MAKI HAJI BANAADIR HEES HIT AH MAKI FARAX KAFTAN NIMCO CALI MUNYE XUSEN CARAB CAASHO KARAMA AX WEYNE

  Рет қаралды 122,223

Faiza Amir

Faiza Amir

Жыл бұрын

Movies Photographer and Cinematopgraphy wedding fashion shoots plz contact me on my on Facebook Faiza Amir
instagram faiza_amir_2019
snapchat faisa132
twitter @FaizaAm07441998 & plz dont forget to subscribe my youtube channal
thanks my

Пікірлер: 112
@jidokoostamusic
@jidokoostamusic Жыл бұрын
Mashallah wiilashena iyo gabdhahena waa u istaageen🎉❤❤❤❤
@ashaomar6719
@ashaomar6719 Жыл бұрын
Maasha Allah reer Banadir oo is heleen kor Allah ha idhinka yeelo 🥰😍🤩
@KalidAhmed
@KalidAhmed Жыл бұрын
Dadku markuu is qadirayo Quruxdaas oo kale ayuu yeedhaa... Somali oo idil sidan oo kale ayey u baahan tahay iney isu qadiriso 👏👏👏
@sacdiyo9280
@sacdiyo9280 Жыл бұрын
Mashaa alaah ilaahay kanoo kaa deysto markii xaaji banaadir 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️ Thanks abwaanada iyo shacabkii ka qeyb galay thank you thank you ❤️❤️❤️❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️🌷🌷🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹❤️❤️❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️
@djlitville.ANARKA
@djlitville.ANARKA 5 ай бұрын
This was beautiful- the poet of the century got his flowers. Is heartwarming and he deserves all of it. Mudane Maki Xaji Banaadir💕💪🏾🫡💯
@maanshaallah8752
@maanshaallah8752 Жыл бұрын
Maan sha allah Abwaanka Soomaaliyeed ee Maki Xaaji Banaadir ilaahay haku xafido umada Soomaaliyeed na quluubtooda hamideeyo Aamiin Aamiin yaarabi 👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍
@sahramohamed9643
@sahramohamed9643 Жыл бұрын
Maasha Allaah Fananinta reer London iyo Jaaliyada Soomaaliyeed 🇸🇴♥️🌹si Sharaf leh usoo dhoweyseen Abwaan Maki Xaaji Banaadir Ilaahey Cimriga ha u dheereyo iyo Caafimaad.
@hamdihassan1083
@hamdihassan1083 Жыл бұрын
Welcome to London Maki haji we love you ❤️🇸🇴👍
@iftinomar2356
@iftinomar2356 Жыл бұрын
Welcome maki xaaji banaadir maansha alaah tabarakalaah alaha kuxafido cimridheer iyo caafimaad hasiiyo ❤🌷👑💯🇬🇧👏
@maxamedasad2630
@maxamedasad2630 Жыл бұрын
God is great, we love you, the king of poetry, a Makki artist
@qathargosar62
@qathargosar62 Жыл бұрын
We love you our legend maki
@faizaabdulla3604
@faizaabdulla3604 Жыл бұрын
MASHAALLAAH BABA MAKI XAJI WAD ISTAHISHS XAFLADS LAGUU DHIGAY OK
@safiabdullahi3340
@safiabdullahi3340 Жыл бұрын
Masha allah Ahmed wayne get the voice and the styl 👏🏽👏🏽👏🏽
@ashaahmed2073
@ashaahmed2073 Жыл бұрын
Masha Allah Mabruk Maki ❤❤❤❤
@maxamedasad2630
@maxamedasad2630 Жыл бұрын
Boqorka fannaanka soomaaliyeed ilaahey haku xafido inta aad nooshahay
@maxamedasad2630
@maxamedasad2630 Жыл бұрын
maalinta boqorada aduunka xamar ilaahay haku xafido
@mahamoudhussein903
@mahamoudhussein903 Жыл бұрын
Very good indeed! “Miyi iyo magaalaa ku midoobay!” 🎉🎉
@horumariyowaxqabad8211
@horumariyowaxqabad8211 Жыл бұрын
Subxaanallaah niiko Mansha Allaah ladhahaayo waa aduunyo gadoon. Rag iyo dumar aan kala xishoon waa wax yaab leh. Xumanta Allaah luguma daro wixiiwanaagsn Ayaa ManshaAllaah layiraah.
