Howlgalka Duufaanta Cusbada ee Ruushka & ISR oo Bilowday Qiyaanada XISBIGA |

  Рет қаралды 79,581

MARACADDE SHOW

MARACADDE SHOW

Күн бұрын

Пікірлер: 140
@MaxamedCelmi-m3j
@MaxamedCelmi-m3j 2 күн бұрын
❤illaahow❤ islaamka guulsii aamin aamin aamin ❤yaa allah❤
@maxameddeeq8549
@maxameddeeq8549 2 күн бұрын
suniyiinta meel waliba oo aay joo gaan guul insha Allh
@abdikherdahiye4075
@abdikherdahiye4075 2 күн бұрын
Suniyiinta Mel waliba oo aay joo gaan waxay u shaqayaan US iyo Israel oo doonayan in aay kala qeybiyan musliminta.
@shaakirmuse
@shaakirmuse 2 күн бұрын
Sunnigu kii aan naqaanay maahan maraykan iyo yuhuud baa taageeraysa.
@Somalestine
@Somalestine 2 күн бұрын
Wllhi wa yaab ​@@shaakirmuse
@XalimoXalimo-m4e
@XalimoXalimo-m4e Күн бұрын
Iloohow muslimka❤ guulee ❤aamiin❤aamiin❤aamiin
@abdiweliali6923
@abdiweliali6923 2 күн бұрын
Hadhamato yahuuda iyo America inshallah
@Keway603
@Keway603 2 күн бұрын
Mafax min
@LeylaWarsame-z4t
@LeylaWarsame-z4t 2 күн бұрын
Markasta ood istidhaa adkaatay meelkasii daran ayay kusiisiqaysaa maanta waxay ahayd inyahuuda loo midoobo laakiin islamkii wasii kala socdaa
@GARASHO.
@GARASHO. 2 күн бұрын
suniyiinta ha guulystaan i.a shiicadu waa wax matarayaal israaiil nagubarbaariyaye
@omarosman619
@omarosman619 2 күн бұрын
Duf ku bax.
@Fouziaabdi-bq1rz
@Fouziaabdi-bq1rz 2 күн бұрын
Allah swt haguleyo muliminta dagalka kujitlra amin ami
@MaxamuudCali-k4y
@MaxamuudCali-k4y 2 күн бұрын
Bismillaahi tawakalnaa calallaahi wafaa billaahi wakiilaa Yaa Allah Yaa yacasiis Yaa Allah Yaa duntiqaam Yaa Allah Yaa shadiidul ciqaab yaa allaah yaa xayyu Yaa Qayuum Yaa Allah Yaa qahhaar Allaahumma calayka bil yahuud allaahumma aamiin Yaa Allah
@Malaawi7
@Malaawi7 2 күн бұрын
Mahad sanid wll maracadaw Suniyiinta dhibtii mar kii hore loo gaystay ayaa keen tay inay imaka markii ay awood iyo huba heleen inay ka aar goostaan shiicada.
@Axmedsaafii
@Axmedsaafii 2 күн бұрын
Masha Allah aad ban u ficanahay Insha Allah reer Palestine kheer ban u rajaynayaa iyo guull intaa dhimatayna Allah u naxaristo kuwa dhawacana Allah cafiiyoo
@AhmedAbdirahmaan-i9b
@AhmedAbdirahmaan-i9b 2 күн бұрын
alle haa guuleeyo suniiyinka suuriya, from somalia
@cabdirisaaqmaxamuudkilaas317
@cabdirisaaqmaxamuudkilaas317 2 күн бұрын
Suurida Waxaa Ka Soobixi Doona Muslimiin Suni ah Oo Awood Badan caawini Doona Ree Falastiin❤🇵🇸
@NawaalAbdirahmanabdi
@NawaalAbdirahmanabdi 2 күн бұрын
Waxaa horay uga soo baxay suriya sheekh lagu magacabo ciza diin al qasaam allaha unaxariisto oo bilaabay ladagaalanka yahuuda bilowgii soo dagitankodii falastiin
@hamsebashir6796
@hamsebashir6796 2 күн бұрын
I.a sumigunway gulaysan doonaan
@abukhalid3022
@abukhalid3022 2 күн бұрын
Allah hs guuleeyo sunniyiinta meelat joogaanba
@umaali194
@umaali194 2 күн бұрын
Caalamka meeshaas ayuu maray soomaali iyo muslimka way iska hurdaan ilaahaw khayr
@abdiweliali6923
@abdiweliali6923 2 күн бұрын
