Maqool iyo sulfa heestii ilwaad qurux

  Рет қаралды 1,856,237

7Selel

7Selel

10 жыл бұрын

Пікірлер: 817
@shucaybmohamed4117
@shucaybmohamed4117 4 жыл бұрын
Waqti mursal faladagan iyo fartuun balbalarka ay fanaanin noo yihiin ayaa dhagaysanaya 2020 hadaa soo boqatay like bash iigu siih wll 👈
@musemuse6648
@musemuse6648 4 жыл бұрын
War ninyahow xiligaan dadkaan heesijireen inaan ku soo gaaro ayaa ii fiicneed
@yurubjiiqale1936
@yurubjiiqale1936 4 жыл бұрын
Kkkkkk
@sharmarkeshariifmohamud4765
@sharmarkeshariifmohamud4765 4 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣
@mohamedalinor6328
@mohamedalinor6328 4 жыл бұрын
H
@sacadcabdi9808
@sacadcabdi9808 4 жыл бұрын
💖 markii fankii laga tagay ayaa qalbigii ina wada qalalay 💖 . Qaraamka dadka qalbiga wanaagsan ayaa dhagaysta.
@ramlanuur3548
@ramlanuur3548 6 жыл бұрын
ilaahegii zulfa heesaha kasoo hanuuniye anagana dhageesikooda ha naga soo hanuuniyo aamin yaarabi
@abdullahiabdi751
@abdullahiabdi751 6 жыл бұрын
Ramla Nuur aamiin
@affarokurz1486
@affarokurz1486 6 жыл бұрын
Aamiin
@warso-spt1
@warso-spt1 5 жыл бұрын
Amin
@faizomaxamud3443
@faizomaxamud3443 5 жыл бұрын
Amiin
@ladancdy1218
@ladancdy1218 5 жыл бұрын
Amiin ya rabi
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 4 жыл бұрын
ilahow u naxariiso magool amiin
@makkahcadey
@makkahcadey 8 жыл бұрын
i like how fans dont worship the singers but just show them love. no need for body-guards. dignified people
@dr-abdala8403
@dr-abdala8403 3 жыл бұрын
*4:54* AUN magool way ku ciyaarin Sulfe.. Waayo sulfe wuxu ahaa nin aad u qajilaad badan "Xishood badan"😍
@miftaaxtube2907
@miftaaxtube2907 2 жыл бұрын
Absolutely
@AidarosHassan
@AidarosHassan Жыл бұрын
Nio Baryahan Kuma arke Xaged Ka Dhacay 😅
@abdihashi2310
@abdihashi2310 8 жыл бұрын
Waqtigaas , soomaali soomaali bay ahay cayr iyo sacad wax la yiraahdo ma jirin.
@makkahcadey
@makkahcadey 8 жыл бұрын
thats true my brother. may we all forgive each other and earn our sharaf back
@ahmedcaaqil8480
@ahmedcaaqil8480 7 жыл бұрын
kkkkkkkkķkkkkkkkkkk
@WabarYare
@WabarYare 6 жыл бұрын
Lkn mareexaan jiray😂😂😂😂
@queendagan2359
@queendagan2359 6 жыл бұрын
abdi hashi ceyr iyo sacad maxaa meysha kenay adeer waa bukta allaha kucafiyo Viva HG
@Somalia5
@Somalia5 7 жыл бұрын
kkkkkkkkk😂 Magool waalle waa hanti qaran ❤ALLOW kuunaxariiso adii iyo intii muslim ah,aamiin.
@abrahamengida3731
@abrahamengida3731 4 жыл бұрын
I ,really love old Somali music i,m from Ethiopia I wishes for all Somalia peoples one United great Somalia love and Peace 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@yoonisheyle168
@yoonisheyle168 4 жыл бұрын
I think so your from Somalia but your In Ethiopian is like tht how did u know old song
@anid9027
@anid9027 4 жыл бұрын
Thank you bro
@libanwarsame5428
@libanwarsame5428 4 жыл бұрын
Abraham Engida, Same to you bro. Indeed, your lovely courtesy is well appreciated.
@sacadcabdi9808
@sacadcabdi9808 4 жыл бұрын
💖 Ethiopia and Somalia 💖.
@umuc.xaliinc.qaadir8145
@umuc.xaliinc.qaadir8145 4 жыл бұрын
😏dofaar anaa isyeley hadiiba amxaaro ijeclatay baqti iga dheh
@AhmedKarie
@AhmedKarie 3 жыл бұрын
Allaaah u naxariisto Xaliimo kgaliif magool Janadii firdoso allaaah ka waraabiyo aamiin Sulfa iyo magool lagen....
@ilyasali6229
@ilyasali6229 7 жыл бұрын
memories of a country we lost. But there is a great hope for all somali people uniting once again. ameen. Allah is always there we just have to realise what we have lost for the sake of our differences rather than helping each other for the sake of Allah.
