DEG DEG HUD-HUDKII XISBIGA oo soo bandhigay SAWIRO & Muuqaalo Gudaha ISRLLL ah & Dagaal adag oo…

  Рет қаралды 19,273

MARACADDE SHOW

MARACADDE SHOW

Күн бұрын

Пікірлер: 663
@HusseinDaahir-yw3pw
@HusseinDaahir-yw3pw 2 сағат бұрын
Yahuuda deriska nala ah 🇪🇹 waa in aan ka digtoonaano soomaaliyeey
@SacadaCusman-j4j
@SacadaCusman-j4j Сағат бұрын
Alahba nagaga Finland yuhuda iyo wiixi Lamido ah
@mahatmahamednurre
@mahatmahamednurre Сағат бұрын
kusaliya nabiga ﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺ
@CabdiMaxamad-t4u
@CabdiMaxamad-t4u Сағат бұрын
Scw scw
@cabdiqaadirsheik1924
@cabdiqaadirsheik1924 2 сағат бұрын
Aan ku salino xabiibkeena muxamed scw ❤❤
@ugaasocismaan733
@ugaasocismaan733 2 сағат бұрын
Salallaahu caleyhi wasalam Salallaahu caleyhi wasalam Salallaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@fiidowmrk
@fiidowmrk 2 сағат бұрын
Walalyal an ku wada salino xabiibkena muxamed scw scw scw scw ❤️ please ❤️
@ugaasocismaan733
@ugaasocismaan733 2 сағат бұрын
Salallaahu caleyhi wasalam Salallaahu caleyhi wasalam Salallaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@MaxamadGaciye
@MaxamadGaciye Сағат бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@ClaahiBare
@ClaahiBare Сағат бұрын
Shibirtuwaahudhud
@AhmedMadhiin
@AhmedMadhiin 2 сағат бұрын
Walaalaheen haloo duceeye falastiin iyo lubnaan
@NuurWacays-r2y
@NuurWacays-r2y 27 минут бұрын
Waa hudhud .waxaan odhan jirnay qofkii cunna qur'aanka wuu wadda xafiddi caruurnimaddii
@Xaadqabaaze
@Xaadqabaaze 8 минут бұрын
Caadiloow Allahayoow aduu ciidankaagu badanyahay Waa cadaw yuhuuduye U cadhoo israaiil cagta mari Allahayoow Waxaan ka daawanayaa caasimada dds jigjiga Waxaana si maalinla ah ugala socdaaa maracade show waad ku mahadsantahay sida quruxda badan eed markasta io maalinkasta noola wadaagto wararka cusub ee bariga dhexe io dhamaan caalamka wll qaali🙏
@Saadaahmed-o2e
@Saadaahmed-o2e Сағат бұрын
Waad mahadsantahay maracade show, yahuuda iyo maraykanka ALLAH ha dhameeyo
@Saadaahmed-o2e
@Saadaahmed-o2e Сағат бұрын
djibouti baan kalasocda
@AbdiIbrahim-h2t
@AbdiIbrahim-h2t Сағат бұрын
Alaha dhameyo yuhuda oo midh kama hadho amin
@SiciidCaweddheere
@SiciidCaweddheere 2 сағат бұрын
Kusaliya nabigeena muxamad scw ❤
@sheikhalimohamed8097
@sheikhalimohamed8097 2 сағат бұрын
Asc saydinaa muhamed
@MukhtarAbdi-m4i
@MukhtarAbdi-m4i 2 сағат бұрын
Waa sirdoonkii nabi saleebaa
@ugaasocismaan733
@ugaasocismaan733 Сағат бұрын
Salallaahu caleyhi wasalam Salallaahu caleyhi wasalam Salallaahu caleyhi wasalam Salallaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@KaltunAbdille
@KaltunAbdille Сағат бұрын
rabi kufarta yuhuda dukum iyo dakum ha ka dhigo rabi ha baabiiyo halaag iyo hoog alaha ku rido aamin aamin
@FardowsoCabdi-i8l
@FardowsoCabdi-i8l 3 минут бұрын
Aamiin
@caashasaed894
@caashasaed894 28 минут бұрын
Kusali Xabibkeni muxamed scw allah ugargaro umada musliminta ee yuhudu xasuqayiso
@YoonisMaxamad-t7u
@YoonisMaxamad-t7u 2 сағат бұрын
Guul Muslim ☪️ ❤
@abdifatahmahamedmahamud3858
@abdifatahmahamedmahamud3858 55 минут бұрын
