mahaysa cano Casiriyo cajib ah 🤤 do you have milk make this white bread milk in microwave 😱

  Рет қаралды 28,898

FARHIA  CUISINE KUSHIN

FARHIA CUISINE KUSHIN

Күн бұрын

Пікірлер: 98
@shaadiyomaxamad9339
@shaadiyomaxamad9339 Жыл бұрын
Mashaa alaah macalimadeena allaha ku barakeeyo sharaxaad qurux badan
@amiiratulahlaam7845
@amiiratulahlaam7845 Жыл бұрын
M.a masoralka iyo maskaxda gacanta alle ha ku barakeyo wano faideysay ❤ abyo
@munoqali826
@munoqali826 2 жыл бұрын
Masha Allaah xabibti guul insha Allaah mahadsanid
@abdiganixasanabuukar8545
@abdiganixasanabuukar8545 2 жыл бұрын
Massha Allaha abaayo mgaceed foornada adoo mahdsan
@farhiacuisinekushin
@farhiacuisinekushin 2 жыл бұрын
Nunix microwave oven
@sucdisiman4294
@sucdisiman4294 2 жыл бұрын
Ma shaa Allah mahadsanid xabiibty Illahey gacantada hakuu barakeeyo In shaa Allah abaayoy geedkan rootiga lagu sameeyo halkeen kaheli karaa please mise an ka order gareesta
@farhiacuisinekushin
@farhiacuisinekushin 2 жыл бұрын
Hadi ad jogto Nairobi waxad kaheli karta online jj waa 500
@Zahra-hx4rf
@Zahra-hx4rf Жыл бұрын
No so badi sida ugu sameso cunada foornadaan aad ku karineso abaayo
@faadumoaadan7521
@faadumoaadan7521 2 жыл бұрын
Maashaa alaah tabaaraka laaah ilaahey ha ku xafido uqtii
@foosxuseen4287
@foosxuseen4287 2 жыл бұрын
M.a abayo caqligaga iyo gacmahaga alle hakuu barakeyo aad ayan kutagera wlhi
@farhiacuisinekushin
@farhiacuisinekushin 2 жыл бұрын
Amiiin yarabii mahadsanid qali ❤️❤️
@umicadnaan9614
@umicadnaan9614 Жыл бұрын
M.a
@maymuunnuur2373
@maymuunnuur2373 2 жыл бұрын
Masha allah abaayo aniga wayiitaala muqdisho ayaa kagatay Aadayaanuga aflaxay
@ashamac.abdullahi9334
@ashamac.abdullahi9334 Жыл бұрын
Abaay gaas may ku shaqeynee mise koronto marka meeqaase kabixisay
@نونومحمد-ر9ض
@نونومحمد-ر9ض 2 жыл бұрын
ماشاء الله تبارك الرحمن
@kowsaryuusuf3104
@kowsaryuusuf3104 Жыл бұрын
M.allaaha abaayo ila cadawo kuma arakto gacmahad allaha kumarkey
@fadumoyassin9694
@fadumoyassin9694 2 жыл бұрын
Masha alaah gacmahaaga alaha kubarakeyo
@nasramohamed8107
@nasramohamed8107 2 жыл бұрын
Masha allah gacantada allah haku barakeyo wanba rabay fornadan wana ka faiday noso badi waxa ku sameyneyso fornada yar xbbti
@oumalkairehousseinbarreh5747
@oumalkairehousseinbarreh5747 2 жыл бұрын
farhiya gaari masha alah huno
@farhiacuisinekushin
@farhiacuisinekushin 2 жыл бұрын
Mahadsanid ❤️
@nnacooking5970
@nnacooking5970 Жыл бұрын
MashaAllah
@maidaqurux8371
@maidaqurux8371 2 жыл бұрын
Mash allhaa
@farhiyohodman29
@farhiyohodman29 2 жыл бұрын
Abaayo fornad magaceed intee nairobi kahelaa
@nasteexoabdikheyre
@nasteexoabdikheyre Жыл бұрын
Mansha Allah ilahay hacantada hakubarekeyo walashay
@reemreemo21
@reemreemo21 2 жыл бұрын
ماشالله وصفة جديدة روعة كالعادة يا غاليتي ربي يجعلها في ميزان حسناتك.
