MALDIVES ,2024 ,SIDEE LAYGAGA QAADAY LACAG DHAN 5,238$ 😱

  Рет қаралды 182,099

Maaweell

Maaweell

Күн бұрын

Пікірлер: 326
@moctarkhadar4608
@moctarkhadar4608 9 ай бұрын
Aduunki ayaa sidaase Bal Janadi Alle Subxanahu watacal Diyariyey kawaran Subxanallah ❤️
@Khaalidsheekh
@Khaalidsheekh 9 ай бұрын
Subxanallah waa Cajiib allahu akbar😊
@clsalaancismaan2338
@clsalaancismaan2338 9 ай бұрын
Ajiib
@NimoAliaboubakar-bj3gr
@NimoAliaboubakar-bj3gr 9 ай бұрын
Alaaaaaaah
@IbraahimMohamed-ly8uh
@IbraahimMohamed-ly8uh 7 ай бұрын
سبحان الله
@Anzal-zy2dq
@Anzal-zy2dq 2 ай бұрын
Lama malaysan karo wallhi 😢illhayow hanaga qadain
@saacidismaaciil8685
@saacidismaaciil8685 9 ай бұрын
Aar somaliyee xaasidimada iska daaya oo like ta iyo sheerta la booba libaaxu waa uu jeeb dilaacee,I hope one day you will reach one million followers,hore u soco sczpyaaal
@ahmth167
@ahmth167 9 ай бұрын
😂
@ilkacaselyricslyrics2723
@ilkacaselyricslyrics2723 9 ай бұрын
One Day I Will Go To The Maldives❤ Insha Allah
@updimajiidrashiid4238
@updimajiidrashiid4238 9 ай бұрын
One day I will go to the makka ❤ insha Allah
@ApdalleZiigo-kd5hz
@ApdalleZiigo-kd5hz 9 ай бұрын
😊
@hudarashid3508
@hudarashid3508 9 ай бұрын
W yg❤❤
@invinityd-jamal2710
@invinityd-jamal2710 9 ай бұрын
Inchallah bro
@maxamadcusleye931
@maxamadcusleye931 6 ай бұрын
Inchallah m'y boy
@ubah3804
@ubah3804 9 ай бұрын
Maweel waa in kor loo qaada somaliyey subscription la ogada iyo share ta aniga manta igu horaysa wan ke helay muqal kisa masha Allah
@idirisyuuzufidirisyuuzuf8293
@idirisyuuzufidirisyuuzuf8293 8 ай бұрын
Waddanka adduunka ugu quruxda badan waa Singapore lkn ciyaalku ma yaqaanaan wallahi xitaa tiro maleh inta jeer ee ay guuleysatay waddanka adduunka ugu nadiifsan
@Mirahamaskaxda
@Mirahamaskaxda 7 ай бұрын
Quruxdu waa 2 nuuc Mid gacan ku sameys ah iyo mid nature ah oo dabiici ah Maldives 🇲🇻 waa qurux dabiici ah halka Singapore ay tahy dhismo iyo magaaloyin qurxoon oo la dhisay
@idirisyuuzufidirisyuuzuf8293
@idirisyuuzufidirisyuuzuf8293 7 ай бұрын
@@Mirahamaskaxda maldives 90% waa biyo ee waddan caadiya iiga sheekee meel biyo iska fadhiyaan haddaan doonayo 24 hours badda ayaan ku jiri lahaaye
@EP-SPORTS-45
@EP-SPORTS-45 Ай бұрын
Good point​@@Mirahamaskaxda
@lakanuu4real557
@lakanuu4real557 9 ай бұрын
Malin uun waan tagi donaa Maldives 🇲🇻 ❤
@amanomar804
@amanomar804 9 ай бұрын
I.a😊
@theonlydiamondyouknow
@theonlydiamondyouknow 9 ай бұрын
Language is not important you need how to communicate with people without fear.. Maaweelll I like how you speaking English .. spend your time ❤
@NewsFusion24
@NewsFusion24 9 ай бұрын
Hhh dadka miyaa laga baqaa marka lala hadlayo.
