XAALI OO MEESHA NALKA LAGA DAMIYO KACABSATAY IYO MUADINKA MASAJIDKA ABAHAY DHISAY OO I DULMAY DAWO

  Рет қаралды 31,950

MamaMalyunSuuban

MamaMalyunSuuban

Күн бұрын

MUADINKA MASAAJIDKA AABAHAY DHISAY OO MUDO TODOBA BILOOD AH I DULMAYEY HADA MARKAN MAXKAMADII SHAREECADA ISLAMKA TAGAYNA IGU DULMAY LAAKIIN XEER ILAALIYAYAASHA MAXKAMADA BAA LAYAABAY HALKAAN KADAAWO

Пікірлер: 115
@umu-muna6817
@umu-muna6817 2 жыл бұрын
Asc Malyun Ali xabibti Geed ku abuuro hortada si aad u harsato ama qabow uga hesho in sha Allah Wa XASUUSIN qeyr Allaha kusiiyo❤️🌹
@maryansheebow1182
@maryansheebow1182 2 жыл бұрын
Mashallah TABARAKALLAH waxaa ku dhiman BeytiALLAH INAD AADID
@zamzamcabdiraxman5351
@zamzamcabdiraxman5351 2 жыл бұрын
Mashaa Allah, hooyo xaali iyo mama malyun, ilaahay ha idin xifdiyo, Allahumma Aamiin Aamiin Aamiin yaa Rabb❤️❤️❤️
@kowsaryasir1592
@kowsaryasir1592 2 жыл бұрын
Maamo Malyuun waa adoon aad ugu garab raaricisa inta jilicsan Maasha’allah very humble ❤️Respect ❤️
@habonsudi3399
@habonsudi3399 2 жыл бұрын
Maansha Allah Malyun Ali Allah kuu gargaaro sida aad ugu gargaarto Xaali iyo inta la midda, Aamiin 🤲🏽
@muhubojama1231
@muhubojama1231 2 жыл бұрын
Mama malyuun illaah subxaanu watacaala haku caafiyo asagaa awooda lehe waxaa aad iyo aad ugu farxay sida aad u caawiso dadka masaakiinta ah waxaan ku leeyahay mashaa tabaaraka allaah ilaah xoogaaga hakuu daayo always samar samarku waa seen awliyo
@SammarMedia
@SammarMedia 2 жыл бұрын
Masha Allah Tabarakah Allah beautiful guuleesta mms. Alle dadka masaakiinta u naxariisto wuu jecel yahay jazak Allah mms
@nimoyusuf6995
@nimoyusuf6995 2 жыл бұрын
Malyun illahay haku jeclado masaakinta cawinayso illahay baa kuugu naxariisanay
@idilsalahgenyo-cad7731
@idilsalahgenyo-cad7731 2 жыл бұрын
Malyun Maashalah allaha ku xafido waa duceysan tahay guuleyso
@anisaalryashi1171
@anisaalryashi1171 2 жыл бұрын
ف
@netflixfaiza6229
@netflixfaiza6229 2 жыл бұрын
Mashallah Allah mamma malyun you are such a good person💖💖🙏🙏 but you should be careful I'm always worried about you that someone might hurt you so watch out for your own safety all the time💖 and it's good to see xaali again 🥰may Allah bless you and protect you from evil and give you good health and long life inshaallah mamma malyun 🤲🤲🤲🤲🤲🤲💖💖💖💖💖
@blessedme8532
@blessedme8532 2 жыл бұрын
Walahi wax doqomo ah baa jiraan Kuwaa arkaayey meelo ku qoraayo waa in la dilaa oo dad waxbo ka aqoonin ku faafinaayo 😰😞 Malyuun waa hooyo Soomaaliyeed waxii waxyeeleeyo inkaar baa ku djaceeysa
@mandeqomar7713
@mandeqomar7713 2 жыл бұрын
Mashaallah walashen Malyun Deyman hor u socod wanagsan 💯💯👌🇰🇪
@sudiyusuf5269
@sudiyusuf5269 2 жыл бұрын
Jana fardawsa ilaahay guri hakaaga dhiso.sidaad xaaliucaawiseey alaha kuugu caawiyo janadiisa
@asiliborle6342
@asiliborle6342 2 жыл бұрын
Maash allaah xaali weeya quraxoonteya
@c0nmoyds3fb98
@c0nmoyds3fb98 2 жыл бұрын
Maasha allah illaa kuu hiiliyo janadiisii gee malyuuney insha allah walashen xaali xariir udgoon oodugsi haysataad kadhigtay
