Maka halawda kabsarta hadi aad yesho San Kama halabeso ila soco

  Рет қаралды 43,390

shukri masala

shukri masala

Күн бұрын

Shukri masala

Пікірлер: 170
@farhiyaali2314
@farhiyaali2314 Жыл бұрын
Shukran shukri waxaan kaa codsanayaa gedaha lagu daro wax walba oo cuntada sida hilibka bariska sugada macnaha xawajiyasha aad marwalba soo shegtid waxas masalo iyagoo dhan ii soo Qor magacyadooda adigoo raali ah shukran
@Somalifood12
@Somalifood12 5 жыл бұрын
Masha Allah idea fiican waaya thank you ❤️❤️
@lindhalifestyle9952
@lindhalifestyle9952 5 жыл бұрын
Subscribe isar wll
@deeqamaaida5949
@deeqamaaida5949 4 жыл бұрын
Kabsar caleeen keydinteeda aa saacaan inta ikeentay 2020 april hhhhh
@zahraosmanabdulle2077
@zahraosmanabdulle2077 3 жыл бұрын
Wu iga maqnaa caqligas wlh waqtigan an ku fiirsanayo wan so adeegay wan xareyn rabaa kabsarta murug igu heysay se yeeshaa an is lahaa laba bil hore ay iga halowday qeer allaha kusiyo mama shukri
@munezachannel14
@munezachannel14 5 жыл бұрын
Masha allah abayo cafimad allah ku siiyo Wllahayga ku xeran abayo shukri iso booqda subscribena isa aad ayad uga heli dontan chanalkeyga
@munezachannel14
@munezachannel14 5 жыл бұрын
kzbin.info/www/bejne/qqSTlpKvadCBgZI
@khatrahaji7351
@khatrahaji7351 4 жыл бұрын
Masha allah wllo wad ku mahadsanty aniga ayaa sidaa noqda xabeebta markan seexdo kadib waxan noqda caadi wllo noso duceeya ducadiinu wa no mihiim
@mustaqimmohamud4031
@mustaqimmohamud4031 5 жыл бұрын
Masha Allah Abayo Shukri Cafimaad Allaha ku siiyo, Cimri dheer iyo Cibado Suuban
@aaminaxaajisaneey8722
@aaminaxaajisaneey8722 5 жыл бұрын
Masha allaah xafidulaah my Quen adbaan uxisaya waxa so dhigta shugran abaayo sida waxa wanagsan nola doneysid allee qerka hakula jeclado
@amalhassan627
@amalhassan627 5 жыл бұрын
Manshallah Abayo shukriyey Allah kucafiyo and thanks for that idea
@marwastarcooking
@marwastarcooking 5 жыл бұрын
Masha allaah thanks abaayo
@ismahaanboqoradaafrica9684
@ismahaanboqoradaafrica9684 5 жыл бұрын
Mashalh maamo shukri walhi waku jeclahay alaha qeyr badn ku siiyo wx bdn ayaan kaa faaidnay ajar bdn alaha ka siiyo 😍😍 maamo shukri love u🙏❣❤
@munezachannel14
@munezachannel14 5 жыл бұрын
kzbin.info/www/bejne/qqSTlpKvadCBgZI
@lindhalifestyle9952
@lindhalifestyle9952 5 жыл бұрын
@@munezachannel14 waku sare isar qaali
@munezachannel14
@munezachannel14 5 жыл бұрын
@@lindhalifestyle9952 mahadsanid wll
@hamdahaaji8257
@hamdahaaji8257 5 жыл бұрын
Thanks hbo mcn cimri dheer iyo caafimad allahaa kusiiiiyo. Wan kujeclhy maalintan kubrty ilaa hdaa xafada waa leyga duceeyaa guri gbr ka ahy shukri masala2 aaley bixiyey ayeyadey shurbad adi kabarty usameeyaa thnks hbo. Tankle ardayyad ahy sanadkan jamacada ii dhamayneyso iso duceyaa last exam gallayaa.