@shakirasmart7030
@shakirasmart7030 9 ай бұрын
Wow so Amazing Island 🏝️ let me visit there in shaa Allah thanks Maweel ❤
@zakinasiib
@zakinasiib 9 ай бұрын
I’m gonna go with u so don’t leave me pls
@robleyusuf2566
@robleyusuf2566 9 ай бұрын
🎉?​@@zakinasiibt🎉😂
@ismailhussein9886
@ismailhussein9886 9 ай бұрын
5000 thousand dollars for tour MashaAllah tabarakahallah, Allaha ku barakeyo. Niin baa noloashaa sii bey uu heysaa
@Abdiqanisaleban1
@Abdiqanisaleban1 9 ай бұрын
Beautiful Maldives 🇲🇻 ❤😊
@najepsacad6688
@najepsacad6688 9 ай бұрын
Maaweell Editingkiisu waa Heersare wllhy😍❤️📸
@guud-weyneMedia
@guud-weyneMedia 9 ай бұрын
Maldives waa meel qurux badan hase yeeshee Muuqaalkaad kasoo sameysay wqxaaba macno tiray ingiriisigaagaan jajabka ah. Explore, islands, sea plane, breakfast, honeymoon, iyo qaar kalood erey ingiriis ah oo aad horey iyo gadaalba soomaali kaga kabtay, walaal waxana kaa codsan lahayn labada afood bal mid uun u har oo noogusoo gudbi hal af oo Ingiriis ama Soomaali si Muuqaalkaaga macno u yeesho. Mahadsanid
@tahirugaselmi6992
@tahirugaselmi6992 9 ай бұрын
Maseyrka iskadaa luqada hadaad ka garaneyso sida dadka loola macamilo ama loola xiriior waa enough maweel horay usoco wll
@guud-weyneMedia
@guud-weyneMedia 9 ай бұрын
@@tahirugaselmi6992 dulucda hadalka kuma dhicin walaal malahaygana garaadkaagu halkaa maba gaarsiisanee soo barbaar
@NajahYousuf-s8w
@NajahYousuf-s8w 8 ай бұрын
@@tahirugaselmi6992mnahlh Waa runtaa huno
@hanadbandz
@hanadbandz 9 ай бұрын
take your time my bro 🙌🏾
@Hibakabdi697
@Hibakabdi697 9 ай бұрын
Video gan wa another level wlhi masha allh😂❤️❤️❤️
@munnaabdi8971
@munnaabdi8971 9 ай бұрын
Intaynu qabiil ku jeedanay baa dadki tashaday mansha allah
@FadumoAhmedMohamed
@FadumoAhmedMohamed 8 ай бұрын
Aad 😂
@DaariqHamze
@DaariqHamze 9 ай бұрын
WaaN TaGi DooNaa inSha"AllaH DhaWaaN❤
@bushramohamed3585
@bushramohamed3585 9 ай бұрын
Boorsadada aan kudhuunto ilen skle kutagi wayee😂😂😂😂😂
@Muxiyadiin12
@Muxiyadiin12 9 ай бұрын
Maweel best KZbinR 👌 Go forward 👏 👍 🙌
@saxanefilms1
@saxanefilms1 9 ай бұрын
Lacagta intaa leeg haday kaa baxday maad iska guursatid
@iqracabdi8917
@iqracabdi8917 9 ай бұрын
Waa video qurux badan maashaa allah lkn intro music kuma soo bxyo video ga
@XasanAbdi-w3b
@XasanAbdi-w3b 9 ай бұрын
Wow it’s amazing plz maweel vidoe noga so samee sida lo tago iyo Europa iyo africa labada ka jaban in laga tago.
@mariakaba80
@mariakaba80 9 ай бұрын
M.a allah ha ku barakeeyo adigana anagana allah hana siiyo❤
@abdiqaadir3698
@abdiqaadir3698 9 ай бұрын
You have to take your time big KZbinr maxamed maweell run ahaantii sxb waxaad uqalantaa 100M guulayso sxb
@xiiranechanel9856
@xiiranechanel9856 9 ай бұрын
Waad wacantay masha allah but english in yar iska dhis maadama ay soomaali kugu xidhantahayna u turjum Aadbay u wacan tahay muuqal duubidaadu Go forwad brother
@SamatarFarax-d1n
@SamatarFarax-d1n 9 ай бұрын
Mashala.walal maaweell moqal adoqorxbadan❤😢😮 dakis
@king-qani
@king-qani 9 ай бұрын
Ninka kaaali aan muqaladisa damesto anigon skip dihin fvv KZbinrr👑❤️
@XasanAbdi-w3b
@XasanAbdi-w3b 9 ай бұрын
Qays maad ilowday
@abdixayi8453
@abdixayi8453 8 күн бұрын
Sida sheeko igu soo gaadhay. Awoowgaygii 4aad baa mideeyey jaziiradaha madives isagaana ka noqday madaxweynihii ugu horeeyey.
