mareexaanka jubbaland hawiye miyey iskudhibeen waa yaab nin tolkiis ka taga oo soo tanaaad lawaah

  Рет қаралды 3,776

Farxaan media 24

Farxaan media 24

Күн бұрын

Пікірлер: 39
@Bilanmahamud20
@Bilanmahamud20 4 күн бұрын
Waa run from daraawiish walaalayaal sade daaroodoow Tolkiin ogaadeen armed madoobe how nicina
@Fowzia69
@Fowzia69 4 күн бұрын
Haday diidaan iyagay u daran tahay dhib ku qabo dhulka la rabo waa GEDO
@Ahmeddauud-g5z
@Ahmeddauud-g5z 4 күн бұрын
​@@Fowzia69 Gedo rag aan caadi ahayn oo xabad kulul ayaa Leh.
@Mahadosman-q9s
@Mahadosman-q9s 4 күн бұрын
GuuJubaland iyo Mamulkoda insha Allah
@Remember1977
@Remember1977 4 күн бұрын
Xasan sheekh qorshehiisa waa in jubaland Daarood ka qixiyo waana qorshe urur samaale iyo raaciyadooda ku hamiyaan. Daaroodka koonfur ha tashadeen.
@aliabdi1254
@aliabdi1254 3 күн бұрын
Daarood good man 😮
@zeinabs678
@zeinabs678 4 күн бұрын
War caqligu ha shaqeeyo reer gedoow jubaland yaan dad kale lagu beerin war midooba oo jubaland soo raaca
@saidibrahim5931
@saidibrahim5931 4 күн бұрын
Jubaland marki argagixisada axmad madoobe mesha lagasaaro Marexaan aye lodhibaya waa confirm 100%
@Fowzia69
@Fowzia69 4 күн бұрын
Iyagaa laga qaadan dhulkooda oo HG IYO ABGAAL LA KEENI WAXBA NOOGAMA JIRO JUBBALAND INTA KALE WAY ISKA CELIN WAXAAS OO DHAN
@Fowzia69
@Fowzia69 4 күн бұрын
@@saidibrahim5931MAREEXAAN DHULKIISII AYUU WAXBA KA QABSAN WAAYAY AXMED MADOOBE ARAGAGAIXO MAAHA EE ADIGAA ARAGAIXSO AH MIDA KALE DHULKA LABADA GOBOL EE JUBBADA HOOSE IYO JUBBDA DHEXE MABA DEGTIIN IDINKU GEDO U DHIIBA HAWIYE WAXBA NOOGAMA HIRO ANAGA WAANA ISKA CELINAYNAA HAWIYE OO BOOBKA AY WADAAN EE MAREEXAANOW WAA SHAQO IDIN TAALA AMA ISKA CELIYA AMA HOOSTA GASHTA WAXBA UMA ARAGNO ANAGA LAAKIIN JUBADA DHEXE IYO JUBBADA HOOSE XARAAN BAY IDINKA TAHAY
@Madaxey-r2f
@Madaxey-r2f 4 күн бұрын
Mareexaan ma adiga ayuu xil kaa rabaa yaa Mooryaan?! Jubaland guul /from Baardheere
@Madaxey-r2f
@Madaxey-r2f 4 күн бұрын
Mareexaan hal jifo oo Reer Diini la yiraahdo oo Garbaareey degto ayaa sun ku ah oo Ceebtan Mareexaan dusha u saaray! Nimanka aay Culusoow iyo Axmed Madoobe hadba Gedo u soo tahriibinayaan waa C/llaahi Firinbi iyo Fartaag oo Ilma adeer ah ee Farxaanow Mareexaan ceebta dusha ha u wada saarine, jifada boorsada maran ku dawarsaneeysa ee Reer Diini ku saar. From Baardheere
@Aaliyah-2t5
@Aaliyah-2t5 4 күн бұрын
Mareexaan Sade xassan dhiiqo iyo kooxdiisa waqti muma harin ee haka feeling inuu idinku owrkacsado DAWACO HANOQONINA. Xassan gurgurte maanta ayuu ugu tabaryaryahay . Minjaha kudhaga.ilaa uu buundooyinka ka dhisayaan
@batulasmail8261
@batulasmail8261 4 күн бұрын
Caqliga Ree Gedo Waa dhaqankooda Inay Aabe iyo wiilki ay la saftaan Cadawgooda
@Remember1977
@Remember1977 4 күн бұрын
Hawiye nagama adkaadeen hadii Daarood badhkii la socon.
@ruqiyaali6596
@ruqiyaali6596 4 күн бұрын
😢😢😢😢
@LAANDHEERLIBAAX
@LAANDHEERLIBAAX 4 күн бұрын
Mareexaan fartaag ma aha mareexaan waa raxaweyn ogaada waa horgal
@Fowzia69
@Fowzia69 4 күн бұрын
