhigan jirney .
@CEELDARRAAD
@CEELDARRAAD 11 ай бұрын
Hal Todobaadyo
@waayotegay2895
@waayotegay2895 3 жыл бұрын
Mansha allaaah
@mommaymuun8745
@mommaymuun8745 3 жыл бұрын
Wax Kastaba Iiga Fiican Barnaamijkaan Aderkey
@ahmedmohamedibrahim5674
@ahmedmohamedibrahim5674 2 жыл бұрын
Todobka
@fiidcade1247
@fiidcade1247 3 жыл бұрын
Fiit Wanaagsan
@abdinasirmahamed9260
@abdinasirmahamed9260 Жыл бұрын
cabdi gahayr ayaa tiriyey afar iyo tobnaadbaan
@abdirashiidali8692
@abdirashiidali8692 2 жыл бұрын
Xidigiska. Walaahay soomaali ayaa u haysatay. Maragna waxa kaaga ah. Qaamuus kasta oo xidigis ka hadlaya kolkaa akhrido waxa uu (refrence) ama tixraax u doonanayaan. Soomali xidigis keeda. Maantase. Cilmigaasi waa inaga wareegayaa. Dib haloosoo nooleeyo
@barkhad1176
@barkhad1176 11 ай бұрын
buugaagta aad ku aragtay qaar magacyadooda mana la wadaagi jirtaa?
@hamsaibro6454
@hamsaibro6454 5 ай бұрын
Waa gaalnimo ba ilaahay Hanaga joojiyo
@lieutenant101
@lieutenant101 3 жыл бұрын
Kuwa na barbar dhigaaya afrikaanka iyo somaalida isliida ee taarikhdeeda aan garanyen arinkan ha ogaadeen, sidoo kale soomaali biririgii ay ilbaxa aheyd oo ay dunidda la tijaareysan jirtay afrikaan dhar ma wadan hadal na ma uusan aqoon! War wax isku fala soomaalaay oo taarikhidiina iyo diintiina ku dhega oo midooba oo is difaaca! Federaalka qabyaaleysan clan land iyo 4.5 cadow baa keenay si uu awoodiina u wiiqo dhulkiinana uqaato sida hada socota!
@aishamahamud6798
@aishamahamud6798 3 жыл бұрын
Wallo noo soobadi adoo Mahad san
@aishamahamud6798
@aishamahamud6798 3 жыл бұрын
I really need more stores about Somali. Thank you
@abdishoots8504
@abdishoots8504 11 ай бұрын
...
@cabdiraxmaanmaxamuud2487
@cabdiraxmaanmaxamuud2487 3 жыл бұрын
Mhdsnidiin
Wax Ka Baro Godadka Xidigiska Abwaan Gabax
7:24
Bildhaan Media Pro
Рет қаралды 9 М.
How many people are in the changing room? #devil #lilith #funny #shorts
00:39
It’s all not real
00:15
V.A. show / Магика
Рет қаралды 15 МЛН
Accompanying my daughter to practice dance is so annoying #funny #cute#comedy
00:17
Funny daughter's daily life
Рет қаралды 29 МЛН
MACLUUMAAD KU SAABSAN CİRKA HAREERAHA SAMADA? Q.5AAD
12:57
ANNAGA PRODUCTİON
Рет қаралды 72 М.
BARNAAMIJKA AFTAHAN SAAB TV XIDIGISKA
36:08
SAAB TV
Рет қаралды 26 М.
Dhaqashada Idaha Iyo Dhaqanka Iyo Hiddaha Idaajaa Qarni Joog
33:48
QARNI JOOG TV
Рет қаралды 34 М.
Cilmiga Xidigaha Waa Labo Qaybood II Sh Xassaan Abu Salmaan
5:45
Daarul Xadiith
Рет қаралды 10 М.
TAARIIKHDII GARAAD WIIL WAAL - AXMED FAARAX CALI IDAAJAA
1:48:38
Abdirizak Abdullah
Рет қаралды 515 М.
How many people are in the changing room? #devil #lilith #funny #shorts
00:39