No video

Living like a MASSAI for a day!

  Рет қаралды 195,862

Geenyada

Geenyada

Күн бұрын

#GeenyadaMadow #Massai #Kenya #Kisserian
Me and my friends went to Kisserian where we met a Massai family. I was able to dress in their traditional clothes, eat food and dance with them. It was unforgettable experience.
----------------------------------------------------------------------------------------------------
Follow me:
IG: / geenyada1
SanpChat: Marian114
Facebook: / mabdi113

Пікірлер: 844
@Geenyada
@Geenyada 3 жыл бұрын
Aniga Aya bireeyay. Muuqalka si toos idinma tusi karo wayo KZbin ka waxas okale ma ogala. Bisinka waloo qabtay.
@gulledahmed863
@gulledahmed863 3 жыл бұрын
Geeyada madow waxan ku waydiiyay masaydu ma muslim baa haday tahay may need qof gaala qalo waa xaararn
@abdirahmanmohamed5802
@abdirahmanmohamed5802 3 жыл бұрын
Geesiyada madow😂😂
@ayaanahmed5061
@ayaanahmed5061 3 жыл бұрын
caadi ma tihid waaa ka cabsanaa wlh
@gulledahmed863
@gulledahmed863 3 жыл бұрын
Good màsha allah
@mustaphahaji5770
@mustaphahaji5770 3 жыл бұрын
There is no problem for slaughtering animals in the right way so don't say it will be your last Allah created animals like those ones because of you
@buuloxuubeey
@buuloxuubeey 3 жыл бұрын
Muuqaal qurux badan well done sister
@somalimaxamed9465
@somalimaxamed9465 3 жыл бұрын
Inta geenyada madawgeeda ku faanta like ku qabta xagan
@xiddigbeershiya3065
@xiddigbeershiya3065 3 жыл бұрын
wll iisaar subscribe Iyo like Adoo raaliya
@surmindiqalawqalaw2104
@surmindiqalawqalaw2104 3 жыл бұрын
Geenyada madaw youtubers la mid ah weli ma arkin bal intey prank beena duubayan may sidaan cml waxyabaha naga maqan nooguso duubaan
@haniabdullahi2311
@haniabdullahi2311 3 жыл бұрын
🤣😅😅😅😅😅
@iqragacal4250
@iqragacal4250 3 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣
@firduusahmed2060
@firduusahmed2060 3 жыл бұрын
Kuwaas ilmahey Ku korsanayaan shilimaadka ayadana way Ku baashaalee
@warda4257
@warda4257 3 жыл бұрын
Wlhi waa runtaa idhaheeno shanta ah ey prank been ah nagu wareriyen
@fatuushcabdiraxmam604
@fatuushcabdiraxmam604 3 жыл бұрын
Masha Allaah gabar karti leh waaye
@mohamedkhalid7782
@mohamedkhalid7782 3 жыл бұрын
This is the kind of things i feel enjoy watching them. Thanks Geenyo for your beautiful hard work that you took us with you.
@dekaibrahim6749
@dekaibrahim6749 3 жыл бұрын
This was so beautiful to watch I can tell you were there to immerse yourself in the maasai culture and really learn. I’m sure it come off that way to them as well, thank you for taking us along with you on your journeys. Your the first Somali-female KZbinr to do this, can wait to see what’s next . 🧕🏾🙌🏾
@saidhashi2856
@saidhashi2856 3 жыл бұрын
Compared to the bad standards (dry comedy and lewd content) being set by other Somali social media personalities; you are one of the few 🇸🇴👍who respect their culture and faith. Your programs are relevant and genuine. Thank you very much. I hope other Somali yutubers will emulate you and follow your standard. You are real Somali woman. 🇸🇴🇸🇴🇸🇴😍😍
@melvinsamuelbrackettalvare82
@melvinsamuelbrackettalvare82 Жыл бұрын
Hope that soon you may consider to do your videos in English language dear Marian, so most people specially those like me who is not Somali can understand and enjoy at full your program. God be with you!!!!!! 💚 🙏🏾 🙏🏾 🙏🏾 🙏🏾
@yasinibrahimabdi4924
@yasinibrahimabdi4924 3 жыл бұрын
Genyada wlhi as we are Somali we are so proud of having a such lady like u Mi sister keep doing this things u will sooner reach where u need I.a
@zaruu._Moh
@zaruu._Moh 3 жыл бұрын