@lildoctorful
@lildoctorful 7 жыл бұрын
ilyas ali we didn't lost the country we lost our culture and who we are in shaa allah we will get it back
@hadijashelif2038
@hadijashelif2038 4 жыл бұрын
Yep
@amroadan3664
@amroadan3664 2 жыл бұрын
Sulfa a true legend Masha 'Allah
@farhanfiloofficial5183
@farhanfiloofficial5183 2 жыл бұрын
There is no going back
@nasriyusuf9286
@nasriyusuf9286 2 жыл бұрын
Because of the time is going !!!!!
@ajmanabdi9196
@ajmanabdi9196 7 жыл бұрын
dad hore rag iyo dumar weyba dhaadheeraayeen ma ila aragteen ama anaa modaa magool allaha u naxariisto nasiib tiyaatarkaas hadaan ku soo gaari lahaa aniga nasiib daro waxaan indhaha ku kala qaaday qax iyo holac aloow dalka noo daji
@musemuse8734
@musemuse8734 7 жыл бұрын
Ajman Abdi jiilkiina danbe is qarxis lee kasee siin wax kale ma kaseesaan dadkii hore magac ayey Somalia u soo hoyn jireen
@najahosman509
@najahosman509 7 жыл бұрын
insha allah idunka waso hoyanaysan
@gaddafieahmad5610
@gaddafieahmad5610 6 жыл бұрын
Ajman Abdi aamiin
@hindahaha3753
@hindahaha3753 6 жыл бұрын
waa qaadka
@musekhadir4125
@musekhadir4125 6 жыл бұрын
Ajman Abdi Amin millions time from qoraxdi jabuuti iyan kaso duceynaya
@ahmedashour8177
@ahmedashour8177 Жыл бұрын
Abu-Dhabi 1986. Most of the musicians are Sudanese which was Magool’s friend. I think only the drummer is Somali which his name scapes from me. She lived in UAE at the time, and Zulfa was a visiting singer during his heydays. 80s were Zulfa years. I grow up with Zulfa, Michael Jackson and Lionel Ritchie music. Lucky for some
@calafcalafcalaf3845
@calafcalafcalaf3845 6 жыл бұрын
These are two icons of Somalia. Just listen and appreciate them. I'm proud they are heppen to be Somalians
@regularwarya
@regularwarya 2 жыл бұрын
They are Somalis not Somalians and most importantly to me both are from my mighty HG clan .
@theancientsancients1769
@theancientsancients1769 Жыл бұрын
​@@regularwarya You just are Sick! why are you bringing clanism to this? HG reputation is what they did in the 90s not the greatest reputation. This singers did rise above clan warfare unlike People from today
@regularwarya
@regularwarya Жыл бұрын
@@theancientsancients1769 Keep crying man … HG are the most talented amongst the somalis. they excel at every thing they do in War and Peace Arts/music and Sport. Do you know back in the days during 70s& 80s the line up of Somali National Football Team out of 11 players 4 to 5 players were always from HG/Cayr. You can look that up on youtube. Legends like : Nur Amin( the current trainer of the U-17 team), Deysane, Siciid Ceyrow, Bashiir Jeenyo , cabdalle khuukh, Seyga Ruush-ka and more were all from HG. Waxba haka xasaasiyoonin reerkani waa dad serious ah.
@kowsarmoha5935
@kowsarmoha5935 4 жыл бұрын
dadkii hore reer magal ayey ahayeen masraxa qof isku dhajinayo ma arkeysid kuwa hada yahuudod ayagaba fananyal isku heystan daga laguma karo heesihii hore dawashadoda jeclahy qasatan mama magol allaha ku naxaristo
@jamaguled4916
@jamaguled4916 5 жыл бұрын
Soomaalay aynu is cafiino sii uu illahay inoogu danbi dhaafo Wllhi wan qiirooda markan arko wakhtiigay aabayasheen iyo awoowyaasheen ay jireen iyo nolosha quruxda badan ee ay ku noolaayen lkn imika wakhtigu waa is badalay sido kale dadkii baa isbadaley oo cudur qaabiil ah ba ku dhacay 🙏🙏🤲🤲🤲
@mohamedswaleh401
@mohamedswaleh401 4 жыл бұрын
Jama Guled xaq ayad uledahay
@rashkabakol400
@rashkabakol400 4 жыл бұрын
my dad met my hooyo in xasan aadan concert ....true story guys
@idilabdikadir3986
@idilabdikadir3986 4 жыл бұрын
That's so cute MashaAllah
@rashkabakol400
@rashkabakol400 4 жыл бұрын
@@idilabdikadir3986 thanks girl
@bashirmohamed9312
@bashirmohamed9312 4 жыл бұрын
You are a product of good old days, kkk
@fatimaguilford8645
@fatimaguilford8645 4 жыл бұрын
That's soo cool
@rodaadan2980
@rodaadan2980 4 жыл бұрын
You’re an amazing to be born mashallah 💐❤️🌹🎶👑
@rabiaismail3471
@rabiaismail3471 3 жыл бұрын
Woow 1,8 millions mashallah ilahoow uu naxariisto magool queen of mourdishishi 💜👍🌼🍒💋🙏🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@user-sd4sw2vj2q
@user-sd4sw2vj2q 2 жыл бұрын
5
@didd3andmeltedchocalate606
@didd3andmeltedchocalate606 3 жыл бұрын
I am 26 now I am just amazed by how civilized somalida used to be subhana Allah. And they look beautiful and healthy.