Mahadsanid Maracade waa Abdifatah Mahamed From Dire Dawa Ethiopia warbixintadu waxay ii soogadha sitoos ah oo tafatiran ana waanba u xaraarooda 4 saac oo kasta
@maxamedxuudi9264
@maxamedxuudi9264 2 сағат бұрын
Itoobiyaan aaa war somaliyey nageeya meesha mar hadii Itoobiyan laga sheegay 😊
@husenabdimohamed8943
@husenabdimohamed8943 34 минут бұрын
Mahadsant walaalkey maracade show qeer sheeg isriil dhulka allaha lagooyo amiiiin
@NimcaanMuxumed-p4b
@NimcaanMuxumed-p4b Сағат бұрын
Thanks maracade show from Qabridahar Qorexay somali Galbed
@MohamedAhmed-hh2nf
@MohamedAhmed-hh2nf Сағат бұрын
ALLAH HUAKBAR guul
@SahalCabdi-p7m
@SahalCabdi-p7m Сағат бұрын
Kusali rasuulka scw
@AbdirahmanMuhumad-rm6qh
@AbdirahmanMuhumad-rm6qh Сағат бұрын
Somalia sida Gaza iney daris yahuuda leedahay maba oga HUD HUD iyo shimbiro caadi ah oo halis ah allaah kusalido yahuuda
@Abdisalan-r1w
@Abdisalan-r1w Сағат бұрын
ASC WAA..HUDUHUD CALEYHI.SALAM NABI.SALEEBAAN BALQEESA YAMAN
@AbdiEgueh-td5by
@AbdiEgueh-td5by 2 сағат бұрын
Waa siday tahay hud hud Ku waa kii nabi saleemaan waana kii sohelay balqiso Yémen hudhud allaah wuxuu siiyay khibrad rabaaniya ah xataa dhulka hoostiisa wax ka arkayn sida macdanta shidaalka biyaha 'sidoo kale Bada gudaheeda ayuu ka arkaa asagoon Ku shaqaynaaya amarka illaahay waa illaahay mahadii
@axmedfaarax6259
@axmedfaarax6259 2 сағат бұрын
Waa shimbirkii nabi sulaymaan balqiisa uga soo waramay
@samawade6470
@samawade6470 Сағат бұрын
Guuguule ayey Soomaalidu u taqaan shimbirkan waana shimbirkii Nabi Suleman u keenay warbixintii boqoraddii rer Saba ee Balqiis ee Hud-hud.
@ahmedbarre1594
@ahmedbarre1594 Сағат бұрын
Mansha allah maracade show good channel wararka u samee lambaro si markaad na waydiinayso xog ku sahabsan barmaamuj aynu soo dhaafnay igu xasuusano lambarka xogtaaasi ku jirto si inoogu sahasho halqabsiga. Halka imika aad ka odhanayso barnaamujyo aynu soo dhaafnay thnkz from Hargeisa
@ahmedahmedabdi5823
@ahmedahmedabdi5823 2 сағат бұрын
Waxan joga Djibouti wllky Maxamed ise ee hore OO soco
@MaxamedIbraahim-r9i
@MaxamedIbraahim-r9i Сағат бұрын
Wxaan jooga mogdisho cashar kasta aad soo galiso waan laazima
@SalmaanCumar-g9l
@SalmaanCumar-g9l Сағат бұрын
Asc maracade waidin salmay namentiin walahi sitos ayaa ulasocdaa marawalba muqdisho 🎉ayaa joigaa zxb
@SamawadeSamawade-rn9vf
@SamawadeSamawade-rn9vf 2 сағат бұрын
Hudhud weye quranka karimka aya ilahay inogushegay inulaso shaqayy rusushi ilahay sodiray waana injiner sida naylogushegy
@aminabdillahiomar9282
@aminabdillahiomar9282 2 сағат бұрын
قضية فلسطين 🇵🇸 قضية أسلامية
@issaabdullahi5241
@issaabdullahi5241 Сағат бұрын
South Africa (port Elizabeth)
@Sayidabdirahmannurhirsi
@Sayidabdirahmannurhirsi Сағат бұрын
Kulanti Wacan oo wanaagsan mahadsanid guuleyso wll ❤
@ismailibrahim2376
@ismailibrahim2376 Сағат бұрын
Sxp m ciise muqdisho ayan kula soconaa shimbirkasn waa Hud hud qisadiisa aad ayey udheertahay 🙏
@HoussenAbdi-fc2ls
@HoussenAbdi-fc2ls 2 сағат бұрын
Awalba Ethiopia Israel ta Africa ayey aheyd😂😂
@KhadracaliCabdilaahi