Geenyada madow wllo intaad dhqankooda baranaysid adna diinta islaamka usoo bandhig
@farhiyaabdi2711
@farhiyaabdi2711 3 жыл бұрын
Maadaama ay cawaan yihiin jaanis ayaad u heshay inaad la kulantid diintaada bar
@zaruu._Moh
@zaruu._Moh 3 жыл бұрын
@@farhiyaabdi2711 haaa wlloh
@ruweydosabriye3416
@ruweydosabriye3416 3 жыл бұрын
Waa sax m.a aqliga alle haku siyadiyo
@zaruu._Moh
@zaruu._Moh 3 жыл бұрын
@@ruweydosabriye3416 Thnkz wlloh
@abdimajidisse2695
@abdimajidisse2695 3 жыл бұрын
Waa RuNtaa bro CaqLiga Alle Haku ZiYaadiYo ✊🏼🙏🥰
@quruxleyqalanjo5485
@quruxleyqalanjo5485 3 жыл бұрын
Inta geenyada madow muqdisho kusugeyso liketa haila dhaafina
@eblamohamed191
@eblamohamed191 3 жыл бұрын
I liked Mr Don, really. He is very simple and humble man. Thank you very much Sir for letting us to learn and know something about your culture. God bless you. Also sending my thankfulness to his family, and to our somalis Geenyada ans her collegues for making such a beautiful video. #Massai🕊⚘
@sacdiyomaxamed3853
@sacdiyomaxamed3853 3 жыл бұрын
I was very impressed with the truth It's a beautiful culture. Apply this video to us Africans. This culture is very good
@kadraahmedabdi7165
@kadraahmedabdi7165 3 жыл бұрын
This is realy so amazing of ua, , , you portrayed respect to its highest level and its wow to enjoy cultural diversity continue with the same
@Amin-zs4ve
@Amin-zs4ve 3 жыл бұрын
Kenya 🇰🇪 is beautiful I am a Somali Kenyan 🇰🇪
@dhamme0
@dhamme0 3 жыл бұрын
Hidiyo dhaqankooda markaa xiratay waad ku nuurtey lkn waxa kasii nuur badantahay hidiyo dhankeena soomalida markaad xirato Wlshey geenyada Salaam👋🥰 from Hargeisa.
@faadumomohamed7060
@faadumomohamed7060 3 жыл бұрын
Whi waqtiga ayaa na gu yareesay waayo dhaqamadaan o kle dadyoow kle ayan ka daawan yirnay maantana abaaayadeen mcn Geenyada madow masha allh.
@Geenyada
@Geenyada 3 жыл бұрын
Thank u sis. In sha allah wan so badin doonaa 🙏🏽
@anababdifarah3200
@anababdifarah3200 3 жыл бұрын
This Is Another Level Mariam Plz Keep Shining Proud Of Sis
@acia2237
@acia2237 3 жыл бұрын
Kenyan people wlllhi are the best people mashalallha💕🥺
@aduunaayomaleh4316
@aduunaayomaleh4316 3 жыл бұрын
Waaba dad soo dhaweyn fiican maasha'llah 😍⚘ waanba ka helayba😯
@Hsports-HD
@Hsports-HD 3 жыл бұрын
This looks so great sister, you're of the best youtubers I ever seen, keep it up.
@Tayba283
@Tayba283 3 жыл бұрын
Inta english meesha ka aqrinayso like waa ka helay vediogan
@xiddigbeershiya3065
@xiddigbeershiya3065 3 жыл бұрын
Wll subscribe iisaar Adoo
@khalidjiheeye3809
@khalidjiheeye3809 3 жыл бұрын
Deeqo afro vediogan ayey daawatey 😂😂😂✈️✈️
@axmadmohamedjama3613
@axmadmohamedjama3613 3 жыл бұрын
🤣🤣beentaaa maaha
@daarulhidaayamedia1568
@daarulhidaayamedia1568 3 жыл бұрын
Lga yaabaa 😂😂😂
@bashiirnur
@bashiirnur 3 жыл бұрын
DEEQO AFRO wax ka been badan ma arag ku tiri indonesian laba la fooda dadkas 150 cm igu dheer
@nabiila_mohamud
@nabiila_mohamud 3 жыл бұрын
@@bashiirnur kkkkk dad aniga cml ah mey dhahday laba lafood😅😅😅 kuwas halii ag geeyo aniga
@hanaanmohd5754
@hanaanmohd5754 3 жыл бұрын
MaaSHAALLAH beautiful sister 😍 keep going , go around the world and learn something different skills 😘 I'm happy with you My ALLAH protect you 💕
@rahmoabdulrahman5025
@rahmoabdulrahman5025 3 жыл бұрын
Waa igaqosalisey.walhi geeyo waa funny
@ahmedhope
@ahmedhope 3 жыл бұрын
masha Allah , its so inspiring that you still remember as a Muslim that we only eat meats we slaughter with the name of ALLAH . what's even so inspiring is that u did yourself while others afraid to do it. so proud of you sis .