@mahadihassan5203
@mahadihassan5203 Жыл бұрын
Asxaabtii munkarka warkoodii waaye
@zeydahusni527
@zeydahusni527 Жыл бұрын
Masha Allah reer abtigeey walaakeey maki actor comedian singer writer allah ku deesto aboowe 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@saafimaxamuud6864
@saafimaxamuud6864 Жыл бұрын
Waw m.a ar ani jecliya rer banadirka sax da ah m.a cadawgiina hajabo dad lahubiyooow
@fitamiinoos
@fitamiinoos Жыл бұрын
Yaa salaam so dhawoow walalkey qaaliga noolow abwaan
@abdisamriye8049
@abdisamriye8049 Жыл бұрын
Masha alah rer muqdisho magaladii an ku dhashay kultigen kor
@fadumaiman6535
@fadumaiman6535 Жыл бұрын
Maasha alaah tabaaraka laah masuul sare maki xaaji banaadir waligaa jir ok joog 😍😍😍😍😍🙏👏👏👏👏👏👏👏👏
@hooyomcn2420
@hooyomcn2420 Жыл бұрын
MashaAllaah waad ka mudan tahay umada somaliyed intaas iyo kabadan Alle hakuugu soodhaweyo Janatul fardoosa inkastooy muusigada danbi tahay maxey Abawanada usoo sari wayeen heeso bilaa musig ah ?
@abdullahiguled
@abdullahiguled Жыл бұрын
Maasha Allah Somalida oo aan u kala hadhin soo dhoweynta Maki haji banadir
@ahmedainab155
@ahmedainab155 Жыл бұрын
abwaanka waa istaahila intaa iyo inkabadan reer london aad baad ugu mahadsantihiin soo dhoweyntiina
@calidooraale2696
@calidooraale2696 Жыл бұрын
M.a abwaanka daalka waadeeyay wadkumahasantihii Heer somaliya london
@alimohamed2975
@alimohamed2975 Жыл бұрын
Waa abihii golaha murtida iyo mada daalaha Soomaaliya
@iftinomar2356
@iftinomar2356 Жыл бұрын
welcome maki xaaji banaadir ❤🌷👑🇬🇧❤🌷👑💯🇬🇧👏
@fadumazahrachannel6968
@fadumazahrachannel6968 Жыл бұрын
Dhalboqortoyo markad muqdisho kasojeedo waa iska sidaan❤❤❤❤
@aliisse3397
@aliisse3397 Жыл бұрын
Maki Moqdisho kaliya kuma weeyna, waa halyeey soomaliyeed. Anaga oo Kismaayo ka imaanay xitaa waa nagu weeyn yahay
@Qaali12
@Qaali12 Жыл бұрын
Muluq iyo mas’uul sare ma moga Maki runti. Nolow abwane intay nololi jirto ❤️❤️❤️
@kabtanciiley5684
@kabtanciiley5684 Жыл бұрын
abwaanka wu istaahilaa inta iyo inka badan
@rahadeyadam9642
@rahadeyadam9642 Жыл бұрын
Masha allaah jaliyada uk 🇬🇧 iyo fanantii qaranka wad mahad santihiin faisa amiir magaca hajiro Aaliyah 🙏🙏🙏🇺🇸🇺🇸🇺🇸🇺🇸🇺🇸❤️❤️❤️❤️
@badrinour6288
@badrinour6288 Жыл бұрын
Maki xaaji banaadir magaca moowla ku maneestay🥰❤❤
@hassan365
@hassan365 Жыл бұрын
That was awesome, he deserved it 👏
@AbdallaMohamedAhmed
@AbdallaMohamedAhmed Жыл бұрын
Masha allah Habo faiza Amira thanks allaha ku karaameyo sida aad inoogu soo gudbisid ❤
@yasinhaji2313
@yasinhaji2313 Жыл бұрын
Papa maki haji banadir The king somali
@inaabdi7487
@inaabdi7487 Жыл бұрын
Maansha Allah abwaan Maki xaaji banaadir soo dhawaaw 🙏🙏🙏🙏
@fadimomuse2959
@fadimomuse2959 Жыл бұрын
Maasha Allaah abwaan maki xaaji 👍👍👍👍🙏💘💕💕💞💞💓💓💗💗💖
@nasroulusow4188
@nasroulusow4188 Жыл бұрын
Masha Allaha Reer Muqdisho sawaya!!