@sahracabdi9105
@sahracabdi9105 5 жыл бұрын
Mahadsanid abayo aniga biyo aan ku shidijiray waxaan kaan fa,iday salida thanks qali
@muqdishocadey3552
@muqdishocadey3552 5 жыл бұрын
Masha alaah mcnto guuleyso Thx
@abdullahsharmake2627
@abdullahsharmake2627 5 жыл бұрын
Mahadsanid abaayo ajar Allah kasiyo wax badan Ayan sugaye farsamadas
@zeinabibrahim6750
@zeinabibrahim6750 5 жыл бұрын
Masha allah Mom shukri tan been kumaadan sheegin anaaba isticmaaley farhia qurxinta abaayadaas ayaan ka bartey hada taariikh 3 ayaan soo adeegtey waana shiidey ilaa hada wuu ii yaaalaa Kheir allah kusiiyo mom
@nawelfaysal4495
@nawelfaysal4495 4 жыл бұрын
Zeinab Ibrahim Mohamed abyo lkn markii san la yelo iyo markii ladumayo isma lahan markii san la yeelo sificn uma carfayo ani iga noqdy saas lkn ani biyo ku shidn 😯
@FatimaAli-cw8tj
@FatimaAli-cw8tj 5 жыл бұрын
Masha alaah ajar iyo xasanaad alaha kaa siiyo qayr alaha kaa abaal mariyo
@sahramohamedahmed7908
@sahramohamedahmed7908 5 жыл бұрын
Masha Allah thanks
@ashwaaqmohamed6486
@ashwaaqmohamed6486 5 жыл бұрын
Wllhi wey iga halaabtaa kabsar caleenta lkn sug sifcn aa u fiirsnaa tnks xbbti illhey gacma haada ha kuu barakeeyo asxttba na u horeeyo likta ha lii saaroq
@natramohamed8233
@natramohamed8233 5 жыл бұрын
Masha allaah abaayo shukran allah hakucafiyo dambi dhaaf insha allaah
@fadxiyacumar6878
@fadxiyacumar6878 5 жыл бұрын
Shugri masala ilaahay aqliga hakuu barakeeyo walaal
@munezachannel14
@munezachannel14 5 жыл бұрын
kzbin.info/www/bejne/qqSTlpKvadCBgZI
@qaddafisomali5749
@qaddafisomali5749 5 жыл бұрын
Fadxiya subscribe i Saar Wll
@maryanahmed7395
@maryanahmed7395 5 жыл бұрын
Mashaallah Abaayo mahad sanid ❤❤❤❤❤❤❤❤
@huddakhayr
@huddakhayr 5 жыл бұрын
Shukri habo wax badan kabarty markastana kuso duceya guulyso
@queennasracooking8854
@queennasracooking8854 5 жыл бұрын
Asxaabta shugri iso booqda channelkeyga
@sacdiyoali4852
@sacdiyoali4852 5 жыл бұрын
Aniģa abyo sas sameyaan masha allh haalbiil oo nadiif ayee ihesa saan
@aaminaxaajisaneey8722
@aaminaxaajisaneey8722 5 жыл бұрын
Waa inaa so boqda gobtada ganacsi hadan imada kenya insha allaah waxan ahay tagero ku dawado lkn waa inaa ku mujina geesiyaad
@rihannaali1990
@rihannaali1990 5 жыл бұрын
Inta farhiyo qurxinta kaso baratay farta tag 👈
@mabdom6204
@mabdom6204 5 жыл бұрын
Aabayaasha soomaaliyeed cunta kariska ha bartaan aniga wlh mar horaan aqaanay sidaan waana kusii farxayaa mar hadii dad badani sii ogaadaan bal yaanyadane iyadane sidee loo bad baadinkaraa hadii box lasoo gato oo kale?
@ruqiyodaahir6596
@ruqiyodaahir6596 2 жыл бұрын
Maa sha allaah jasaakallaah xabiibti
@taqwahayat8376
@taqwahayat8376 5 жыл бұрын
Assalaamu Alaykum Allah ha ku siiyo caafimaad sareeco ah. Jazzaka'Allah sida quruxda badan ee aad noogu soo bandhigto casharada noogagana faa'iideeyso step-by-step. Walaal see kula soo xiriiri karaa telefon ahan? Ii soo qor telephone numberkada.