@dontstresscalljessdontstre8110
@dontstresscalljessdontstre8110 3 жыл бұрын
Such a beautiful culture And the scenery was beautiful!!!
@najmaabdi8417
@najmaabdi8417 3 жыл бұрын
Waw msha Allah keep going Geenyada 😗
@abdimajidissacknoor976
@abdimajidissacknoor976 3 жыл бұрын
This must have made my night lovely sister.... I think it's good to get to know about the cultures of other communities even though Massai are closely related to Somalis interms of culture but then I will have to tell you keep going and we expect more from you... mean while I will have to say thanks and this must be a good experience for you......
@secretdiamond2683
@secretdiamond2683 3 жыл бұрын
RENDILLE calture kooda soo samee waydiina xaga ay asal ahaan kasoo jeedaan Waayo waxaa la dhahaa was somali
@xafsuucabdi110
@xafsuucabdi110 3 жыл бұрын
Samburu iyo turkana ayay kasoo jedan
@eidgeeljire9726
@eidgeeljire9726 3 жыл бұрын
Keenyo lagaamaba garanayo Hada ayaad tolkaa heshay Kaftan abaayo😂
@Aaamina12
@Aaamina12 3 жыл бұрын
Hhhhhhh adina wad u egtahay utag
@tiktokcomments8339
@tiktokcomments8339 3 жыл бұрын
Wow Manshaallah ♥️ Kwa Wlshy qali wan kugu farxay Muqaladii Dalxiiska Hadaa socelisay🙏🏻🙏🏻🙏🙏🏻Keep going
@elmiawad1777
@elmiawad1777 3 жыл бұрын
Massai culture is similar in some aspects to Somali, Rendille etc because they mixed with neighbouring Cushitic people.
@AliAsadMo
@AliAsadMo Жыл бұрын
Maasai are Nilotes not mixed or any close to any cushites. If anything they are similar to other nilotes (plain, highland and river lake)
@Fady0987
@Fady0987 Ай бұрын
Allahuma barik sis, wallahi i love watching ur video. Im a new subscriber as of today. So proud of u sis. Keep shining ❤
@jibril2432
@jibril2432 3 жыл бұрын
Best treval global youtubers kaalin muhimad kaga jirta walashy geenyo somali wax fahmay waasida geenyadoo kale hormar wacan🥀🙏🇸🇴
@elbashir6912
@elbashir6912 3 жыл бұрын
we also enjoyed watching massai traditions one of the best culture practice in Kenya ..........keep going the sky is the limit otherwise wakusalami
@abwanshekallow4127
@abwanshekallow4127 3 жыл бұрын
MashaAllah geenyada big love abayo
@amaniqueen6813
@amaniqueen6813 3 жыл бұрын
You are unique geenyo. Duwnashaha ayaad dadka kaga sareysaa, inaba caadi ma tihid waa tagtay oo talabsatay cid ku gadho malahan keep going midan ku fano oo adunka hor geyno ilahey ha kaa dhigo xabiibti 🇸🇴❤️💯🙌
@hodannoor9753
@hodannoor9753 3 жыл бұрын
Mashallah Allah genyo keep going , you are amazing and beautiful
@evanobwoy2887
@evanobwoy2887 3 жыл бұрын
I lived with masai for 5 years and I can confirm to you that they are loving and welcoming people with rich culture .......
@xiddigbeershiya3065
@xiddigbeershiya3065 3 жыл бұрын
wll subscribe iisaar Adoo raaliya
@mariaalasow3630
@mariaalasow3630 3 жыл бұрын
Thank you so much maliinteyda samesay wxa ku rajeyna inta ku dhiman inu alle kula garab galo ad safaro badan gashid inshallah !❤🥀
@libanrussia8035
@libanrussia8035 3 жыл бұрын
Waaxaad u soo gudbisay sida youtuber-ada ka hadla culture ka sidoo kale video directing-ka uu ku bilaabanayo aad ayuu ii soo jiitay
@hamdiabdikarem8940
@hamdiabdikarem8940 3 жыл бұрын
Geenyada Madoow dhab ahaanti muuqalada Safarada xiiso gooni ah ayy leyhiin👋👋👋👋
@Ahmed40662
@Ahmed40662 Жыл бұрын
waw these massai tribe they seem simple plain hospitible people as usually the rest of africans enjoyed watching this clip thanks geenyada madow and the rest of the team ..
