MAKIINADA SALIIDAHA DABIICIGA AYAAN TURKIGA KASOO GATAY 🇹🇷

  Рет қаралды 22,143

Zakariye Abdullahi Ali

Zakariye Abdullahi Ali

6 ай бұрын

Muuqaalkan waxaan idinkula wadaagayaa Makiinada lagu soo saaro saliidaha dabiiciga sida Macsarada, Xabastasowdada, Gabaldaya Sunflowe lowska iwm. Makiinadan aan soo gatay ayaan inshaAllah rabaa dadka raba inay hirgeliyaan in figrad kasiiuo iyada iyo noocyada ka waawayn.
☎️ Business Call appointment below link
🌐 👉 zakariye.com/balan/
in this video I share a machine that processes oil seeds an easy investment to those who want so start an organic oil businesses.

Пікірлер: 75
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye 6 ай бұрын
Fadlan Like saar muuqaalka Order 👉🏼 ☎️WhatsApp :wa.me/message/VONE72HUQTIKA1
@clahiraxman7723
@clahiraxman7723 6 ай бұрын
Asc Wll zekeriye waa imisa makiinada sinsinta qiimeheedu?
@aminaahmed5903
@aminaahmed5903 6 ай бұрын
Soomaalidu dadka ay ubahan tahay ayaad kamidtahay madaxaaga rabbi hanoo rajiyo Aamiin yaa Rabbi ❤❤❤.
@melmi3299
@melmi3299 Ай бұрын
❤Mash Allahu ❤Mahadsanid Zaki ❤
@ismalure-25
@ismalure-25 6 ай бұрын
Masha Allah Sakariye wall qalbi wanagsan si bilaash ahna nagu siiyo fikrado ganacsi Mahadsnid
@abdillahinuux7583
@abdillahinuux7583 6 ай бұрын
Mahadsanid waan ku rajo weynahay mustaqbal
@abdisheikh6094
@abdisheikh6094 6 ай бұрын
Mahadsanid
@user-qo8li2ku8k
@user-qo8li2ku8k 6 ай бұрын
Mashaa alaah waalal makiinadaan haljee kahelaa
@bashiirjeeni5358
@bashiirjeeni5358 6 ай бұрын
Mahadsanid sakariye
@amalkhayre6379
@amalkhayre6379 5 ай бұрын
Mshaa allaah 👏
@alifaqi6674
@alifaqi6674 6 ай бұрын
thank you
@user-yk4tn9hu6t
@user-yk4tn9hu6t 6 ай бұрын
You doing good job sxp JZQ
@horumardaneeye6077
@horumardaneeye6077 6 ай бұрын
Mnshllh wa allab tayo leh zakriye❤
@seidawil6355
@seidawil6355 6 ай бұрын
mahadsanid
@umuayman6328
@umuayman6328 6 ай бұрын
Machaala
@FarhiyoMohamud-ht6fq
@FarhiyoMohamud-ht6fq 6 ай бұрын
Masha allaah
@BEERYAHAN
@BEERYAHAN 6 ай бұрын
Zakariyow Mahadsanid walaal
@qaaliyeey3729
@qaaliyeey3729 3 ай бұрын
Mashallaah
@Safaricom_
@Safaricom_ 6 ай бұрын
TabarakaAllaah
@abdirahmanmuhammed9741
@abdirahmanmuhammed9741 6 ай бұрын
Masha allah Allah haku barakeeyo. Wll waxaan kaa codsan lahaa in aad ka soo hadasho ganacsiga photograph ka kharashka ku baxa iyo cameradaha fiican ee sawirada lagu qaado. Mahadsanid Wll Zakariye.
@SAMAFALE_06
@SAMAFALE_06 6 ай бұрын
Waa imisa mashiinkaan
@farhiyoosman1626
@farhiyoosman1626 6 ай бұрын
Walaal sakirayaw waxan rabaa ayadoo yar
@jamilamoalim3487
@jamilamoalim3487 6 ай бұрын
Maankaal waaye
@maryanmuuse7663
@maryanmuuse7663 6 ай бұрын
Waa imisaa walalo marka
@abdirahmanwarsame5807
@abdirahmanwarsame5807 6 ай бұрын
Zakariye adeerow waxan daneynaya makinada macsarada ee see ku heli karaa mid taada ka yare Wayne imisa ayaan ku heli karaa waxan joga Mogadishu adeerow si deg deg ah igu soo jawaab asc.
@HamzeDiriye
@HamzeDiriye 6 ай бұрын
Wan sugayaa muuqaalka maanta macalin
@fartuunta
@fartuunta 6 ай бұрын
Waa imisamakiinada
@user-be7we8fd3f
@user-be7we8fd3f 6 ай бұрын
