Xog Cusub oo Laga Helay Hubkii Caabudwaaq
8:34
Пікірлер
@user-jt7cm6cv9r
@user-jt7cm6cv9r 14 минут бұрын
Asc mnsha allah hada wallada way maraysaa wasax waa waa sax maxaa haray marka wasax wasa dee wasax😂😂😂
@AhmedMooge12
@AhmedMooge12 7 сағат бұрын
Insha allaah GUUL jamhuurida islaamiga ah ee Iran 🇮🇷 ❤❤
@mahdihajiabdurahim
@mahdihajiabdurahim 8 сағат бұрын
Allah unaxariiso dhamaantod xaq udirir yaasha, Dr C / Caziiz ramtiizi gurigiisa ayaa isaga Iyo Wiilkiisa oo 10 jir ah Iyo Xaaskiisa diyaarad lagu dhuftay 😭
@bisharmahamad3468
@bisharmahamad3468 10 сағат бұрын
waadmahadsantahay walal xaashi
@mohamedosmanyoussouf6002
@mohamedosmanyoussouf6002 12 сағат бұрын
Dagaal markii la qaadayo miyaa la sii shaaciyaa !!!!Iran waxbey la wadaa Israël
@AhmeddahirMaxamed
@AhmeddahirMaxamed 13 сағат бұрын
Eeraan iyo islaamkoodhan Yaarabi noomidee
@Inasuldan1235
@Inasuldan1235 13 сағат бұрын
Waxaas waa shinbarayohow heesa fardo laysku hayo la iskuma faansho iiraan waxay la soo shirtagto aan ka dhursugno
@user-rz6ig2dp8g
@user-rz6ig2dp8g 14 сағат бұрын
alow unaxriiso😢
@Idaajaa
@Idaajaa 15 сағат бұрын
War Iiraan iyo Israaill waa isku mide umadda Iiraan Iyo beenteeda dadka hakujaahwareerin
@shantasomaliyedigabadan7588
@shantasomaliyedigabadan7588 15 сағат бұрын
😢😢iiran alle garab hasiiyo ismaacil haniyana waalo aari insha allah
@abdiali681
@abdiali681 15 сағат бұрын
Qorshey neyso iyo dhahay lee maa lawada ebow cade ?
@omarelmi4568
@omarelmi4568 16 сағат бұрын
Fifa hogaamiye ruuxiga xasan shiikh maxamuud ❤
@shaqalecabdikariim9233
@shaqalecabdikariim9233 16 сағат бұрын
Suleiman sxb buun buuninta iran naga daa
@AhmedMooge12
@AhmedMooge12 7 сағат бұрын
Ma Israel baad Doonaysaa in la buunbuuniyo
@user-ys9pm8gs2p
@user-ys9pm8gs2p 17 сағат бұрын
Xaashi waan ku salaamay wll Oo shacabka carabtu maxay tarayaa iiraan banaan bax bay u samayn kari waayeen falastiiniyiinta
@cabdulahiciiro
@cabdulahiciiro 17 сағат бұрын
Iran waa dowlad fashilantey Ayeysan hodadeyn Madaxda carabta
@warsameabdi6914
@warsameabdi6914 17 сағат бұрын
Sxb..warbixintaan ankaa dhagaystay.markaan.way.wanaagsan tahay.adaa ooga.leh
@ashawooo
@ashawooo 17 сағат бұрын
Marka illahaya ha cadabo yuhuda iyo daba dhilifka inashallah gusha waa walaalah reer reerfalasatina
@abshiralfa4611
@abshiralfa4611 17 сағат бұрын
Weriye fadlan ha isticmaalin kelmada "dowlada israaiil " markaa sidaa leedahay ogow inaa dulmayso reer falastiin dhiigoodana xalaal ka dhigayso
@sacaddhaalib2336
@sacaddhaalib2336 17 сағат бұрын
Ilaaheyow masiibo deg deg ah ku rid Israel iyo marekan ciidamadooda iyo madaxdooda uduro aan dhamaad laheen Ilaaheyow ku rid yaarabi Aamin
@afrahap4406
@afrahap4406 18 сағат бұрын
Insha allah Weerar ayy Kujabaan Yahuud iyo Intay cago Kuqataaba
@AbdiAgood