@Aamina970
@Aamina970 9 ай бұрын
Insha allah one day l will visit Maldives 😊
@apdirahmaanoday1373
@apdirahmaanoday1373 9 ай бұрын
Amazing islands Maldives❤
@deeqqumana5340
@deeqqumana5340 9 ай бұрын
Mashaallah wadkumahsantahay sida quruxda baden ee ad nooguso dubtaay
@cabdishakurxuseenmoh
@cabdishakurxuseenmoh 9 ай бұрын
War lacagtu qime male weyn gubna oo suuli kaga kacnaye wllhei amazing wan la dhacay anu zxp good jop maweel 👍🏻
@CabdulaahiMaquul-kg4uu
@CabdulaahiMaquul-kg4uu 4 ай бұрын
الحمد الله على نعمة الاسلام ❤❤❤❤
@AbdiOzyy
@AbdiOzyy 9 ай бұрын
Yeah yeah raaxaystay walee akhiran halkii roon Abdisamed😊
@Zudaysikaraamo
@Zudaysikaraamo 7 ай бұрын
Maaweel gabar ayuunbaaa ka maqneed😂❤
@Zolaouais
@Zolaouais 8 ай бұрын
how can I complete to go maldives😊
@143-k1d
@143-k1d 9 ай бұрын
Maaweell Masha-allah Bro Nice Video
@TOofy_sheeko
@TOofy_sheeko 7 ай бұрын
Mashallah beautiful trip 🎉
@abdirahimnoor5254
@abdirahimnoor5254 9 ай бұрын
Mashaa Allah beautiful view
@dheereyechannel
@dheereyechannel 9 ай бұрын
Big legend always maweel fitness beautiful very nice 💯💯👍👍😍❤
@Aian-q2i
@Aian-q2i 9 ай бұрын
Masha allah
@NimcoMohamed-c7h
@NimcoMohamed-c7h 9 ай бұрын
Ninkan hala dhaqaajiyo 200k❤
@Amiinze7
@Amiinze7 9 ай бұрын
Xiisoole maa kuu amaanay maldives😂
@MaxamedGreen
@MaxamedGreen 9 ай бұрын
Mazha alaaah wanku saxeexay mawelo bakhlaynta 😂
@FatimaIstahil
@FatimaIstahil 9 ай бұрын
Mashlllah
@abdirahmanfarayare7205
@abdirahmanfarayare7205 9 ай бұрын
Legend of Legendary
@waterridsoffstress5243
@waterridsoffstress5243 9 ай бұрын
Masha Allah bro beautiful views
@amazingblogs3213
@amazingblogs3213 9 ай бұрын
Osmo pocket 3 miyad istacmalaysa wll
@MubaarakCabdilaahi-lh8zz
@MubaarakCabdilaahi-lh8zz 8 ай бұрын
Aad baan kuu salaamayaa maaweel
@noorm.a.6531
@noorm.a.6531 9 ай бұрын
Mansha allah waa qurux lakin anigu meel aan cumrada iyo xajka ahayn lacag kuma kuma bixinayo insha allah
@Luuza7775
@Luuza7775 5 ай бұрын
One day with my fv person 💗 insha allah
@MoAadamIRIQ
@MoAadamIRIQ 9 ай бұрын
The art of land❤
@AhmedMahmoud-fh9py
@AhmedMahmoud-fh9py 9 ай бұрын
MAHAMED ABDISAMAD MAWEELL WAANKU SALAMAY ZHP
@Engbisle1
@Engbisle1 6 ай бұрын
Amazing take your time bro Insha allah my dream becoms true😅
@AroundUs-2024
@AroundUs-2024 9 ай бұрын
masha Allah,buumaha shaqo nin weyn ma ahan
@xuseensiciid4
@xuseensiciid4 7 ай бұрын
I will go Maldives insha allah
@yasinshuceyb397
@yasinshuceyb397 Ай бұрын
Maldives❤Somalia 🇸🇴 ❤absolutely 💯 👌 ♥️
@JamaalMaxamed-jg7vp
@JamaalMaxamed-jg7vp 9 ай бұрын
Bro maaweel alleh haku xafido
@djmaslax3473
@djmaslax3473 9 ай бұрын
Masha Allah Maaweel horey usoco ❤❤❤
@abdulahiali5051
@abdulahiali5051 9 ай бұрын
Am on my way coming 💪🏻👍🏼❤️💪🏻👍🏼❤️💪🏻👍🏼❤️💪🏻👍🏼❤️
@Amiinadam10
@Amiinadam10 9 ай бұрын
Qofku inuu naftiisu wakhti la qaato muhiima lacagtu waxba ma sheegto lkn waxad safarka ka faidaysa ka badan oo dhaxal gal kuu noqonaya
