No video

Manta waxan ino wada skin doctor face&body whitening scrub

  Рет қаралды 47,200

Hafsa World

Hafsa World

Күн бұрын

Manta waxan ino wada skin doctor face&body whitening scrub #skindoctor

Пікірлер: 57
@cookingwithsakinaabdullahi9353
@cookingwithsakinaabdullahi9353 Жыл бұрын
Mansha Allah abaayo keep going ❤🎉
@aminaahmed2508
@aminaahmed2508 2 жыл бұрын
Maasha alah tabaaraka lah xabiibti ilaahey haku barakeyo holan malaga hela alaabtan hadda kahor luubaanta ayaan kusoo weydiyay ma iisoo jawaabin hadda furso heshid iisoo jawaab jasaakalah qeer 👍❤⚘
@HafsaHworld
@HafsaHworld 2 жыл бұрын
Utrecht abayo ma arkin xabibti so Amiin dhamanten 🥰
@azuzhaji7039
@azuzhaji7039 Жыл бұрын
Ana kuuso dhiibaayo ila so xdhiidh
@aminaahmed2508
@aminaahmed2508 Жыл бұрын
@@azuzhaji7039 jasaakalah alif qeer walaal alaha ku xifdiyo
@ayaanxaaji1507
@ayaanxaaji1507 2 жыл бұрын
Msha alh xabibti mahdsanid inbdn
@maryanyuusuf456
@maryanyuusuf456 Жыл бұрын
Masha allh habbo macaan♡♡
@Hawaluulcooking
@Hawaluulcooking 2 жыл бұрын
Masha alllah xbbti jaskallah
@raxmochanel3921
@raxmochanel3921 Жыл бұрын
Mashallah sister keep going
@amaalqueen5981
@amaalqueen5981 Жыл бұрын
Masha allah abayo wajigayga waa oil finan yaryarna wan leyahay ka dhuxusha ma isticmaali karana
@HafsaHworld
@HafsaHworld Жыл бұрын
Ha abayo hadi ad xasasiyo ku qawina
@amaalqueen5981
@amaalqueen5981 Жыл бұрын
@@HafsaHworld haye abayo malaga yaba inu iga biiyo finanka haduu biinayn waxad iishegta hadad garanayso scrub skin doctor biinaya finanka ufican
@HafsaHworld
@HafsaHworld Жыл бұрын
@@amaalqueen5981 abyo finanka waxa biyo aloe Vera amad dacarta iyo shaha cagaran
@amaalqueen5981
@amaalqueen5981 Жыл бұрын
@@HafsaHworld thank you quruxey
@johnsakwe1470
@johnsakwe1470 2 жыл бұрын
Ni nzuri sana asee hasa iyo nyeusi is true 🔥
@sacdiyomaxamed9723
@sacdiyomaxamed9723 2 жыл бұрын
Shugran xbbti jazakallah kayrn
@MuslimaMahad
@MuslimaMahad 2 ай бұрын
Quruxey waa kaa faaidey cilmi i bartey
@user-jw4yf4fu8x
@user-jw4yf4fu8x 4 ай бұрын
shugran qalpi❤
@mfcooking6076
@mfcooking6076 2 жыл бұрын
masha Allah
@aweysosman9977
@aweysosman9977 Жыл бұрын
Keep going
@fardoosqurux6926
@fardoosqurux6926 Жыл бұрын
Abyo 3 bes miya mise scrub dhan 2 jer laisticmala
@HafsaHworld
@HafsaHworld Жыл бұрын
Hadi wajiga oo qalel yahay 1 jer hadi u salid yahaya 2 scrub yada kale
@deeqamahamed1080
@deeqamahamed1080 2 жыл бұрын
Tnx baayo
@user-il3gz1po1c
@user-il3gz1po1c 6 ай бұрын
Wllo ka dhuxusha dadka salida leh may isticmali kran
@ubaxmxmudibraahin7534
@ubaxmxmudibraahin7534 Жыл бұрын
😮
@najuupea7294
@najuupea7294 2 жыл бұрын
Midka coffega ah ii yaalo wajiga hadaan marsado wax mey iga dhibeysaa oil face ahay
@HafsaHworld
@HafsaHworld 2 жыл бұрын
May lkn mel yar ku barobey inta wajiga dhan marinin sida ku ogato in u ku dhibayo iyo inkale
@xalaawixasanmaxamed7690
@xalaawixasanmaxamed7690 2 жыл бұрын
Asc abayo ma isku daraa sadexdaba mise mid mid ban u marsana xiliga ugu fcn ee lamarsado haben mise malin
@HafsaHworld
@HafsaHworld 2 жыл бұрын
Wcs abayo midna mid u marsane xiliga rabto wa marsan karta hadi aad bananka adenin
