MALEESHIYADII GADABIIRSAY OO HABQANKOODU ISUSO DHIIBAY SOMALILAND & JAMA BAADI OO AF LABADII YEEDHAY

  Рет қаралды 7,242

CIRJIIDHO TV

CIRJIIDHO TV

Күн бұрын

Пікірлер: 48
@IbrahimAhmed-yk5ls
@IbrahimAhmed-yk5ls 3 сағат бұрын
Waar Ciidanka Qaranka ayay basasayaan waxaasi waa waxii Ciidankii goojacade lagu Shirqoolay nimakaa jeelka ha laguguro
@Seynaab24Synaab24
@Seynaab24Synaab24 2 сағат бұрын
Dowlada somaliland waa iney iska baadha jabhadaha cadowga somaliland laakln dowladu way jilicsantahay
@HassanbolbolHassanbolbol
@HassanbolbolHassanbolbol 2 сағат бұрын
Waar doqoon huwanti iyo cadowgi aad ku sheegi jirtay shacbiga somaliland si aad kula dishiid dagaal u ka ridiid way ku surtogaliweyday dhaqaliina waad ka qasirisay ee imiika musse hakudaldalo ee jibouti moryane nucaagasi waax kama sheegi kaaro ee dawlaada ee caalemka awamirta kasofusho kuwa ugu qaymaha badaan ee waan kagooya beey xumiin katahay jibuti ee oromkan abi ee lef leftin adigiiyo calancasta snm ismael omar président jibuti oromku caagaha umasaxa doosgan ali dul dulow
@jamuuriyadasomalilandhanoo4591
@jamuuriyadasomalilandhanoo4591 2 сағат бұрын
HADAANU HJECLO NAHAY HAL COD UUMA HAYNO YUSRA HARTI
@Burcawi24
@Burcawi24 2 сағат бұрын
Hal nafar oo naftaada ah ayaad xukunta ee magaca habar-jeclo kuma hadli hartid 😂😂😂😂😂😂
@halimosugule76
@halimosugule76 3 сағат бұрын
Waan cod macaantay fan aan noqo
@QueenCawo-b2q
@QueenCawo-b2q 2 сағат бұрын
Somaliland guul insha Allaah allaahu akbar 💪💪💪💪💪💪❤❤❤❤❤❤
@Degmociise123
@Degmociise123 3 сағат бұрын
Subxanallah bal Ragaa sida Jarka looga tuuray eega 😢😢 waa Maryo Calas la ururyey Waar yay idin layn iska hubsada?
@fadumaibrahim7467
@fadumaibrahim7467 2 сағат бұрын
Waar ka ilaaliya tuugta awdal ee inaga joojiya oo udaaya halkooda Shadaadiinta
@abdirasheedwarsame5876
@abdirasheedwarsame5876 2 сағат бұрын
Cali Ismaaciil Carab waa rageedii.
@xamudjama8998
@xamudjama8998 2 сағат бұрын
WAAR CALOW CAAWA WAX BUU KUU TAREY
@abdiaziizahmed7827
@abdiaziizahmed7827 2 сағат бұрын
QUDHUN KASTA OO WADANI AASAY BANAANKA AYEYNU KU GUBEYNAA XAAR KASTA OO CIRO AASAY BANAANKA AYAA LOO SOO SAARAYAA CEEB OO DHAN BANAANKA DOORASHADA WEYNU KU DILEYNAA HADII AY DIIDAAN NATIIJADA DOORASHADA WEYNU HABEYNEYNAA
@abdourahmanahmed-b7p
@abdourahmanahmed-b7p Сағат бұрын
Huwan laqu qartay
@abdiyusuph5822
@abdiyusuph5822 3 сағат бұрын
Caliyaw ooha ooha dheh
@Degmociise123
@Degmociise123 3 сағат бұрын
Waar Hubka ma laga qaaday?
@MohamedDuale-l3u