@shamsamohamed6078
@shamsamohamed6078 2 жыл бұрын
M.a abayo gacmaha allaha kubarakeyo
@amritahaji5713
@amritahaji5713 Жыл бұрын
Abayo rootiga caadiga ado kusameynayo noosogali ado rali ah
@kherjecel1705
@kherjecel1705 2 жыл бұрын
Masha.allah.waa.mahadsantahay
@mulkiabdikadir9097
@mulkiabdikadir9097 Жыл бұрын
Asc abaayo waxankuweydina kanyar erodigakusameysay xakahela walaley anigamarkasta waxankuweydiyo mama igasojawabtit kan isheg farnada wanhesta bahalkanyar mel igusheg plz
@saafiamaalimahmed3936
@saafiamaalimahmed3936 Жыл бұрын
Mansha alaha kale iyo lab
@caishasahal9865
@caishasahal9865 Жыл бұрын
Masha Allah allaha kubarakeeyo
@axlanadan2287
@axlanadan2287 2 жыл бұрын
Mshalh Allah ku barakeeyo gacantaada
@ruunraaxo1356
@ruunraaxo1356 2 жыл бұрын
Apyo neropi aa jogaa plz isoo sheeg mesha gaso gadaywa ubahanahe
@salwaxasan2594
@salwaxasan2594 2 жыл бұрын
Mashaa alaah abaayo farxiyo fornada koronto ziyaado miyey cuntaa mise normal waaye ?
@farhiacuisinekushin
@farhiacuisinekushin 2 жыл бұрын
Wallahi mafirinin
@rumaanahmed4359
@rumaanahmed4359 Жыл бұрын
Koronto badan ma cunto wa cadi ayada isticmala aniga gaska ma isticmalo
@luulcabdule6607
@luulcabdule6607 Жыл бұрын
Asc Sbauo intelaga hela birta lsgu ssmeyo islashka
@bushrabintumohamed7513
@bushrabintumohamed7513 2 жыл бұрын
Marka nirobi imaado ayaa iibsan donaa inshaallah🥰🥰
@fartuundhiid3085
@fartuundhiid3085 2 жыл бұрын
Masha allah birta kusameysay ad uga helay
@zahraomar7566
@zahraomar7566 Жыл бұрын
Abyo foornada caadigaa malagu dubikaro miyaa tanka birta mukatiga intee ka so gadatay mase online ayad ka dalbatay wan ka helay wlhi thanks abyo
@beelaacooking4250
@beelaacooking4250 2 жыл бұрын
Wow masha allah
@bushrabintumohamed7513
@bushrabintumohamed7513 2 жыл бұрын
Waawww quruxbadnaaa
@farhiacuisinekushin
@farhiacuisinekushin 2 жыл бұрын
Mahadsanid qali ❤️❤️❤️❤️
@zamzamosmanifiya6374
@zamzamosmanifiya6374 2 жыл бұрын
Abaayo idalab
@maymuunnuur2373
@maymuunnuur2373 2 жыл бұрын
Masha allah abaayo aad ayaumahasantahay jasakalaaha qayr ❤❤❤❤❤❤❤❤
@qadiijoaxmed2513
@qadiijoaxmed2513 Жыл бұрын
Abyo kan qamadiga laga sameeyo no so gali
@barwakomohamed2730
@barwakomohamed2730 Жыл бұрын
Midkaad rootiga ku galisay xagee ka heli kara
@ashabare6215
@ashabare6215 2 жыл бұрын
mansha Allah
@khadranuur8690
@khadranuur8690 Жыл бұрын
Wllo waxan raba weelka aad ku samaysay halkan ka helaa hargaysan jooga
@fowziachannel2649
@fowziachannel2649 2 жыл бұрын
M.a abyo mashinka burka lagu qasayo meqa kaso bixisay
@safiyocismaan292
@safiyocismaan292 2 жыл бұрын
Masha alah abaayo alahkubarakeyo muqdisho xita waa 60
@khadranuur8690
@khadranuur8690 Жыл бұрын
Wllo meeshiinka ad ku qastay halkan ka helaa please iso jawaab
@zetunodowa8308
@zetunodowa8308 2 жыл бұрын
