HADUU NIN KULA GUURSADO MA WAXAD CIQABAYSA NAF TADA IYO CARUURTADA Jan 2 2020

  Рет қаралды 16,321

mama soomaali

mama soomaali

Күн бұрын

Пікірлер: 59
@maryamohussein568
@maryamohussein568 4 жыл бұрын
Thank you mama Somali it happened to me two time and I'm still standing alhamdulilah I wish I watch your video before it happened to me still at well help alot of Somali sisters ❤👍😘🥰😍
@mamasoomaali
@mamasoomaali 4 жыл бұрын
Thanks habo jizakumullaahu qayr
@umuayubisaq1531
@umuayubisaq1531 4 жыл бұрын
Allaha ku caawiyo habo all men are same
@naimaabduqadir9906
@naimaabduqadir9906 3 жыл бұрын
@@mamasoomaali wuu ila gursady lkn dhag jalaq uma siin ,rerkeygana wan dhaqanoyaa ,Alxnd
@karsonlennon3378
@karsonlennon3378 3 жыл бұрын
Sorry to be offtopic but does anybody know of a method to log back into an instagram account? I was dumb lost the password. I would love any tips you can give me!
@neymarjr900
@neymarjr900 4 жыл бұрын
Nin soomaliyeed naagti isuwasho ayadaa cirka roob ku og wartashada
@ijaabomahamed2284
@ijaabomahamed2284 4 жыл бұрын
Nin somali wax nodhabo majirto
@maryamohussein568
@maryamohussein568 4 жыл бұрын
Don't hurd your mind and your kids that is what is important for you be strong for your kids and Allah is by your side nothing well go wrong for you fellow your heart if you can't take at like me don't go crazy of that move on with your Life let go like he let go of you 👍
@mamasoomaali
@mamasoomaali 4 жыл бұрын
Yes absolutely Allah is always with us
@faaraxyuusuf4625
@faaraxyuusuf4625 Жыл бұрын
Waa kutaayeeraa maama soomaali
@nasraabdullahi231
@nasraabdullahi231 4 жыл бұрын
Mama daan runta beyka hadashay runtii waa aqli saliim ah thanks 👍❤️
@haliimodoowla6885
@haliimodoowla6885 4 жыл бұрын
Walee waatashadeen dumar kii👍👍👍
@sahramohamed9643
@sahramohamed9643 4 жыл бұрын
Maasha Allaah ❤️ ❤️ ❤️ ❤️ ❤️ ❤️ Mama Soomaali Warkii adaa dhameeyey talada wanaagsan qaata💞💞💞💞👍💯💯💯
@Lubn665
@Lubn665 4 жыл бұрын
Excatly no one is gaurantee in our life except Allah....
@NoorJafar-s5s
@NoorJafar-s5s Жыл бұрын
Hadda mama somali adding hadalki ashegeyso islan nimada makabahadey mise wadukada and dheheso ninmanki somali iyo gaalada ayey ugufican inalilahi wanna ilayhi rajicun
@bedrayusuf4792
@bedrayusuf4792 4 жыл бұрын
Arinka aan layaabo waxd arkaysaa naag lala guursady oo wareertay ,ninkii ficilka sameeyayna wuu faraxsanyahay,oo kolba waa cosobsanayaa,dee qof aan damiir uu ku arko lahayn dhibka uugaysaty maxaa idin dabo wada.
@ubaxayaan4811
@ubaxayaan4811 4 жыл бұрын
All in all Qofna uma noolid Tasho , cimrigaagii waad haysataa. Inta hartay saad ku moogi lahayd diyaarso.
@xaawomuuse2628
@xaawomuuse2628 4 жыл бұрын