@ehelsanahmed4546
@ehelsanahmed4546 2 жыл бұрын
Mashalh allaha guri janada kaga dhiso malyuuneey dhamanteen
@deeqoahmed7878
@deeqoahmed7878 2 жыл бұрын
Masha alaaaaah xppti alaaaab haku dhoore
@zahrahassan3568
@zahrahassan3568 2 жыл бұрын
Mansha/Allah Xaali funaanad eey dhaxanta ka xirito iyo Kabo adag u xir
@ruqiyoese9522
@ruqiyoese9522 2 жыл бұрын
Mahadsanid allaah ha ku xifdiyo aamiin yaa rabi
@user-cf8tu7di2t
@user-cf8tu7di2t 2 жыл бұрын
Waankuu duceynay malyuuneey Xaali Waad dejisay alaha ku dajo
@farhiamahamad8938
@farhiamahamad8938 2 жыл бұрын
Masha Allaah mama Mayuun Ajar Allaah hakasio
@susumohamed7293
@susumohamed7293 2 жыл бұрын
Mama malyuun geed uu abuur please 🙏 qeer baadan Alle ha kugu irsaaqo amiin yaa rabi mama malyuun guuleso insha Allah
@karbaash_halaal2824
@karbaash_halaal2824 2 жыл бұрын
Manshallah Queen Mms kordahab🥰❤️❤️❤️
@hani8826
@hani8826 2 жыл бұрын
Masha Allaah. Malyuun cali.👍♥️🇸🇴🌹
@maajidcabdala5305
@maajidcabdala5305 2 жыл бұрын
Mamo malyun habo xaali jaayka inyar ugu shuub
@hafsajamamuse5518
@hafsajamamuse5518 2 жыл бұрын
Msha allah waad ka ducaysaday xaali ajaar ilahay ha ka siiyo
@khadramusse3725
@khadramusse3725 2 жыл бұрын
Masha Allah Tabarakallah Ilahay haku xafido
@saidoaden9535
@saidoaden9535 2 жыл бұрын
Mashaa Allaah Allaah xaali qurux badanaa maxaa moodaa markay yareed maashaa Allaah. JAZAAKi ALLAAHI khayr Mms
@anisoabdulaahimaxamuud392
@anisoabdulaahimaxamuud392 2 жыл бұрын
Masha allah mamo mLayun wa fariid
@Cici_mimi
@Cici_mimi 2 жыл бұрын
Naa Islaanta Maskiinta Ah Saas Ha Aamusin Yahuu. Bilaa Xushmo
@tonyausten2168
@tonyausten2168 2 жыл бұрын
Like always Amazing Queen MMS
@raaxacadeey2292
@raaxacadeey2292 2 жыл бұрын
Masha allah ajar alle haga siiyo
@aragsaninacabdi1470
@aragsaninacabdi1470 2 жыл бұрын
Manshallah way qrux badnaatay 🌹
@ifrahnour7223
@ifrahnour7223 2 жыл бұрын
macha Allah mamo malyoun wan lilma iga yacday uh chergareya mama caliga love you mommm😅😅😅
@maryamamahamad3477
@maryamamahamad3477 2 жыл бұрын
Mnsha Allah Queen 👸 kordahab❤❤❤❤❤
@saynabmaxamed7355
@saynabmaxamed7355 2 жыл бұрын
Maansha allaaah❤❤❤❤❤❤❤❤
@asiliborle6342
@asiliborle6342 2 жыл бұрын
Gaari sogaado
@munaabdi4435
@munaabdi4435 2 жыл бұрын
Malyuun ilaahay murug ku ma tuso ❤❤❤❤
@manshaallahalxmdulilah6289
@manshaallahalxmdulilah6289 2 жыл бұрын
Manshalaah mamo malyuun alle ha ku xiftiyo
@maryamadirie8722
@maryamadirie8722 2 жыл бұрын
Mashaa Allah wallaahi waa fariid
@warsan123
@warsan123 2 жыл бұрын
Asc aan kula taliyo mama malyun horta xaasid sokeye ma leh kow yaan laguu dhiibin cadow cuntada ha soo ban dhigin waayo dad baahan qaraabo ah aan ku jecleyn waa qatar tan kale quraan isisaar oo haka caajisin dadka fiican sida Daahir dhaqaaleyso nimanka rashinka sii xitaa maalinka jimcaha kaliya neef u qal rag iyo naagaba gaajo ayaa haysa hunguri ayey kugu dilayaan ee iska jeedi kulu waa hunguri wallee
@nagwamohamed1288
