😂Boorame Waa meel Qurux Badan 🇸🇴💯❤️ Waana meel Barakesan 👍🤣🇸🇴💯❤️
@caalinAbyan2 күн бұрын
@@FadumaAbdullahi-j9s Mahadsanid
@FadumaAbdullahi-j9s2 күн бұрын
@caalinAbyan Adiga Mudan 👍🇸🇴🎉💯👍
@Abdi-zv6exКүн бұрын
Haa laakiin Magaaladani maaha Boorama. Boon waxay ilaa 30km ka xigtaa dhanka woqooyi ama dhanka Jabuuti. Boon kama dayara Boorama laakiin dadka reer Boon Boorama ayay usoo guuraan.
@FadumaAbdullahi-j9sКүн бұрын
😂 Boorame ❤👍💯Waxa ay Ka mid tahay Meelaha aan Jeclahay ❤😂💯💯💯💯👍🎉
@Sahramohamed-f3u2 күн бұрын
MASHA ALAAH WALEE MEEL QURUX BADAN AYAA NATUSISAA LAKIIN XAMAR WAAD KU SOO NUURTEY ❤
@caalinAbyan2 күн бұрын
@@Sahramohamed-f3u 😂😂😂 Fadhigaygaa badnaa xamar
@Sahramohamed-f3u2 күн бұрын
@caalinAbyan WALEE CAALIN WAXAD NABARTEY DHULKA SOMALIDA WALAAHI YURUB AYAAN JOGAA LAKIIN DHULKENA WAA QURUX HADA AYAAN YUTUBARKAGA FIRINAYAA MEEL AN AD AGA HELEY ISKUDAR ILAA XIINWEYNE WAA MEEL QURXON OO DALXIISKA KU WANAGSAN HADII AN IMADO MA I GEYNEYSAA MEESHAN IYO BUURTA WARABAHA ILA SOO XIDHIIDH MA KU SOO QORAA NABARKEYGA
@mohamedabdiqaderКүн бұрын
Boon xirsi i remember 2001 mar an jabuti usocdey soleygeeda macan waan xasusta
@caalinAbyan12 сағат бұрын
Qof kasta o Djabouti usocda wu sii Mara . Bariga aya kugu dambaysay miya ?
@salahthefruad91742 күн бұрын
Solayga waan jeclaaa kkkk Waa hilib oo samaysan sida crispy. Waa dhanaan. Solayga,solayga. Booon waaa meesha ay ka timid iska wax u qabso. Siyaad Barre hortii ayay ka jirtay Bulsho wax wada qabsata.
@caalinAbyanКүн бұрын
Wa 1930 markay iska wax u qabso ku dhisayeen. Crispy maha way ka duwanty crispy salid aya lagu sameya.
@khadiijacabdiraxman1308Күн бұрын
Mashaa Allah ❤❤
@MohammedMosa-e8w2 күн бұрын
Xamdillillaah calaa salaama akhii
@caalinAbyanКүн бұрын
الله يسلمك
@samataraxmed33182 күн бұрын
Masha allaal
@caalinAbyan2 күн бұрын
@@samataraxmed3318 Mahadsanid
@afiarte83182 күн бұрын
horey u soco dhul badan baan baranay
@caalinAbyan2 күн бұрын
@@afiarte8318 Mahadsanid
@Apdirizakyusuf2 күн бұрын
Masha allah dalkii
@IsmailCagayare-f6f2 күн бұрын
Solayga safaari iga soo dhig caalinow
@nasromohamed72662 күн бұрын
Woooooow it’s so cute ❤❤❤❤
@caalinAbyan2 күн бұрын
@@nasromohamed7266 Mahadsanid nasra.
@UmuAbdalla1Күн бұрын
Hilibka saan waa wakhti godka in ey galiso oo dabool la saaro ayaa ka fudud sida ey carabta u kariyaan
@maxamedmaxamuud5563Күн бұрын
Caalin Abyan waa Nisa somali
@axmedsixteen8509Сағат бұрын
Boon tii jarmalka miyuu tegay baan islahaa lkn waaba bootii dalka ee boon xirsuli bowd8ya gaab allaha u naxriisto magacaas buu ka tegay waa sulidaan filayo
@guulSO25016 сағат бұрын
Paris adoon tagin ama boon ka shekayn Barashada dhulkaga beryo laga bogtaaye beryolaysku hawlaa
@caalinAbyan13 сағат бұрын
Mahadsanid sixidda.
@Mok-n7v2 күн бұрын
Sxb waxaad waydiisaa hilibkaa shiilan borama ma usoo diri karaan haddii laga dalbado waan ka helaybee