War soomaaliyey diinta barta ma naagbaa wax meheriso mise nin hadeey iyadu maxlal rabty dee nin umbaa wax meheriyo ee zinada masas ayaad utaqaanaa haduu nin ahan lahaa waxa maxlalka niyeeysty ilama xalaal ma aha ayaa la oran lahaa lakin naag wax mafurto waxna ma meheriso cabdikariin meherkiisu waa xalaal anoo naag ah ayn caqliga salimka iyo diinta islaamku waa sas waa waxa loo ogoleyn inaanu wax masuula