MAMA MALYUN IYO GEESIYAD XAALI MAXAMUUD WARSAME ALI FEER

  Рет қаралды 111,912

MamaMalyunSuuban

MamaMalyunSuuban

Күн бұрын

Пікірлер: 340
@khadijasamater7211
@khadijasamater7211 3 жыл бұрын
Masha Allah mama Xaali wallahi waa qof Allaheda ku xiran waxaan ka helay seey wax walba eey Alle ogula noqoneysa masha Allah😘 Mama MMS Iyo mama Xaali salan sare🙋
@saynabbahad229
@saynabbahad229 3 жыл бұрын
Waa runta wallhi
@shankaroonland7480
@shankaroonland7480 3 жыл бұрын
Waan kula arkay Allah yaqiin teeda dumar aan isku caawino ayay malyuun tidhi xaali na waxay ugu jawaabtay ILAAHAY baa wax caawiya. Allah ha u gargaaro xaali caafimaad Allah ha siiyo
@abdikadirhaji6852
@abdikadirhaji6852 3 жыл бұрын
Waa Dadkii wanaagsanaa oo dhaqankii Gobonimada iyo wanaaga lahaa ee Daacada ahaa ee Xishoon jiray ee Loo Martiyi jiray oo wanaaga Somali leedahay tusaalaha u ahaa Allow caafimad iyo cibaado badan Cimri dheer kusii mamo Xaali marka arkey hooyadey ayaa soo xusuustay Allaha unaxariiste jannada kawarabi hoyadey macaan
@dulmarxaaji9647
@dulmarxaaji9647 3 жыл бұрын
Maashaa alaah mahadsanid saad miskiintaa ina adeertaa ucaawisid waxaa lagayaabaa weligeed inaan qofna saas usharfin 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤❤❤❤❤✋✋✋✋✋✋✋✋✋❤❤❤🇸🇴
@mowlidgayac6661
@mowlidgayac6661 3 жыл бұрын
Msha alh dadki hore dad nol bay ahayen ahmed gurey ma ogalayn bay tagan thy😄😄🙏 janada ala hakugeeyo ayeyo
@mohamedwarsame1642
@mohamedwarsame1642 3 жыл бұрын
Malyuun Haaji Mohamed Abdille qofki la kulmaa xaqiiqada ayuu hellin.. waa Shaqsiyada dhabta ah ee Queen MMS
@nasronasib
@nasronasib 3 жыл бұрын
ManshAllaah malyuun Qof Aqli badan Illaahoow Qeyr ku sii
@geeljiredaljire9188
@geeljiredaljire9188 3 жыл бұрын
waa dadkii xalaasha ahaa eebow cimiri iyo caafimaadka u siyaadi, waxanaad uga heley afka gaalada ma jecli awoowgeed ayaa gaalo dilaa ahaa ehlu jano weeye labaduba mms viva
@abdiahmed1885
@abdiahmed1885 3 жыл бұрын
Maashaa alaa malyuun waa gob whi ee rag usabro ayeey weesay runti malyuun wax makuugu dambeeyaan malyuun
@ldnkhl7407
@ldnkhl7407 3 жыл бұрын
Hahah
@munaosmanjama7679
@munaosmanjama7679 3 жыл бұрын
Ma shaa Allah they both smart in their own way keep going ladies
@ducaysane2433
@ducaysane2433 3 жыл бұрын
Hooyo malyuun Ilaahay ka baq Hooyo malyuun
@abdimuse825
@abdimuse825 3 жыл бұрын
Caaqil duraan
@tilmaamemedia4527
@tilmaamemedia4527 3 жыл бұрын
Wallahy waa adun allaha cimriga u siyaadiyo xaali wali haday nooshahay
@Caaliyasharif
@Caaliyasharif 3 жыл бұрын
Mashallah. Aakhiro war baa jira waa laguu shaqeynayaa malyuuneey iska dulqaado wixii lagaa sheego.