Mamo xaqiiqada baad nala wadaagta khayr allaha ku siiyo
@umuayubisaq1531
@umuayubisaq1531 4 жыл бұрын
Asw abaayo canabey 4sano ka hor maan ku maqlo walee waan soo maray alxmdulilaah hada ka baxay
@MiskiQurux-qx4lz
@MiskiQurux-qx4lz Жыл бұрын
Anah hadaan lahaa 4sano kahor maan arko vedio gaan
@saharamiski6678
@saharamiski6678 4 жыл бұрын
Wale nin somali asxan maleh markad asago shilin haysan gursato ayu marku lacag helo kibraye ilahey hainala jiro
@hodanbadmaax4500
@hodanbadmaax4500 4 жыл бұрын
Waaaw ku jecliyaa Mamo
@warsanismacil6287
@warsanismacil6287 3 жыл бұрын
Asc mama somli ad iyo ad ayn kuugubaahnhy hooyo bls xagen kalasoxiriiraa isojwb
@neymarjr900
@neymarjr900 4 жыл бұрын
Masha allah wlh wanjeclahay talooyin kaada wanakufaaiida
@saaracadey3557
@saaracadey3557 4 жыл бұрын
Masha allah
@nimo5432
@nimo5432 4 жыл бұрын
WAAY ISUGU DHAJISAAN NIMANKA WUU TASHADEE TASHADAKKKKKKKKK
@undertv8640
@undertv8640 4 жыл бұрын
Asc mama canab waa mama soonto waa ku mahadsantahay sidaa uga hadashe guurka iyo maseerka runtii qibrad weyn ayaad u leedahay aan kula kaftamee reerkaada hore maa lagula guursade runtii waxaan rajaynaa fikradaada quruxda badan inee gabdho badan ka faa'iideysadoonaan dadaalkaada sii kordi wabilaahi towfiiq
@hawaroble2398
@hawaroble2398 4 жыл бұрын
Maaasha allah mama keeping going
@safetmohamed4906
@safetmohamed4906 4 жыл бұрын
mashallah walahi watalo fiican ❤❤❤❤❤❤❤❤❤😍jazakallah khair
@mariamabdullah2126
@mariamabdullah2126 4 жыл бұрын
Runtaan kugu jeclahay nacabey Allow aqligaag kuu barakee.
@mohamedsalad2029
@mohamedsalad2029 4 жыл бұрын
Ilhay khayr haku siiyo maamo
@himocabdi8306
@himocabdi8306 11 ай бұрын
Mamadaan aqli leey waaye
@rooney____10_5
@rooney____10_5 4 жыл бұрын
hooyo mcn Talaadada aad baan igu liibaney
@hippocilmi4835
@hippocilmi4835 2 жыл бұрын
Mama mahadsanid qurux
@salmayaxye7130
@salmayaxye7130 2 жыл бұрын
Mama.mahadsanid.qurux.❤️❤️❤️❤️❤️❤️💋💋💋💔💔💔💔💔💔💔💔
@salmayaxye7130
@salmayaxye7130 2 жыл бұрын
👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋
@ifrahyusuf2816
@ifrahyusuf2816 4 жыл бұрын
Asc canaba Caqaliga hawaayin Warunta gonkagu hanoqdo midaad kuu faaido
@gullbarwaaqo9594
@gullbarwaaqo9594 4 жыл бұрын
Caqli malaha raga soomaaliyeed waxay yaqaanaan uun gus ayruxaan uf nin soomaali caqligawaxaa laga geliyey qoodhaha
@marianmohammed67
@marianmohammed67 4 жыл бұрын
Go aanka adaa leh in aad ku joogto iyo in aan ka baxdo intaad waalan lahayd qofna qofka kale kama dul bixin marka gabdhaheena aad bey ujilcan yihiin guur waa god gacanta loo daayey horaa loo yiri
@СсСа-п1й
@СсСа-п1й 4 жыл бұрын
Oday tabcaana wlhy qosoltahy habo
@samiirayusuf8533
