MAJAAJIJO XIKMAD BADAN QOSOL BADAN WAXAA KUU JILAAYA AUN AHMED YASIN SAREEYE IYO CABDI HAYBE LAAMBAD

  Рет қаралды 178,461

SOMALI MUSIC & CULTURE

SOMALI MUSIC & CULTURE

Күн бұрын

MAJAAJIJO XIKMAD BADAN QOSOL BADAN WAXAA KUU JILAAYA
AUN AHMED YAASIIN SAREEYE
IYO CABDI HAYBE LAAMBAD
MAJAAJILADAN WAXA AY KA HADLEEYSAA DHIBAATOOYINKA KA DHACA QURBAHA IYO FAAMILYADA QURBAHA DHEXDOODA IYO DHIBKA KU IMAAN KARA CARUURTA, WAA SHEEKO WAX KU QAADASHO MUDAN
DAAWASHO WACAN

Пікірлер: 108
@adansuleyman7495
@adansuleyman7495 5 жыл бұрын
ilaaho unaxriiso axmed yaasiin sareeye colo madow hadaan ku jirnaa oon yurub joogaa inaan ka noqdaan rabaaye umada somaaliyeedeey ii soo duceeya
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 5 жыл бұрын
Illaahay ha kuu fududeeyo arimahaaga insha allah Adan Suleyman
@haxanmahemed5762
@haxanmahemed5762 4 жыл бұрын
@@SOMALIMUSICCULTURE W
@mataanciiideed4046
@mataanciiideed4046 4 жыл бұрын
wali manoqotay sanad baa ka soo wareegay
@hindaabdulleabdulle8202
@hindaabdulleabdulle8202 Жыл бұрын
Ilaahay meel khayr badan hakuu celiyo walalo ana iisooduceeya in aan kaguuraan doonayaa oon dalkaygii ku noqdo haday khayr iitahay iigusooduceeya hargaysaan rabaa
@nadramaxamed4132
@nadramaxamed4132 4 жыл бұрын
Hada ayaa lagu kujirnaa 41 sanadoood ka hor ayuu sii sheeegay ilaahooow u naxariiso
@farahdahir8554
@farahdahir8554 3 жыл бұрын
AUN SARREEYE MR KAB SHIISHAAY WAXBA KAMA UUSAN TAGIN INTA DHULKA GAALADA REER GALBEEDKA KU NOOL AYAA FAHMI KARA ...
@wiilkahargeysajecel8748
@wiilkahargeysajecel8748 5 жыл бұрын
Axmed yasiin Sareeye Majaajileyste Xikmad badan oo Aad loo jeclaa ayuu ahaa AUN Rag waa socdeen
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 5 жыл бұрын
Aamiin aamiin ya rab
@AbaadirDaahir
@AbaadirDaahir 4 ай бұрын
Allaha unaxariiisto waaxninka kaliyoon aad ula fsjjacay sareeye cajaa ibbuu ahaa mareer jsbuutibuu ahaaa hibo layaab badan ayuu lahaaa taariikhdiissn ubaqhnqhqy iyo siduu ugeeriyoodey
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 4 ай бұрын
Aamiin Aamiin yaa rab illaahay ha u naxariisto. Aun Axmed Yaasiin Sareeye waxa uu ahaa Fanaan iyo majaajileyte ka tirsanaa kooxdii janaral daa,uud Djibouti masraxyo badan iyo ruwaayado badan ayuu ku mataley Ragow aarsi haween u adkeeysta markiina ha ugu danbeeyse Taariikhdiisa oo dhameeystiran idaacada iyo RTD ha ayaa laga helayaa
@Abdifitahabtidoon
@Abdifitahabtidoon 5 жыл бұрын
Nin kahadl badan baa helay cabdiheebe lanbad
@abdulahimohamed5491
@abdulahimohamed5491 5 жыл бұрын
Meel meherad ah Oo Abtigay lahaa ba laga shidi jiray marki u horeysay aan daawado Wxay ahayd 2001 xiliga dambe Hindi ba laga shidi jiray Inta horena Somali waayo waayo iyo magaaladaydi boosaso 18 sanno ka dib iyo Brussels Belgium
@yazenismael3368
@yazenismael3368 5 ай бұрын
Wlhi si niyadaan u qoslay (muu jinac iibsado )kulaha garacu😅
@abdimuse7911
@abdimuse7911 Жыл бұрын