@KhadracaliCabdilaahi Сағат бұрын
اللهم صل على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه وسلم
@diplomancymustafeabdirahma5611
@diplomancymustafeabdirahma5611 14 минут бұрын
Boorama ❤ si toosa malin walba 2 ia 3 barnaaamij ee Maracade media way isogaran Maxamed ciisow sxb 🙏🙏🙏🙏
@abdirahmanibrahimali4854
@abdirahmanibrahimali4854 2 сағат бұрын
Thanks brother ❤Allaha ku Xifdiyo
@abdiqani623
@abdiqani623 50 минут бұрын
Sxb Barnamijkaa Madku Marti Qaadid. Shekh Cabdi Raxman.Bashiir Oo kafaloda. Ariimahan Bariiga dhexe❤❤
@MaxamudAxmed-z2b
@MaxamudAxmed-z2b Сағат бұрын
Maracade wll waxan kunoolahay jigjiga degaanka soomaalida
@ArahmaanAli
@ArahmaanAli 2 сағат бұрын
اللهم انصر إخواننا المجاهدين في فلسطين يا رب العالمين
@liibaanguuleed
@liibaanguuleed 2 сағат бұрын
Hud hud waa shimbir cajiiba oo ilaahey swc inooga waramey
@azizaabdulle792
@azizaabdulle792 2 сағат бұрын
Aqbaartaadu sida ugu fudud ayeey igu soo gaartaan waxaan joogaa wadanka UK,LONDON,Maracade,,
@JamaMisan
@JamaMisan 2 сағат бұрын
Waxaan joogaa jabuuti Masha aallah wllky maxamed cise guulu zxp maracde
@MoussaOsman-y9s
@MoussaOsman-y9s 2 сағат бұрын
Maashaa allah
@CabdiraxmaanMaxamed-q5z
@CabdiraxmaanMaxamed-q5z 2 сағат бұрын
Mahadsanid maracadde from SOMALILAND Hargaysa
@cabdirisaaqmaxamuud5456
@cabdirisaaqmaxamuud5456 Сағат бұрын
Doqon 😂
@farahaadan5187
@farahaadan5187 2 сағат бұрын
Maracadde allaha ku xifdiyo wararkaaga wan la socdaa waxan ku sugnahay waqooyiga galkacyo
@MahamedKhatar
@MahamedKhatar Сағат бұрын
Hud hud waashimbirkii u adeegay nabisolaymaan chs
@MaxamadAbdihassan
@MaxamadAbdihassan Сағат бұрын
HUD hud ilduufee eedeye nabi suleemam
@mastergeed199
@mastergeed199 42 минут бұрын
Waxay ka mid ahayd heesihii riwaayadii la oran jirey : Ha waallaado jacaylkuye Aynu weerarka aadno . Taas oo uu allifey , Abwaankii , Qaaliga ahaa ee caamka ahaa ee la oran jirey : Moh'ed Ali Kaariye . ( AUN ).
@MaxamedHalaabe
@MaxamedHalaabe 50 минут бұрын
Alahayo yuhuda cidhibtodà jar amin amin
@abdifatahbashir
@abdifatahbashir Сағат бұрын
islii,Nairobi
@Zahra-nh9px
@Zahra-nh9px Сағат бұрын
Masha allah wuu naso gadhaa marawalba swedn
@AhmadGursade
@AhmadGursade Сағат бұрын
Waxaan joogaa wl wajaale sifiican
@AbdulaahiAli-w1n
@AbdulaahiAli-w1n 2 сағат бұрын
Scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw.ajmaciina.mina.rusuli.aammiin.yaarabbi
@indhayarecabdulahi
@indhayarecabdulahi 2 сағат бұрын
Waxaa looyaqana gugule
@ugaasocismaan733
@ugaasocismaan733 2 сағат бұрын
Salallaahu caleyhi wasalam Salallaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@mahadyasiin-k7w
@mahadyasiin-k7w Сағат бұрын
asc walal maxamed ciise wan la socda wararkaga in badan anigu waxan ku suganahy dalkeeni somalia gar ahan mamulka ssc khatumo maracade mahadsanid
@mahadyasiin-k7w
@mahadyasiin-k7w Сағат бұрын
cidkasta ii likegaeatsay wayku mahadsantahay
@waryamidiya3143
@waryamidiya3143 Сағат бұрын
1 Hudhud 2guuguule ok insha allaah falastin way xorobi gumaystuhuna way iska bixi donana
@husseinahmed7407
@husseinahmed7407 40 минут бұрын