@samiirayusuf8533 4 жыл бұрын
habo mcn mowduucas ad ogasohadl
@Flagquiz3344
@Flagquiz3344 4 жыл бұрын
Mashllh
@maximumwalah3192
@maximumwalah3192 3 жыл бұрын
Alan runbadanaaaa waa talo fican
@ijaabomahamed2284
@ijaabomahamed2284 4 жыл бұрын
Sorry adangagii miya gursadan
@aishamohamed8282
@aishamohamed8282 4 жыл бұрын
Saaas waaye maamo canab
@maryamahassan2053
@maryamahassan2053 4 жыл бұрын
Warunta warunta
@khadromohamedali7469
@khadromohamedali7469 4 жыл бұрын
MAHADSANID HABO NOLOSHU WA WADA CASHAR BARAARUJIN BADAN BAD NOSAMAYSAY
@foziyacawil4774
@foziyacawil4774 4 жыл бұрын
Caabtu waxay ku mahmahan ximaar raax ximaar jaa
@maryamahassan2053
@maryamahassan2053 4 жыл бұрын
Kkkkkkkkkkk
@munaadem1423
@munaadem1423 4 жыл бұрын
Mamo fonkaga furihisa s.land lagu galo iso wada qor
@mamasoomaali
@mamasoomaali 4 жыл бұрын
011
@naimaabduqadir9906
@naimaabduqadir9906 3 жыл бұрын
@@mamasoomaali sanadki 8aad Asoo no dhashay ,misna 3caruur An u haayo ,kii 4aad ban wadaa ,wuna ila gursady ,Asaga iyo cidiisa ,Ayna ku tashteen ,Awalna mid I fahan San maa heyn ,in kastoo ,ilmo habreed nahy ,hadane caruurteyda ,daraadod baan ugu sabroyaa ,
@Maryan_idil
@Maryan_idil 3 жыл бұрын
@@naimaabduqadir9906 Abayo Hooyo fican a.baad tahay, 21:59 Hala haan dhagesyo Mesha ku Qeyr badan Allah swt Haku wafajiyo
@leylgali3106
@leylgali3106 4 жыл бұрын
Wat ILaaha kan baq waxa aad tahay habar dhesbaraat
@nimo5432
@nimo5432 4 жыл бұрын
Masha ALLAH
October 21, 2024
28:02
mama soomaali
Рет қаралды 692
Хасанның өзі эфирге шықты! “Қылмыстық топқа қатысым жоқ” дейді. Талғарда не болды? Халық сене ме?
09:25
Демократиялы Қазақстан / Демократический Казахстан
Рет қаралды 341 М.
А что бы ты сделал? @LimbLossBoss
00:17
История одного вокалиста
Рет қаралды 10 МЛН
小丑家的感情危机!#小丑#天使#家庭
00:15
家庭搞笑日记
Рет қаралды 33 МЛН
Это было очень близко...
00:10
Аришнев
Рет қаралды 5 МЛН
4 SU ALOD ISWAYDII HADII  GUURKA DHIB KU QABTID
1:27:48
mama soomaali
Рет қаралды 11 М.
Talo ku socota dumarka #part3
20:28
Dalmar media
Рет қаралды 3,6 М.
Su'aalo diini ah Sheekh Asuuli
43:49
Xogmaal Media
Рет қаралды 10 М.
Dilkii Yahya Sinwar Kadib Qadiyada Falastiin Siday u Ekaan Doontaa?
58:16
تداعيات الصراع القائم و آفاقه - د. موفق محادين.
2:22:17
Warysi Gabadh guursaty nin laba xaas leh iyo waxay kala kulanty
30:04
5 SIYABOD OO LOLA DHAQMO  EHELKA IYO SAXIIBKA DHIBKA BADAN
20:59
mama soomaali
Рет қаралды 4,1 М.
Ninkaaga Oo Naag Kale Jecel🥲 & Ragganimadii Oo Yaraatay Qarnigan😭
36:46
Fatxiya Cabsiiye Show
Рет қаралды 27 М.
Хасанның өзі эфирге шықты! “Қылмыстық топқа қатысым жоқ” дейді. Талғарда не болды? Халық сене ме?
09:25
Демократиялы Қазақстан / Демократический Казахстан
Рет қаралды 341 М.