@abshirmohamed3527
@abshirmohamed3527 9 ай бұрын
Masha allah nice vedio
@Zolaouais
@Zolaouais 8 ай бұрын
Bro,can you help me.I want to tourist this islands😊
@Redsea900
@Redsea900 9 ай бұрын
Masha aalah
@Zakiman143
@Zakiman143 8 ай бұрын
Maasha Allah Maldives 🇲🇻❤
@ugbadcabdi5174
@ugbadcabdi5174 9 ай бұрын
Maaweell lacagu si dhib yar Ayay ku baxdaye hanti ka samayso aduunkuna wu isbadalaya I.a alle haku barakeyo
@AmiraUpdyrashitt
@AmiraUpdyrashitt Ай бұрын
Maweel wll imisa kubaxaya lamanaha inay imaadan raba lacagta wllo❤
@Geelqariso
@Geelqariso Ай бұрын
Sidaas hadii aad u fakarasid iska daaa ama isoo wac anaa ku gaynayee 😅😅😅😅
@MaxamuudFaysal-jn4mr
@MaxamuudFaysal-jn4mr 9 ай бұрын
Maweel the legend 🎉❤
@Mohamedahmed-e2w5b
@Mohamedahmed-e2w5b 9 ай бұрын
Insh Allah Two years later waan tagi doona
@cabdicasiisxasan5035
@cabdicasiisxasan5035 9 ай бұрын
Wow maasha Allah ❤😊
@Anzal-zy2dq
@Anzal-zy2dq 2 ай бұрын
One day Hargeisa sidaa way noqon doontaa😳❤️
@AbdirahmanMohamed-uq9sm
@AbdirahmanMohamed-uq9sm 9 ай бұрын
Language isn't viral, we wanna how to communicate with other people. Alle ha ku barakeeyo wax kasta aad heysato.
@fatimageedi7826
@fatimageedi7826 9 ай бұрын
Insha allah wan tagi ani io xaji mustaqbalka
@Mohameddayax12
@Mohameddayax12 9 ай бұрын
Warbal Like ta u badiya Lacag Kuma yara ninke 😅😊
@haykalchannel4303
@haykalchannel4303 Ай бұрын
Transition music hada badali karto iska badal
@hindaaa_ali
@hindaaa_ali 9 ай бұрын
ماشاء الله رائع 👏👏👏
@AbdiTokiyo
@AbdiTokiyo 9 ай бұрын
Bright kana Ku Yara Dedaal Legend taheeee ❤
@mohaan_modell
@mohaan_modell 9 ай бұрын
Abti MaaweeL walhei waaD raaxaysatay Alle ha kuugu wado
@ahmedhamud911
@ahmedhamud911 7 ай бұрын
I will take my future wife there incha Allah ,
@sana_qli
@sana_qli 9 ай бұрын
Somali iyadon aqon ban xagan clipyo dad qolaaadi kaduben iska dawan jiray insha allah mar uuun waaan tagi haday naftay gaadho
@FaysaIbraahim-z4r
@FaysaIbraahim-z4r 8 ай бұрын
Mash allh wa meel qurux badan
@HanadCalisalad
@HanadCalisalad Ай бұрын
Wall somalia anoo joogo makasoo adi karaa❤
@halabaishwiaba
@halabaishwiaba 8 ай бұрын
Legend maalmahaan waxba kaama hayno
@suhaipsalah6383
@suhaipsalah6383 9 ай бұрын
Wr zhp mawel bilaa calayk details nagasii mesha sida lagu tagi karo passport ka loga pahan yahy sido kle hdi visa lo bahan yahy io lacgta kgu paxaysa ilaa week ad dagan tahy mesha teda kle miyey kala qimo padan yihin 26ka jasiradod
@khaledabdirahmansalsal6333
@khaledabdirahmansalsal6333 9 ай бұрын
Muqalka ayuu ku sheegay passport walba walagu tagi karaa passport somali xita visa uma bahnid kliya tickets unbad jaraneysa weyna kala qiimo duwanyihin
@IsmaiilMohamed-wf1bt
@IsmaiilMohamed-wf1bt 6 ай бұрын
Waan tagidoonaa mantifa insha Allaha
@cartoon_websites
@cartoon_websites 9 ай бұрын
Meshan anaa u horeeya pro reply isoo gal❤
@chocoamran87
@chocoamran87 9 ай бұрын