@anisoabdulaahimaxamuud392
@anisoabdulaahimaxamuud392 3 жыл бұрын
Huno malayun wa geesiyad
@karbaash_halaal2824
@karbaash_halaal2824 3 жыл бұрын
Manshallah Queen Mms eedo ❤️😘 iyo maamo Qaali ❤️❤️ ilaahey ha idin dhawro 😘
@xaajibalad5463
@xaajibalad5463 3 жыл бұрын
man sha allah mamo xaali waa somali dhabah oo wadaniyad ah
@bakarnur1746
@bakarnur1746 3 жыл бұрын
Aad ayaan ugu qiroday. Mamada. Xaali waa qof daacad ah allow dhowtr
@calixaashi3224
@calixaashi3224 3 жыл бұрын
Waa dadkii hore axamed guray wuxu ahàa halyeygii soomaaliyeed ee xabashida qeeriinka cunsiiyey
@inaayah2378
@inaayah2378 3 жыл бұрын
Xaqooda siiya, mms mashAllah waa qof fiican
@halimohassan4428
@halimohassan4428 3 жыл бұрын
Waa wareey waa geesi nimadii oo qof ah mms ma galaadi beey joogtaa
@yusufmohamed8713
@yusufmohamed8713 3 жыл бұрын
Xaliimo warsamè Ali feèr Bàa ani Ayey dèey Ah Allaha u naxariiste Wllhi wan qiiro day markan Arkay Ayey dey lawàd waxan joga i miin ka francè lkn wàa ina so wada cawinà Nabar laka helo Nosodiir Mama malyùul
@shakuurahshakuur7531
@shakuurahshakuur7531 3 жыл бұрын
inta mama malyuun tabtay 2 bari ay live ka kamaqnayd op u xiistay like dhac igu sii✌️❤️
@mahadogrelr4806
@mahadogrelr4806 3 жыл бұрын
Allah waan qiiroday xaali aniga aqaan
@halimajibril7564
@halimajibril7564 3 жыл бұрын
Malyuun youtube markii ugu horeeysay waxay na bartey gurey wacays waan xafidney
@ifka-nuuraabdi4345
@ifka-nuuraabdi4345 3 жыл бұрын
Walee geesinimadii aad isu magacaabi jirtey waa thy 😍😍
@had9.sanisa
@had9.sanisa 3 жыл бұрын
MASHALLAH qurux mms galadi mms Queen 👸❤keep going
@munashchannel359
@munashchannel359 3 жыл бұрын
Hala is waresto hana la is xaal mariyo ❤️💯❤️💯Waa gobanimo
@faizamohamud1315
@faizamohamud1315 3 жыл бұрын
Walahi qosol iguma harin wara xaali walahi miyirkeda ma tamam masha Allah ano ciyaala maagi jirey duluq an dhihi jirey say i cayrsan jirtay
@ugbaaddiamond6244
@ugbaaddiamond6244 3 жыл бұрын
Hhh hoogaa maxaali dulqduluqbaa walaahi aniga rer labilaan ahay ilma cabdile cali feer baan aqanaa lkn waan maqli jirey ilaahay hadaaye
@rahiima_ruun46
@rahiima_ruun46 3 жыл бұрын
@@ugbaaddiamond6244 wllhi anigu galkio kumaqli jiray xaali duluqdaaluq
@lalylocakot2123
@lalylocakot2123 3 жыл бұрын
Gacmaha malyuun qurux say masha allaah
@mustafmaxamedxasan7577
@mustafmaxamedxasan7577 3 жыл бұрын
Mama malyuun Masha Allah Allah ku xafido tan kale waley fartuun balbalaarka waa gacan gashay mama xaali xataa waa ku taqanaa hhhhhhh Ilaahow na cafi
@suhurmohamed2722
@suhurmohamed2722 3 жыл бұрын
Masha Allah tabarakallah wan kahelay waraysi macan
@jihanjamal3564
@jihanjamal3564 3 жыл бұрын
Ayeeyo masha’allah tabarakal’allah illahay haku xifdiyo amiin ya rabul calamin