@aminacabdlhi9910
@aminacabdlhi9910 3 жыл бұрын
Dad kaan waxa ladaha maasai wa qomiyad wxey lahan jireen Nairobi 1921 xiligi gumesiga Kenya cadanka aya kaqateen dulkodha ilahada Nairobi wa 50 50 wxey kadaxeysa ciidwalba African Americans Somali aofkasta
@mohaabdi4721
@mohaabdi4721 3 жыл бұрын
Geenyada madoobeey inadero ilaahay tufaaxyuu kuugu manaystay machallah
@adelomarhussein8072
@adelomarhussein8072 2 жыл бұрын
masha allah aad ayan ugu farxay markad arkay inaad xasuusatay in markii xolaha la qalayo laga hor marinayo qalinkooda "BISMILLAH". masha allah waxa tahy gabar aad u wngsan .
@sumayanur7139
@sumayanur7139 3 жыл бұрын
That’s our beautiful girl Manshallh love you genyadeena
@Geenyada
@Geenyada 3 жыл бұрын
Thank u queen 👑
@sukhra3585
@sukhra3585 3 жыл бұрын
@@Geenyada u bandhig diinta islaamika adoo mahadsan waajibkaaga gudo hadii ay diidaan wax dhib ah kuma lihid
@muqdishogirl9244
@muqdishogirl9244 3 жыл бұрын
Geenya dhaqamada somalida ayeye aheed inaad soo dhameytirto koow oo aad tan africa ku xijiso horey u soco to somali culture
@ilyasadhan3914
@ilyasadhan3914 Жыл бұрын
Absolutely amazing ❤
@mohamedmj1568
@mohamedmj1568 3 жыл бұрын
Geenyo thank u so much sidsa nogu dadaashay wan kaga mahad celin waxa fican aad qabatay
@shamsoaden3815
@shamsoaden3815 3 жыл бұрын
Absolutely stunning people x
@ismail.5g644
@ismail.5g644 3 жыл бұрын
Masha Allah ❤️Waan Ka Helay Muqalkan Kal Iyo Laab 👇Walaal Geenyo Keep Going 👍
@zamzamxashi9244
@zamzamxashi9244 3 жыл бұрын
Geeyada rer kan arma mar hore ka dhuntay waba u ekatay marka dharkoda iyo dhaqan koda xiratay qali masha allah qofka wanagsan idna ma fahmi wayo nolow
@faaraxgeeljire3164
@faaraxgeeljire3164 3 жыл бұрын
Love this type of vlogs!!
@aliyahussein7912
@aliyahussein7912 3 жыл бұрын
Masai is the only culture in kenya wea everybody admire it .... We resemble their culture with ours (Somalia) .... All the best abayo genyada madow❤️❤️
@corneliusmusau
@corneliusmusau 3 жыл бұрын
Beautiful,A great initiative of exploring our culture's
@saadiqyare9858
@saadiqyare9858 3 жыл бұрын
Can you translate all your up coming videos by english subtitale like this video? 😍
@bashiirnur
@bashiirnur 3 жыл бұрын
No Somali somali
@burhansamatar7983
@burhansamatar7983 2 жыл бұрын
Geenyo, you are by far the best Somali youtuber ever watched/followed, i love the contents of your Vlogs, always entertaining and insightful. ❤❤
@qadrocbdulahi7442
@qadrocbdulahi7442 3 жыл бұрын
Masha alaah qof qaliyah weye dhiragaliya ilk shir iyo komanti sibisgarab
@rahmaeme6494
@rahmaeme6494 3 жыл бұрын
wa rajynaa like you inaa meelo badan tago waa jeclahy safarda iyo dadka dhaqmadooda inaa so arko
@rayon1834
@rayon1834 3 жыл бұрын
Wow this is amazing 🔥🔥 as a maasai I love it .