@AbdiAgood 18 сағат бұрын
😂❤❤😮😢❤❤😢😊😮❤❤❤ Allaha guuleeyo muqaawamada siiba Falastiin ❤❤❤😂😢
@cureji7877
@cureji7877 18 сағат бұрын
Absolutely waa in ay Iran ka fiirsataa madama ay san Hassan walal muslim ah
@Baananews
@Baananews 18 сағат бұрын
Wa muhiim in ay ka fiirsato İran o wax walba o ay samaynayso wayo wa muhiim iraan Guul markasta
@user-th1jp6vw3h
@user-th1jp6vw3h 18 сағат бұрын
((( ALLE. INTA. FIDNADA. KU. WADA. DADKA. IYO. DALKA. UMADA. SOMALIYEED. ALLE. MUCJISO. IYO. MUSIIBO. ALLE. IDIIN. SOO. DADAJI. XASAN. UMADA. ALLE. KU. DHAAFI. DHAGAR. QABE. DHIIG. MIIRAD. DAD. QALATO. ARGAGIXISO. AH. ALLE. MEEL. XUN. KU. DHIG. QAAINUL WADAN. WUXUSH. LIITA. (( VILLADA. DHEXDEEDA. AYUU. DULMIGA. IYO. CUQUBADU. KUUGU. SOO. GALIN. QAAIN. CADAW. KU. AH. UMADA. SOMALIYEED. QARANIMADEEDA. IYO. HORUMARKEEDA. NABADEEDA. ALLE. KU. QABAY. DAWACO. SUMAYSAN. OO. FASHIL. FADEEXO. HARAYSAY. KAANKARO. ALLE. KUU. SOO. DADAJI. YRYA. AMIIN. ❤❤❤❤❤❤❤
@user-Eng.Jafarmuhumed
@user-Eng.Jafarmuhumed 19 сағат бұрын
Waxay aniga ila tahay wax istaaga daaye in Qiyaamuhu dhici iyafoo bariga dhexe ay xabada iyo seefta qacda hayso
@user-Eng.Jafarmuhumed
@user-Eng.Jafarmuhumed 19 сағат бұрын
Waxan kahelaa gaan ka gaan iyo waxa kasoo jiijii. Leh.... aad baan kusalaamay xaashi, wariye sare
@sakariyemusejama9117
@sakariyemusejama9117 22 сағат бұрын
Bariga dhexedagaalki 3aad baa ka qarxi doona wlle
@shafijama6572
@shafijama6572 Күн бұрын
Alle ha rogo israil way ku joogo doontaa irail
@bisharmahamad3468
@bisharmahamad3468 Күн бұрын
waadmahadsantahay walal xashi jazaakumullahu kheyran walal qaali
@hodansuleyman8463
@hodansuleyman8463 Күн бұрын
Ismaaciil hanoya illaahay ha ka dhigo Marti la jecelyah Naxariistii janana illaahay ha ku casuumo aamiin
@user-vz4df2im1c
@user-vz4df2im1c Күн бұрын
Carabi waa masaakiin 40.000 baa lagu hor layey iyagaba iiyo iran waa isku mid iran imisaa laga diley oo suuriya lagu laayey miyaad maqashay wax ay steal ka dileen waxba dhici mayaan waa iska sideedi uun
@ahmedmahamed9676
@ahmedmahamed9676 Күн бұрын
Allaha u naxariisto aamiin YAA RABI
@ashawooo
@ashawooo Күн бұрын
illahaya ha uu naxariista isamacil haniya inshallaha kuwa Qasaraya waa Yuhud nacalada ha ku dhacade inshallaha gush waa walaalah reer Hamas
@mahamedabdimajid1038
@mahamedabdimajid1038 Күн бұрын
اللهم انصر اخواننا المجاهدين في غزة وفلسطين وثبت أقدامهم وسدد رميهم واشفي مرضاهم وداوي جرحاهم وارحم شهداءهم ودمر أعدائهم الاحتلال ومن عاونهم اللهم امين يارب العالمين وصل اللهم وسلم وبارك على سيدنا وحبيبنا ونبينا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيراً 🤲🤲🤲🇦🇪🇦🇪🇦🇪
@mohamedosman3960
@mohamedosman3960 Күн бұрын
Ismail haniya waa inloogu aarguddaa natanyaahuu
@caliyusufkulane3309
@caliyusufkulane3309 Күн бұрын
Israil awood mahan umafaan beentavkadaaya.