@fatumahassan4812
@fatumahassan4812 3 жыл бұрын
Asc walaashey mms salaan sare guuleyso ilaahey ha ku xafido igu salaan eedo xaali salaan sare ilaahey ha ku xafido ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️👑👑👑👑👑👑👑👍👍👍👍👍 reer galaadi salaan sare
@c0nmoyds3fb98
@c0nmoyds3fb98 3 жыл бұрын
masha allaah xaali ina adeertay illaahay dartiisan ujeclahay wallashay malyuun kafarxi maskiinta wallashaya galaadi cadey dhulkaygii hooyo faadumo mire reer galaadiyo dhan waasalamaya anoo wadajecelahay rag dumar awlaad banaad masha allaah🤲🤲🤲🤲🤲❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤💋💋💋💋💋💋💋💖💖💖❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@ashwaqbogsiya5483
@ashwaqbogsiya5483 3 жыл бұрын
ilahay ba wax so dira ilahay ba ina cawin kara 🙏
@sowdobiryar5463
@sowdobiryar5463 3 жыл бұрын
manshaaaalh habo ilahy ha ku xafido inshaaaalh
@CawoiyoAyaan
@CawoiyoAyaan 3 жыл бұрын
MMS pls xaali isbitaal gee oo baaritan ku samee si ey u caafimado waa geesiyad xaali
@sagalabdalle7076
@sagalabdalle7076 3 жыл бұрын
I love you mama malyun, you are a wonderful woman
@kaltunomar4417
@kaltunomar4417 3 жыл бұрын
Maashaa allah waa maamo gaari ah allow cimridher iyo cibaado waasica
@sulekhaibrahim8096
@sulekhaibrahim8096 3 жыл бұрын
Huh maskiin xali is so innocent I love such people
@nasronasib
@nasronasib 3 жыл бұрын
❤️
@nazmohammed5271
@nazmohammed5271 3 жыл бұрын
Waa. Really 💝
@lulxirsi6787
@lulxirsi6787 3 жыл бұрын
Waxaan ka helay sideey Ilaahay ugu xiran tahay oo wax walba Allaa na siinaayo
@ldnkhl7407
@ldnkhl7407 3 жыл бұрын
Such an innocent person
@aaliyagash2609
@aaliyagash2609 3 жыл бұрын
Ax, ayeyo dar alle ayan ku jaclahay ilahay waxa jeceshahay haku siiyo, waligay ayay yashey ma arkin ilhy haunaxariste
@geeljire6249
@geeljire6249 3 жыл бұрын
Mnsha allh xaali waa qof wayn oo caqli badan allaha daayo
@suweydaqurux869
@suweydaqurux869 3 жыл бұрын
Mama malyuun boqorad xafidu allh i am from muqdusho 🇸🇴😥😥
@warzandahir5915
@warzandahir5915 3 жыл бұрын
Masha Allah mamo mms galaadi bad dhex fadhidaa ❤️❤️😘😘😘❤️❤️
@lalylocakot2123
@lalylocakot2123 3 жыл бұрын
Axmed gurey xataa waa ku darsatay reer cali feer
@hawosalad9148
@hawosalad9148 3 жыл бұрын
Axmed gurey weynagalawaregeen kkkkk ali feer kudarsaden
@hawosalad9148
@hawosalad9148 3 жыл бұрын
Wan kaftamaya wa gurey wacees
@suweydaqurux869
@suweydaqurux869 3 жыл бұрын
Hoyo mcn ilahay baa wax so diraa 🕋☝️☝️🕋
@abdimalikyare7940
@abdimalikyare7940 3 жыл бұрын
Mama malyuun ilaahay hanuunka hakuu siyaadiyo mamo
@iftinxussien6347
@iftinxussien6347 3 жыл бұрын
".…..Afka gaalada waa necebnahay..."..Allah'yacisag .... Afka iyo dhaqanka dalka iyo diintu waa Isla socdaan.