@trumpppl2024
@trumpppl2024 Жыл бұрын
MASHAA allaah well done reer xamari dad ilbaxnimo IYO xadaarad ILLAAHAY siiyey
@maslaxmaceeyeofficial
@maslaxmaceeyeofficial Жыл бұрын
Muxibo kalgacayl kuso dhawaw ustad maki xaaji banaadir👍💔😩
@fardowsaabdi334
@fardowsaabdi334 Жыл бұрын
Mashaa Allah dheeshaan banaadiri aa lagaa dhahaa
@sharifo38378
@sharifo38378 Жыл бұрын
Mashaa aallaah ❤️❤️❤️❤️❤️👍👍abti mashaa aallaah macaan
@sidiabukar302
@sidiabukar302 Жыл бұрын
Mashaallah Abwaan Maki xaaji Banadir. Macruufada madax la saartaye reer UK Sasaa raaba martiida so dhaaweya loma kala hariin abwaanka dowlo aya tihiin.
@qamarhassan3892
@qamarhassan3892 Жыл бұрын
Masha Allah sodhawow Abwaan nolow libax 💕🌺🎉👍🤲
@abukids2176
@abukids2176 Жыл бұрын
Malakala maqno madasha Maki X Banaadir magaca Mowlaa kumaneystay.❤️
@inaxaajicumar4010
@inaxaajicumar4010 Жыл бұрын
Mahatsanit faiza quruxey 🇸🇴👍🥰💖
@barlinsabriye2029
@barlinsabriye2029 Жыл бұрын
Saas wasye Maki reer Banaadir waa ka tunteen
@ruqiatowfiq230
@ruqiatowfiq230 Жыл бұрын
Reer London MashAllah ❤
@hibaabdalla9608
@hibaabdalla9608 Жыл бұрын
Wallaalih banadiri waa ishelen Masha Allah
@nadaabokar646
@nadaabokar646 Жыл бұрын
yoh Amaizing welcome ♥♥♥♥💯🇿🇦
@somcaafimaad7009
@somcaafimaad7009 Жыл бұрын
Welcome abwaan
@deeqoahmed7878
@deeqoahmed7878 Жыл бұрын
Waaaaaaaw 🥰 🥰 🥰
@sahroa.bdiabdullah3603
@sahroa.bdiabdullah3603 Жыл бұрын
Wawawa Qatar. Good. WAAN o
@abdullagull2943
@abdullagull2943 Жыл бұрын
KHAATUMADA ALLAHA NOO HAGAAJIYO. ABWAANKA WUXUU KU JIRAA XILI UU XUSKA ALLE BADSAN LAHAA IYO BARYADA ALLE. HADA IYO KOW AAAA.
@gaasiradheer909
@gaasiradheer909 Жыл бұрын
Baryada iyo xuska Allah Da,a gooni ah ma leh dhimashadana waa loo siman yahay yar iyo weyn maxaa kale?
@abdullagull2943
@abdullagull2943 Жыл бұрын
@@gaasiradheer909 MA I FAHMIN, WAXAA TAHAYBA.
@gaasiradheer909
@gaasiradheer909 Жыл бұрын
@@abdullagull2943 adba ima fahmin😜
@abdullagull2943
@abdullagull2943 Жыл бұрын
@@gaasiradheer909 Luuqa iskeen hadii aad dagaal rabtid
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 Жыл бұрын
MASHA ALLAH RER BANADIR DADKEYGI ABWANKA MAKI XAAJI WA LO SHARAXEY RER BANADIR MALA KALA MAQNE
@rodajimale6549
@rodajimale6549 Жыл бұрын
Maki haji mowlakubanesta magaca, wlc abwaan 🌹🌹
@jidokoostamusic
@jidokoostamusic Жыл бұрын
Mashallah ❤❤
@ishabube1960
@ishabube1960 Жыл бұрын
Masha Allah so dhowow well came London we love you 💕❤️💕💕💕💕💋💋🦄🦄🦄🦄🎉🎉🎊
@daahiyougaas2523
@daahiyougaas2523 Жыл бұрын
Waaaaaaaaw
@waryaawariiri1812
@waryaawariiri1812 Жыл бұрын
Reer London si fiican ayaa halyeey abwaanka u soo dhaweyseen Mahadsanidiin.