Sareeye Majaajileystihii Marna abwaanka ahaa ee la holin waayay aun.. Cabdi haybe adna cimrigaagu ha raago insha allaah
@axmedmaxamuud2890
@axmedmaxamuud2890 5 жыл бұрын
Sareeye halyeygii madadaalada. Ilaahay ha u naxaristo. Abdina heybana wax badan ayuu inoo sheegay maad wacan
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 5 жыл бұрын
Axmed Maxamuud Aamiin Aamiin ya rab
@cubeydcabdirisaaq8267
@cubeydcabdirisaaq8267 4 жыл бұрын
Ninkaan Alle ha unaxariistee waa nin xikmad badan wuxuu kahadlayaa waa wax hada kataagan qurbaha isagana goor hore buu kahadlay saas baa lagu yaqaan dadka caqliga usaaxiibka ah
@abdikarinalihashi9777
@abdikarinalihashi9777 5 жыл бұрын
War ninku waxa hada nahaystuuba ka hadlayaa .kkkk
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 5 жыл бұрын
kkk Abwaaniinta iyo fanaaniintu in badan waxaan dhicin, ama aan iman ayeey ka sii hadlaan. Waa hibo illaahay siiyey iyo Aragti dheer Maasha allah
@yuusufdaahir4092
@yuusufdaahir4092 5 жыл бұрын
abtigey Axmed yasiin Sareeye Alla Haku Naxariisto Abti
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 5 жыл бұрын
Aamiin aamiin ya rab
@ifarxmohmmed3610
@ifarxmohmmed3610 5 жыл бұрын
Sareey kulahaa ingo qanjidhada tuuro ma ogayd jiirkaa lacunaa alla haw naxariisto
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 5 жыл бұрын
Aamiin aamiin ya rab. Waa majaajilo riwaayad dhan ah
@mustafaabiib1916
@mustafaabiib1916 5 жыл бұрын
Hadal yaqaan Allah ha u naxariisto Sareeya
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 5 жыл бұрын
aamiin aamiin ya rab
@cabdirisaaqdaahir7884
@cabdirisaaqdaahir7884 11 ай бұрын
Allah ha u naxariisto sareeye siwacn ayuu no fhnsiyey qurbaha
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 11 ай бұрын
Aamiin aamiin yaa rab
@somalientertiment3378
@somalientertiment3378 5 жыл бұрын
Illahay haku naxariisto sareeye big love ❤
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 5 жыл бұрын
somali entertiment Aamiin Aamiin
@hazzanmuztaphe689
@hazzanmuztaphe689 5 жыл бұрын
ragg waa raggii hore hadalna waa intiisii
@siciidfarax6022
@siciidfarax6022 5 жыл бұрын
AUN axmed ysiin sreye wcyiga kajari ayey kwramayaane
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 5 жыл бұрын
Aamiin aamiin ya rab.
@mohamedsaid102
@mohamedsaid102 5 жыл бұрын
Din gaalo allaha nama galiyo gaaladu markasta wexey isku dayayan iney dintada kasaaran allaha nagu duwo xaqa iyo diinta muslimka aaamiiin
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 5 жыл бұрын
Aamiin aamiin
@sahrayusuf9539
@sahrayusuf9539 4 жыл бұрын
walee hadaan ku jirnaa shirqoolkii wadanka nalooga soo bixiyeyna wali wuu socdaa
@abdirisaqabdi9803
@abdirisaqabdi9803 6 ай бұрын
Riwaayahaa waan soo Gaadhay iyagoo la jilo
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 6 ай бұрын
Waad fiican tahay hadaad riwaayadan soo gaadhey
@Maxchama
@Maxchama 5 жыл бұрын
3:30 Adeer meesha 99-ka ma joogtaa, mise kaligabaa lagugu isticmaalay😂😂😂 Cabdi haybe laambad.
