Aniga Malaysia waxan tagey 2012 caafimad ayn utagey waa sax warqad caafimaad aya aniga laiiso direy from Malaysia hospital ka Al Islam wan hely wana tagy Alhm wan ku soo cafimadey
@Kowtharkiin Жыл бұрын
Wll anoo xanuun sanayn hadaan caafimaad ku tago kadibna aan magaalka sii galo maku noolaan karaa
@queeniloveuzain87864 жыл бұрын
Walaliyal wan idin salamey iiso duceya hooyadey macan ayaa IGA xanunsan inuu illahy iicafiyo insha Allah thanks all😍😍
Nuurdiin wall keep going hormar wacan ayaan ku leeyahay
@arjundahir32364 жыл бұрын
Nurdiin wll hormar wacan kuu rajeenaa l.a mar walbo frxd kuu rajeenaa wllky qali
@omarali22824 жыл бұрын
Nuurdiin wlhi waan ku salaamay kalikicis waadne ku mahadsan tahay macliimaadka aad inala wadaagto
@farhiyaabdi51874 жыл бұрын
Thnkz nurdin kl keep going
@aragsangeedi68974 жыл бұрын
My bro nuuradiin aad baan kuu taageeraa ilaahey ha ku xafido.
@bileabdullahi41474 жыл бұрын
Asc sxb nurdin wan ku salamay waxan ku waydinaa qimaha jamacada iyo qofkii bishii meeqo kufilan in ay shaqo ledahay
@aishahusseinhassan80694 жыл бұрын
Nuurdiin kl wll qaali waqti kuma xumeeyo aad kuu taageera❤
@sahracadey11274 жыл бұрын
Wlh aniga Aya jecel in an imatha o an ithinka athiga iyo atarisha badiyo an lajogaa wan jeclaxay e sen kuimatha karaa wll wayo waxan jogaa kenyaa
@ruqiyaj214 жыл бұрын
Wewe team kala kacnaa kla kicis the one and only walalkiin nuuridiin kl❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@xeeryaan3 жыл бұрын
Lama shaqey karo iyo nolosheeda waa fududahay kalasaar
@fatmamahmed32504 жыл бұрын
asc nurdiin waxad no sogalisaa nolasha duryaha iyo maceshada isda logu nolankaro insha.Allah qeyr allaha ku siyo bro
@mushtaaqaminaata50214 жыл бұрын
Aniga waxaan joogaa qaxotika Kenya Soo Kuma Soo wareejisankaraa Kenya waxaana arawaa inan kunoolaado oo an waxbarashadaada kudhameesto aaana kashaqaysto waxana rajaynaayaa inan kabokondoona hdlkaaga inshallah whish you long Life my brother
@ahmedzaki72 жыл бұрын
Shaqo ma ogola teda kale maxad radisa xog ah qoxotiga kenya wa kan calamka ugu fican qoxotinimo xata marada qanecada walissiya wax kale iskadaye dawo guri ad dhisaneyso biyo nadif magalka nairobi xiliga rabta adeysa malesiya lkn sas uma maleynayo lkn so badasho wey fududahy sanberii wa wax iska fudud maxa lugu weydinaya bis hada nolasha magalka ad usocoto mise dalka aad usocoto iska dabari karto hada kakuma jogto maxa kula talinaya inad iska jogto waxad ledhy rajo bixid ah
@Kowtharkiin Жыл бұрын
Abyo WhatsApp kaaga ma heli karaa wax yaabo ku waydiin rabaa
@xasiinacabdiraxman1184 жыл бұрын
Mid ayaa kuweydina wax waye mida hadan hesto kar oo qoxoti kenya malagu qabilaa tasi hadaad jawab iga sinkartìt nuurradi kalkicis adigo rali ah waad kumahasantahay 👍
@walaalahamediachannel75054 жыл бұрын
Sxb nuur diin waxaan rabaa inaa imaado agtaada Ayaan rabaa bro ma ii samee kartaa midaas
@sakariyebaaz77584 жыл бұрын
Wad mahadsanthy wall nuradiin KL
@ubaxmohamud73234 жыл бұрын
nuurdiin kl alle waxa dib ah alle ma tuso bro dhamantooda umada soomalia keep going
@xikmoxaajiali86784 жыл бұрын
Walal hadan wado basaboorka unk maleseya madege kara
@mamanoloshedimaamaa9914 жыл бұрын
Wllkey nuurdiin wlhi ad ban ku taagera adi iyo sxbda enjoyaasha mr kala kicis waxan kuu rajeyna hormar oo ay dadku isweydiyan siduu ku garay kala kicis halas hormar ah keep goinh bro😍😍 wa walsha kasoo salameyso muqdisho
@caashacabdulaahi36364 жыл бұрын
Nurudiin wllo kep going