War nio zxb waxaan rabay in AAd video nooga Soo sameesid sifiicana noo fahan siisid t shirt printing machine waa ubaahanahye iyo meesha aan ka helayo iyo qiimaha iyo kuwa UgU fiican uguna quality fiican zxb waa codzi plz😢
@abdillahiosman1770
@abdillahiosman1770 6 ай бұрын
Beenta iyo cayda tanaa ka fiican
@igaldireh1699
@igaldireh1699 6 ай бұрын
asc waraba mashika jarjara Cagadaha odhan
@sucaadmaxamed5171
@sucaadmaxamed5171 6 ай бұрын
Thanks sakariye aad baad ugu wangsantahay xaga tala bixinta iyo soo jeedinta ganacsiyo aad u wanaagsa anigaa doonaya makinada macsarada nooca dhexe ee 60 ka kg ah waxan arkay adigoo leh $2700 ayay kuugu imanaysaa hargeysa wajaale iwm sideen ku heli karaa sidee lacagta loola kala wareegayaa damaamad ma leedahay
@foosshiikh9711
@foosshiikh9711 6 ай бұрын
Aniga sido kale kugu raacsanahay wll sakariye allaha ku xifdiyo aduun iyo aakhiro ba I.a ino so jawaab
@maxamedadam9873
@maxamedadam9873 6 ай бұрын
Ustaad wax aan joogaa buurhakaba sisinta way kabaxdaa degaanada udhow dhow magaalada marka wan ubaahnaa mishiinkan
@abdullahinurabdullahi3871
@abdullahinurabdullahi3871 6 ай бұрын
Ustaad kiiladii sisin meeqa liter ayey ka soo saartaa makiinadaan. Qiimaheedane waa imisa.
@alkhayrtv95
@alkhayrtv95 6 ай бұрын
@qaaliyusra7541
@qaaliyusra7541 6 ай бұрын
Maangaal maahee waa maankaal
@amiiraali2173
@amiiraali2173 5 ай бұрын
Xagee ku haysaa wll sakariye Abdullahi
@aminaahmed5903
@aminaahmed5903 6 ай бұрын
Maankalka hadaadinina wax badan ayaa laga samayin karaa.
@mohamedduale8807
@mohamedduale8807 6 ай бұрын
Walsall ii soo iibi
@abdullahassanyousuf2226
@abdullahassanyousuf2226 6 ай бұрын
Thank you Mr sakeria want green house for hergisa what will the cost.
@mahirfaghi6857
@mahirfaghi6857 6 ай бұрын
Hi
@maxamedadam9873
@maxamedadam9873 6 ай бұрын
Saacadii meeqaa kiilo ayaa shiida ustaad
@abdirashidfarah8362
@abdirashidfarah8362 6 ай бұрын
Sxp aniga ubaahane xagee ka halayaa lambarkaaga hoose iigu soo qore inshallah
@khalidahmed77165
@khalidahmed77165 6 ай бұрын
Mnsha Allah Ustaad hargeisa miyaad jootaa
@munoabdullahi1216
@munoabdullahi1216 5 ай бұрын
Walaal waxaa wanaagsanaan laheyd adiga oo machinada iyo qiimajooda iyo awoodooda inoo soo bandhigo si qofkii oo xog ogaal ah waxa uu rabo u iibsado.
@AhmedYasco-bg5wj
@AhmedYasco-bg5wj 6 ай бұрын
Ok
@qaaliyusra7541
@qaaliyusra7541 6 ай бұрын
Geel indhakuul muxuuka kasaa
@user-xh7sj9ob1e
@user-xh7sj9ob1e 5 ай бұрын
Asc
@idiriisyuusuf4083
@idiriisyuusuf4083 6 ай бұрын
Walal imisa la siiya makinada yar.
@baashaal6778
@baashaal6778 6 ай бұрын
Ma cabee saliida
@ahmed.bakool
@ahmed.bakool 6 ай бұрын
Midda Cajiinkana Inaad Soo Raacisay Ahayd.
@furqanabidnoor6603
@furqanabidnoor6603 6 ай бұрын
How much?
@IjahFarey
@IjahFarey 6 ай бұрын
Description no so dhig linkigaga
@gini875
@gini875 6 ай бұрын
sisinta dhaqa oo cadceeda u dhiga markay qalasho shiida
@umuayman6328
@umuayman6328 6 ай бұрын
Qiimuhu waa imisa
@mohamedduale8807
@mohamedduale8807 6 ай бұрын
Balan ii qaboos Walsall adieu ama ila soo zidhiidh
@abdillahiosman1770