@mustafas1368
@mustafas1368 4 жыл бұрын
Kkkkkkkkkkkkkkkkkk
@fayselhusen2216
@fayselhusen2216 2 жыл бұрын
Kkkkhhh
@a.ardaalewarfaa1237
@a.ardaalewarfaa1237 Жыл бұрын
Àllah ha u naxariisto sareeye hoygiisa janatul fardowsa Allah hakayeelo
@a.ardaalewarfaa1237
@a.ardaalewarfaa1237 Жыл бұрын
Abdi haybe my best friend Allah haku xafido aduun iyo aakhiraba janatul fardowsa ilaahay hoygiisa hakayeelo ragii raga ahaa walahi waa kuwaa
@abdirisaqabdi9803
@abdirisaqabdi9803 6 ай бұрын
Kabshiishe Allah hawnaxariisto
@FarhanAbdi-eq2it
@FarhanAbdi-eq2it 5 жыл бұрын
Waxa maadta taagan waligeedba weey taagned yaab
@geediadem5015
@geediadem5015 3 жыл бұрын
Waa xigmad waxaa uu sii sheegay bilow ayay ahayd sheekadu lk hadda hadal waa daysay
@munestervlog4500
@munestervlog4500 5 жыл бұрын
Hhhh iyadoo waalatay ayad tagi
@mustafeyuusuf8677
@mustafeyuusuf8677 4 жыл бұрын
KKKK ALLOW KUU NAXARISO.CABDI YASIN SARDHEYE WUXU AHAA AKTAR MUCJISO AH CABDI HAYBENA ISAGUU KOPI YEYN JIRAY
@mohamedmalin120
@mohamedmalin120 5 жыл бұрын
Waxaad kashekeyneyso sagaashameeydyadii ayamaanta manta dadkudhaceen dadna bad ayey usogalayaan badaha ayey kudaateen nin aan dirisnahay ayaa xaskiisa nincadaan lasexatay wanalaqabaa markey dhashay unbaa canug cadaana la arkay waxeytiri ninkaan ayaa iskaleh canuga asagiina meshow joogaa waxaas iyo waxkadaran ayaadhaco
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 5 жыл бұрын
mohamed malin Waa arin laga xumaado Majaajiladan waxyaabo badan oo hada dhaca ayeey ka hadleeysa iyo dhaqanka is badalaya
@aden309
@aden309 5 жыл бұрын
Hhhh muu jinac iibsado kuye
@yuusufmahmudahmed7104
@yuusufmahmudahmed7104 4 жыл бұрын
isaaq waa Dad aad u xigmad badan somalida kale way ka murti hadan yihiin haday Gabay tahay iyo haday suugaan tahay iyo haday maah maah iyo hakudhig tahayba waa cajiib
@faysalismail5901
@faysalismail5901 4 жыл бұрын
hhh mabey weynaan eebaw unaxRiso acter jilaa ayuu ahaaa
@Xaq_udirir
@Xaq_udirir 3 жыл бұрын
@@yuusufmahmudahmed7104 Aniga reer koonfur baan ahay, waana kugu raacsanahay
@CSeerbiya
@CSeerbiya 5 жыл бұрын
Axmed Yaasiin Sarreeye wuxuu ka tirsanaa kooxdii Halgan ee guulwadayaasha Alle ha janneeyo
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 5 жыл бұрын
Aamiin aamiin ya rab illaaahey ha u naxariito. Kooxda halgan waxaa lagu xasuustaa musabadihii 19/3 Kooxda Halgan waxaa ka soo baxey Fanaanka Cabdiqadir Jubba
@CSeerbiya
@CSeerbiya 5 жыл бұрын
@@SOMALIMUSICCULTURE guddoomiye waxa u ahaa Barre maxamed Fiidow sidoo kale abwaanada kooxda waxa ka mid ahaa Cali barre xuseen oo aan mardhexe ku arkay Caynaba Sool isaga oo ciidan ah Nadiifo Cali Kulane ayaa iyaduna kunjirtay kooxda iyo Jubba oo aad sheegtay adiguba Mahadsanidiin saaxiibayaal
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 5 жыл бұрын