Manshaallah xabibte aniga Waxan raba welka add kukarineyso mukatiga
@hassankhayr2963
@hassankhayr2963 2 жыл бұрын
Supermarket yada ayaa laga helaa
@yaskacookingclass64
@yaskacookingclass64 2 жыл бұрын
Masha allah
@janandiriye8337
@janandiriye8337 Жыл бұрын
MashAllaah
@natramohamed8233
@natramohamed8233 2 жыл бұрын
Masha allaah waaw 😍👍
@ruunraaxo1356
@ruunraaxo1356 2 жыл бұрын
Iyo meshinta aa ku qaseesid
@bishaarobuulaay42
@bishaarobuulaay42 2 жыл бұрын
Masha allah inaba caadi ma aha 👑allaha idiin daaweeyo 🤲
@fatmasheikhuna7403
@fatmasheikhuna7403 Жыл бұрын
❤❤❤❤❤ masha allah
@farhiyajamaa7717
@farhiyajamaa7717 2 жыл бұрын
Masha Allah thanks xabiiti
@barwaaqosaleeban9879
@barwaaqosaleeban9879 2 жыл бұрын
Mash allh wll farxiya
@fartuuncali3613
@fartuuncali3613 2 жыл бұрын
M.a gacanta allah kubarakeyo abaayo
@muminaabeyshekhmuminaabeys2490
@muminaabeyshekhmuminaabeys2490 2 жыл бұрын
Asc abayo fornadha inte kaso gadatay plz
@maryaninaadanadan2493
@maryaninaadanadan2493 Жыл бұрын
Maasha alllah abayo nayrobi ayaan goojaa ee xagee kaso gadatay foornada
@mulkiabdikadir9097
@mulkiabdikadir9097 Жыл бұрын
Online makacis plz
@umudekaabdi3025
@umudekaabdi3025 2 жыл бұрын
Masha Allah abayo farxiya asaxabtada in halmar subscribe shere like isara weydi codsana xbibti garab igu si shout out isameeyso xbibti xoga kor iqad
@deqa868
@deqa868 Жыл бұрын
Mashalahaa abaayo
@yasmincookingchannel8789
@yasmincookingchannel8789 2 жыл бұрын
MsahaAllah 🤝🤝🤝
@muminaabeyshekhmuminaabeys2490
@muminaabeyshekhmuminaabeys2490 2 жыл бұрын
Size meqa waye
@barwakomohamed2730
@barwakomohamed2730 Жыл бұрын
Ani gaarisa waxaa layga siyey 120dollar labo xabee igayn lahyd
@halimacumar6683
@halimacumar6683 2 жыл бұрын
Asc abaayo masha alaaha
@hananbile4519
@hananbile4519 2 жыл бұрын
Inteeee kagatey abaayo please isooo jawaab
@bushrabintumohamed7513
@bushrabintumohamed7513 2 жыл бұрын
Jazaaakaaallllaaahh macanntoo
@maqsuudchannel4888
@maqsuudchannel4888 2 жыл бұрын
Ani abayo Nairobi ayaan jogaa fornadana boqol dolar ayaan ku gatay ma aqano adhiga meesha aad ka gadatay alaha kuu barakeeyo
@farhiacuisinekushin
@farhiacuisinekushin 2 жыл бұрын
😱 online kagatay ❤️❤️
@maqsuudchannel4888
@maqsuudchannel4888 2 жыл бұрын
@@farhiacuisinekushin Abayo aniga 16kun ayaa laidahay lakin gabad ayaan ka gatay two weeks bes heysatay isku shirkad manihin lakiiin
@halimaabdi3019
@halimaabdi3019 Жыл бұрын
Ni pesa ngapi
@anabadan5589
@anabadan5589 Жыл бұрын
Abayo intee kaso gaday
@fartaj8974
@fartaj8974 2 жыл бұрын
Abaayo waxaa ka codsanaaa birta rootiga asago dabool la'aan ah sidaa lagu sameeyo fornada wayn 3mar ayaa Isku dayay wayna iga halowday 😭😭 Please abaayo codsigeyna iitixgali Hadaaa awoodo Hada ka horna waaa ka codsaday 😭😭
@lady_ruun6741
@lady_ruun6741 2 жыл бұрын
Ma sha Allah ilahay gacantada haku barakeeyo abaayo❤