@abdullahiabdi8485
@abdullahiabdi8485 3 жыл бұрын
Wow that was awesome geenyada
@abdisamadmohamed7448
@abdisamadmohamed7448 3 жыл бұрын
This is hilarious genyadamadow you are really a good to go mnshallah sister keep the light burning forever.wow
@leworlsabi3991
@leworlsabi3991 2 жыл бұрын
Thank you for highlights on my culture, keep it up your are a beautiful soul
@hoddy1368
@hoddy1368 3 жыл бұрын
They jumped like the old Somali people I mean people still do it today and they are beautiful people
@xiddigbeershiya3065
@xiddigbeershiya3065 3 жыл бұрын
wll iisaar subscribe Iyo like Adoo raaliya
@hanadeen
@hanadeen 3 жыл бұрын
kzbin.info/www/bejne/iaXbeYyAf8aGepY The old Somalia did not jump around..they seat
@abdallemohamed6448
@abdallemohamed6448 3 жыл бұрын
Geenyada madow wlhi wad aalamentaysay caadi ma ahn wan ka heley prank intay naga daayan may waxan oo kle noso duuban horey u soco ducadena kuma socote masha allh we love you geenyo
@anwarabdullahi5912
@anwarabdullahi5912 3 жыл бұрын
The first KZbinr I supported🥰🥰
@abukarhaybe2015
@abukarhaybe2015 3 жыл бұрын
caadi maaha masai da waan isku yara eknahay waa run qofkii kenya tagaa garanaayo
@mahdimohamed9111
@mahdimohamed9111 3 жыл бұрын
Libiska Massia marka aad xeraty Wad u ekaaty Really Waan ku Tagera abyo Horay u sococo
@husseimkazein708
@husseimkazein708 3 жыл бұрын
Hore uso wll mr walba wn ku taageersnhy 🙏
@djabraham4757
@djabraham4757 3 жыл бұрын
Horey uu soco sister
@64yearsago59
@64yearsago59 3 жыл бұрын
geenyo naagta ugu sii jeed shidan KZbinrs ka😂😂😂😂😂😂😂
@haboonmowliid7169
@haboonmowliid7169 3 жыл бұрын
Maaaaaaasha Allah caadi mahan xabbti Allah ku barakeyo
@sadyadey782
@sadyadey782 Жыл бұрын
Tani waa hodan naleye oo kale waaye 🤔May Allah grant her Jannah Al firdows 🤲🏾
@nuuramohammed4783
@nuuramohammed4783 3 жыл бұрын
Masha Allah hno waxa jira Magalo ragu galin dumar un aya ku nool i think Kenya inay ku talo sido kale wadana Malaysia, Indonesia, India, jaban hadad vlog ya kaso dubtiit waa masha allah tagero badan ayad heli anaga wan ka fa idieyna 5 million subscribers wan ku gadhsineyna iyo inka badan love you wallahi❤❤❤❤
@Youngkeynan
@Youngkeynan 3 жыл бұрын
Genyada madow waa gabada kalex ee record cusub kuxidh somali weyn Wlh within three months imagine she passed the whole world
@hassansharkmarke4611
@hassansharkmarke4611 3 жыл бұрын
Masha Allah so great, so Beautiful ,GM Team inaba caadi ma aha 🙏🙏🙏
@amranmaygaag
@amranmaygaag 3 жыл бұрын
Maasha alaah geenyada aadban u jeclahay alaha jeclaado ee horay u soco abaato
@abdul-wadud6314
@abdul-wadud6314 3 жыл бұрын
Genayada qurux mashallah 🤩😍😍video quality gaa waa boqolkiba boqol❤️❤️bartaas kawad wll mcn😍
@Hariirshow1
@Hariirshow1 3 жыл бұрын
I been waiting for this
@Inna_mohamet
@Inna_mohamet 3 жыл бұрын
Istafurulah wlhi wan qoslAy 😍😍😍😍😍😍❤❤❤
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 Жыл бұрын
I want visit Don and his family Wallahi They so Nice and warm hearted people ❤
@SEEAFRIKA
@SEEAFRIKA Жыл бұрын
Beauty culture you’ve experienced I really appreciate you sharing
@sacdiaabdullahi7439
@sacdiaabdullahi7439 3 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣ala beerka wlhi waa fuuray geenyada madaw cimaamadeeda cidna mahaysan karto masha Allah
@firduusahmed2060
@firduusahmed2060 3 жыл бұрын
Doon saakadi geenyada inuu gacanta ku haayo inta ila aragtay like dhac igu siiya
@saynabjibriil417
@saynabjibriil417 3 жыл бұрын
TANZANIA TAG geenyo plz
@miimilovechannel5998
@miimilovechannel5998 3 жыл бұрын
Masha allah geenyada madow allah ku barakeeyo keep going
@ayuubgocos1062
@ayuubgocos1062 3 жыл бұрын
Wlasheen geenya waan ku jeclanahay wll qaaliya horey u soco
@sadaqbashir3984
@sadaqbashir3984 3 жыл бұрын
Love u ❤️ Geenyada👊🤩
@hamdaabdule71
@hamdaabdule71 3 жыл бұрын
masha allah wan isku dhaqan dhawnahay madama ey ku so dheweyen e neef ku qalen 🥰 queux wan ka helay runte horay u soco abayo
@ugaasomohamed2266
@ugaasomohamed2266 3 жыл бұрын
😍😍😍😍😍😍 i salute you walaahi gacanaa kuutaagay lugna waa kuugu daray. Mashallah well done sis and keep going.