@ldnkhl7407
@ldnkhl7407 3 жыл бұрын
Hahah she is sooo innocent
@mandeqmanka8748
@mandeqmanka8748 3 жыл бұрын
Walle xali waxan aqanay ayado ugu badnan 40 jira oad u xarago badan anaguna dugsi ayan dhigan jirnay ayaduna berbay lahayd markasay markan gurigeda agbarayno bay na cayrsan jirtay alla xarago badnayda adban ugu farxay inan muqeda arko thanks mms
@fardosasiraat792
@fardosasiraat792 3 жыл бұрын
Mandeq manka Ahmed guray ma rer bicidyahan ayuu ahaa
@muunamohamed6359
@muunamohamed6359 3 жыл бұрын
Gobtu isma qariso maamo masha allah 🌹❤❤❤❤❤🌹🌹💞
@saidoaden9535
@saidoaden9535 3 жыл бұрын
Xaali qurux badanaa maashaa Allaah reer guray reer feerfeer qurux baa ku goobatay masha Allaah
@حمدحمد-د3ص
@حمدحمد-د3ص 3 жыл бұрын
Walaal Feerfeerta ma tii xuduuda hiiraan ku taalaa? Mamada ma re feerfeer bay aheyd mise way dagi jireen.
@ayaandhawrsan3067
@ayaandhawrsan3067 3 жыл бұрын
Mashallaah wa ayeeyo fiicn oo alle ku xidhan
@Tasniim1
@Tasniim1 3 жыл бұрын
MMS waa qof nool. Galaadi bay tagtay. Mamada waxaad u awoodid uqabo.
@iidmuuse9730
@iidmuuse9730 3 жыл бұрын
Gopi isma qariso mms sharafi waa korkaaga 🥰🥰
@zaaanc7008
@zaaanc7008 3 жыл бұрын
Hooyo Malyuun Macaan Alllaha xifdiyo
@qalideeqo7472
@qalideeqo7472 3 жыл бұрын
Wcs🌹❣️ MashAllaah 👋👋👋👋bara waan 1reee guuriyo⭐⭐💓💓💋💋💖✌️✌️
@hodanapdi8622
@hodanapdi8622 3 жыл бұрын
Mash allah mamo kugu fana hore u soco
@naimaabdi1315
@naimaabdi1315 3 жыл бұрын
Ala waa xali duluq duluuq walalayalow ma noshahay masha alaah xali ilahay ha cafiyo
@quenshushuu6396
@quenshushuu6396 3 жыл бұрын
Ma taqana wll mad wax uqawatid
@inaayah2378
@inaayah2378 3 жыл бұрын
Mms has a good heart MashAllah
@raysiyobarwaaqo3804
@raysiyobarwaaqo3804 3 жыл бұрын
I 💕 MMS KHASAB BEY KAGA DHIG TAY MMS DHEH
@fatmarashid3231
@fatmarashid3231 3 жыл бұрын
Allah haku xifdiyo Mamo
@luckyhassanibrahim9437
@luckyhassanibrahim9437 3 жыл бұрын
Kkkk ManshaAllah islaantu waa fariid
@anisoabdulaahimaxamuud392
@anisoabdulaahimaxamuud392 3 жыл бұрын
Mms cimaragaga allah habarakeyo
@kajalibrahim9091
@kajalibrahim9091 3 жыл бұрын
illahow hoyooyinka somaliyed ugargar🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@aliguled2166
@aliguled2166 3 жыл бұрын
Hooyo xaali, waa qof wanaagsan. Ilaahay ha dhowro
@maxamudjamac2664
@maxamudjamac2664 3 жыл бұрын
Mama MalYun Xawo Cabdile Cali feer eedo Mey ku TahaY🤣😂😂😂🤣
@Muzamil701
@Muzamil701 3 жыл бұрын