Guul xamas ansarullah hisbullah iyo iran 🇮🇷 ♥️ inshallah
@Rahma-x1h
@Rahma-x1h 2 күн бұрын
Asc wr wbr akhyaareey dhamaantiin falastiin guul guul guul inshaa allaah
@MuseMuhammad
@MuseMuhammad 2 күн бұрын
Sunigu waa munaafaqiin mana guulaysan karaan khawaarishtu sunigu waayo khashin shiico guuuuul guuul guuuuul
@CumarQidma
@CumarQidma 2 күн бұрын
Alle ha u gargaaro suniyiinta
@SalimSalimmohamed-b6e
@SalimSalimmohamed-b6e 2 күн бұрын
Yahuud iyo shicaba allah jabiyo sureya xsmas iyo inte xaaq udirir allah ugargara
@husenabdimohamed8943
@husenabdimohamed8943 2 күн бұрын
Mahadsant walaalkey maracade show qeer sheeg isriil dhulka allaha lagooyo amiiiin yarabi 🙏 💯 ❣️ 🙏
@daud-x1o
@daud-x1o 2 күн бұрын
Waa Arin fcn bishaar Al Azaad Kaligitalye Arxandaran Suniyiintu Haguuleystaan
@FarhaanmahamedYoke
@FarhaanmahamedYoke 2 күн бұрын
Anigu waxaan u Arkaa mucataka suuriya waxaa ku shaqaysanaya isra iil si ayaga la isugujabiyo
@NajmoXuseen-rt5ns
@NajmoXuseen-rt5ns 2 күн бұрын
Turkiga ma suniiynta suriya ayu tageraa mise koxaha kale
@waabarijama8389
@waabarijama8389 2 күн бұрын
asc maracade media maxamed ciise nin faciisa ka fiicnaadey ,meeshaada ka sii miis انشاءالله تعالى
@daaudupdykariim7631
@daaudupdykariim7631 2 күн бұрын
guulayso sxp
@tamimi1546
@tamimi1546 2 күн бұрын
Halkaas waxa ka muuqata ruushka inu ka horeya sirdoonka reer galbeedka wa cajiib
@abdulahisalad1353
@abdulahisalad1353 2 күн бұрын
Maxamadow walalkay hadii yahuuda ay yiraahdaan dagaalka Gaza si dhamaystiran ayaan ujoojinaynaa maxaabiistana hanala siiyo malaga Rumaysanayaa see loo Aaminayaa
@abokormaxamed-nn5hk
@abokormaxamed-nn5hk 2 күн бұрын
ARAGTIDAYDU waxay tahay in hoggaanka iyo madaxda styria ay dhibaatda dadka shacabka ah ka joojiyaan oo ay ka saaraaan dhamaan ciidamada ku sugan syria dhibaatadu shacabka uun bay soo gaadhaysaa hargaysa ayaan joogaa walaahi waxaan arkaa waddooyinka magaalada oo ay taagan yihiin hooyooyin iyo caruuro Syrian ah oo numbero wata waan ka naxaa markaan arko😢
@AbdiIbrahim-h2t
@AbdiIbrahim-h2t 2 күн бұрын
Guuul xm insha alah❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@ShukriCilmi-i9b
@ShukriCilmi-i9b 2 күн бұрын
Waa kii u shaqayn jiray ilma bahalkii
@CumarQidma
@CumarQidma 2 күн бұрын
Sidaan usugaayay ayaanba hurdi gaaray warbixintaada
@abdifatahabdullahi7618
@abdifatahabdullahi7618 2 күн бұрын
Illaahay guul hasiiyo walahen musliminta mel walbo ay joogaan suriya ciraaq falastiin lubnaan allaah hajabiyo gaalada iyo gaal raacyada
@Fouziaabdi-bq1rz
@Fouziaabdi-bq1rz 2 күн бұрын
Allahu❤akbar❤allahu❤akbar❤
@SalimSalimmohamed-b6e
@SalimSalimmohamed-b6e 2 күн бұрын
Waxgarad dadka qarkood adunkaba waxaba kalamasocdan
@kaamilgalaydhkg4435
@kaamilgalaydhkg4435 2 күн бұрын
Inagu suniyiinta ayaynu tagersanay ❤
@AnnoyedRocketship-ev8dv
@AnnoyedRocketship-ev8dv 2 күн бұрын
Wllo bal ka soo hadal waxa ka dhacaya sucuudiga 😢
@GARASHO.