@haawotahliil1836
@haawotahliil1836 2 жыл бұрын
rooti wuu i dhipaa mrksto adrk qalel uu noqdaaa
@farhiacuisinekushin
@farhiacuisinekushin 2 жыл бұрын
Tijabi kan ❤️❤️
@nacimomohamed9617
@nacimomohamed9617 2 жыл бұрын
Abayoy gawar hada kahor forno sida lo isticmalo kaydinaysaan ahay abyo ila haada way idhibta walh tayda iyo taada wax tar ayan kukala duwan nahay hadan 1mel oo kor iyo hos kashido sifican ma igu kariso
@farhiacuisinekushin
@farhiacuisinekushin 2 жыл бұрын
Haa sax Uqiyas dabka qali
@nacimomohamed9617
@nacimomohamed9617 2 жыл бұрын
@@farhiacuisinekushin🥰🤩
@miskicadey1643
@miskicadey1643 2 жыл бұрын
A bayo foornadan adigoo sharaxaayo noosoogali kamiradana kudhawee
@farhiacuisinekushin
@farhiacuisinekushin 2 жыл бұрын
Ok inshallah wan sogalin ❤️❤️
@seidmohammadabdalla2353
@seidmohammadabdalla2353 2 жыл бұрын
abyo rotigaa asoo burka qamadiga ah noo sosamey abyo
@farhiacuisinekushin
@farhiacuisinekushin 2 жыл бұрын
Insha allah
@umumascuud3307
@umumascuud3307 2 жыл бұрын
team is caateys kan ma cuni karaan maahanoo heee abaayo
@farhiacuisinekushin
@farhiacuisinekushin 2 жыл бұрын
Maya midka qamadiga ❤️🥰
@simanmohamedahmed7228
@simanmohamedahmed7228 2 жыл бұрын
Abayo Koronto may Ku shaqaysaa
@foosxuseen6994
@foosxuseen6994 2 жыл бұрын
Masha allah
@asmaabdirahman338
@asmaabdirahman338 2 жыл бұрын
Haaa
@farhiacuisinekushin
@farhiacuisinekushin 2 жыл бұрын
Haaa
@zahrazahrazahrazahra7812
@zahrazahrazahrazahra7812 2 жыл бұрын
Abayo hage kasogadhi oven kan wan ubahanaye iso jawab
@naciimoofficial
@naciimoofficial 2 жыл бұрын
Masha alaa
bur iyo biyo 😱 water and flour morning breakfast
8:33
FARHIA CUISINE KUSHIN
Рет қаралды 4,7 М.
war naxdin leh carurti shaqalada dhishay 😥
11:37
FARHIA CUISINE KUSHIN
Рет қаралды 8 М.
Electric Flying Bird with Hanging Wire Automatic for Ceiling Parrot
00:15
Blue Food VS Red Food Emoji Mukbang
00:33
MOOMOO STUDIO [무무 스튜디오]
Рет қаралды 37 МЛН
АЗАРТНИК 4 |СЕЗОН 1 Серия
40:47
Inter Production
Рет қаралды 1,4 МЛН
MACMACAAN , FUDUD IYO CAANAHA MACAAN /EASY HONEYCOMB BREAD RECIPES.
11:13
7 Fatiha 7 Ayetel Kürsi 7 İhlas 7 Felak 7 Nas Kur'an-ı Kerim Rukye
24:23
fussilet Kuran Merkezi
Рет қаралды 81 МЛН
Nolosha Asad Hagio iyo Team 27 meeqo Qof ?
17:16
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 148 М.
How to Make Processed Cheese at Home | Homemade Cheese Recipe ! No Rennet
13:43
WARARKII UGU DANBEEYAY CAALAMKA | US | SOMALIA | ITOOBIYA
21:15
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 16 М.
Casiriyo Cazumad aan caadi ahayn🤤😍evening snacks for guests enjoy🥰
12:16
Chef Hussein Officials
Рет қаралды 79 М.
casho fudud cawa kafaideyso,  recipe
4:30
FARHIA CUISINE KUSHIN
Рет қаралды 3,3 М.
Electric Flying Bird with Hanging Wire Automatic for Ceiling Parrot
00:15