Muminad aan waligeed alle ku casiyin oo hadal yaqaan ah Ayeeyo xaali sharf iyo karaa ma ku nooloow Habartaan caloosha iyo Candha weyn Malyuun Rida kufarad
@asdfghjkl1381
@asdfghjkl1381 3 жыл бұрын
Mms waan jeclahy inaan kudhageysto inta badan mamada waa maamo wax garad ah hadanbaajin jareerta amxaradey ula jeeda fartuun waa gabar somaliyed sidad adigaba somali u tahay
@munaabdi4435
@munaabdi4435 3 жыл бұрын
Mamma Malyuun jecliyaa waa daacad👑❤
@lalylocakot2123
@lalylocakot2123 3 жыл бұрын
Xaali maxamuud allah 🙏caafiyo
@hani8826
@hani8826 3 жыл бұрын
Mashaa allaah. Hadaad tagtay dhulkii aad ku barbaartay waa farxad.🌹♥️🇸🇴
@shamsahashi4084
@shamsahashi4084 3 жыл бұрын
Galaadi waan tagay runtii waa meel qadiimiya ❤️❤️
@sucadoahmed9262
@sucadoahmed9262 3 жыл бұрын
Maama malyuun dibadanaa fartuun balbalaarka muku jirtaa ku lahaa🤣🤣🤣🤣🤪
@nasroshukri3729
@nasroshukri3729 3 жыл бұрын
Halgamadii Ahmed gure 💋💋💋💋m.a
@suweydaqurux869
@suweydaqurux869 3 жыл бұрын
Ayeyo ilahay haku xafido1🥰🥰
@mariaali496
@mariaali496 3 жыл бұрын
Masha Allh ayeeyoyin🥰
@ifrahismail6794
@ifrahismail6794 3 жыл бұрын
Mamo Malyuuneey jambalka aad tuurayso jooji Kulaha Fartuun Balbalaarka
@zuhurzeyn2376
@zuhurzeyn2376 3 жыл бұрын
Asc Queen mms sln sareey adiga iyo ina adheerta bashal wacaan 🙏❤
@ahmednaaji6979
@ahmednaaji6979 3 жыл бұрын
Allaha caafiyo xaali way xanuusanysaa
@anigaaniga4592
@anigaaniga4592 3 жыл бұрын
Malyuney ina adeerta siwacan bad ulahadashay o gobanimo lehe waxqabad kaaga hala arko ina aderta balantad kaqaday kadhabe o kafarxi Xaali way dhoolacadaysay markad tiri xaqini anigu wanbixinaya wayfaraxday masha alaah kalmada wanagsan wa sadaqo ina adeerta baano o noole kalmada anaga dumar isla ehe nimanka nagada kulameyfahmin aniguse wankulahaya.
@haniabdirashiid7680
@haniabdirashiid7680 3 жыл бұрын
Masha allah edo mcnto ❤️❤️
@Twa917
@Twa917 3 жыл бұрын
Mama malyuun waay qurux badan tahaya Wleeee
@JackCaddnan
@JackCaddnan 3 жыл бұрын
Mom xaali Geesinimo iyadaa dhashay
@adamjumale4871
@adamjumale4871 3 жыл бұрын
Fartun balbalaarka is the queen of hirshabeele.
@raaxacadeey2292
@raaxacadeey2292 3 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@ayanhersi4865
@ayanhersi4865 3 жыл бұрын
Jaraar foqooko GAMBIAN GAMBIA 🇬🇲 WOMAN 👩
@ayanhersi4865
@ayanhersi4865 3 жыл бұрын
🤣🤣🤧
@abdullahiabdi1973
@abdullahiabdi1973 3 жыл бұрын
@@ayanhersi4865 Allah kacabso..hadalkan waad qorty laakin wuu kaaharaaya markaad dhimato walal..