@MohamedDuale-l3u Сағат бұрын
Filmkii goojacade qaybtisi 2 aad yaynan daawan! Toos haloo geeyo jeelka...
@KaysealiShaqale-wo6xz
@KaysealiShaqale-wo6xz 3 сағат бұрын
𝐦𝐚𝐚𝐫𝐤𝐚 𝐜𝐢𝐢𝐝𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐦𝐚𝐚𝐲 𝐠𝐚𝐚𝐣𝐞𝐞𝐝𝐞𝐧😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@AbiibColaad
@AbiibColaad Сағат бұрын
Mr gala hada ayuu wajigisa dhabta lasobaxay ee laascanod wixi kugubay ee putland soo adeegsaty Wx maryo galbeedka Somaliland laga cantatabay majirto wlee
@roodanuur461
@roodanuur461 59 минут бұрын
Ciidanku haaka taaxadiiro raaga waayo waa ogiideen ciidanki dhuullbahante ee maarna siiyacijirey maarna so yaaciijiirey waaxay saa.eeyen 25 August haadi guuda so.ali laan laa soogeeliyona haalaala soocodo dhaqa dhaaqagoda
@Gobsame
@Gobsame 2 сағат бұрын
Ina jaamac baadi waa og yahay inaan puntland gobol siinayne jaamac siyaad buu raba inuu khiyaamo ku hoos geeyo siduu hore ugu khiyaa may
@abdiaziizahmed7827
@abdiaziizahmed7827 2 сағат бұрын
ADEER HABARYOONIS MEEL AAN ZIROGA DAWLADA HOOSE ILAA CAWAALE SUQAAR IYO SEYLADA XOOLAHA AHAYN BURCO KUMA BOOD BOODI KARAAN BURCO WAA MAGAALO HABARJECLO CODKA YAALA WAA HABARJECLO WAXAANA ISKA LEH XISBIGA KULMIYE BEENTA HA LEYSKA BOOD BOODO
@abdiwahabDahir
@abdiwahabDahir 2 сағат бұрын
marnaba kama wada guurayso ethopia wa bilaa yaqiine wyo jid train oo ay lacag badan ku bixisay aya ku xidha dooraale mar sababtuu u tegayaa waa gorgortan xaga canshuur dhimistaa
@MaaslaxMaxamed31
@MaaslaxMaxamed31 3 сағат бұрын
Inaga huubsada calaw nimaankas adsheegtay haala huubsado
@mohamedhassanhoussein8627
@mohamedhassanhoussein8627 3 сағат бұрын
Tirada gobalka togdheer codaynaya ayuu u jeedaa cali
@fatoomasomali4665
@fatoomasomali4665 2 сағат бұрын
ANIGU WAXAAN KU TALIN LAHAA INAAN DADKA KALE CODAYENIN. EE LOO DAAYO HABARWAL IYO GARAXIS OO QUDHA KA ROONOW REERKA U HADH AYNU ISKU DAAWANO LABADAA REER
@abdisharif4857
@abdisharif4857 2 сағат бұрын
Waan ku salaamayaa cali yoow Maxamed abiib hadii la soo dayay hogaanka u go ay waadigaa arakay waysa soo dhaibaay dhamaantood waa kii fangaraynoyo ayaa hogaanku go ay waa ina geela
@somaliland4ever484
@somaliland4ever484 Сағат бұрын
Cali DUUL DUUL GEESI QARAN ❗️
@CabdilaahiYuusuf-c1s
@CabdilaahiYuusuf-c1s 3 сағат бұрын
Waar halayska ilaaliyo yaanay ciidamada basaasine
@hashimmohamed4698
@hashimmohamed4698 2 сағат бұрын
Dhulka waxa yaala waa ka badanyaha .Reer bina aadam oo dhan .
@IbrahimAhmed-kf3lv
@IbrahimAhmed-kf3lv 2 сағат бұрын