@asii9942
@asii9942 4 жыл бұрын
Sulfe sidaan dhageysatay wareysi uu bixiyay waa mu'adan masjid Ku yaal sacuudiga , wuxuu dhahay illahow hadii qlbigayga kusoo dhacdo in aan fanka Ku laabto I oofso oo dunida iga kaxeey.
@zaralulu3669
@zaralulu3669 6 жыл бұрын
4:54 AUN magool weey dhibeysaa zulfe,sababta zulfe wuu xishood badnaaa.
@jibriilsiciid9015
@jibriilsiciid9015 6 жыл бұрын
Aragsen Ali runtaa weeye wll lkn magool ilahay ha unaxariisto
@diiriyeahmed6699
@diiriyeahmed6699 5 жыл бұрын
Zulfa fanaan wanaagsan ayuu ahaa hadana imaan Magool fanaanad wanaagsan illaahay ha u raxmado Two best singers
@updirazhidbashirmohamed6194
@updirazhidbashirmohamed6194 5 жыл бұрын
Hh allaH Yarhamu Maamo magooL
@hassanroble1431
@hassanroble1431 5 жыл бұрын
Hhhhhhhhh Haa akhlaaq iyo xishoodaa ka muuqda
@dtdsc228
@dtdsc228 5 жыл бұрын
Nm Bb m. ? ? L nm8600.m r 7 lk9 rdees3rxxp48ôxm3?fpt6 illil5yilj.
@simanabdulahi5126
@simanabdulahi5126 5 жыл бұрын
Fanaanka weyn sulfa waa imaam masjid wuxu yiri yaan la daawan heesaheyga oo halga saro youtobe saas ay tahay aad ban u jeclahy ciyaartisa allaha noo dambe dhaafo mama magool allaha u naxaristo allow janadada ugu deeq 😢😢 geeridu wa xaq ee allow qaatumo xumo hanagu dilin✔
@ghboy2914
@ghboy2914 4 ай бұрын
Hees danbiyo ka daran baa maalin kasta naga dhaca marka dadka dhahaya hees waa danbi lkn wax ka daran sameynaya baa arkeysaa
@abdiaziizahmed7827
@abdiaziizahmed7827 2 жыл бұрын
Habargidir waa maskaxda umada somaliyeed ilaahey ha barakeeyo ilaahey ceyr ayaanle ceyr ha barakeeyo ilaahey reer gaban ha barakeeyo guul iyo gobanimo ayaanle ceyr nasab nasab dhalay
@mohamedmire7660
@mohamedmire7660 Жыл бұрын
Waa Fikirkaaga Sxb ee Habar-Gidir Waa Musiibo Ballaran oo umad Aanay gaari Karin la tartamaaya Meelna Aan weli gaarin illaa Maanta Qashin!!!..Mooriyaan!!!..thanks.
@dheefreeb8377
@dheefreeb8377 Жыл бұрын
Waa nasiib daro in ilaa hada 2023 maskaxdaada qabiil ku jiro
@abdinaafac8211
@abdinaafac8211 Ай бұрын
​@@mohamedmire7660mooryaan waba nahay kaalay wx ka badal h.wase😂
@khatraismail5524
@khatraismail5524 4 жыл бұрын
Dadkiiii hore quruxda badanaaa jooga dheerafkaa cadaantaa nimcada ka muuuqataa Manshallah maxaa loo yidhii fiqiir bay ahaayeeen old is really gold allah u naxariiisto mamadaa and muslimiinta allll
@Caaqil_lyrics
@Caaqil_lyrics 8 ай бұрын
Qalbigay qani ka ahaayen
@gamayare2767
@gamayare2767 4 жыл бұрын
Fan wan so qadanay iyo wanag iyo Nabad alle hanasoceliyo mid lamida Amin ❤️🇸🇴❤️
@deeqaluul2009
@deeqaluul2009 7 жыл бұрын
2017 weli wax ka fiican ma lahayo wixii hore..