@abdirashiidmedia8755
@abdirashiidmedia8755 5 жыл бұрын
Manshalh abaayo
@nimcooogle8385
@nimcooogle8385 4 жыл бұрын
Manshaa allah wllo alleh gacanta hakuu barakeeyo🤲❤️
@maryanqadar4230
@maryanqadar4230 5 жыл бұрын
maama shukri wan ku slmy cfimd ilahy aku siiyo qaali ciyaalkaaga nabar maamoy macan
@qaddafisomali5749
@qaddafisomali5749 5 жыл бұрын
Maryan subscribe i Saar walashey
@sagalmaxamed6531
@sagalmaxamed6531 5 жыл бұрын
Keep going sister qaali shukri maasla
@lindhalifestyle9952
@lindhalifestyle9952 5 жыл бұрын
Subscribe isar wll
@ifkanolosha9106
@ifkanolosha9106 4 жыл бұрын
Msha allh
@sihaamabdinuur9264
@sihaamabdinuur9264 5 жыл бұрын
Thanks xbbtii sidaa noogu faaiideeso
@hodmanhibo8594
@hodmanhibo8594 5 жыл бұрын
Shukri masala jisaaklaahu khayr abayo wlhi aad ayaan Ku jeclhy wliba dar alle
@haniitah
@haniitah 5 жыл бұрын
Wlhi mar walba sidaan aa sameeya waa ka reestay fiiq iyo tun iyo kamasarti oo ii buuxda finijeerka ika halaabe alx maxasuusto shukri masala adiga makaa arkay mise qof kale KZbin ka dhoor bolood ka hor. anyway thankz abyo
@umuayman2597
@umuayman2597 5 жыл бұрын
jazmiin Love abaayo baraf manaqoneesoo see qaando ugu darsanaa
@haniitah
@haniitah 5 жыл бұрын
@@umuayman2597 xbbti baraf wee noqonee waxaan sameeya 1saac kohor intaanan bilaabin cunto karinta banaanka soo dhikaa marka qasab maaha inee wada dhalaaleso lkn qaadada wa iigu soo qaadmee
@umuayman2597
@umuayman2597 5 жыл бұрын
jazmiin Love thanks 🙏 xbbty
@hiboyinis1572
@hiboyinis1572 5 жыл бұрын
Masha Allah noolaw inbadan walshay
@fatima_qaali_said
@fatima_qaali_said 5 жыл бұрын
masha Allah abyo allaha ku xafido
@ifraaxcumar9814
@ifraaxcumar9814 5 жыл бұрын
Shukuri abayo basbaska Cagaran iyo tuunta sid ayago shiidan kahalabeyn nosogali
@dahraanmohamed6756
@dahraanmohamed6756 5 жыл бұрын
Msha allh hbo mcn lkn caruurta waa naga bln qaaday inaa na bareysid hbo maa na bardid.
@bibinuur7742
@bibinuur7742 5 жыл бұрын
Masha alah shugri maxamed thnkx
@ayaandeqa5604
@ayaandeqa5604 5 жыл бұрын
Asc walashey shukri masala wax timaha goayo uroon noo soo gali iyo siid ufiican
@qaddafisomali5749
@qaddafisomali5749 5 жыл бұрын
Ayaan subscribe i Saar walashey
@BadriyoSiciid-sg1ew
@BadriyoSiciid-sg1ew Жыл бұрын
Qofaa.talgad haysan muxuu samayneeee
@farduzabdurizaqmohammed8637
@farduzabdurizaqmohammed8637 5 жыл бұрын
Shukri huuno qaybta barafka maa lagalinaa
@aliizaali8269
@aliizaali8269 5 жыл бұрын
masha allah gacantada alle haku barakeyo
@ayaancawil7241
@ayaancawil7241 5 жыл бұрын
Mansha allaah alle haku barakeyo xbti shugri masala
@xafsalifestylchannel9263
@xafsalifestylchannel9263 5 жыл бұрын
masha Allah mamo shukri waan kaa faa idney Allaha ku xifdiyo
@japanboy1545
@japanboy1545 5 жыл бұрын
Waku mahadsantahay abayo sidad nogu faideysay ajar allaha kasiyo
@raxmoxaaji9320
@raxmoxaaji9320 5 жыл бұрын
Masha allaah allaaha ku xafido macaanto
@aminasharif940
@aminasharif940 5 жыл бұрын
Masha Allah abayi😍💙
@kowtharachannel6078
@kowtharachannel6078 5 жыл бұрын
mashallah abyo jazakallah kheyr saa nola wadagtay
@umuasma1716
@umuasma1716 5 жыл бұрын
Xanunka dhunta kudhaca e tayroodka mayska badhay badana dumarku kudhaca kaa iska fiiri alle haku caafiyo
@japanboy1545
@japanboy1545 5 жыл бұрын
Asc wallalow aniga dhunta I xanuntaye magacis xanunkas dhaqtar aan aade
@umuasma1716
@umuasma1716 5 жыл бұрын
@@japanboy1545 abayo waxa ladhaha thyroid qanjidha dhunta waye calamadihasa waxakamida xabeeb timaha okaa dadata daal murqo xanuun iyo dhunto ku xanunta ama kuso bararta hada shakido iskabadh waa labara