Wanku salaamay Mohamed Ciise waxan Mar walbo kaala socda barta KZbin-ka anigo xiiseynaayo waxa kasocdo dunida qaasatan bariga dhexe , waxan ku suganahy wadanka Congo 🇨🇩 waxaana kaso jeeda Kenya gaar ahaan NFD , shimbirka waxan u naqaana Hud-hud, Salaamullahi sxb. Kaso hadal waxa kasocdo America-Florida (Hurrcane Milton) . Mahadsanid
@Zurich527
@Zurich527 Сағат бұрын
ALLAHU ÀKBAR
@qaasimqaasim116
@qaasimqaasim116 Сағат бұрын
Alle haku xafido Cimriga iyo caafimaadka iyo arsaqada alle hakuu waa siciyo saxiib
@JamaMisan
@JamaMisan 2 сағат бұрын
Guulu falastii guulu falastii guulu falastii guulu falastii aamiin Yaa Rabi Yaa Rabi Yaa Rabi ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@ugaasocismaan733
@ugaasocismaan733 Сағат бұрын
Insha allaah ❤❤❤
@ramlanaasir1246
@ramlanaasir1246 Сағат бұрын
Wcs Maracade show waxaan kaadaa wadaa German ka aad bana ugu xidhanahey janalka waad mahadsanid hore usoco Shimbirka hudhudka
@AbdiEgueh-td5by
@AbdiEgueh-td5by 2 сағат бұрын
Maracadow ciidamadaa xabad nool kamasoo baxayso dhamaantood bakhtigooda ayaa lasoojidi insha allaah
@xusnizaki6830
@xusnizaki6830 2 сағат бұрын
Shinbirka waxa ladhaha HUD HUD, Quranka wa la inoogusheegay xiligi nabisaleman, iyo Qisadii Boqoradi la odhan jiray BALQIISA,
@basheali2338
@basheali2338 Сағат бұрын
Maracade show nin culus
@geedi77
@geedi77 Сағат бұрын
Asc Masha allaah wall shimbirnan waxaa layidha hudhud
@AbdiAgood
@AbdiAgood Сағат бұрын
Maracade show mihiimka Wararka 😂❤ku mahadsanid Tabintaada ❤😂🎉🎉😢😅😅❤
@IbraahinFaarax-nh2ec
@IbraahinFaarax-nh2ec 43 минут бұрын
Hargaysa ayaan kalasocdaa m cade waadmahadsantahy
@AadamAbdullahi-e9z
@AadamAbdullahi-e9z 2 сағат бұрын
Mahadsanid wll, Nairobi ayan kusugunahay sifiican ayay noso' gaaran muqaalada, ❤❤
@abdihoussein-zs9vi
@abdihoussein-zs9vi 2 сағат бұрын
Waxaan jogaa jabuuti sxb maxamed ciise sifiican ayaan kugu xidhanahay
@moapdikarem144
@moapdikarem144 2 сағат бұрын
Gumays ba la dhha from jigjiga 🇸🇴
@AliguirrehHoussein
@AliguirrehHoussein Сағат бұрын
Djibouti si fican ayeye no so garta Akhbar tu Mahadsanid
@mohagedi8874
@mohagedi8874 2 сағат бұрын
@MARACADE SHOW....WAA MOHA NORTH EASTERN REGION OF KENYA...( WAJIR COUNTY 008)
@AbdiIbrahim-h2t
@AbdiIbrahim-h2t Сағат бұрын
Waxan joga dawlad degaanka somalida❤❤❤❤❤❤❤
@ahmaf8920
@ahmaf8920 22 минут бұрын
South Africa siwac kuulasocdaa ilah hakubarakeeyo
@abdiweliali6923
@abdiweliali6923 2 сағат бұрын
Hadhamato yahuuda iyo America inshallah
@CabdixakiinMaxamed-p8l
@CabdixakiinMaxamed-p8l 2 сағат бұрын
Mahdsanid hargesa somaliland
@saharamursal
@saharamursal 59 минут бұрын
Ankusalina subanaha salalahu caleyhi wasalam ❤❤
@mohamudbarre2874
@mohamudbarre2874 Сағат бұрын
Welcome to maracade show in Kenya garissa
@liibaanguuleed
@liibaanguuleed 2 сағат бұрын
Kiiiniyan jooga si fiiican ayaan kula socda warekaaga warbixinadaada tafadiran ee soo gudbiso mahadsanid maxamed m❤
@AbdismadAbdulahi
@AbdismadAbdulahi Сағат бұрын
Gobolka mudug gaar ahaan galkacyo islaamka allah quweeyo
@leilamahamed234
@leilamahamed234 Сағат бұрын