@nagwamohamed1288 2 жыл бұрын
Khyr alle hakusiiyo malyuuneey🤗
@marwodumar
@marwodumar 2 жыл бұрын
Walal albab kasta oo ka xiiran Allah ha kuu furo murugadana farxad ha kuku badaalo amiin subscribe iisar💞💚
@zahrahassan3568
@zahrahassan3568 2 жыл бұрын
Mansha/Allah Jay laguma socon karo shamiinto iska mari
@neimadaher1934
@neimadaher1934 2 жыл бұрын
Mashaallah💕💕💕💕💕💕
@marianabokar7809
@marianabokar7809 2 жыл бұрын
Mom malyuuney alow gurigaaga janada ka yeel aamiin ya allah
@leilamohameda6889
@leilamohameda6889 2 жыл бұрын
Asc aamiin thank you 😊 thank love 💕 thank
@faadumohassanhassan5148
@faadumohassanhassan5148 2 жыл бұрын
Ilahay kher haku siyo mama malyun
@munaosmanjama7679
@munaosmanjama7679 2 жыл бұрын
Wow ma shaa Allah the house is done for her beautiful amazingly 👏
@babuegs3379
@babuegs3379 2 жыл бұрын
MMS good mama 💕💕💕🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@shamsahussein1045
@shamsahussein1045 2 жыл бұрын
Subxaanallah wallahi yaab waaye culumo iskusheega somaliyeed aduunka meel walba saas bey iskugu dagaalaan masajidada war islayaaba masajidku wa beytullaah ee illahay ka cabsada
@fadkabari8554
@fadkabari8554 2 жыл бұрын
Weligay culumo is feedhaysa maasijid dhexdii Somaliland kuma arag. Somali isku wada mid maaha dee 🙄 kala dhaqan baynu nahay
@kamdadiid7263
@kamdadiid7263 2 жыл бұрын
Dhartu ma ficna lkn xali arageed waa uu wanagsan ahay aad iyo aad ayu u ficanyahay imika
@madinahussain6590
@madinahussain6590 2 жыл бұрын
Dulmiga meelkastoow gaaray walaahi
@aaminaaragsanabduqadir2221
@aaminaaragsanabduqadir2221 2 жыл бұрын
Guuleyso boqortoyo iska celi shartodana allah ka hayo wax nool allah ku xafido edaday mcn
@livingrateful
@livingrateful 2 жыл бұрын
Astagfirullah how can people fight in the Masjid 🕌😱
@sadiaabdulahi6311
@sadiaabdulahi6311 2 жыл бұрын
Guriga hortiisa geedo isaga beera kaaga iyo kan xaali
@mariakarlsson356
@mariakarlsson356 2 жыл бұрын
Ajer iyo xasanad Alle ha kaa siiyo
@sarahdumarland3672
@sarahdumarland3672 2 жыл бұрын
MMS Dumarland Queen 👑👑👑👑💝💝💝💖💖💖❤❤❤❤🦋🦋💥💥💥
@noraesse5346
@noraesse5346 2 жыл бұрын
Mansha allah waye mms👍
@mariammoha4756
@mariammoha4756 2 жыл бұрын
Rer galadi ilen wax jira mahan maxay ufahmi la yihin mamada san uwanagsan ilen wa wax haldhag wax ka maqlo wa hore xuman yar ka maqlay mamo cadowgaga unolow🥰I love full resbct quen mms💖
@massmass8300
@massmass8300 2 жыл бұрын
galaadi wxy heshay youtuber 🤝🤝🤝🤝🤝🤝🤝🤝🤝🤝🤝
@raaxacadeey2292
@raaxacadeey2292 2 жыл бұрын
Mms geedo ku jeer gurikaga iyo kan xaali alle haidin xafido
@hudoa4958
@hudoa4958 2 жыл бұрын
Love always:)
@salamaativsomaliya9578
@salamaativsomaliya9578 2 жыл бұрын
xaali waaba qurxoonaatay
@faidochannel7486
@faidochannel7486 2 жыл бұрын
haa wlh masha Allah
@MohamedAhmed-ye8xj
@MohamedAhmed-ye8xj 2 жыл бұрын
Ilahay haka ajarsiiyo maamo malyuun
@sudiyusuf5269
@sudiyusuf5269 2 жыл бұрын
Malyuuneey birtaa dheer eetawarkaa caafimaadkaaga umadiicna eekadurug radio active ayeey soodaysaa.