@ayanhersi4865
@ayanhersi4865 3 жыл бұрын
@@abdullahiabdi1973 jazaalah inaader walalle
@bisharowehliye9649
@bisharowehliye9649 3 жыл бұрын
Islanta manshLah waaa runted ilahay baa na caawin karo ayay tiri w aaa runted
@ruqiyoese9522
@ruqiyoese9522 3 жыл бұрын
Maama allaah Cimri barako leh iyo caafimaad allaah fadligiisa ha kuugu deeqo aamiin yaa rabi
@aicha2132
@aicha2132 3 жыл бұрын
Mash allah mom’s ina deero waa ku salamay
@safaabashiir3804
@safaabashiir3804 3 жыл бұрын
Fartuun balbalaarka ma ku jirtaa kulahaa 😂😂😂dad waa is yaqaan😂😂
@anisaabdalla1678
@anisaabdalla1678 3 жыл бұрын
Asc abaay Qaliy Qurux queen MMS 👑🇸🇴🇺🇸🌹❤️🌹🌹 love you Queen 👑
@ayaancumar5760
@ayaancumar5760 3 жыл бұрын
Masha alha bah ayeeydey balayada idin baalmari
@ilhanismail9631
@ilhanismail9631 3 жыл бұрын
Alla beerka 😂😂Mama malyuun wa intixaamad
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe Ай бұрын
Familyyyyyy familiessss systems farac jiil Familyyyyyy wadajir muqtishooy
@liilbaliil_official1113
@liilbaliil_official1113 3 жыл бұрын
M.a maama malyuun mms 😘😘💯
@anisaabdalla1678
@anisaabdalla1678 3 жыл бұрын
Asc eddo macaan 😘❤️
@ismahanabdirahman
@ismahanabdirahman 3 жыл бұрын
Asc waa lagu waayey mms
@hortigarte7035
@hortigarte7035 3 жыл бұрын
Ascww Malyun Galaadi malaadi galdogob kashishayso Gaalkacyo ku aadan ??? Tankale malyun Xaqa Isla bixiya
@afnaan3245
@afnaan3245 3 жыл бұрын
Hhhhhhhhh islaanta xooley ugu dhigtay reer baadiye wax ka xoolo jacel maleh
@sahranuura946
@sahranuura946 3 жыл бұрын
Nasiib Buundo, Boondheere iyo Buulo Eelaay, Waaberi ma iyadaa soo Dhaaftay ba. Fartuun Balbalaarka Dariskeenii Xalaasha ahaa.
@tonyausten2168
@tonyausten2168 3 жыл бұрын
Mama Maylun will not stop until ALL AMERICAN SOMALI DIASPORA apologies to her. LOL
@xalimalaki9326
@xalimalaki9326 3 жыл бұрын
waa baqday habartu halkaan bay iso fiiran lahayd ileen ma naxdee
@ayanmohamed134
@ayanmohamed134 3 жыл бұрын
Aniga waligeey waa aaminsanaa in ay run sheegeeeyso waxaana ku taageersanaa in ay tahay qof dumara ah oo maskiin ah .
@mandeeqali8808
@mandeeqali8808 3 жыл бұрын
Bal Islam tan siday u dhuubantahay daya Marsha Allaah
@karbaash_halaal2824
@karbaash_halaal2824 3 жыл бұрын
Jareer bey huf kadhigeen😂😂fartuun balbaarka ma ku jirtaa 😂😂😂Viva reer Gurey tolka 💪🏾💪🏾
@fdajnckds7790
@fdajnckds7790 3 жыл бұрын
Jareertu waa Etopianka not somaali baan filaa kkkkkkk
@cashasiciid5526
@cashasiciid5526 3 жыл бұрын
Ma wax fican ba jarertu sow dad somali oo muslim ah ma aha
@yusufabdulle5295
@yusufabdulle5295 3 жыл бұрын
Jareerta ay xaali sheegeyso somali ma ahan waa ethiopia maama malyuun dhib badanaaa balbalaarka maku jiraa kulahaaa 🤣😂
@khadramusse3725
@khadramusse3725 3 жыл бұрын
Kheer sheeg Malyuun Ali
Маусымашар-2023 / Гала-концерт / АТУ қоштасу
1:27:35
Jaidarman OFFICIAL / JCI
Рет қаралды 390 М.
#behindthescenes @CrissaJackson
0:11
Happy Kelli
Рет қаралды 27 МЛН
«Жат бауыр» телехикаясы І 26-бөлім
52:18
Qazaqstan TV / Қазақстан Ұлттық Арнасы
Рет қаралды 434 М.
Mama Malyun iyo Dahir Alasow oo maxaa kala qabsaday?
21:23
Dahir Alasow
Рет қаралды 20 М.
11 January 2025
6:59
BAKKEE TUBE
Рет қаралды 728
TIMAHA XIIRI MAAYO LAAKIIN WAAN BANAYSANAYAA EE IFALANQEEYA
9:04
MamaMalyunSuuban
Рет қаралды 26 М.
Маусымашар-2023 / Гала-концерт / АТУ қоштасу
1:27:35
Jaidarman OFFICIAL / JCI
Рет қаралды 390 М.