October 21, 2024

  Рет қаралды 8,219

mama soomaali

mama soomaali

Күн бұрын

Пікірлер: 65
@saidamohamed2951
@saidamohamed2951 Ай бұрын
Maa shaa ALLAAH Nuur calaa Nuur , Maamo Somali wadankina waan kugu soo dhaweeyneeynaa iyo Beeraheeni Nugaal In shaa ALLAAH, wadanki waa lama huraan .
@khadramohammed1614
@khadramohammed1614 21 күн бұрын
مُحَمَّد ﷺﷺﷺ
@zeinabhassan3351
@zeinabhassan3351 Ай бұрын
Kariim ilaahaymagiciisa miimbaa udambeeys Jazaakilaahu khayr (Kariim)
@zamzamcabdiraxman5351
@zamzamcabdiraxman5351 Ай бұрын
Mashaa Allah habo canab Ilaahay SWT hakuu barakeeyo cafimadka iyo maskaxda xikmadaysan, dadaalka iyo waanada halkaa ka wad maxaa yeelay Aduun iyo Akhiro ayaad ku libaani habo, adeer Adam wan salaamayaa, guuleysta💝💚💝
@SafiaMohamed-m1e
@SafiaMohamed-m1e Ай бұрын
Mashalaah Alah ha kuu barakeeyo. Laakiin tacabkaas dhulkeenuu ku fiicnaa inaad gado la aaday ahayd
@xukunxassan2696
@xukunxassan2696 Ай бұрын
jizzaakalaahu ilaah hakaa ajar siiyo mamo somali waad mahad santahay ilaah hakuu barakeyo nimcada anagan hana siiyo
@SomaliWillmarTv
@SomaliWillmarTv Ай бұрын
masha Allah guri quruxbadan meesha dugsi quraan ma leedahey
@Anzal222
@Anzal222 Ай бұрын
Ilaahay qeyr badan ha ku siiyo mama nolosha ayaa dhanka wangsan naga tustaa waxbadana wan kaa bartay allah ku xafido adiga family kaga caafimaad taam ah ayaa kuu rajeynaa
@Nura-v9z
@Nura-v9z Ай бұрын
Masha Allah Tabarakallaah dadala waa gara habo ❤️
@Safi2020-g7z
@Safi2020-g7z Ай бұрын
Maasha Allah Allah kubarakeyo Lakin iska ilaali shaqalaha qaar aya cudur ki xumay qarsanayo e hospital gey iska ogow iney caafimad qabto, waiga baraarujin un,
@farhiahassan6094
@farhiahassan6094 Ай бұрын
MAMA SOMALIYEY WAKU GARTAY INAD NAGU QOSOSHO MANSHA.ALLAH ALLAHAKU BARAKEYO GURIGA IYO ILLMAHA ANIGA WAXAN JOGA YURUB IYO QABOOW.
@idilhussein4549
@idilhussein4549 Ай бұрын
MashaAllaah abayo Mombasa ma u dhawdahay mesha ilaa iyo intee isku jiraan ii sheeg walasheey
@Qabyaaladdiiday
@Qabyaaladdiiday Ай бұрын
Masha allaaha allaaha ku xafido dhiira galiso walee dumatka mareexaan waa dumar karti leh ❤ waa nii jeclahay ❤
@latifayusuf6818
@latifayusuf6818 Ай бұрын
Masha alaah❤
@mapaacha4552
@mapaacha4552 Ай бұрын
Nabi Yusuf bin Yacqub (Caleyhimu Salaam, dhamaantood)
@mamasoomaali
@mamasoomaali Ай бұрын
@@mapaacha4552 mansha allah mahadsanid
@HidayaAbdi-k3x
@HidayaAbdi-k3x Ай бұрын
Miss u hbo allaha idin xaifidoh
@MamaCuud
@MamaCuud Ай бұрын
Waa qof dadaal badan wax qabad badan masha alaah
@AsisaIbrahim
@AsisaIbrahim Ай бұрын
Masha alaah
@habibamursal3942
@habibamursal3942 Ай бұрын
Masha Allah
@munaxuseen5456
@munaxuseen5456 Ай бұрын
Maaansha alaah xigma diii oo qofa
@somalimom1012
@somalimom1012 Ай бұрын
Asc mum telephone iiso qor aad ayaan kuugu baahanahay Australia jzkq
@MamaCuud
@MamaCuud Ай бұрын
Maamo see tahay alah kuu fududeeyo hawsha aad ahayso
@lavieestbelle-neutre3431
@lavieestbelle-neutre3431 Ай бұрын
Masha"Allah 🎉 Habo🎉 Zaa"id Aaan Ku Waayey❤ Ilaaaa Aan Contrôle Aan Dhaho Subscribers Maa Iga Baxay❤ Inleen Adaaba Soo Galin❤❤🎉❤❤
@zamzamcabdiraxman5351
@zamzamcabdiraxman5351 Ай бұрын
Waxaad noo tahay dhirigeliso Alle SWT hakaa abaalmariyo habo canab, Aamiin Aamiin ya Allah🤍💕
@maryamahmed8309
@maryamahmed8309 Ай бұрын
Maanshalaah
@safiaali3963
@safiaali3963 Ай бұрын
MashaAllah ❤❤❤❤ Mam Somalia
@ima6291
@ima6291 Ай бұрын
Waa Sax qaali
@abyanshiekh6867
@abyanshiekh6867 Ай бұрын
Mahadsanid habo.mcn ❤❤❤❤
@faduma2037
@faduma2037 Ай бұрын
@ima6291
@ima6291 Ай бұрын