@GARASHO. 2 күн бұрын
mxaa jira oon la ogayn wll
@IsmanguelehGawrah
@IsmanguelehGawrah 2 күн бұрын
Maaxa kaajiira suucudigaa
@Fouziaabdi-bq1rz
@Fouziaabdi-bq1rz 2 күн бұрын
Juumca mubarak maracaade🎉🎉
@xasanaxmed770
@xasanaxmed770 2 күн бұрын
Dal kasta dan ayey leedhy Lkn Waxa ku dhimnya wa rayid muslim ah Waxa burburaya wa hantida dad muslim ah Waxa gubanaya wa dhulkii muslimiinta Inaguna wan da waneyna waa yaab
@Xalad.degdeg.ahmedia
@Xalad.degdeg.ahmedia 2 күн бұрын
Asalamu alaikum wrt Walaal SALIGA NABIGENA SUBAN YAAN LAHILMAMIN SALALAHU CALAIHI WASALAAM❤❤❤ صلي الله عليه وعلي آله وصحبه اجمعين❤❤❤
@Xalad.degdeg.ahmedia
@Xalad.degdeg.ahmedia 2 күн бұрын
❤❤SALIGA NABIGENA SUBAN YAAN LAHILMAMIN SALALAHU CALAIHI WASALAAM❤❤
@musababdijamal9556
@musababdijamal9556 2 күн бұрын
Dagaalka suriya walahi kaas baa mudan in anu tageerna solabasho baan urajena suniyinta rer shaam dalkeyga na alow dadkisa dantoda wada tus ❤❤🎉🎉😊😊
@abdirahimhappi6699
@abdirahimhappi6699 2 күн бұрын
Qalacadda Xalab oo xurowdo waxey bilow u tahay Xurnimada Shaam oo dhan insha ALLAH
@HassanYacin-k3o
@HassanYacin-k3o 2 күн бұрын
Allahu abkar
@Zuhaiprashed
@Zuhaiprashed 2 күн бұрын
Ilaahow suniyiinta garab sii
@AbdiAgood
@AbdiAgood 2 күн бұрын
❤ku mahadsanid Tabintaada xogaha mihiimka ah ee caalmka ❤😂🎉😢😮😅😊❤❤❤
@CabdifataxMaxamuud-hx9ox
@CabdifataxMaxamuud-hx9ox 2 күн бұрын
Habeen walba inaad qodob weyn falaqayn inoogu samayso ayaan kugu taageeraa marcadde❤👏
@NimoAli-s1p
@NimoAli-s1p 2 күн бұрын
Suniyiintan markii horeba maraykan iyo hayuud iyo weliba ruushka ayaa ladagaalamay oo jebiyey ayaa iminkana shiicada kujebinaya Markaa muslimkii haday waxmagarato noqdeen oo marba dhanloojihaynayo waa iyaguun halayskujebiyo
@NimcandahirNimcandahir
@NimcandahirNimcandahir 2 күн бұрын
Hello maracadde sxp
@kaamilcali9731
@kaamilcali9731 2 күн бұрын
Horumarka ay sameeyeen mucaaradka wan taaageeraya waana cadho gaoddhtay iyo dulmi diid
@Bulshada08
@Bulshada08 2 күн бұрын
Mucaaradka suuriya xog fiican nooga keen ustad❤
@MohamoudMoussa
@MohamoudMoussa 2 күн бұрын
Sigaar ahaaneed AF soomaali maaha waxa weeye Gaar ahaan
@mahadhassan4453
@mahadhassan4453 2 күн бұрын
aalh hàadamiyo dàabka kaogan suuriya
@CumarShariif-lu3xb
@CumarShariif-lu3xb 2 күн бұрын
Rabi muslimiinta hakuguleeyo
@mudaneseid2184
@mudaneseid2184 Күн бұрын
Mara cade waad mahadsantahay waayo Mar kasta ood warbixin bilaabaysid wxd ka bilowdaa magaca oo (بسم الله الرحمن الرحيم) ayaad dhahda wxn kugula talinlahaa inaad (السلام عليكم ورحمة الله وبركاته) raacisid mahadsanid
@AbdullahiXaashi-c8y
@AbdullahiXaashi-c8y 2 күн бұрын
Wcsm Marcade
@AmalAbdirahman-cm9yi
@AmalAbdirahman-cm9yi 2 күн бұрын
Alxamdulillah ❤❤
@lubiahmed4735
@lubiahmed4735 2 күн бұрын
Ilahay gaalada iyo shiicadaba hajabiyo