Asc wankusalamay mahadsanid sidawanagsan edwarka nogusogudbisid magacaygu wa layla waxan joga Australia 🇦🇺
@MaxamuudKhaasim
@MaxamuudKhaasim 2 сағат бұрын
Asc walal
@SacadaCusman-j4j
@SacadaCusman-j4j Сағат бұрын
Wahudhud❤
@MahadCabdi-k7d
@MahadCabdi-k7d 2 сағат бұрын
Scw.scw.scw.scw.scw. Guulul guulul. Guulul ❤❤❤❤❤❤❤❤ 🎉🎉🎉🎉🎉
@ugaasocismaan733
@ugaasocismaan733 Сағат бұрын
Salallaahu caleyhi wasalam Salallaahu caleyhi wasalam Salallaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Af-yd9fc
@Af-yd9fc 2 сағат бұрын
Waxaan kalasocdaa my home Djibouti thanks ❤bro
@fardowsaabdi640
@fardowsaabdi640 Сағат бұрын
Mohaned ilahey khar faara baadan haku siyo shibbertan no macney adigo rali ah
@mohamedguelleh2792
@mohamedguelleh2792 2 сағат бұрын
Asc xaji Allah ku barakeyo form Djibouti waxa ino noqotaye wahelaka kobada oo adiga mahe cida kaleba ma rumayesato
@gaashfaarax8272
@gaashfaarax8272 2 сағат бұрын
Maracadde waxa la yidhaahdaa Guuguule
@MohamouttSaid
@MohamouttSaid 2 сағат бұрын
From garowe
@MaxamudAxmed-z2b
@MaxamudAxmed-z2b Сағат бұрын
Maracade wll waxan kunoolahay jigjiga degaanka soomaalida shinbirkan waxaa ladhahaa guuguule
@mucalimuchannel3729
@mucalimuchannel3729 2 сағат бұрын
Aniga WAXAAN joogaa mandera Kenya
@keybaa298
@keybaa298 41 минут бұрын
Balad xaawo ayaan joga m.amuqaalada waan lasocda
@MohamedBarkad-d3o
@MohamedBarkad-d3o 2 сағат бұрын
Djibouti ayan kala socdaa brooo horee u socoo
@caydaruusaxmedmaxamuud
@caydaruusaxmedmaxamuud 59 минут бұрын
Caydaruus Axmed Ku sugan dalka Canada 🇨🇦 gaar ahaan gobolka Ontario
@AbdiasiisAbdiali
@AbdiasiisAbdiali 18 минут бұрын
Xaqu marnaba ma guuldaraysto maracadow xamaasna in sha allaha way guulaysan doontaa maalin uun xaaladu markay ugu adagtahay ayay guushuna ugu dhowdahay
@CabdiqadirXuseen-c6p
@CabdiqadirXuseen-c6p Сағат бұрын
Waa.guugule.wallo
@Laylimedia
@Laylimedia 2 сағат бұрын
Scw Scw Scw Soo taageera wll ❤ layli Media❤
@AhmedAlamito
@AhmedAlamito Сағат бұрын
Waa dhagaxbuur m ciise
@AbdirisaqDahirAbdirisaaqdaahir
@AbdirisaqDahirAbdirisaaqdaahir 55 минут бұрын
Asc maracade shimbirkan waxaa la yiraahdaa guuguule
@FarxaanCabdille-k9p
@FarxaanCabdille-k9p 2 сағат бұрын
Waa ku salaamay sxb maracade shimbirku waa guuguule geedo gable
@abasmoussa1526
@abasmoussa1526 Сағат бұрын
Djibouti ayan ku sugan yahay
@calixasan6688
@calixasan6688 2 сағат бұрын
Asc maracadde show sxb Zambia siifican ayaan udawada aqbarta
Su'aalo iyo Jawaabo, Sh Asuuli iyo Dumarka Soomaalida Maraykanka.
35:10
Миллионер | 1 - серия
34:31
Million Show
Рет қаралды 2,5 МЛН
Kluster Duo #настольныеигры #boardgames #игры #games #настолки #настольные_игры
00:47
Running With Bigger And Bigger Lunchlys
00:18
MrBeast
Рет қаралды 130 МЛН
Warka Cusub ee Ka Soo Baxay Beelaha Habar Jeclo
5:03
SAAB TV
Рет қаралды 632
سورة البقرة كاملة, رقية للبيت, وعلاج للسحر | القارئ علاء عقل - Surah Al Baqarah
3:58:01
لماذا تحريرها كلها ممكن؟ - بودكاست مع تميم
3:46:56
سورة البقرة كاملة, رقية للبيت, وعلاج للسحر | القارئ علاء عقل - Surah Al Baqarah
3:51:48
Миллионер | 1 - серия
34:31
Million Show
Рет қаралды 2,5 МЛН