@umuhanaati3909
@umuhanaati3909 5 жыл бұрын
Mansha allaah alloow kudhoor habo
@ashwaaqmohamed6486
@ashwaaqmohamed6486 5 жыл бұрын
Yes yes anaa u horeeyo
@niciimasacid5336
@niciimasacid5336 5 жыл бұрын
Shugri masal gabdha kaliyen dawado cunta karta yotub ka dorsho noso gali adigo cadi usamnya thanku
@warsanalichannel9543
@warsanalichannel9543 5 жыл бұрын
Masha allah shukri Allah ha ku xafido, FADLAN SUBSCRIBE ISAARA CHANNEL KAN ASXAABTA SHUKRI EE KHAYRKA JECEL
@xilwalove5651
@xilwalove5651 5 жыл бұрын
shukri waxaad thaay naagta kaliyaa aaan ku dayado
@farhiaali5107
@farhiaali5107 5 жыл бұрын
Maasha alaah Abaayo
@umahmedsheikh9326
@umahmedsheikh9326 5 жыл бұрын
Masha allah shukran qaali
@xamdiahmed3460
@xamdiahmed3460 5 жыл бұрын
Masha allah xababti shukri walashen qali ah allah ku xafido waa in aan ka dhisan qeebta ducada hhh
@fatmahaji4077
@fatmahaji4077 5 жыл бұрын
waaw qurux indhaha wixii deeqaa tuntada maceyso ....
@sucaadsiman7528
@sucaadsiman7528 5 жыл бұрын
Mash aalaah hawo alha gacn tada kudayo
@umasihaam693
@umasihaam693 5 жыл бұрын
Mash allah ilahay ha ku xifdiyo mcnto
@ruqiyarooney7160
@ruqiyarooney7160 5 жыл бұрын
Thanks qaali
@nuurahmed8888
@nuurahmed8888 5 жыл бұрын
Masha alaah alaha ku xafido macanto
@munohabashi3512
@munohabashi3512 5 жыл бұрын
Masha allh xabiibti jisaka laah
@ismailmohamedabdi5005
@ismailmohamedabdi5005 5 жыл бұрын
Thnks walal
@farxiyocali203
@farxiyocali203 5 жыл бұрын
Masha allah ilaah haku barakeyo gacantada mcnto ❤️ ❤️
@xumeyraqaali
@xumeyraqaali 5 жыл бұрын
Abaayo waanba ubahnaa thanks hadaanba sameynaa
@siradm
@siradm 5 жыл бұрын
Masha Allah
@Sacdiyohussein5626
@Sacdiyohussein5626 5 жыл бұрын
Mashallah abaayo shukran
@sahroabdullahi9935
@sahroabdullahi9935 5 жыл бұрын
Masha allha
@xamdimuxumad8279
@xamdimuxumad8279 5 жыл бұрын
mash Allah mamo qayr Allah ku siiyo
@lindhalifestyle9952
@lindhalifestyle9952 5 жыл бұрын
Subscribe isar qaali
@اماحمدياسين-ح1ث
@اماحمدياسين-ح1ث 5 жыл бұрын
Mnsha allah wllshy qurux weyeen
@hodancabdinuur9521
@hodancabdinuur9521 5 жыл бұрын
Abayo shugri Masha 👍👍👍❤❤❤
@queennasracooking8854
@queennasracooking8854 5 жыл бұрын
Masha allah
@haninora533
@haninora533 5 жыл бұрын
Mashallaah Jazaakallaah sharafeey❤️🌹
@deeqocalimoha6253
@deeqocalimoha6253 5 жыл бұрын
Masha allah mahadsanid mala Allaha kudaayo Abyo shukri fbga iga aqbal codsi waye deeqo Ali Mohamed igu qorane i aqbal habo mcn wax badan kuweydin lahaye ama telkaga iso qor
@lindhalifestyle9952
@lindhalifestyle9952 5 жыл бұрын
Sibscribe isar abayo
@deeqocalimoha6253
@deeqocalimoha6253 5 жыл бұрын
@@lindhalifestyle9952 hye
@safiyaabdule7364
@safiyaabdule7364 5 жыл бұрын
Masha Allah
@cabraxmaanshekh4558
@cabraxmaanshekh4558 5 жыл бұрын
Mashallah good
@rodaxasan7633
@rodaxasan7633 5 жыл бұрын
Masha allaha hore usoco habo
@ubahduaale5374
@ubahduaale5374 5 жыл бұрын
Jaza akAllahu khayr
@haliimasacdiya5292
@haliimasacdiya5292 5 жыл бұрын
Masha allah
@fartunothman8490
@fartunothman8490 5 жыл бұрын
Mahadsnid mama Shukri habo wax badanaa kaa faaidnay
@qaddafisomali5749
@qaddafisomali5749 5 жыл бұрын
Fartun subscribe i Saar walashey
@qaddafisomali5749
@qaddafisomali5749 5 жыл бұрын
Fartun subscribe i Saar walashey
@drszuzumohamedabdullahi3775
@drszuzumohamedabdullahi3775 5 жыл бұрын
Maasha allah maano shukri
@mariajama3019
@mariajama3019 5 жыл бұрын
Shukri sis saliida biyo maku badali karaa ?