@xalaawixasanmaxamed7690
@xalaawixasanmaxamed7690 2 жыл бұрын
@@HafsaHworld masha allha abyo
@xalaawixasanmaxamed7690
@xalaawixasanmaxamed7690 2 жыл бұрын
Allha ku sharfo
@xalaawixasanmaxamed7690
@xalaawixasanmaxamed7690 2 жыл бұрын
Abyo gacmaha mala marin karaa mise wajiga kaliya
@HafsaHworld
@HafsaHworld 2 жыл бұрын
Jirka iyo wajigaba wa marsankarta abayo
@halimashariif9560
@halimashariif9560 2 жыл бұрын
Masha alah
@Shariif-mi3cm
@Shariif-mi3cm 10 күн бұрын
Abyo intoo 3dooda laysku daro wajiga mala mar sankaraa
@HafsaHworld
@HafsaHworld 10 күн бұрын
Aniga ma baroberi lkn jirka ha
@umudiyachannel7502
@umudiyachannel7502 2 жыл бұрын
Xabibti skin doctor sago almond ah aya isticmaalay xasasiyo Aya kaqaday Maxa kena
@HafsaHworld
@HafsaHworld 2 жыл бұрын
Almond xasasiyo ku tahay ama mado ku jirto aya ku dhiba xabibti
@nimcoismail7904
@nimcoismail7904 Жыл бұрын
Wll isago dacara wajiga salida leh ma la marin karaa
@asiyoabdinur2883
@asiyoabdinur2883 2 жыл бұрын
Saddexdaba isbuucii hal hal mar ma isticmaali karaa yacnii malin huruuda malin coffega malin dhuxusha mise usbucii hal un
@HafsaHworld
@HafsaHworld 2 жыл бұрын
Ha
@user-qq8ij9nh3l
@user-qq8ij9nh3l Жыл бұрын
Abayo barfuun sa iday leyihiin
@mostafemohamed4774
@mostafemohamed4774 2 жыл бұрын
ASC Abayo mcn adiga waxab ku cadatay in aad tusaale ah no sharxesida waa Masha Allah waxan ka codsanay in lagu arko
@rayaanruun5334
@rayaanruun5334 Жыл бұрын
Abayo ano shivanya isticmalo ma marsan karaa cofega midka ah
@HafsaHworld
@HafsaHworld Жыл бұрын
Ha abayo
@munoahmed9250
@munoahmed9250 2 жыл бұрын
Mahad sanid
@anashassan1135
@anashassan1135 2 жыл бұрын
Masha allaah walaashey
@Imraan53
@Imraan53 2 жыл бұрын
nimanka ma isticmali karan?
@HafsaHworld
@HafsaHworld 2 жыл бұрын
Ha
@umumohamed2187
@umumohamed2187 2 жыл бұрын
Intee kahili karaa
@HafsaHworld
@HafsaHworld 2 жыл бұрын
Dukamad Somalid
@xalimomacalin214
@xalimomacalin214 2 жыл бұрын
Meel kaste
@umumohamed2187
@umumohamed2187 2 жыл бұрын
@@xalimomacalin214 shukran Abayo
@user-uv5rq2jg5w
@user-uv5rq2jg5w 2 жыл бұрын
𝗔𝗕𝗔𝗬𝗢 𝗠𝗔𝗛𝗗𝗦𝗡𝗜𝗗
3.SADAX DAAN CREAM  KEE BA JARA HAARAHA WAJIGA??????
14:01
Ruumi Channel
Рет қаралды 285 М.
女孩妒忌小丑女? #小丑#shorts
00:34
好人小丑
Рет қаралды 83 МЛН
Кадр сыртындағы қызықтар | Келінжан
00:16
This Dumbbell Is Impossible To Lift!
01:00
Stokes Twins
Рет қаралды 34 МЛН
Waxan ino wada 2 wateringen face maken 2023 by Hafsa world
9:40
Hafsa World
Рет қаралды 4,5 М.
CREAMKA WAJIGA U ISTICMAALO EE HAARAHA IGA JARAY🥰
10:18
Aamina Abdiqaadir
Рет қаралды 127 М.
#skincare#charcoalscrub#  Dhuxusha Wejiga Aad Bay Qurux Uga Dhigtaa Ka Faideyso Baayo{2021}
15:39
كريم الحلزون المرطب لحل جميع مشاكل البشرة | snail repairing cream
8:01
Nm chan وصفات و آراء تجميلية
Рет қаралды 8 М.
isku cadey 3 bari adigoona wax kiimaka isticmaalin by adna henna
12:43
KAREEM AAN KU CADAADO AYAAN DONAYAA. DrfarisAlattas
6:25
Dr faris Al attas
Рет қаралды 140 М.
allaabta aroosyada lagu dhaqo
16:35
Xamdi Xaali Channel
Рет қаралды 131 М.
女孩妒忌小丑女? #小丑#shorts
00:34
好人小丑
Рет қаралды 83 МЛН