@ishabeydhabo24364 жыл бұрын
Masha Allah waxa i cajabiyay sidad adaamka u ixtirantay horay u soca my abowe
@sabariinaibraahim22744 жыл бұрын
Mashaalaah
@nasiyohajinasiyohaji82624 жыл бұрын
Anaaa usoo horeeeya team enjoawaaanii salaamay dhamaaan tiiin❤❤❤👑👑
@jabbavicofficiall46104 жыл бұрын
Nasiyo Haji Nasiyo Haji SUBSCRIBE IGU SHARAF PLEZ ISOO BOOQO
@nasiyohajinasiyohaji82624 жыл бұрын
Ok
@nasiyohajinasiyohaji82624 жыл бұрын
Wallaalo
@hiboheenahiboheena36924 жыл бұрын
Thnks nuradin walalaken hore usoco
@yaasirofficiall7254 жыл бұрын
M.a
@hibomuhumad48004 жыл бұрын
Wac war matulahi wabarakad my brother keep going wankutagara ♥️♥️❤️❤️💋💋💋💋💋💋
@boqoradaqueen89884 жыл бұрын
Mashalah
@ikraandaaud40734 жыл бұрын
Masha allh wilash somaliyed wilkod nuradin cade ka cade allh ku xafido abowe qali igu ah 🧡♥️💖❤💞💟💜💖💖💖💔💔
Aniga runtii waxbadan kafaaiday becouse aniga sanadkaan 2021 ayaanrabaa inaajamacad u imaado lkn qofkii waxbarasho uimado in karkaas laweydinayo ama qofkastoo ku imada waxbarasho ama cafimad ama goqxooti iskumid miyaaneh pro
@xamsebille96242 жыл бұрын
Ma tagtay sxp
@drszamzamabuukaraadam16363 жыл бұрын
Keep going ♥pro ❤❤💯💯
@mariyoqueen3584 жыл бұрын
6:04 Hee abwe hadii lakashaqeesankarin maxa lakunolana heee gurika giradisah cuntadii yaaah ( wadan an lakashaqesankarin why ay somalida uku soo ordayan layab( in America ilahow wax sharci yadan haysan wax un aad kushaqeesatoh way kusinayan) Alx Alx Alx ani passport aya lawatah Lkn waxan arkay kumananan sharci laheen oo hadaneh hungurikodah suqah kasodhacsanayn
@farhiadaganchannel32014 жыл бұрын
Nuradiin heesta qofka qaday noo sheg plaz 🙏🙏🙏🙏🙏✌♥️
@wllyuulka Жыл бұрын
Good my friend
@SamiaaHMED-b3fАй бұрын
Kala kacnaa why aadan account kan muqaal u soo gelinenin
@bashir86754 жыл бұрын
Kala kacnaa you doing good job horey usoco
@anisashire90444 жыл бұрын
My walalkey nuradiin keep going abwe
@zubeidahussein96244 жыл бұрын
Waw bro maxadsanid 💗
@asmasheikhyoonis54504 жыл бұрын
Waa in la gaarsiiya 100k subscribe intaan ciidka la gaadhin meeyey asxaabtii #Atariisho baadiyo ukaalaya team enjoy wax na tusa hadaan nahay Team #Nuurdiin Kl
@zaailboy2894 Жыл бұрын
Nuurdiinow qof arday ma iska diiwaan gili karaa unhcr bro
@cabdixamiidcabdikhadarmaxa8104 жыл бұрын
Nuurdiin zxp callenGegi af dhagooLka nozoo zamee pls🙏💟
Sxpow marka hadan shaqeysn karin lacgta nolasha intee ka keene mise ayaaga kusii naayo
@zuhuuradem33924 жыл бұрын
War bixin waafiya Mahadsanid wllo
@nashosman39594 жыл бұрын
#nuurdiin kl keep going brada i like you the most 👏👏❤
@jabbavicofficiall46104 жыл бұрын
nash Osman SUBSCRIBE IGU SHARAF PLEZ ISOO BOOQO
@nashosman39594 жыл бұрын
@@jabbavicofficiall4610 wayhy walal
@hanaahmed85204 жыл бұрын
Team kalkacnaa kalkicis masha llah one love dhacigusii👎❤❤🤙
@cawilcawiljeeg4764 Жыл бұрын
👍
@maanboolofficial8284 жыл бұрын
M.a keep goin pro Horner wacan cadow gaa hajabo
@عبدوحد-ح9خ Жыл бұрын
Masha allaah waad mahadsantahay
@anisaabdi73164 жыл бұрын
Keep calm
@nasronasrobbe14054 жыл бұрын
Wan ku saray wllky nuradin team nuradin wan idinku so biray👏
@nimconimcoaxmed53374 жыл бұрын
Thank you
@najmacilmi78974 жыл бұрын
Keep going my nuurdiin kl huro mar wacan 💞 💋💋👍👍
@naswadxasan26964 жыл бұрын
Kl ku jeclahay wll qli hore usoco
@maryamruun72104 жыл бұрын
Thanks 😍👌👌👌👌👌👌👌👌♥️♥️♥️
@umuss78744 жыл бұрын
Abowe hadi ay didayaan in LA shaqeysto ceyr mey siyaan dadka mise guri kiradisa ayey ka bixinayaan.ya intas dabaraya plz jwb???
