Aduunku inuu isku tashado baa fiican. 2 dawlado fadhiid ah oo lacag lasiiyo in la joojiyo waa guul
@alijama6723Күн бұрын
AWELBA XUKUUMADO TUUGA AH BUU WAX SIIN JIREY JEEBAB KHAASA AYAY KU DHICI JIREEN WUXUU BIXIYAA WAXAY ILA TAHAY SHACAB SOMALI YEED OO TEBAYAA MAJIREE KUWII TUUGTA AHAA GUR YOHOODAA LAGA DAREEMAYAA LACGTAA MAREYKAN GOOSTAY WAANA KU HAN BAL YAY NAYNAA TARAAM
@qatroadawe3762Күн бұрын
Argaxisato waa islaamka ee illaah ka bakha mareykan argagixiso waxeey u yakhaanaan islaam
@KhadraFarah-qw9kuКүн бұрын
May isku tashtaan oo shaqaysey taan ayaguba waa shaqees teen ee ma soo Barkin inkastooy ku keenaan siyaba kale iyo kuwa baad looga qaado
@KhadraFarah-qw9kuКүн бұрын
Qarada modow waa hodan haday daayaan musuqa ka reebay dunidii marka waa waali inay sugaan xoolo dadaw w
@fartuunmohamed1062Күн бұрын
Allah ha mideeyo qalbigooda iyo quwadooda umada muslimiinta meel walba ay joogaan hana fahansiiyo dhagarta cadowgooda aamiin marwalba xaqa ayaa guuleysanaayo falastiin wey guuleyysanee ee Allah ha u soo dedejiyo xornimadooda iyo guushooda walaalaha falastiin aamiin
Asc ina xashiyoow ha jojiyaan xoolohooda waayo Dan uguma jirto inay dawlad kale ku daldalaan xoolohooda
@Inasuldan1235Күн бұрын
Masar sababta aan looga jarin qof walba waa fahmi karaa waayo waa dadka dhuunka haya walalahood falastiin askartas iyo maamul ku sheegaas caloshood u shaqeystayaasha ah hadii laga jaro lacagta dee waa kala dareerayaan wax dhuunka falastiin sii qabtana waa la waayin sidaas darteed waa xoogaga ku dhimada ah aan laga jarin