@abdillahiosman1770 6 ай бұрын
Taasaa wax tar ah
@aarboy2305
@aarboy2305 6 ай бұрын
KUWAA WAA WAYN WALAL QIIMAHOODA NALAWADAAG TURKI ILAA MUQDISHO MEEQO AYAAD KU KEENAYSAAN WALAL MAHADSANID
@maxcali863
@maxcali863 6 ай бұрын
Maangaalka ha Tuurin, Xayeaanka aya cuno.
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye 6 ай бұрын
Waa runtaa walal xoolaha cuna
@qaaliyusra7541
@qaaliyusra7541 6 ай бұрын
Kkkkkkkkkkkkk maangaal
@macaneqalbi
@macaneqalbi 6 ай бұрын
Macasarta ma sinsinta laga sameya
@bashiirjeeni5358
@bashiirjeeni5358 6 ай бұрын
20L e macasaradu waa $100 hargaysa
@fadma638
@fadma638 6 ай бұрын
Somalida Nairobi ayaa caan ku ah Makiinadahan 😊
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye 6 ай бұрын
Waa maqlay in Nairobi aad loogu isticmaalo waan bogaadinayaa
@mohamedduale8807
@mohamedduale8807 6 ай бұрын
Xasanaad badan band ka heli shaqadan
@user-vx7rd6np5u
@user-vx7rd6np5u 6 ай бұрын
Midkan mid kaweyn mala helayaaa wll
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye 6 ай бұрын
Haa walal
@mohamedduale8807
@mohamedduale8807 6 ай бұрын
Borama ilaa turkey imisa
@buraale134
@buraale134 6 ай бұрын
Sisinta miya lagu beera borama wll
@abdirahmanceenaanshe338
@abdirahmanceenaanshe338 6 ай бұрын
I pleasure to be firt person
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye 6 ай бұрын
Bravo 👏
@mohamedduale8807
@mohamedduale8807 6 ай бұрын
Borama laguna beer Laakiin harawo iyaa laguna beeraa
@user-rg5uj8jj7q
@user-rg5uj8jj7q 6 ай бұрын
Asc
@IjahFarey
@IjahFarey 6 ай бұрын
Description no so dhig linkigaga
3 MASHIIN GURIGA KAGA SHAQAYSO DALKA OOLIN
9:54
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 38 М.
MAKIINADA SALIIDA SINSINTA IYO SALIIDAHA DABIICIGA 🇹🇷
10:46
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 96 М.
Was ist im Eis versteckt? 🧊 Coole Winter-Gadgets von Amazon
00:37
SMOL German
Рет қаралды 28 МЛН
Children deceived dad #comedy
00:19
yuzvikii_family
Рет қаралды 7 МЛН
孩子多的烦恼?#火影忍者 #家庭 #佐助
00:31
火影忍者一家
Рет қаралды 36 МЛН
Why Fruits Have Lost Their Vitamins | ENDEVR Documentary
50:08
SOOLARKA IYO QIIMAHA LASIIYO TURKIGA - Invest in Solar Power
10:08
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 58 М.
KU SHAQAYSO MAKIINADAHA RAASHINKA SHIIDA
8:54
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 17 М.
FURSAD KA BANAAN WADANKA - OPEN THIS BUSINESS
9:02
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 20 М.
WERSHADA ROODHI KU BILOW 4 MASHIIN 🥖🍞
9:56
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 46 М.
HADII CULAYS DHAQAALE KU HAYSTO 4 TALAABO SAMEE
12:14
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 108 М.
TIJAABADA RIIGII YARAA EE TURKIGA 🇹🇷
4:48
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 26 М.
CAMBE BEERO QAAB CASRI AH OO FAA'IDO BADAN
13:56
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 44 М.
KUN DOLLAR KU BILOW 3 GANACSI 2023 - INVEST 1K
10:52
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 29 М.
Was ist im Eis versteckt? 🧊 Coole Winter-Gadgets von Amazon
00:37
SMOL German
Рет қаралды 28 МЛН