أللهم انصر اخواننا في فلسطين 🇵🇸 اللهم انصر اخواننا في فلسطين 🇵🇸 اللهم انصر اخواننا في فلسطين 🇵🇸 اللهم انصر اخواننا في فلسطين 🇵🇸 اللهم انصر اخواننا في فلسطين 🇵🇸 اللهم انصر اخواننا في فلسطين
Waxbadan ayukahelay oo hore marka siwalba wu uladhamaya haday ogoladaanna ayagaku xiga
@DaheromarDaheromar-sy2tu6 күн бұрын
اللهم نصر إخواننا في فلسطين
@ubahabdi4536 күн бұрын
ALLAHUMA AAMIIN AAMIIN YA RABBI RAHMAN
@fadumoayan49476 күн бұрын
Amiiin yaa Allah
@husenabdimohamed89436 күн бұрын
Maasha allaah walaalkey maracade show qeer sheeg isriil dhulka allaha lagooyo amiiiin yarabi 🙏 💯 ❣️ 🙏
@qadariano6 күн бұрын
Amiin 🤲 yaa rabii
@NimcaanDollar6 күн бұрын
Sxpkeen maracade 1m ku tuura asxaapey
@Somalestine6 күн бұрын
In sha Allah 🫶🎉❤️👏❤️🫶
@abdalaGoogle6 күн бұрын
Asc wllo ado mahadsan waan channel KZbin
@Somalestine6 күн бұрын
@@abdalaGoogle Wll Wan Kuu Sarey Wan Booqday Kanalkaga Wuna I Qanciye Masha Allah Wad U Qalantaa E Meshaada Ka Sii Wad Wanaga Ku Dadaal iyo Allah Ka Cabsiga👍👏❤️❤️
@Somalestine6 күн бұрын
@@abdalaGoogle وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته
@XamiidXamiid-f1s6 күн бұрын
M.a ❤waad mahadsantahay tabintaada aadka u fiican❤
Dabkii Los Angeles xgee kudambeeyay madamay mise waa socdaa maracade show arintaas wad nagasii adoo mahadsan
@daryeeldalkaagaiyodadkaaga69306 күн бұрын
illaahay ha ka qabto oofaarka weyn asaga awood umalaha awoodii ale ayay haystaan reer qasa guul guul reer falastiin
@baashiyare37156 күн бұрын
Marki dil iyo gaajeysin lagu qixin wayay waxow rabaa in aqli aqli ku bara kiciyo aqli xumaa trump
@AmalAbdirahman-cm9yi6 күн бұрын
اللهم تقبل شهادتهم
@YuuBaadicade-p8c5 күн бұрын
Guul reer Gaza ❤
@fartuunmohamed60816 күн бұрын
Reer falastiin wixii allah ugu tagaley ayey marayaan ee allah ha ka dhigo reer falastiin kuwii ku guuleysto hamigooda iyo xornimadooda aamiin allah ha isku salido hana isku halaago yuhuud iyo xulufadooda allah ha soo dedejiyo dhamaadkooda iyo firxadkooda ,jabkooda yuhuud iyo xulufadooda aamiin
@NaasirMahamed-r5x6 күн бұрын
Maxamed dayf muu dhinty😮😮😮😮
@sumayaHassan-rt2vp6 күн бұрын
Wuu shahiiday shalay salaadii qudbada jimcaha lagu tukaday asaga iyo 15 kale oo hagaamiyaal ah allah ha u dhaxariisto😢
@Fouziaabdi-bq1rz6 күн бұрын
❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤
@XuseinmaangeCusmaaniidle6 күн бұрын
allah u siyaadiyo kufaarka adduunka meel buu ku ogaaday carabra ridowday masar urdun malaha khaza ee kufaakaas ha loo sheego illahow burbur iyo masiibo ku rida yahuud mareeykan yurub aamiin
@adenhassanbashir49306 күн бұрын
Mahadsanid Maracadde.