@yoshinitakumi90
@yoshinitakumi90 Жыл бұрын
MANSHA Allah ❤💙💙
@saidahassan8643
@saidahassan8643 Жыл бұрын
Masha allah 👑👑
@ashaahmed2073
@ashaahmed2073 Жыл бұрын
Marsha Allah 👍👍✔✔
@nuunuukidscaruurta2547
@nuunuukidscaruurta2547 Жыл бұрын
لا اله الا انت سبحانك انى كنت من الظالمين
@cabdiimn6510
@cabdiimn6510 Жыл бұрын
Wooooow maki xaaji Banaadir marxaba kuleena hay &
@jirtooabkeey2100
@jirtooabkeey2100 Жыл бұрын
Mashaaa allaah 👑 👑 👑 👑
@iishomaxmed2405
@iishomaxmed2405 Жыл бұрын
Mashaa allha ❤ ♥ 💖 😍
@Watermelonxberry
@Watermelonxberry Жыл бұрын
Masha Allah ❤❤❤❤❤
@ruqiatowfiq230
@ruqiatowfiq230 Жыл бұрын
MashAllah ❤️
@amishhamza5913
@amishhamza5913 Жыл бұрын
Wooow abtigeey xiseen carab ilahow ku dhowr
@farhiyol6567
@farhiyol6567 Жыл бұрын
Thank you faiso sidaan u sugaayey ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🇧🇻
@warsanxidig9749
@warsanxidig9749 Жыл бұрын
USTAD MAKI MGAC IYO MUUNSD KU LEH SOMALIWEYN INTA XALASHA AH DHIB IYO DHAC AAN GEYSAN
@fosiyamohamed1776
@fosiyamohamed1776 Жыл бұрын
Shaashkuna ma calan baa
@iqrocabdicasiis3174
@iqrocabdicasiis3174 Жыл бұрын
Masha Allaha 🥰🥰🥰🥰👍❤️
@luzdelaluna9792
@luzdelaluna9792 Жыл бұрын
Mic beenta ay wada qabasanayaan in ay hees live qadayaan camal
@akeysh6307
@akeysh6307 Жыл бұрын
That's Respect
@nimomohamed7123
@nimomohamed7123 Жыл бұрын
Masha allah
@Ahmedkacabchannel
@Ahmedkacabchannel Жыл бұрын
Mashallaha maki xaji banadir habalyo 😗😙😚🙋‍♂️💏💑👍❤💘💗💖💖💟❣💌💝💞
@abdikadirmuse9259
@abdikadirmuse9259 Жыл бұрын
Ruwayada halagu so dare ifurtaye maxad faaidey plz faiza
@qadiijpjoijo2941
@qadiijpjoijo2941 Жыл бұрын
Walahi❤❤❤❤❤❤wan kujaclhy❤️❤️❤️❤️❤️soomali🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉💪❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@sahantoosan9083
@sahantoosan9083 Жыл бұрын
Rasulkeena Qiimaha Badan Ku Sali SCW Kheyr Badan Allaha Ku Siyo Mahadsanid ❤❤❤
@nagibnagi3277
@nagibnagi3277 Жыл бұрын
War Ilahaga Kabaq Rasuul Baad Ku Telmamti
@ubahelmi9164
@ubahelmi9164 Жыл бұрын
Mashallah welcome
@sahraomar183
@sahraomar183 Жыл бұрын
Asc abayo wa ku salamay adiga iyo abwanka iyo dhaman inta ka qebkadate xaflada Qurux badan. Abayo intas le miya xaflada
@ruqiatowfiq230
@ruqiatowfiq230 Жыл бұрын
❤❤❤❤❤
@Zurich527
@Zurich527 Жыл бұрын
Buurfuule banaadir madadaaladas Macduff ku yehee
@zeinabtahlil5457
@zeinabtahlil5457 Жыл бұрын
Maki xaji banadir burfulle
@bellasharif9501
@bellasharif9501 Жыл бұрын
Aduunyada illaahey odeygaan ruux iska kala qa qabasho ma arag walgeey
@abdikadirmuse9259