@aishakuus60
@aishakuus60 5 жыл бұрын
SULFE IYO XISHOOD MANSHA ALLAH
@busuriahmed8298
@busuriahmed8298 7 жыл бұрын
War wixi cuqdad iyo calol ku qad yaqana ayagey dhibeysaye marxumada dhimatey waxba haka shegina qof nool iyo qof dhinteyba idinkama fakanaye yab waye walahi alaha unaxaristo
@mustafemahmoud7612
@mustafemahmoud7612 5 жыл бұрын
Busuri Ahmed ilaahow u naxariiso anagu hadanu deer waqooyi nahay waanu jeclayn magool
@deeqoali57
@deeqoali57 4 жыл бұрын
@@Hashipodcast beenta da marexsn ma caayan dadka ku dhimatay na da 'waa layaqaan dadka qabuurah dadka ku jira caaye 'somali waa is taqaan
@saeedothmanabdi4852
@saeedothmanabdi4852 4 жыл бұрын
Waxay mudan tahay alle hasiiyo
@muhudinhassan8328
@muhudinhassan8328 3 жыл бұрын
@@mustafemahmoud7612 kkk beenale waqooy cuqdad waay naqtiimisay iyo caay iyo dhaqan xumo
@naimadahir519
@naimadahir519 3 жыл бұрын
@@mustafemahmoud7612 hhhhhh waa uqdadland
@azharmohamed1845
@azharmohamed1845 5 жыл бұрын
2019 ilaahow u naxariiso eedaday mcn boqorada codka ilaa hada lama haayo qof keena codkeeda😍😍😘😘😗
@suldaandurcarbeed2203
@suldaandurcarbeed2203 5 жыл бұрын
Heestan waxey isooo xasuusisaa abtigey oo ahaa fanaankii hore ee ku luuqeyn jirey heesta originalkeedii axmed good shimbir
@user-bk5xo7vn5q
@user-bk5xo7vn5q 4 ай бұрын
Ca
@cinderellaadem2205
@cinderellaadem2205 3 жыл бұрын
Farxad furfuraanta iyo beautiful voice magole man sha allah aun she rock everything and always smile 😀😀😀😀😀حبيبي sulfa انت قمر
@ismailyusuf3265
@ismailyusuf3265 6 жыл бұрын
Nasiibdaro masoo gaadhin ama nasiub uma yeelan in aan arko fanaaniintii waa weyneed ee qaranka soomaaliyeed se waxa aan garaad saday yadoo soomaali qabiil iyo qabyaalad taqaana balse marka aan maqlo taariikhda Dadkii hore ama dowladii la iiga sheekeeyo oohin ayaan ooyaa oo wlhia sooomaali meel walba ay joogaan guul ayaan u rajaynayaa
@sharmarkeshariifmohamud4765
@sharmarkeshariifmohamud4765 4 жыл бұрын
Thank you bro
@abdullahiali61
@abdullahiali61 9 жыл бұрын
maashaa Allah Alaa yarxam Magool. Zulfa rageeda
@naasiribraahin323
@naasiribraahin323 6 жыл бұрын
Original Maxamed good shimbir iyo xaliimo khaliif cumar magool
@gedigudal3164
@gedigudal3164 4 жыл бұрын
Shimbir..Rabbow ku naxariiso..He was a legend..to make that kinda melody..Miss him
@mohametabdisaahid5171
@mohametabdisaahid5171 3 жыл бұрын
Asluub nadaneey ammaan badaney Sidii ubaxii udgoon badaneey Waxaan idiley ku oon bixi laa Anoo idileey aroos kula gala Adigoo oridayda noqdoo ilmo dhala Ilwaad quruxey ilwaaad quruxeey 🔥🔥🔥😍😍😍😍😍😍😍
@suldaandurcarbeed2203
@suldaandurcarbeed2203 6 жыл бұрын
Erayadii saxardiid maxmed jabiye heeskan waxa ku luuqeyn jirey marki hore axmed good shimbir iyo magool alle ha u naxariisto labadoodaba
@abdullahisahal8369
@abdullahisahal8369 Ай бұрын
Waa runtaa saxardiid jabiye waxuu kaloo sameeyay heestii shinbirayahow heesa hees wanaagsan heesa kaalayoo horteeyda halkan soo fariista magool ayaana qaada
@ashwaqhassan5827
@ashwaqhassan5827 4 жыл бұрын
I love peace I wish one day Somalia be peaceful inshallah
@munaaweys6892
@munaaweys6892 6 жыл бұрын
markaad isdhahdo comentska aqri fikradaha laga dhiibtay heestan iyo dadkan quruxda badan islamarkiba dad maangaab ah aya arkee oo kala qeybin iyo qurun iyo qabiil meesha ku haaya who cares qabiilkooda we enjoy the song and we love them just stop that Fucking thing qabiil
@hindaali8908
@hindaali8908 6 жыл бұрын
Muna maanka commentiyada midka ugu fikrad fiican waaye kaaga qaali ilaah haku deesto somali qabiil waligood iskama deenayaaan
@zagna1042
@zagna1042 4 жыл бұрын
Sangub
@abdirahmanmacaani452
@abdirahmanmacaani452 3 жыл бұрын
Dadkan Badankood wee dhinten intii ka noolna waba duqyaal marka in la ogaado qabiilkooda dhib kuma jiro tusaale ahaan somalida manta joogto gabooye bee dadka qaar wax ka shegaan lkn dadka dhageysta heeshaa hore waa dad murti iyo caqli leh mayaqanan waxaas gabooye waa beelaha ugu fanaaninta waa weyn uguna caasan una cod macaan mana jiro cid ki ceyso marka walaley tartiib . Fananinnta mnta bes san ku ficneen in lasheego qabilkoda lkn dadkii hore aygo qabiilkoda layaqaano bee buahda jeceshahay
@mohammedabdi828
@mohammedabdi828 5 жыл бұрын
Waxay ahayd riwaayad aan galo tii iigu horrausay(intaan xusuuto). goortay ahayd adaa sheegiye.ka soo qaad 1963.