@zackomar3822
@zackomar3822 3 жыл бұрын
Geenyada madow waa youtuberada amaba youtuber ka ugu fcn
@amiirchachaa0555
@amiirchachaa0555 3 жыл бұрын
Sxpey gabar creative ah baa tahay Keep going The only girl that i like most in this youtube
@khadijasamater7211
@khadijasamater7211 3 жыл бұрын
Thanks Walashey Gaanyo for sharing with us this beautiful vedio really I like keeping going Abaayo👍 In my opinion it's nice to learn more different cultures❤ but always remember your culture is your gold keep it up ❤
@Mahadyare22
@Mahadyare22 3 жыл бұрын
Masha alaah genyada madoow you gote talent wali maan arag youtuper adoo kala hada kahorna waxan arkay adoo barashuut kusodagaayo well done
@malyuundhoore487
@malyuundhoore487 2 жыл бұрын
Masha allah geenyo oo kale waa u baahanahay Walahi noo soo gudbi Abaayo. Waa ka helaa 😍😍👍
@shafiemohamed
@shafiemohamed 3 жыл бұрын
another level wlhi geenyada waa tagtay
@asmoadam5915
@asmoadam5915 3 жыл бұрын
😂😂😂geenjo abayo ariga ana ugu hormarey oo mundi mariyey ma dhahday meel ari lagu qalaya sheegte doro meel lagu qalayo xita ma joogi kari 😂😂😂😂😂
@dhamme0
@dhamme0 3 жыл бұрын
🤣🤣🤣
@nimofadal7117
@nimofadal7117 3 жыл бұрын
Mashlaaah geenyo The beat one youtber i like it keep going geenyo
@amlaabdiazizyuusufamlaabdi5566
@amlaabdiazizyuusufamlaabdi5566 3 жыл бұрын
Mashalah fb ku arkey geenyada madow vidoega iyo dadka la socda wan heley chanalkeeda soo booqdey mashalah waa gabar an isla weynen dadka xushmeysa horey usoco sis🥰🥰
@qadancabdillaahi5503
@qadancabdillaahi5503 3 жыл бұрын
masha ALLAH wilashayaadu xuuquux ilaahoow cawaan haaga dhiigiin
Somali FEMALE Youtuber SKYDIVES 🪂
21:09
Geenyada
Рет қаралды 278 М.
Мы сделали гигантские сухарики!  #большаяеда
00:44
❌Разве такое возможно? #story
01:00
Кэри Найс
Рет қаралды 6 МЛН
Чёрная ДЫРА 🕳️ | WICSUR #shorts
00:49
Бискас
Рет қаралды 7 МЛН
Dil Ama Dooro - Aniga iyo Fowzi Igu Sharaf - Qosolka Aduunka
12:24
Visiting the Divorced Women's Market in Mauritania 🇲🇷
9:40
Joe HaTTab
Рет қаралды 20 МЛН
INSIDE THE $400,000 HOUSE IN BWEBAJJA KAMPALA UGANDA 🇺🇬.
9:14
VERA PROPERTIES UG
Рет қаралды 1,3 М.
Life Advice from a 103 Year Old You Didn't Know You Needed
11:03
Zooming in on SOMALIA | Geography of Somalia with Google Earth
12:59
Travel and Geography
Рет қаралды 392 М.
Baba Ghor: The untold story of Afro-Indians
5:27
FairPlanet TV
Рет қаралды 290 М.
Мы сделали гигантские сухарики!  #большаяеда
00:44