@amalahmed260
@amalahmed260 2 жыл бұрын
Wlhi mama malyun waa naf nool ilahay adun iyo aakhiraba haka abaal mariyo maskinta iyado cidlo jogta ayey caawisay oo dayacan ilahay kuma dayaco mamo
@fartunnur2656
@fartunnur2656 2 жыл бұрын
Illahoow qeyr kusii maamo asxanka ufashay mamo xaali Allaha kugu danbi dhaafo
@nadaomar3168
@nadaomar3168 2 жыл бұрын
Masaajidkii aabahy kuma lahoo ...galaadi masaajidada ma lakala leeyahy mama Malyuneey 😆 🤣
@anfacdadkaagaofficial6479
@anfacdadkaagaofficial6479 2 жыл бұрын
Mashalalh guleso
@hudoa4958
@hudoa4958 2 жыл бұрын
Mama malyuun
@Saynababoqran
@Saynababoqran 2 жыл бұрын
Masha allah malyuun qube way ka raysatay
@sucdiabdi4417
@sucdiabdi4417 2 жыл бұрын
Mamo malyuune markaad baliwanage ku soo noqotid isooo sheeeg aaan sawir kula galeeeh wane ku taageerayeh
@xamdaducale2253
@xamdaducale2253 2 жыл бұрын
Masha allah malyuun naag nool
@alhamdulilaahalluakbar595
@alhamdulilaahalluakbar595 2 жыл бұрын
Mama malyuun guulayso Lkn waxaa fiican guriga hal midab inaad mari said gidaarka 👁👁👍🏻
@amiraadem2780
@amiraadem2780 2 жыл бұрын
Malyuuneey gurigaa labaxday beer jano alle hakaaga dhigo
@user-rm4wv4xl9k
@user-rm4wv4xl9k 2 жыл бұрын
😍😍😍😍😍😍😍
@salmacadey7548
@salmacadey7548 2 жыл бұрын
Dalka itobiya male somaliya lahayd itobiyan dalka hasiin mama malyuunay
@sadam1318
@sadam1318 2 жыл бұрын
deg meel walba ma ayagaa iska leh kaligood ✌🏻✌🏻
@massmass8300
@massmass8300 2 жыл бұрын
alaaa somalidu xumaa ball mxy ka rabaan gabadhaa somaliyeed
@abdifathdhubadkadiido2857
@abdifathdhubadkadiido2857 2 жыл бұрын
Masha Allah galladi way dhismaysa
@ismailaweys744
@ismailaweys744 2 жыл бұрын
Maamo suaal ceelasha biya hooda ma macaan baa mise dhane
@DM-oq4ko
@DM-oq4ko 2 жыл бұрын
Xaali waa iska jeclahay
@maajidcabdala5305
@maajidcabdala5305 2 жыл бұрын
Iguurso dhehe maser haayo mamo malyun abahis wasaha
@nasraanteno950
@nasraanteno950 2 жыл бұрын
Walle maama malyun wa rag ilahey adne haka abaal mariyo maaamo
@abarre5554
@abarre5554 2 жыл бұрын
Xaali korontada ayay ka baqday
@hooyosharafay7950
@hooyosharafay7950 2 жыл бұрын
iska dhaaf lixjeclo aheyso da'daas markii lagaaro qashinka xitaa waxa reysanee
@zahrahassan3568
@zahrahassan3568 2 жыл бұрын
Malyun Qolka hal riinji un mari
@qisoiyomurti1351
@qisoiyomurti1351 2 жыл бұрын
Geed kubeer habo meesha jayga lagufidinaayo
@zahrahassan3568
@zahrahassan3568 2 жыл бұрын
Lacag nooce baa laga qaataa?
