Ustaad Badriya sea selt ma cusbada somaliya laga isticmaalaa mise waa mid kale plz iga so jawab
@mohamedabdillahi19608 ай бұрын
Asc,Dr Isim,waxa jira gaar ahaan London,meelo somali furatey oo lag baadho minerals AMA vitamins ku yar ka bacdina ay ku Shubaan,iyagoo isticmaalata machine yar oo gacanta baabacada ay ku masaxaan,markas ma dhici kartaa in la isku shubo habkaas oo kale.
@mohamedabdillahi19608 ай бұрын
Dr.marka biyaha boiling ama la karkariyo Magnesium maka baxaysaa mise waa laga helayaa.