@NimcaanMuxumed-p4b6 күн бұрын
Thnkz wll maracade ❤❤❤❤
@sumayaHassan-rt2vp6 күн бұрын
Trump waa nin waalan
@xasanaxmed7706 күн бұрын
❤Allaah❤ aya amarkiisu fulaa Lkn waxan jcln laha in halmar la aaso natnyahu Ismodrj Bingfir naclad haku dhacdee
@engabdihussein75966 күн бұрын
Thanks so much Maracade show, aad ayey uga fakereen qarinta geerida maxamed deyf iyo kuwa kaleba, waayo waxay niyad-jab ku noqon laheyd shacabka reer-falastiin, niyad-dhisna u noqon laheyd 👻 Israel.
Isoo duceeya wll mudo laba sano ah baan xanuunsanaya
@axmedamiin47336 күн бұрын
Caafimad deg dega alle haku siiyo
@MaxamedDhiigtire6 күн бұрын
Alehakucaafiyo wll
@Yaranka1216 күн бұрын
Walalyal waxaan ahay wiil walalkiina oo kale waxaa la igu leyahay lacag 100$ dollar oo Deen ah bari hadi la gaaro waa la iga rawa anigane xaladeda aad ayay u adag tahay qofkii wax I awoodo fadlan wixi I awoodo igu caawi 😢😢 waligeyga qof wax ma weydiisan caawa xanuuna igu keenay🤲
ilaahay garab kooda hagalo mujahidiinta cadowgana ilaahay ha uga gargaaro
@AbdullahiAdanhassan-h5n6 күн бұрын
Allahu akabr Macha Allah akabr Allah
@MaxamadCabdiraxiin-e2f6 күн бұрын
Maashaa Allah guuul masar🫡🫡🫡🫡
@CashaIbraahim-f1e6 күн бұрын
Ilaahayba kuuqaban taaraam cadaw musibo dag dag kuudir jaab wayn insha alaaah
@yusufahmed69876 күн бұрын
Illah ha u naxariisto aamiin yaa rabi Aamiin
@HabibaMahamud-ut4yf6 күн бұрын
Odey waalan waaye waa iney iska celiyaan carabata maskax ma jirato dadka uu taliya war ayaa u yaalo😂😂😂
@yahyemohamed40076 күн бұрын
Warka sisi oo ah. Dadka falastiin in dhulkooda laga barakiciyaaa sax maahan taas ayaa saxan Lakiin waxaa iswaydiin mudan. Maku adkaysan doonaa. Sisi arinkaas
@NASTEXAABDIKADIR-z2h6 күн бұрын
Illaahiyow u saaidi burburka diyaaradaha iyo gubashada taraamna diyaarad la dhacdaa
فى صمت غريب لجميع حكام العالم امام مايحدث فى غزه لماذا هذا الصمت المستفز ماذا تنتظرون أن يحدث أكثر من هذا لقد نفذ الصبر وفاض الكيل اين المسلمون اين الوحده العربيه اين منظمه حقوق الإنسان اين القانون الدولى اين العالم كله حسبنا الله ونعم الوكيل فى كل متفرج على مايحدث لاخواتنا فى غزه يارب اللهم انقطع الرجاء إلا منك اللهم كن لاهل غزه عونا وانصرهم من فضلك العظيم وحسبنا الله ونعم الوكيل
@ubahhussein19256 күн бұрын
Thank you for sharing
@talloiyotusale27326 күн бұрын
Wallah hadan fursad u heli laha inan mar cagra dhigto dhulka falstin nafteyda ayan u hibeyn laha ilahow ii isahal
@MaxamedNuux-nb4ll6 күн бұрын
Makan fiksrkayaga ka dhiibto waxay ilahay gari laba nin kama wada qoslisee waxa tahay in loo daayo halkooda inloo daayo
@Zainab-e5y4d6 күн бұрын
Allah ha ka qabto cadawgooda oo dhan allah ha guuleeyo
@SheekhAxmednur6 күн бұрын
فوز عظيم فالحمدلله
@ubahabdi4536 күн бұрын
Wixii soo wareega waxay ku soo noqotaa meshii laga bilaabay/ what’s going around comes around wallahi waa xaqiiqa