@abdillahihassan8605
@abdillahihassan8605 Күн бұрын
Turkey waa kaa khiyaamay soomaaliya, dad cawaan oo gaajonaya wax la saxeexdo asagoo og in dawalada ay tahay mid calooshoda u shaqaysta inuu shacabka soomaaliya u tudho ee aanu kaa faaiidaysan duruufta hada aanu ku jirno. Imikana golaha shacabku waa in uu ishortaago heshiiska ilaa dib loo saxo saamiga. Waa in xilka laga xasan shiikh iyo dawaladiisa
@user-id6ei4ij5p
@user-id6ei4ij5p Күн бұрын
Turkiga.laguu.xil.qarsanaaye.turkiga.boqolkiiba.lixda.n.60.boqolkiiba.sodontologie.xavant.sheekh.ayaa.leh.boqokiiba.tObama.somaaliya.lon.reebay.waa.dhac.cadaana.iyo.boob.lon.gastay.qayraadkii.somaliya.tik.ton.imaaraadkana.lacag.ayuu.kà.qaataa
@eljey.Tailor
@eljey.Tailor Күн бұрын
Israil iyo iran waxey donaya in eya isku dhaca balse lawad dhinac waxey is wedinayan aya aha dalalka carabata dhankey la safan donan Israil iyo iran tani waxey utahay mohima wana sawabta ismacil haniya logu bega sadi isar waa farin ku sovoto dalalka Carabed hadab bariga dhaxey dagal waa lama huran balse hada mahan hhhh
@user-id6ei4ij5p
@user-id6ei4ij5p Күн бұрын
War.toos.ayaa.loo.boobaya.xeerku.waa.in.turkigu.boqolkiiba.sodon.ayuu.leeyahay.boqolkiiba.todobaatan..waa.in.somalidu.qadato
@fouzifouzi3393
@fouzifouzi3393 Күн бұрын
Innaa lillaahi wa innaa ilayhi rraajicuun. Allaha u naxariisto waa geeri naxdin leh. Ajasha waqtiyee le'dahay Allaana oofsaday geesiga, Falastiin, Xamaas iyo Muslimiinta ka baxay. Shahiidka Allaha Jannatul Firdowsal Aclaa ugu bishaareeyo. Waxaase ayaan daro Muslimiinta awooda dhaqaale, hub iyo ciidan leh hadana kala daadsan oo walaalahood Uslimiinta ku fiirsanaayo dhibaatada iyo xasuuqa, dulmiga iyo cadaalad darada bal ay qaar badan gumaystaha cadowga ilaahay iyo cadowga Muslimiinta u adeego. Wallee guri walbo iyo wadan walbo wuu gaaraa dulmiga hadaan laga hortagin. Iran ayaan ka shakisanahay waayo maxaa ku dhacay awoodooda amaanka hogaamiyaha qaaliga ah qadarta Rabbi ka sokow iyo difaaca cirkooda?
@ishakmohamed96
@ishakmohamed96 Күн бұрын
Technologyga ay haysato iran kuma filna inay iska difaacdo israel waayo awoodooda iskuma dhigmaan
@user-id6ei4ij5p
@user-id6ei4ij5p Күн бұрын
Carabi.waa.bakhti.ina.cabdule.xasan.ayaa.shee
@fouzifouzi3393
@fouzifouzi3393 Күн бұрын
Ajasha waqtiyee Innaa lillaahi wa innaa ilayhi rraajicuun. Allaha u naxariisto waa geeri naxdin leh. Ajasha waqtiyee le'dahay Allaana oofsaday geesiga, Falastiin, Xamaas iyo Muslimiinta ka baxay. Shahiidka Allaha Jannatul Firdowsal Aclaa ugu bishaareeyo. Waxaase ayaan daro Muslimiinta awooda dhaqaale, hub iyo ciidan leh hadana kala daadsan oo walaalahood Uslimiinta ku fiirsanaayo dhibaatada iyo xasuuqa, dulmiga iyo cadaalad darada bal ay qaar badan gumaystaha cadowga ilaahay iyo cadowga Muslimiinta u adeego. Wallee guri walbo iyo wadan walbo wuu gaaraa dulmiga hadaan laga hortagin.
@sheeekhmaxamadcaliali-lc8ej
@sheeekhmaxamadcaliali-lc8ej Күн бұрын
Iran way fashilantay ismaacil haniya iska daaye waxy u aari wayday hogaamiyayaasheedi ay ku faani jirtay ee aay ka mitka ahaayen qasin sulaymani iyo ku waa kalo badn sidaa darteed waxy ka dhigan tahy in ayna lahyn nidaam difaaceed iska caabiya gantalah israail
@macruufsheikh4449
@macruufsheikh4449 Күн бұрын
Aniga waxay ilatahay haa wax wuu Tari karaa lkn waxaan aaminsanahay sidaan kubaranay siyaasadaha reergalbeedka inaay kahor Marin doonaan rilaab dag dag ah oo turkey ligu qaado ficil ama hadal midkuu ahaadabo
@cabdimajidibrahim9217
@cabdimajidibrahim9217 Күн бұрын
Hadey kabaqan dalalka carabtu ineytalabo kaqadan israai'il midmid ayey israai'il ugu imandonto dalwalba carabta waxagumeyay madaxda sida somaaliyada maanta guul falastiin insha alaah
@Yuyeeproduction88
@Yuyeeproduction88 Күн бұрын
Hadiiba esmail haniya lugu dilay tihran, maxaa diidaay in ladila masuulinta Iran?🙆🙆
@MuhiyadinHassan-ov3rs
@MuhiyadinHassan-ov3rs Күн бұрын
The killing of Ismail hainiyh was behind by Iranian government
@abdihakenofficial2561
@abdihakenofficial2561 Күн бұрын
Alle ha unaxariisto qaaidkii, geesigii Ismael Haniyah
@yasiinmuxumedroble3691
@yasiinmuxumedroble3691 Күн бұрын
Asc maraykanka halaga saaro gobolka bariga dhexa ciidamadiisa iyo safaaradihiisa markaasaa israiil laga adkaandoonaa cida waxan wadaa maraykan ingiriis reer galbeed oo dhan