Masha Allah waa magalada an ku dhashey Allah nabad ka dhiigo waxan u jeeda dad badan oo ah rer marko cumar bakele maxamed shaciya dad an so koobi kari ayn halka ugu jeeda iyo ciyalka xafada
@sumayosiman50174 жыл бұрын
😭😭😭 wan u xiisay marko cadey allow ano ku noqon ha idilin ,dhiigen iyo dhuuxena hal waye
@Commentkudhigle-s1g4 жыл бұрын
Anigabo aad ayan ugu xiisay qaasatan xaafada bayturaas. Illahow ano kunoqonin ha idilin
@Commentkudhigle-s1g4 жыл бұрын
Adi reer awbaale iteeee
@sumayosiman50173 жыл бұрын
@@Commentkudhigle-s1g reeer ceeelvashirow
@Commentkudhigle-s1g3 жыл бұрын
@@sumayosiman5017 kwrn marko.ma jogtaaa weli mrko
@daauudfiin64062 жыл бұрын
FROM SOMALILAND HARGEYSA MARKA CADEEY MINANOW CISMAN MAGAALO XASUUS LAMA ILAAWAAN AH IGU LEH marka cadey waxaan ka tagay 1983 waxaan ka bilabay dusigii hoose wakhtigaa wax dhibi ma jirin wadan nabada somali is jecel bashal iyo raaxo lagu jiro ahaa waxaan xoog u xasuustaa oo aanan iloobi karin saxibadaydii aan isjeclayen awees iyo daahir iisha iyo ayaan jeclaan lahaye haday nool yihiin inaan is aragno khamiis kasta waxaan isu raaci jirnay meelo badan beeraa shalaanbood ceel axmed golweyn lixmoore iyo xeebta sabuusi mararr badan waxaan ciyaari jirnay habeenkii marka ay cadada tahay dayaxu iftiin badan yahay ciyaar macaan oo wiilasha iyo gabdhuu ciyaraan waxay ku heesi jireen sabuul galay nin kusiiyaa la siyaa iyagoo yanbada si cajiiba isugu garacaya hhhhhh waxaan wax ka cuni jirnay baar ayaan sabusaa kacac bajiye doorshe cunto aad u macaan markacadeey barigaa waxaa degi jiray biyamaal dad caraba iyo shekhaal sidaan ka maqli jiray saxaiibaday xeebta sabuusi cidlo ayay ahayd barigaa waxa degenaa nin biyo maala oo kalumaysto ah magacana isagaa loogu bixiyay jimcayasha cadaanka xamar iyo marka jooga ayaa iman jiray ilaa 50 babuur wata oo dalxisa ku dabalanaya xeebta sabuusi lixmoore ashuumada biyaa lagu saemeyn jiray marka cadeey waa magaalo tariikhi ah ilahay barwaaqo iyo nabad uga baryayaa waan jecel ahay walahay reer karka GUUUUL