Waa sidaa @Cumar Seerbiya kooxdu koox weey ayeey aheeyd Fanaaniinteedu weey badnaayeen adaa mudan in badan
@faysalismail5901
@faysalismail5901 4 жыл бұрын
Ilaahaw unaxariiso sareeye nin rageed nin rageed dhslay wax jiruu kajadlayey
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 4 жыл бұрын
Aamiin aamiin ya rab
@libanali8492
@libanali8492 5 жыл бұрын
Axmed yaasiin sareeye iyo cabdi haybe laambad rag actress caan ah ahaa
@abdimagan3482
@abdimagan3482 4 жыл бұрын
odey innaga sax spellinka not a actress waa actors Haddii kale naago lamoodayaa inaad ka hadleysid. thanks
@cabdirisaaqdaahir7884
@cabdirisaaqdaahir7884 2 жыл бұрын
Alla ha u naxariisto Aamin Aamin xigmad so cota
@mohamedhassankhayrekhayre8666
@mohamedhassankhayrekhayre8666 5 жыл бұрын
Rag waa Raggii hore Hadalna waa intuu Yidhi.
@daaragdemha8645
@daaragdemha8645 5 жыл бұрын
Nigga that is pulshit
@xamsexalane7079
@xamsexalane7079 5 жыл бұрын
Kkkkkkkkk sareeye nin qaaliya ayuu ahaa
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 5 жыл бұрын
Illaahay ha u naxariisto Marxuunka
@xamsexalane7079
@xamsexalane7079 5 жыл бұрын
Aamiiin allaw unaxariiso
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 5 жыл бұрын
@@xamsexalane7079 Aamiin aamiin ya rab
@h.a.baazka9861
@h.a.baazka9861 5 жыл бұрын
Aamiin Aamiin allow u naxariiso yaarabi
@haxanmahemed5762
@haxanmahemed5762 4 жыл бұрын
Kuwa hadda jooga masamaykaraan sidooklae
@qarulxira8697
@qarulxira8697 Жыл бұрын
Iyo sissy run u tahay
@faysalismail5901
@faysalismail5901 4 жыл бұрын
meelay 3milyan qof uisugu yimadeen
@mohamedabdulle8047
@mohamedabdulle8047 4 жыл бұрын
Mu jinac iibsado ku laha cabdi haybe
@faysalismail5901
@faysalismail5901 4 жыл бұрын
hadaad tidhaahdo lax iga iibiyakkk
@faysalismail5901
@faysalismail5901 4 жыл бұрын
Qaarbaase sidaa ku qamacsan allaw alle mijo yar
@AidarosHassan
@AidarosHassan 3 жыл бұрын
ALLAHA ha u naxaristo
@mohamedrooney5943
@mohamedrooney5943 5 жыл бұрын
Cabdi haybe muu jinac iibsado
@zadaamahmedaadan873
@zadaamahmedaadan873 2 жыл бұрын
Ax Ahmed yaasiin sareeye alle hakuu naxariisto Ax Ax Ax gabadhiisa ayaa ila daawanaysa salma Ahmed yaasiin sareeye
@cabdinuurkhadar7424
@cabdinuurkhadar7424 2 жыл бұрын
Amiim amiin ilaahay ha unaxariistoh
@abdishakourmohamoud1315
@abdishakourmohamoud1315 Жыл бұрын
Walaal majabuuti ayuu joogaa
@nadramaxamed4132
@nadramaxamed4132 4 жыл бұрын
Waay dhacday in masaajidadii la dhisay
@NibouMartin
@NibouMartin 7 ай бұрын
Allah ha u naxariisto sareeye
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 4 ай бұрын
Aamiin Aamiin yaa rab
@shiekhabdihakim3402
@shiekhabdihakim3402 3 жыл бұрын
Goormu dhintay mr sareeye AUN
@aminabdisalem3401
@aminabdisalem3401 2 жыл бұрын
1998 ayuu dhintay.