Dadku waa kala dookh anu badana waxan wakhti iyo maal ba uquura meelaha aan buuqa ahayn ee sida melaha taarikhyaha ah ee dadki hore in aan udalxiso melahano kale kama helo
@FINAAS1
@FINAAS1 9 ай бұрын
Legend zxp ❤❤❤❤❤ zxp horu mar wacn
@nastexabuux5900
@nastexabuux5900 9 ай бұрын
On day my dream become true i.a wn tagi doonaa haduu madku i qaadin💔💔
@DiiniDiini-q1u
@DiiniDiini-q1u 9 ай бұрын
Habar jeclo ❤
@ZafwanCade-i9u
@ZafwanCade-i9u 9 ай бұрын
Mnsha allh pro hore usoco
@beeldeeqmohamed2993
@beeldeeqmohamed2993 9 ай бұрын
Mansha Allah Kalmad kashta ❤😂
@yasinyunisyusuf5552
@yasinyunisyusuf5552 9 ай бұрын
lgend maweliyow waa kuwtaa tliyow vidoyashan noo sobadi 🥰
@somaliproduction3160
@somaliproduction3160 9 ай бұрын
One day I will go to the maldives
@dayibxasan
@dayibxasan 26 күн бұрын
top
@msa_1439
@msa_1439 9 ай бұрын
Passaport ka Somaliland ma lagu aadi karaaaa isaga
@AliDahir-ob7iy
@AliDahir-ob7iy 9 ай бұрын
Alla qosol bdna 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 wlhi dacadaa uqoslay war wlhi banaan kaas xitaa gobol kamid ah somalia adaan ku adii kariine weak up to reality nio gobol somalia 🇸🇴 kamid ah batihine 😅
@msa_1439
@msa_1439 9 ай бұрын
@@AliDahir-ob7iy Jaahilnimo daeteee baa la qoslaysaaaaa shoodhe Hadiii aad iskuul soo dhigatay waad soo baadhi kartaaaaa
@Inajaaburi
@Inajaaburi 6 ай бұрын
Insh allh wan tagi dona
@jamaaden598
@jamaaden598 9 ай бұрын
somaliga iskaga hadal mahadsanid
@Huseinahmethhusein-mm5gy
@Huseinahmethhusein-mm5gy 9 ай бұрын
Wabad so gashe ku sali nabiga scw scw 😢
@Suhayb1_4
@Suhayb1_4 9 ай бұрын
Sallalaahu caleyhi wasalam
@AbdiTokiyo
@AbdiTokiyo 9 ай бұрын
Mansha alah guuuuleys0 Cousin ❤😊
@hamzeabdi6996
@hamzeabdi6996 9 ай бұрын
I.n we go one day 🎉😊❤ amazing country Maldives 🇲🇻 ❤️ 💙 👏
@jamalskp7280
@jamalskp7280 9 ай бұрын
Xeebta sacaadadiin ayaa u baahan mail galin sidan way ka qurux badnaan lahayd
@Barkhad181
@Barkhad181 9 ай бұрын
Video anther level my pro
SAFARKI IIGU LAYAABKA BADNAA MALDIVES🇲🇻
35:54
Maaweell
Рет қаралды 164 М.
The day of the sea 😂 #shorts by Leisi Crazy
00:22
Leisi Crazy
Рет қаралды 1,7 МЛН
АЗАРТНИК 4 |СЕЗОН 3 Серия
30:50
Inter Production
Рет қаралды 1 МЛН
Bike Vs Tricycle Fast Challenge
00:43
Russo
Рет қаралды 97 МЛН
QAYS QAYSER OO SUAALO CAJIIB AH LA WAYDIIYAY
26:40
Dhambaal Digital
Рет қаралды 88 М.
Hargeisa street food | CUNTADA WADOOYINKA
16:31
Maaweell
Рет қаралды 100 М.
The Biggest Charity Match in History | Chunkz vs. Aboflah
53:53
Nolosha habeenkii miiga iyo casuumad
10:54
Dhakhtarrr
Рет қаралды 267 М.
MAGAALADA UGU,  DUURJOOGTA BADAN🦒🦓🦬🐅
11:25
Maaweell
Рет қаралды 194 М.
Egypt aduunka maxay kaga duwan tahay ramadaanta🇪🇬
10:06
Dhakhtarrr
Рет қаралды 182 М.
Dhakhtar & Maweel  Maxa Kala Qabsaday?
27:43
Fadumo Riyaad
Рет қаралды 71 М.
SAFARKII IIGU LAYAABKA BADNA EE ILAA MIYIGA
14:31
Maaweell
Рет қаралды 147 М.
The day of the sea 😂 #shorts by Leisi Crazy
00:22
Leisi Crazy
Рет қаралды 1,7 МЛН