@abdikadirmuse9259 Жыл бұрын
Waxan xasustey wagii uu ladirka ka aha ruwayadi canaad
@maslah345
@maslah345 Жыл бұрын
Buurfuule
@ayanwarsame7044
@ayanwarsame7044 Жыл бұрын
Maki xaji banadir sificanayaa losodhaweyey
@omaamir1444
@omaamir1444 Жыл бұрын
Sis qofaa tawey meesha ka muuqan faadumiin
@dahranbintixuzein7746
@dahranbintixuzein7746 Жыл бұрын
haa wllhi swb lkn mel ekujirin majecli fadumina
@nurtaabdullahiomar8125
@nurtaabdullahiomar8125 Жыл бұрын
Iska fiirihii wixii fool bilaayo reser London maasha alaah 🎉 fa isa amiir keep goin 🎉
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 Жыл бұрын
MAKI XAAJI BANADIR MASUL SARE WAYE WE LOVE YOU 💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖
@farhiyol6567
@farhiyol6567 Жыл бұрын
Baba maki ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@Abdishakuurliibaan
@Abdishakuurliibaan Жыл бұрын
Laki oo London maalinteey imaade ilaa hada dagaal ku jirto haku Soo adeegsato awalba jareer aqli malaheen farah kaftan waaka reeesate laki USA Africa iyo eeshiyaa laga wacdaa iyo oroba maxaa niila wacan waaye idinka cajuusooyin gawadha nooga leexda viiiiva farah kaftan❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🩸🩸🩸🩸💃💃💃👏👏ku baashaal ha u soojawabin
@saamiyainduo733
@saamiyainduo733 Жыл бұрын
Nacas naagaha ka dhax. Bax ama diraca lasoo gasho😜 jareerna caay ma ahan waa anoo qabiilkaada sheegay. Ninka cadaanka iyo chineska ay iska dhaleen. Balaayo dabo madoow😂
@abdig1757
@abdig1757 Жыл бұрын
Hi 👋 bio
@khaadiijoqosolwaanaag7728
@khaadiijoqosolwaanaag7728 Жыл бұрын
ASC MASHA ALLAAH FANANINTENA IYO ABWAANIINTENA CO DHAAN RAABIIC NOHIIFDII
RAHMA HASSAN KU SAARAY TAAJKA |New somali music official vedeo 2022
5:05
Русалка
01:00
История одного вокалиста
Рет қаралды 7 МЛН
Каха и суп
00:39
К-Media
Рет қаралды 6 МЛН
سورة يس - عبدالباسط عبدالصمد | SURAH YASIN - Abdulbasit Abdussamad
34:53
موقع الشيخ عبد الباسط عبد الصمد
Рет қаралды 24 МЛН
Qabiilka Banaadiriga sidee ayey u kala baxaan wax ka baro
10:54
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 21 М.
HABEENKII ISKALAAJI IYO HAWEENKA LONDON
11:55
Abdirahman Somali
Рет қаралды 118 М.
LAKI HAJI IYO CALI UWAA HEES AROOS OO GOOBTA LOO BANEEYEY
10:16
Laki Wacays Podcast
Рет қаралды 253 М.
CABDI MAAXI MUNYE QOOTO QOOTO 2016 HD
5:02
Abukar Mahdi
Рет қаралды 1,8 МЛН
Stray Kids "Chk Chk Boom" M/V
3:26
JYP Entertainment
Рет қаралды 38 МЛН
Bakr x Бегиш - TYTYN (Mood Video)
3:08
Bakr
Рет қаралды 2 МЛН
QANAY - Шынарым (Official Mood Video)
2:11
Qanay
Рет қаралды 1,3 МЛН