@jamaalcilmi673
@jamaalcilmi673 4 жыл бұрын
Xogta
@munestervlog4500
@munestervlog4500 5 жыл бұрын
999 ma joogta hhhhhh
@dalalmaakhiri1060
@dalalmaakhiri1060 5 жыл бұрын
😀😀😀ILAAHOOW u naxariiso oo denbigiisa dhaaf muxuu run sheegay oo Rag u Digay😀 Waa Qurbe nacas iyo masaa'iibta maryoolayda ka soo gaadhay haddana dheguhu uma daloolaane waa ku sii dhubuq leeyihiin oo ku dhacayaan Dabinkaa baas ee looga digayo illayn waa duul dhoohanoo caqliga dooni laga saaraye siduu yiri AUN Abwaan Timacade. 🤔
@JamalAli-cl3wq
@JamalAli-cl3wq 5 жыл бұрын
Kkkk xigmad
@waqaldrama1223
@waqaldrama1223 5 жыл бұрын
Allow unaxariiso sareeye
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 5 жыл бұрын
Aamiin aamiin
@munestervlog4500
@munestervlog4500 5 жыл бұрын
Diyaarada kadanbaysa la socda hhhhhh😂😂😂🤣😂😂😂😄🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@ibrahinxasan107
@ibrahinxasan107 2 жыл бұрын
Kulahaa muu jinac iibsado
@yaxyecismaan5305
@yaxyecismaan5305 4 жыл бұрын
jj
@cabdibookh1708
@cabdibookh1708 5 жыл бұрын
Kkkkkkkk
@Khaalid155
@Khaalid155 4 жыл бұрын
Riwaayadan oo full ah magaceeda yaa yaqaan fadlan?
@samasa436
@samasa436 5 жыл бұрын
Ilahow kuunaxariiso nin waanaagsan buu ahaa.
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 5 жыл бұрын
Aamiin aamiin
@haxanmahemed5762
@haxanmahemed5762 4 жыл бұрын
@@SOMALIMUSICCULTURE @ Asw
@zakariamohamedahmed3567
@zakariamohamedahmed3567 5 жыл бұрын
May sharci ibsadaan
@ahmedmohamed-bx3gz
@ahmedmohamed-bx3gz 5 жыл бұрын
Cali
@abdisalaam20122
@abdisalaam20122 5 жыл бұрын
Sahibi.mafiicantahy. 0654474131
@alhaajjiabubakar8713
@alhaajjiabubakar8713 5 жыл бұрын
Waxaan ubaahanahay taariikh nololeedkiisa Aun sareeye
@alhaajjiabubakar8713
@alhaajjiabubakar8713 5 жыл бұрын
Wlh waan jeclahay legends Sareeye Cabi heybe Jeyte Iskufilan Hhhhhh dad jira iga dheh
Riwayad qosala cabdi haybe laanbad magalo joog xumo
8:58
PrinceJuba
Рет қаралды 166 М.
Help Me Celebrate! 😍🙏
00:35
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 51 МЛН
Остановили аттракцион из-за дочки!
00:42
Victoria Portfolio
Рет қаралды 3,8 МЛН
отомстил?
00:56
История одного вокалиста
Рет қаралды 7 МЛН
How Strong is Tin Foil? 💪
00:26
Preston
Рет қаралды 134 МЛН
Darajo iyo Xil yaa mudan.flv
11:15
Xildhiban Publications
Рет қаралды 279 М.
Maxaa Kala Qabsaday (Dar-Dar & Dejiya-Dafira
24:02
Hal Abuur channel
Рет қаралды 8 М.
Boon xirsi iyo murqaanka magaalo joog xumo
25:40
Kaise Bashir Haji
Рет қаралды 40 М.
MAJAAJILO QOSOL BADAN (DUCO BOOB) 2016
9:08
SAHAN MEDIA
Рет қаралды 87 М.
Help Me Celebrate! 😍🙏
00:35
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 51 МЛН