@user-cf8tu7di2t
@user-cf8tu7di2t 2 жыл бұрын
Waadirac beerta yaanyo ku beero dheh
@c0nmoyds3fb98
@c0nmoyds3fb98 2 жыл бұрын
malyuun waakabiyo wacantii larabey warsan iyo waxsan weeyan waligeed wanaag iyo waxfiicanbey katalin jirtey weyne tuu xifdiyoo wanaajiyey weeye
@imranfarah4351
@imranfarah4351 2 жыл бұрын
Xali kameradha ayey kacarareysa kadha kameradha
@sadiaabdulahi6311
@sadiaabdulahi6311 2 жыл бұрын
Magaalada maad geedo ku beertaan
@user-cf8tu7di2t
@user-cf8tu7di2t 2 жыл бұрын
Gurigeedu Qurux natus bal gurigeeda
@asiliborle6342
@asiliborle6342 2 жыл бұрын
Masajiida maxu ka ogayaheya ninka sidaas kugalaayo
@farahmyousuf7285
@farahmyousuf7285 2 жыл бұрын
Wadanka ethiopia iskama leh
@user-jb5ce6nm7j
@user-jb5ce6nm7j 2 жыл бұрын
Jaayga intaad ku samaynayso geedo maad ku beerto 0
@mariakarlsson356
@mariakarlsson356 2 жыл бұрын
Walee waadka doceeysatay
@abdirahmanbashiir2638
@abdirahmanbashiir2638 2 жыл бұрын
NACIIMO JOKAR KASOOHADA OOGABADH UHIILI
@jamilayusuf9521
@jamilayusuf9521 2 жыл бұрын
Nimco jokar maxaa ka haleeysan po loofa hadlayaah boowe
@xubimaxamuud8153
@xubimaxamuud8153 2 жыл бұрын
Nacimo hawiya ku gobtay wa in laga rida adi maxad u didaysa gedku kaligis ma boxo mms wa edade
@cabdirixmaancabdixakiin9269
@cabdirixmaancabdixakiin9269 2 жыл бұрын
Ayadaba ya uhiilin jiray maxamuud Saleban ha difacdan gabadhoda
@habonsudi3399
@habonsudi3399 2 жыл бұрын
Hal geed aad harsataan ku beerta guriga hortiisa
FILO PART 121
27:44
Abukar Mahdi
Рет қаралды 107 М.
Or is Harriet Quinn good? #cosplay#joker #Harriet Quinn
00:20
佐助与鸣人
Рет қаралды 47 МЛН
PEDRO PEDRO INSIDEOUT
00:10
MOOMOO STUDIO [무무 스튜디오]
Рет қаралды 25 МЛН
拉了好大一坨#斗罗大陆#唐三小舞#小丑
00:11
超凡蜘蛛
Рет қаралды 16 МЛН
Blue Food VS Red Food Emoji Mukbang
00:33
MOOMOO STUDIO [무무 스튜디오]
Рет қаралды 33 МЛН
DAD BAA MEESHAAN UGA TAGAY WALI JOOGA DUMAROOW GOORMAAD KORAYSAAN
8:50
WAAGII AANAN WAXBA DHAWRAN JIRIN IYO HADA
8:43
MamaMalyunSuuban
Рет қаралды 3,9 М.
Or is Harriet Quinn good? #cosplay#joker #Harriet Quinn
00:20
佐助与鸣人
Рет қаралды 47 МЛН