Mareexaan waa gaajo ololaysa kamana faaiidaysanayaan dhulkooda iyo barwaaqadiisa ee ha soo racaan Hawiye dhamaantood yaysan Kala harin iyagaa dhib ku qabo
@AnabSaed-us1wo
@AnabSaed-us1wo 4 күн бұрын
Nin shisheeye shuun shaabiyow beri kalaad sheegin
@AnabSaed-us1wo
@AnabSaed-us1wo 4 күн бұрын
Cancel
@AbdiwaliAxmwd
@AbdiwaliAxmwd 4 күн бұрын
Farxaanow rer gado wxn leeyahay sharaftiina ilaalsada oo caado qaatayaasha iska qabta
@AamaCade6
@AamaCade6 4 күн бұрын
Mariixaanow matanaado nin tolkiis katagay jubaland waa masmulkiinii ilaashada
@shaafimaxamed576
@shaafimaxamed576 4 күн бұрын
Wariye noolow
@bby6
@bby6 4 күн бұрын
War iidoorku wa u washay dad caqli leh o qabtana maleh
@shaficimohamedomar-d6b
@shaficimohamedomar-d6b 4 күн бұрын
daarood haduusan wax iska celin maxaad bilaa nasabka unoqotay irir carab yuhuud oromo usheegatay waliba reer yar oo 10jeer daarood kadagay baa garac kaadhigay adoo dir oodhan wata naagyahay
@jinniiyojaan
@jinniiyojaan 4 күн бұрын
Marreexaan wa gun. Non hsduu baahanyahay wa gun
@FatumaOsmn
@FatumaOsmn 2 күн бұрын
Xasaan gurgurte waxuu yidhii jubbaland 11xidhibaan hawiye halaga siiyo amaa wandhumiin og iyo marexaan kalamajeclo rer jubalanow wax fahmaa
@aniwaaye484
@aniwaaye484 4 күн бұрын
Kada dhib maleh darood guul
@AbdiaziizIsse-w5r
@AbdiaziizIsse-w5r 4 күн бұрын
Ahmed cid wax ku samayn kartan ma jirto ilah buu leeyahy
@Remember1977
@Remember1977 4 күн бұрын
Mareexaanow tolkiin ha isku dirina waayo kuumade hadii meesha laga saaro idinkaa ku xiga. Axmed madoobe waa shaqsi wuu tagayaa. Farmaajo markuu yimaado axmed madoobe wuu tagayaa dib u heshiisiin baa dhici doonta insha Allah
@CfitaahCrahmaan
@CfitaahCrahmaan 4 күн бұрын
axmad haduu kusiiyay shilimaad..mana aflagaadeen
@faadumosaalim9668
@faadumosaalim9668 4 күн бұрын
Bismalah ka daa haharin
@AhajiFarah
@AhajiFarah 4 күн бұрын
Ugaas farxqwn miyaad gabaydaa😅
@Remember1977
@Remember1977 4 күн бұрын
Daarood waa in gogol dib u heshiisiin loo dhigo. Beesha kablalax waa in ay ka garbaxaan Daaroodka kale ee walaalahood ah. Waa in awood qaybsiga siyaasada dib loogu noqdo meel walba si midnimada Daarood loo xoojiyo.
@Harunhassan138
@Harunhassan138 4 күн бұрын
Baqbaqdii makaa dhamaatay. Runta ma u soo noqotay.
@adeerknoor4878
@adeerknoor4878 4 күн бұрын
Warya umada beenta kada
@saidibrahim5931
@saidibrahim5931 4 күн бұрын
Warya beenta jooji dabadhilif yahow oromada iyo ajnabi ushaqeyo
@AbdiaziizIsse-w5r
@AbdiaziizIsse-w5r 4 күн бұрын
Xasan tuug ma raci karo marexanow creb ka weyne ma jirto
@FeysalAljaberti
@FeysalAljaberti 4 күн бұрын
kzbin.info/www/bejne/qJeZo4evrKl9mcksi=dnzDDwUBPxuyI4Vi
Heshiiskiii Ankara ee Soomaaliya iyo Itoobiya
30:10
BBC Somali
Рет қаралды 254 М.
Quando eu quero Sushi (sem desperdiçar) 🍣
00:26
Los Wagners
Рет қаралды 15 МЛН
Сестра обхитрила!
00:17
Victoria Portfolio
Рет қаралды 958 М.
Cat mode and a glass of water #family #humor #fun
00:22
Kotiki_Z
Рет қаралды 42 МЛН
The evil clown plays a prank on the angel
00:39
超人夫妇
Рет қаралды 53 МЛН
XOG MUHIIM AH (5251)
2:23:09
shantasoomaaliya1
Рет қаралды 10 М.
Quando eu quero Sushi (sem desperdiçar) 🍣
00:26
Los Wagners
Рет қаралды 15 МЛН