Inlagu tagayo waanu ognahay hadana nalama dhihin gacmaha isasarta ee gerida SaaS ku suga waa xalaal inad waxada kudasho abaayo m.a
@abdulaahibudul3762
@abdulaahibudul3762 Ай бұрын
Asc nabo Yacquub Dhalay nabi Yuusuf waye qofka celk laguriday
@FartunFarah-tu8tu
@FartunFarah-tu8tu Ай бұрын
NABI YACQUUB
@rugiyomahamud4961
@rugiyomahamud4961 Ай бұрын
Wad kumahad santahay masha Allah
@miniadz8886
@miniadz8886 Ай бұрын
Mama jzaki laah kheyr
@CabdicasiisDhagajuun
@CabdicasiisDhagajuun Ай бұрын
We miss you mama
@feyrussiad9549
@feyrussiad9549 Ай бұрын
maama somaaliyeey dhul 100m2 iyo 50m2 kufadhiyo imsa leyga siin karaa plssss maamo iga soo jawaab adoo mahadsan
@mamasoomaali
@mamasoomaali Ай бұрын
@@feyrussiad9549 isoo wac 254 742226331 watsabka
@Naaladun
@Naaladun Ай бұрын
Mashallah
@mapaacha4552
@mapaacha4552 Ай бұрын
Ma Sha ALLAAH, abaayo
@MamaCuud
@MamaCuud Ай бұрын
Maamo soomaali waa maamo fiican snigu waxan ka mid ahay dadka ay hantida u hayso waa qof aamin ah xaqa dadkana iska ilaaliso
@nimoMohamed-b2x
@nimoMohamed-b2x Ай бұрын
Abayo mexeey Hantida kuguqabateey wll
@IssaIssa-su9xw
@IssaIssa-su9xw Ай бұрын
Maamo somali numbarkaada ma kaa heli karaa wxn doonaayaa beero inaad ii sheegtid mhdsnid
@mamasoomaali
@mamasoomaali Ай бұрын
@@IssaIssa-su9xw 254 742226331
@xaryanxarago3587
@xaryanxarago3587 Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@deqamohamed8960
@deqamohamed8960 Ай бұрын
Eedaay isoo qabo deeqo USA❤❤❤❤
@mamasoomaali
@mamasoomaali Ай бұрын
@@deqamohamed8960 eedo mahadsanid
@Ray_486
@Ray_486 Ай бұрын
Asc waa nebi yacquub buu ahaa abahood.
@SadiaAhmed-i6y
@SadiaAhmed-i6y Ай бұрын
Asc maama soomaali lambarkaaga xagee ka helaa
@mamasoomaali
@mamasoomaali Ай бұрын
@@SadiaAhmed-i6y 254 742226331 watsabka
@iftomacalin8154
@iftomacalin8154 Ай бұрын
Asc mama canab waxaa uxiisay dhiiri galin dada
@mamasoomaali
@mamasoomaali Ай бұрын
@@iftomacalin8154 mahadsanid habo
@FarhiaAdam-n9q
@FarhiaAdam-n9q Ай бұрын
Soo dhawow mamo
@CabdicasiisDhagajuun
@CabdicasiisDhagajuun Ай бұрын
Mama soomaali
@halimomohamed6166
@halimomohamed6166 Ай бұрын
❤️
@fatimayassin7419
@fatimayassin7419 Ай бұрын
Mama soomaali kenya xagee ka joogtaa
@rukioabduqadir7036
@rukioabduqadir7036 Ай бұрын
Waxaan u maleyn nabi yacquub csws
@nuraegal4395
@nuraegal4395 Ай бұрын
Alla meeshu kululaa walaaley waabadba shuxaysaaye goormay qaboowdahay aanu isku soo aadinee
@miniadz8886
@miniadz8886 Ай бұрын
Guuleyso
@aminaosman3469
@aminaosman3469 Ай бұрын
Masha'Allah that is beautiful.
@sundusabass1637
@sundusabass1637 Ай бұрын
Habo lambarkadaa nosoqor
@CabdicasiisDhagajuun
@CabdicasiisDhagajuun Ай бұрын
GOOD JOB
@FartunYusuf-ll8tg
@FartunYusuf-ll8tg Ай бұрын
Maansha Alaah tabaarkalaah Alaahu Akbar Allaahu Akbar ❤️❤️
@Nura-v9z
@Nura-v9z Ай бұрын
Momo take vitamin D and magnesium
@awilali6102
@awilali6102 Ай бұрын
Noosoobadi
Cat mode and a glass of water #family #humor #fun
00:22
Kotiki_Z
Рет қаралды 41 МЛН
“Don’t stop the chances.”
00:44
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 61 МЛН
Леон киллер и Оля Полякова 😹
00:42
Канал Смеха
Рет қаралды 4,7 МЛН
FULL NIGHT ROUTIN . CABITANKAN HADAD LASINTID IS BADAL AYAAD HELI DONTA
19:20
December 8, 2024
17:28
mama soomaali
Рет қаралды 4,2 М.
WAXAN NOQONAY WALALO QISO AMAKAAG BADAN!!@sawdamqaalib
1:04:18
Sawda Qaalib
Рет қаралды 71 М.
WAXA ISKU GURSANAY JACAL WAA KIIS CAJIIB AH!!@sawdamqaalib
1:02:07
Sawda Qaalib
Рет қаралды 41 М.
Cat mode and a glass of water #family #humor #fun
00:22
Kotiki_Z
Рет қаралды 41 МЛН