@miin.cadah.miincadah4981
@miin.cadah.miincadah4981 5 жыл бұрын
Inbaaymafaydaa
@falastiinaxmadfalastiinaxm4445
@falastiinaxmadfalastiinaxm4445 5 жыл бұрын
Maasha allh maasha allh illheey haku daayo hppti
@dekaomary381
@dekaomary381 5 жыл бұрын
Maashaallah wadmahadsantahay 👍👍👍
@Muna2187
@Muna2187 5 жыл бұрын
Illahey ha ku cafiyo mamo
@geniabkow1657
@geniabkow1657 5 жыл бұрын
masha alah jazakalah kheer
@Safkahagiinternationalbusiness
@Safkahagiinternationalbusiness 5 жыл бұрын
Masha allah shukri masala illahow ku dhowr
@daganelmi1500
@daganelmi1500 5 жыл бұрын
Asaxabta shukri masala subscribe iisara adinkoo mahadsan
@warsanshow6193
@warsanshow6193 5 жыл бұрын
Plz subscribe ii saara Allah ajar ha idinka siyo inta ii saarto
@udgoonmahamd8704
@udgoonmahamd8704 5 жыл бұрын
Masha Allah abayo
@143ladan
@143ladan 5 жыл бұрын
Sidaan cmla.u sameesta masha allah caagaga barafka aanku shubaa sidii barafkii hal jab laba jab wixi kugu filan kudarso cuntafa caraf bena maaha toonta hada ubadiso carafteda lagama hadlikaro shukri thanks abayo
@umuahmed2785
@umuahmed2785 5 жыл бұрын
Abayo firijka dhan maka soo u raayo miya tonta
@143ladan
@143ladan 5 жыл бұрын
@@umuahmed2785 maya abayo meesha barafka wixilagaliyo masoo uraayan tijaabi ama.sidan cml wel kushubo ama gedaga barafka lagulagashto frijka sidi barafki ugusameso wax sourayo mala xbbti
@umuahmed2785
@umuahmed2785 5 жыл бұрын
@@143ladan abayo sanbuska ku arkay markan geliyo firijka hadii lafuro wan fahmaa guriga dhan aya kasoo u rayo sanbuskiii
@umuahmed2785
@umuahmed2785 5 жыл бұрын
@@143ladan dhib maleh xabibty wan tijabinaya insha allah
@umurayanchannel6559
@umurayanchannel6559 5 жыл бұрын
Masha Allah abayo caadimaha
@nawaaalbashiir6088
@nawaaalbashiir6088 5 жыл бұрын
Aniga ayaa sameynjiray laakin firinjeerka ayee iga urisay
CUDURO BADAN AYAY KA HORTAGTAA CAAFIMADNA U TAHAY KABSAR CALEENTA!
20:56
Officer Rabbit is so bad. He made Luffy deaf. #funny #supersiblings #comedy
00:18
Funny superhero siblings
Рет қаралды 14 МЛН
An Unknown Ending💪
00:49
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 57 МЛН
إخفاء الطعام سرًا تحت الطاولة للتناول لاحقًا 😏🍽️
00:28
حرف إبداعية للمنزل في 5 دقائق
Рет қаралды 43 МЛН
Manta waxan idin wada ansalato aan cadi eheen sas le kugu ogahay
10:14
Cashada carurta iyo qofki is cayilinayo ka faideso
17:58
shukri masala
Рет қаралды 50 М.
#Muufo iyo #Maraq Cabitan iyo Bisbaas  Qado Dhameestiran
19:28
Nasra Abtidoon
Рет қаралды 567 М.
BAQDOONIS (PARSLEY) CALEEN U Roon Farxada Gogosha. Tinta Taatada...
20:43
Safiirka Islaamka
Рет қаралды 79 М.
Diyar Waye Kabsar Caleentii Isku Dhaceysa #my_rajo
11:13
MY RAJO
Рет қаралды 16 М.