@iwalkalone6183
@iwalkalone6183 5 жыл бұрын
Mohammed Abdi imisa jir ayaa aheyd markaa?
@mohammedabdi828
@mohammedabdi828 5 жыл бұрын
Waxan ahaa sideed am sagaal
@mohammed-jama
@mohammed-jama 4 жыл бұрын
@@mohammedabdi828 *heestan hore ee ilwaad qurux sow saxardiid jabiye ma laha*
@mohammedabdi828
@mohammedabdi828 4 жыл бұрын
Mohammed Jaamac Ahmed Mohammed Good Shimbir oo isagu qaadayay ayaa lahaa.
@zirkadunida6450
@zirkadunida6450 4 жыл бұрын
Manshallah wlhi nasiib daradayda man so gadhin
@Fitaah69
@Fitaah69 4 жыл бұрын
Inta ila daawaneysa 2020_ka like_ta iisaara Imri dheer idin rjynayaa kuligiina👍
@thinkbeforeyoutype7106
@thinkbeforeyoutype7106 Жыл бұрын
I grew up listening to these classics. 💙💙💙🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@AhmedAhmed-us3ll
@AhmedAhmed-us3ll 4 жыл бұрын
HABAR GIDIR 💪💪💪 hanoladan waa abtiyashay aan jeclahay . Aniga waxaan ahay MURUSADE .🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
@zaralulu3669
@zaralulu3669 4 жыл бұрын
Ahmed Ahmed u wlcm habaryer
@suldaanmuste9684
@suldaanmuste9684 4 жыл бұрын
Miya lagu dafiray mzul
@Imraan53
@Imraan53 4 жыл бұрын
by the way I'm not habargidir but i love them both, allah ha unaxariisto magool
@mohamedswaleh401
@mohamedswaleh401 4 жыл бұрын
Badaw yahow somali qabil makala laha wa somali
@abdirahmanmusse66
@abdirahmanmusse66 3 жыл бұрын
Qabiilka meesha kalatag doqonyahow
@mohamedsheikhaxmed6246
@mohamedsheikhaxmed6246 4 жыл бұрын
viva Habar Gidir... qoriga iyo heesahaba ciddu iyadaa haysata
@kamalgiftin1448
@kamalgiftin1448 3 жыл бұрын
War magaca haynaga ceebeyn reer badiye yahow jaahilka
@mohamedsheikhaxmed6246
@mohamedsheikhaxmed6246 Жыл бұрын
Adeer maxaa ceeb ah?
@farahhabad8825
@farahhabad8825 4 жыл бұрын
Hooyo Xalima Khaliif Magool Allah Yaraxma janah
@farhiomudei2829
@farhiomudei2829 6 жыл бұрын
Allaha u naxariisto Xaliimo khaliid iyo cabdulaahi sufla dadkii hore dad dhaadheer beey ahaayeen kuwaan dambe qax iyo qabiil ayaa la dagay
@cabdiyare395
@cabdiyare395 6 жыл бұрын
Ilaaheey hakuu naxariistee hooyadii fanka Nasiib uma jeelan tiyaatarkaa inaa kusoo qaaro
@hanamohamud471
@hanamohamud471 4 жыл бұрын
Ya aalha aduunkan waqtiga orood bdnaaa bismilha 😊 20,06,20
@abdirahmanruuzhka2474
@abdirahmanruuzhka2474 Жыл бұрын
Sulf hada wa iiman masajid alle ha unaxaristo magalo 16/5/2023❤🎉❤🎉❤🎉
@sihaamabdirahmaan121
@sihaamabdirahmaan121 6 жыл бұрын
maashaa allaaah rag isku wada eg qurux timaha intiii dhimaty iyo inta nool kulli aloow noo naxariiso
@mohmedali4948
@mohmedali4948 4 жыл бұрын
Subxanaka ya cadiiiiim , hadaan nasiib lahaan lahA waan soo gaadhilahaa xigmadaahaas ohey ah
@yasinmohamed3666
@yasinmohamed3666 3 жыл бұрын
2018.Gabar idil la dhahaaya waligeey ma Arag hadaan Arko Heestaan aan u Hibeen lahaa waana u qaadi lahaa waana ka Dhabeen lahaa.
@cabdimawel1932
@cabdimawel1932 4 жыл бұрын
Mansha aalh h gidir waa reerka labaad eee xaga fanka iyo suuganta na soo raaca hadaaan isaaq nahay 🤩🤩 Inkastoonay abwaaanin badan lahayn lkin fanaaniiin badan oo cajiib ah baa ka dhashy
@somalientertainment2572
@somalientertainment2572 2 жыл бұрын
Yaa ka mid ah sulfa iyo?