@Axmedsaafii
@Axmedsaafii 2 күн бұрын
Asc setahay iwaran walaalkay Xaladaada cafimaad iyo jaawiga kawaran
@MedaliGire
@MedaliGire 2 күн бұрын
Sunigu wa in Suuuriya qabsada shiicaba mamualdi arabta ku sii fideyse sunigu ha soo afjaro xukunka dhagar qabe bashaar Al Asad
@AbdiIbrahim-h2t
@AbdiIbrahim-h2t 2 күн бұрын
Mahadsanid wariye❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@FaysalCabdibotan-p5i
@FaysalCabdibotan-p5i 2 күн бұрын
Guuuul.islamka.ilahow.isfansi
@NawaalAbdirahmanabdi
@NawaalAbdirahmanabdi 2 күн бұрын
طوفان الأقصى Duufaan al aQsa miyeey ku daydeen
@AbditalanMadar
@AbditalanMadar Күн бұрын
Warkaagu silicone ayn ulasoconaa M SH
@NimcandahirNimcandahir
@NimcandahirNimcandahir 2 күн бұрын
Sxp maxamed ciise yaa gudbiyey.xoogtas.intaa.leeg
@yusufahmed6987
@yusufahmed6987 Күн бұрын
Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤❤❤❤❤
@NadiifoKiin
@NadiifoKiin 2 күн бұрын
Siyaasadda reer galbeedku waxay u egtahay mid burburaysa markii meelo badan lagafiiriyo
@MusaAdan
@MusaAdan 2 күн бұрын
Wil come ❤
@AbdiHaaji-ve4zm
@AbdiHaaji-ve4zm 2 күн бұрын
Waa sidaas
@CabdinaasirCabdala-l6n
@CabdinaasirCabdala-l6n 2 күн бұрын
Waa sax
@MaslaxKushub
@MaslaxKushub 2 күн бұрын
Asc marcade
@kaamilgalaydhkg4435
@kaamilgalaydhkg4435 2 күн бұрын
Thanks
@DeeqodahirYuusuf
@DeeqodahirYuusuf 2 күн бұрын
Asc
@abshirinhocabdulahi3002
@abshirinhocabdulahi3002 2 күн бұрын
Wcs❤
@farxaancabdi6170
@farxaancabdi6170 2 күн бұрын
Wcs.. sxb maxan u arkaa waa dabadhilifyo ay wataan ...maraykan iyo isreal kuwan suniga sheeganaya... .warkoo kooban imika ayuu ruushku kabaha la dulmari doonaa
@degmoabdi3602
@degmoabdi3602 2 күн бұрын
Waa Caajib
@abdihakimmohameddiriyesank1730
@abdihakimmohameddiriyesank1730 2 күн бұрын
Wll wadmahadsanthy
@AmiirAli-wp4qt
@AmiirAli-wp4qt 2 күн бұрын
One❤
@MohamoudMoussa
@MohamoudMoussa 2 күн бұрын
Sigaar ahaaneed kaadaa Gaar ahaan dhe
@mahatupdille6286
@mahatupdille6286 2 күн бұрын
Waalahi rushka waa hersare 😂😂😂
@waxanahay1582
@waxanahay1582 2 күн бұрын
Koxaha mucaridka syria ma waxay udagalamayan sidi asad xukunka ay udhafin lahayen mise fikir diimed waxa ay sitan calankii taliban mee kii syria wadaniyiin maha miya dacish lamoda
@rashiidcumar8631
@rashiidcumar8631 2 күн бұрын
❤❤❤❤❤
@aymanyare9008
@aymanyare9008 2 күн бұрын
Ilahayow suuriya sunigi laga ku celi
@ciiseCilmi-cw6bb
@ciiseCilmi-cw6bb 2 күн бұрын
Hama suuriya hakasocdo hamaa qasa iyo libnaan dagaalku wa khiyaano magac kale uun loobadalayo
@NuurAbdull
@NuurAbdull 2 күн бұрын
Papa can't you stop the war
@Maalikpro
@Maalikpro 2 күн бұрын
Shirka.Gashaaburta Naito waa la fashilay
@caamirxasan3653
@caamirxasan3653 2 күн бұрын
ULAJEEDADA DAGAALKU SUURIYA WAA. IN LA CUNAQABATEEYO XISBIGA AWOODOOSANA LA QAYBIYO.