@zahraashhajji62522 жыл бұрын
Maya wlal ine dadkga ku biilaan le wye ama inad dhumasho ku shaqeyso ayaga 1 dollar xita kuma sinayan qaxotiga ana so jogy I weydiii lkn marka da'yar isku dhibto o ayaga la xirirto mybe ine kusiyan lcg yar ijaarna ka dhiban wa sidaas nolosha malesia
@iqrahassan91954 жыл бұрын
M.a my brother keep going
@silentmoviesofficial12914 жыл бұрын
I wish u all the best Nuradiin
@walaalahaqalbiga65844 жыл бұрын
Qoxooti ahaan kujoogan waan lasocda awoowe
@nihaaalabdinursacduush33664 жыл бұрын
Hormar wacn wlky Hormar wacn
@intisaarfahad66414 жыл бұрын
Ok qawashad kala ah dagaal iyo wax lamid ah markaa geestaa mase waa sida sacudi arbiya oo kale oo meel walbo aada joogto waa lagu qabnaa yaa isheeg bal
@ahmedyusuf74893 жыл бұрын
walal waxad iga caawisa suaashan . ( waxan rabaa inaan dalxiis kusoo galo malaysia aniga iyo xaaskayga ka dibna aan jamacad ka galo master ah ciqaama ama residence aniga iyo xaaskku ma dalban karnaa anigoo dalxiis ku soo galay? hadii aan dalban karo sidee u dalbanayaa maxa layga rabaa? qiimaha ay ku kacayso i soo sheeg? thanks
@Meymaa245 ай бұрын
Wll maxaa ku hirgalay hadda miyaad baxdaynah
@safanuurmuse56004 жыл бұрын
nur kL wax fican bad samaysay 😙😚😚😍😇
@nastehanafiso17624 жыл бұрын
Horumar wacan wall sare
@cumarmaxamad20364 жыл бұрын
Nuuradiin sxb nooma sheegin lacagta ama qarashka lagu imaado Malaysia zafanii aa tahay nooh
@shukrihassanahmed63254 жыл бұрын
nuurdiin nolow walal si kal iyo laab ayaan ku takeraa
Thanks Nuurdiin for this informative video about the life of Malaysia. Saul an heysta o eh Hadii an rer America ahey o an kuso galo Malaysia on tourist visa (Americas have up to 3 months of visa free to stay in Malaysia), Maka xareysan kara resident visa gudeheda or inta anan USA kasobixin wa inan heysta resident visa? Again thanks waxen ahey fans rer USA e kugu xiran.
@rayaansiciid24364 жыл бұрын
Nuuradiin hore usoco wllky
@hanaapdirahman10174 жыл бұрын
Masha Allah masha Allah masha Allah walkay 👏👏👏
@munamasahallhamahamud11814 жыл бұрын
Masha Allah wwwww 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤❤❤🇸🇦🇸🇦🇸🇦🇸🇦🇸🇦
@hamdasaidburuj4 жыл бұрын
nuradiin kl horray usoco kutaagera
@yasirhassan64182 жыл бұрын
Xaga wax barashada noo sheg 🙏🙄
@ayanibrahim82594 жыл бұрын
thanks wllalkey wax badan ayaan ka faaidnay mar labad txn
@ubahmohmed94764 жыл бұрын
Mnchllh keep going bro
@xamaadaproduction21534 жыл бұрын
Nuradiin kan kula jiro vedioga kamaal moo la dhashay