@fansanmediaofficial542
@fansanmediaofficial542 2 жыл бұрын
@@somalientertainment2572 Hassan Adan Magool Sulfe iyo Salad Darbi
@abdirashidfarah5672
@abdirashidfarah5672 5 жыл бұрын
Golden years of Somali music
@user-px1gq8jg3i
@user-px1gq8jg3i Жыл бұрын
Very deep sentiments for Somali people. Long live.
@CaliaxmedShire
@CaliaxmedShire 23 күн бұрын
Aad iyo aad Ayaan usoo dhaweynayaa aaladaan info sahashay in aanu fankii soomaalida uusan lumin waa wax wananaagsan
@sharmarkeofficial3756
@sharmarkeofficial3756 4 жыл бұрын
What a song AHU Naxariisto Xaliimo Khaliif magool Axsan Cod ❤
@ayushliban4534
@ayushliban4534 7 жыл бұрын
AUN labadooduba eedadey maacaan boqoradii codka Xaliimo Qaliif Cumar Barre (Magool) what abeuty song,
@dalla112
@dalla112 6 жыл бұрын
sxb magool ala ya raxma lakiin sh sulfa marki iigu dambeysay wa noolaaa
@shafiehassan6170
@shafiehassan6170 6 жыл бұрын
Sxb zulfa wuu noolyahay heesihiina 80meeyadi ayuu iska dhaafay hada waa sheikh caalima
@ayushliban4534
@ayushliban4534 5 жыл бұрын
Mala hubaaaa sxbyaal manoolyahay masha allah noolow adeer Eedadeyna allaha u naxariisto
@rabiaismail3471
@rabiaismail3471 5 жыл бұрын
Woo ilahooy you naxariisto magool amiin amiin
@ajmoham
@ajmoham 4 жыл бұрын
Yaasalaam! waayo waayo iyo beri samaadkii. Xaliimo Khaliif ' Magool', the peerless nightingale of Somalia. Oh, You are not alive this hour! We miss you.
@axmedismaciil4538
@axmedismaciil4538 11 ай бұрын
Caawa Oo Habeen Jimce Ah Tariikhduna Tahay 25/08/2023 Waa Habeen Xasuus Leh, Waxaan Wada Jognaa Qaar Ka Mida Aszbtyda. HEESO WAA KUWII HORE ( AXYAA QARAAM)
@zakariyexasan1345
@zakariyexasan1345 Жыл бұрын
Waaqti qurux badan dawlad wanagsan bay soo gaareen daadka lkn aniga allha baa ino maqan walalahay igaa dambeyo wan inaa salamaya dhamanti 😢😢😢😢😢😢😢😢
@hollosman6360
@hollosman6360 5 жыл бұрын
Waa xasuus qaali ah, eryada heesta waxaa tiriyey oo iska leh alah u naxriiste Xuseen Aw-Farax
@sahrobashiirxersi8813
@sahrobashiirxersi8813 7 жыл бұрын
Ileen khadar keeyow intow kasoo xaday miyaaa
@harunali3499
@harunali3499 6 жыл бұрын
Maansha Aallhh! Aalloowo unaxariiso Aameen yaaa Rabbullaacalamiini aameen!
@abdulkadirjama1960
@abdulkadirjama1960 6 жыл бұрын
qabiil waxba ma aha lakin magool qof ka qatar san Somalia masoo marin
@islaammaxamed6545
@islaammaxamed6545 4 жыл бұрын
Magill.yay.ahayd It
@aeshaaa1
@aeshaaa1 4 жыл бұрын
Islaam Maxamed Habargidir Ceyr
@abdirahmanhusien6174
@abdirahmanhusien6174 3 жыл бұрын
@@aeshaaa1 hada aheyd mxa umda kle dher tahy habargdr ceyr wxa maxey
@wtfmoments3886
@wtfmoments3886 6 жыл бұрын
Legend zulfa from cadaado magol from guriceel viva legends of habargidir
@mohamedmire7660
@mohamedmire7660 Жыл бұрын
You Are zero!!..Insects!!!..thanks
@anisamuxamed84
@anisamuxamed84 7 жыл бұрын
allaah! see u baashaaleeso waanka helay allow unaxariiiso mwh yaaqay
@maw6739
@maw6739 5 жыл бұрын
Masha Allah wa nin asluub iyo xishood ka muqato , ilaah ba jeclaaday oo xagga diintisa u weeciyay, lakin wa nin umadda oo idil waqti yar ku wada jeclaatay , such a unique voice Masha allah walaalo ilahay ha xafido anagana alaha sidada oo kale nahanuuniyo insha allah
@abdirashidjama9762
@abdirashidjama9762 4 жыл бұрын
Sulfa waa ka towbad keenay heesaha magoolna Allaha u naxariisto waa hees xasuus igu leh.