Dagad uur le waa ii kaw! 😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@MohamedDahir-w3v
@MohamedDahir-w3v 3 сағат бұрын
Cali Cali So funny 😂
@jamiilaJama-c5c
@jamiilaJama-c5c 2 сағат бұрын
ma punland buu kala qaybinayaa ina jaamac baadi
@KaysealiShaqale-wo6xz
@KaysealiShaqale-wo6xz 3 сағат бұрын
𝐜𝐢𝐢𝐝𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐲𝐚𝐚𝐰𝐚𝐭𝐚𝐲
@fahdabdi6678
@fahdabdi6678 Сағат бұрын
Legend
@MAXAMUUDAFMIISHAAR
@MAXAMUUDAFMIISHAAR 2 сағат бұрын
Qarax ayaa lagu xidhay dakada
@KaysealiShaqale-wo6xz
@KaysealiShaqale-wo6xz 3 сағат бұрын
𝐣𝐚𝐚𝐛𝐮𝐮𝐭𝐢 𝐦𝐚𝐚𝐱𝐚 𝐢𝐧𝐚 𝐝𝐚𝐚𝐛𝐚 𝐝𝐡𝐢𝐢𝐠𝐚𝐲😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅
@sacadxasan3323
@sacadxasan3323 2 минут бұрын
180 weeyaan
@queenealsheakh
@queenealsheakh 12 минут бұрын
❤❤❤❤❤❤❤
@shakiibfarah152
@shakiibfarah152 Сағат бұрын
Cirjiidho tv ❤
@safiamire4825
@safiamire4825 2 сағат бұрын
Waan idin salaamaya
@Ardaagaciyaaraha33
@Ardaagaciyaaraha33 Сағат бұрын
Cali jabuuti
@ragemu-c6q
@ragemu-c6q 2 сағат бұрын
Dowladaa muse waa kaalay xabashiyow i gumayso.: saylac nooo muse:
@somaliland4ever484
@somaliland4ever484 Сағат бұрын
Yaa adi saylac wax Kaa weydiinaya huuno ❗️
@farxaanjakaako631
@farxaanjakaako631 2 сағат бұрын
Cali af qadhamuue..uf uf
@jamuuriyadasomalilandhanoo4591
@jamuuriyadasomalilandhanoo4591 2 сағат бұрын
YUSRA HARTI YUSRA HARTI UF UF UF
@Shukri20267
@Shukri20267 2 сағат бұрын
Farxan wolf weyn ayad tahay cayda iska daa mala’ig aya garbahaga saran waa Iva nasteexo.
@ragemu-c6q
@ragemu-c6q 2 сағат бұрын
Kkkkkkkkkkkkkkk geesdiir waa tuulo waligeed dowlad ma arag: Caloow ka waran muse yuhuud. Amxaarbaan saylac ka iibayay.: Dhago dameerbaan ku maqalnay warkaa: ha dhaco muse. Dadkii isku dirye somaliland in dharagtay.iyo in gaajoonayaba waa buux: kaa muse waa ku halis.:
@safiamire4825
@safiamire4825 2 сағат бұрын
Beenta iyo cayda jooji
Как мы играем в игры 😂
00:20
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 3,2 МЛН
GIANT Gummy Worm Pt.6 #shorts
00:46
Mr DegrEE
Рет қаралды 102 МЛН
哈莉奎因怎么变骷髅了#小丑 #shorts
00:19
好人小丑
Рет қаралды 54 МЛН
Wolfram Physics Project: Update with Q&A Tuesday, Oct. 19, 2021
3:11:21
WARARKII UGU DANBEEYAY  DAGAALKA | HEZBOLLAH | ISRA | IRAN
20:44
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 23 М.
Kaftanka Siyaasada 526 oo aad u xiisa badan
30:23
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 35 М.
Как мы играем в игры 😂
00:20
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 3,2 МЛН