@AlleyaaigufilanAlxmdullilaah
@AlleyaaigufilanAlxmdullilaah 2 күн бұрын
Qiyaano ayey sameeynayaan ciidanka argagaxisada waxay rabaan meeshay ku arkaan dad askartii ladagaalameysay u eg in ay duqeeyaan illaahaw jabi 😢
@HDwaasuge
@HDwaasuge 2 күн бұрын
America ninkii ciraaq kaso dagaalamay ama afganistaan ayaa legend u ah😂
@AbditalanMadar
@AbditalanMadar Күн бұрын
Waxing kuweydiinaa heshiska ama xabad jointa ladhaxwadoXamaas Xibulahi iyo yubuuda ma waxa heshisinaya England America farace
@Fouziaabdi-bq1rz
@Fouziaabdi-bq1rz 2 күн бұрын
Tumsaliye mtume❤muhammad❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤
@AlleyaaigufilanAlxmdullilaah
@AlleyaaigufilanAlxmdullilaah 2 күн бұрын
Amay sunniyiinta ilaa isreal ciidankooda argagaxisadaa amay soo jabiyaan waxkaste waa macquul illaahay nasrigiisa waa weeyn yahay
@CowkeMaxamud-bd1hr
@CowkeMaxamud-bd1hr 2 күн бұрын
Dagaalka.suuriya.waxaa.kadameyya.mareykanka.huhuuda
@IsraAhmed-jx4ot
@IsraAhmed-jx4ot Күн бұрын
Dagaalka siiriya wuxuu naqan doonaa mid xaalada bariga dhexe dhinaca kale uroga. Ruushka si la yaqaan ayuu kaga aarsaday reer galbeedka
@shadiyamaxamed2084
@shadiyamaxamed2084 Күн бұрын
wax gaada bay islahayeen gashaan buurta notee iyagii baa lagaaday😂😂😂😂😂
@ABDIABDIABDIABDI-ss8sd
@ABDIABDIABDIABDI-ss8sd 2 күн бұрын
😢
@MohamoudMoussa
@MohamoudMoussa 2 күн бұрын
Akhrintaada way fiican yahay has ahaatee kaadaa sigaar ahaaneed waxad tidhaa Gaar ahaan
@farxaancabdi6170
@farxaancabdi6170 2 күн бұрын
Suni yahuud iyo maraykan u shaqaynaya weeyan
@CabdiRahiimXasan-pu7qc
@CabdiRahiimXasan-pu7qc 2 күн бұрын
Zxb dalkena kaso hadal🗣🇸🇴
@BadhanCalicade
@BadhanCalicade 2 күн бұрын
Ok
@cabdisalaammaxamedsulubabd2891
@cabdisalaammaxamedsulubabd2891 2 күн бұрын
Maracadaow mucaaradka ka daa magacas iska dhaaaf
@degmoabdi3602
@degmoabdi3602 2 күн бұрын
Waa yaab
@hashiugas1603
@hashiugas1603 2 күн бұрын
Mucaaradka Syria Been Baa loo Sheegay Waxaa Laga Yaaba Mucaaradka Ineey kala Cararaan Mardhow
@XallimoMaxamedxasan
@XallimoMaxamedxasan 2 күн бұрын
Shekada wan ka heley soobadi
@HousseinOsman-x2n
@HousseinOsman-x2n 2 күн бұрын
Reegalpeedku..waxaay..ku..c Iyarayan..aduunka
ТВОИ РОДИТЕЛИ И ЧЕЛОВЕК ПАУК 😂#shorts
00:59
BATEK_OFFICIAL
Рет қаралды 7 МЛН
快乐总是短暂的!😂 #搞笑夫妻 #爱美食爱生活 #搞笑达人
00:14
朱大帅and依美姐
Рет қаралды 14 МЛН
I thought one thing and the truth is something else 😂
00:34
عائلة ابو رعد Abo Raad family
Рет қаралды 14 МЛН
SIRTA | QORASHAHA FOG EE RUSSIA | IRAN  KALA BAX
12:51
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 27 М.
ТВОИ РОДИТЕЛИ И ЧЕЛОВЕК ПАУК 😂#shorts
00:59
BATEK_OFFICIAL
Рет қаралды 7 МЛН