@dr-sihaam1041
@dr-sihaam1041 5 жыл бұрын
Sulfe Qajilaaad😍
@shankardaada2825
@shankardaada2825 5 жыл бұрын
wlley adi hees kastoo qraamiya wba iiga hreyzaa zee cml dadkii hore maa thy
@Imraan53
@Imraan53 4 жыл бұрын
@@shankardaada2825 me too I've seen her on every Somali song
@mohamedmire7660
@mohamedmire7660 8 ай бұрын
Odaga waa wadaad la Soco until Now!!!.
@suldaandeheeye8235
@suldaandeheeye8235 4 жыл бұрын
axaxaxaxa wakhti raaxo badan yay haysteen dawladnimo qiibo badanaa ilyn
@saidsms
@saidsms 5 жыл бұрын
مشاء الله اغاني جميلة
@abdihafiiid...............2008
@abdihafiiid...............2008 2 жыл бұрын
Ilwaad quruxay hees 10 io bar ah . I love this song.. 🎵
@cabdirisaaqali6871
@cabdirisaaqali6871 4 жыл бұрын
Allow unaxariiso maamo xalimo khaliif magool
@maxamedbulay8575
@maxamedbulay8575 4 жыл бұрын
Sulfa be for long time was jacaylka ugu qalisan of the world axyaa salaam yaa xulwa
@Qoojistan
@Qoojistan 3 жыл бұрын
Old is gold cajiib ❤
@yasirshakur6074
@yasirshakur6074 8 жыл бұрын
good music and good memories;)
@taanisayid4341
@taanisayid4341 3 жыл бұрын
Masha aalalalh dadkii jacelka abuuray magool iyo sulfa
@mohamuda.xamaraawi5553
@mohamuda.xamaraawi5553 4 жыл бұрын
Magool ilaahay ha unaxariisto janadiisana haka waraaabiyo qabrigana ha uwaasiciyo isagaa raxiim ah.
@100ksubscribersyetnovideon3
@100ksubscribersyetnovideon3 4 жыл бұрын
Hiraab wada hiisayo masha Allah from.jWiil hiiraan tolkay jeclaayaa 🇸🇴🔥❤
@mohamedabdullahi3246
@mohamedabdullahi3246 8 ай бұрын
Sax tolkaaga ka wayne soomaalida wayne waaye😢😢😢😢😢
@suldaanxaayow1807
@suldaanxaayow1807 7 жыл бұрын
Allah ya cizak tolka ahaa big legends of waaberi yaaaaa waaye habargidiraa isku aragtay meesha ar waxaa ka maqan waaweynkii kake xasan aadan iyo salaad darbi wooòoow
@axmedcilmi8601
@axmedcilmi8601 6 жыл бұрын
suldaan xaayow
@diiriyeahmed6699
@diiriyeahmed6699 5 жыл бұрын
Magool from Waaberi Sulfa from iftiin Band
@captainnaaji849
@captainnaaji849 7 жыл бұрын
eeesh calaa 👏👏
@SA-nx6cr
@SA-nx6cr 8 жыл бұрын
i wonder whats the story behind this song , who was it written for? such a lovely song! suited for a proposal [e.g mine , LOOL]
@naleyabdulle8141
@naleyabdulle8141 8 жыл бұрын
i
@mohammedabdi828
@mohammedabdi828 5 жыл бұрын
It was written for same very couple who performed it. Ahmed Mohammed Goud (Shimbir ) and Haliima Khaliif (Magool). After all it was a concert.
@museismail248
@museismail248 4 жыл бұрын
Abwaan Cabdi Cali Weyd.
@abdulqadirmohamed8343
@abdulqadirmohamed8343 4 жыл бұрын
@@mohammedabdi828 u seem to be historian I really liked that some us lost identity after parents fled from the civil war thanks for your memory
@mohammedabdi828
@mohammedabdi828 4 жыл бұрын
Heesta waxa alifay qaadayna markii u horraysay Ahmed Muhumed Good (Shimber).
@adamjama3283
@adamjama3283 5 жыл бұрын
Sumcadaan Lahayn iyo soomaalinimadii allahayow mar soo celi .
@jamajama7292
@jamajama7292 4 жыл бұрын
Rabi h naxariisto haliimo khaliif magool
@mbxo__5936
@mbxo__5936 Жыл бұрын
The legend Magool❤ Allahu naxariisto
@fadxibarre6283
@fadxibarre6283 6 жыл бұрын
Yaa ila daawanaya 14/2/2018
@axmedxuseen2305
@axmedxuseen2305 6 жыл бұрын
Tolka habrgidir oo wada heesaa ka hor inta aanaan xabbad qaadan sulfa👉ree xaaji saleebaan Magool👉ceeyr maxamed
@mideyeadde1470
@mideyeadde1470 5 жыл бұрын
Kkkkkk
@mideyeadde1470
@mideyeadde1470 5 жыл бұрын
Meel kasta waan ku fiicannahay
@weeewchaweeewcha
@weeewchaweeewcha 4 жыл бұрын
👌💪
@Hobyosultana
@Hobyosultana 4 жыл бұрын
Sacad right here 💪🏾❤️
@mohamedsalah4682
@mohamedsalah4682 4 жыл бұрын
HH Haa Dee Waga Waxa Loo Heesi Jiray Aabe Siyaad
@Ahmednuur_Cismaan_Ciise
@Ahmednuur_Cismaan_Ciise Жыл бұрын
Cabdullaahi Sulfa hada wuxuu imaan ka yahay masaajid ku yaalo dalka sucuudiga Xaliimane waa dhimatay alle ha u naxariisto 3.3.2023
@khadjaissa222
@khadjaissa222 5 жыл бұрын
No qabiil I love her v much she was good I saw her live ,in Muqdisho theater
@ismailmaxamed4340
@ismailmaxamed4340 7 жыл бұрын
macaan waaye heestaan
@calafcalafcalaf3845
@calafcalafcalaf3845 Жыл бұрын
I believe those two legends are the best ever singers of Somalia!
@nadaarajamac7780
@nadaarajamac7780 4 жыл бұрын
Anoo kasoo kdlaya wadanka jarmlka 8:33 daqiiqo habeen 26/12/2019 Cimaamadeda mahysan karo heestas allow alle kutuur liketa wax kle allow alle
@mohamedwarsame478
@mohamedwarsame478 4 жыл бұрын
Magool was.is and will be a legendary figure
@caddeeye
@caddeeye 3 жыл бұрын
Absolutely 💯
@walaldehero5422
@walaldehero5422 4 жыл бұрын
28/11/219 daabanaaya ALLAH HA UNAXARIISTO DAD QIIMO NAGULAHAAA WAYE
@abdirashiidabokor2375
@abdirashiidabokor2375 4 жыл бұрын
2019 from kampla
@anissahassan804
@anissahassan804 4 жыл бұрын
Woo sulfa is become cheik in Saudi ilahay oo uu naxariisto amiin ya rabi x x
@noorein1946
@noorein1946 4 жыл бұрын
Fanaan Dumar kasoicarari Waaaw. Waligiiba hoosyuu katoosnaa.
@dhuuxodhuuxo9621
@dhuuxodhuuxo9621 8 жыл бұрын
Ilahay hakuu naxariisto
@mohammedabdi828
@mohammedabdi828 3 жыл бұрын
Haa Ahmed Muhumed Good (Shimbir)
XALIIMO KHALIIF MAGOOL IYO FANAANIIN BADAN HEESO[official video]
16:35
C/laahi sulfa ( hawl baad i badoo habaabay )
7:00
ZAKi VLOGS
Рет қаралды 22 М.
- А что в креме? - Это кАкАооо! #КондитерДети
00:24
Телеканал ПЯТНИЦА
Рет қаралды 7 МЛН
50 YouTubers Fight For $1,000,000
41:27
MrBeast
Рет қаралды 166 МЛН
39kgのガリガリが踊る絵文字ダンス/39kg boney emoji dance#dance #ダンス #にんげんっていいな
00:16
💀Skeleton Ninja🥷【にんげんっていいなチャンネル】
Рет қаралды 7 МЛН
Cabdullahi Maxamud Sulfa - Maxa Kurta Loogu Shubaa Koleylka
5:53
Abdullahi Mahamud Sulfa
Рет қаралды 180 М.
Qiso dhab ah: Jaceylkii Sulfa iyo Aamina Jiisow
9:36
Cumar Seerbiya
Рет қаралды 245 М.
RUWAAYDII BEENEEY WAA RUN
2:07:30
Universal Somali TV
Рет қаралды 2,6 МЛН
Hees Geedi Shambo by Sulfa (Iftin band)
3:28
Omar Mohamed
Рет қаралды 444 М.
Heesaha Cabdilaahi Sulfa | Qaybta 4aad |
1:05:04
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 101 М.
Sahra Axmed Jaamac & Axmed Yaasiin (BEERQAAD)
10:14
Tixraac
Рет қаралды 333 М.
Xulka Heesaha Sulfa ku luuqeeyo
22:59
LBchannel
Рет қаралды 507 М.
Bilanay - Magool & Sulfa - Classic | W/Lyrics | CC Caption
4:21
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 1,2 МЛН
Xasan Adam Samatar 🔥Iyo Heesta "BELEDWEYN"
14:40
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 3,2 МЛН
Jaloliddin Ahmadaliyev - Kuydurgi (Official Music Video)
4:49
NevoMusic
Рет қаралды 4,9 МЛН
IL’HAN - Pai-pai (lyric video) 2024
3:24
Ilhan Ihsanov
Рет қаралды 440 М.
Zattybek & ESKARA ЖАҢА ХИТ 2024
2:03
Ескара Бейбітов
Рет қаралды 466 М.
Malohat
3:35
Xamdam Sobirov - Topic
Рет қаралды 786 М.