really heesta xasuus gaare ileedahy waxan dhagaysanaya 13 may 2023 habeen anigo imtixaan school diyarinaya hada iga dabeyso love isaar😊
@fartunali6813 Жыл бұрын
Exmka diyaari iimbaay
@WalaalComando Жыл бұрын
Ma Baastay Walaasha 😂
@YasminJamaal-up3qj4 ай бұрын
2024 imtixan😩💔😂
@HudaCabdirxmaan4 ай бұрын
❤❤❤❤
@CumareeyFfgaye3 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤😊
@khayrnaasir77592 жыл бұрын
Waa markii 5aad ee an ku ceshado heeska Waxay iisoo jeedinaysaa qof aad iijecel oo aan ka sii jeeday runtii heestan heeso waa dhaaftay😥❤
@ABDIRISAQAllibadej5 ай бұрын
Waxan halkan ka salaya jacaykayga adka an u jeclahay farxiya deqa❤ mcn inolow waliga ha murugon Wakhti an adkugu bahamahy ayad garabkayga ahayd dhibto iso wajihi lahayd ayad dayr iga noqotay nacabkayga ayad iga dayrtay asagay ayad i garsisay abal wan ku haya mcn sharaf igu nolow inta duni jirto ❤ Dharar io haben dhayaha kugu dhafree so dhumo dhelmee dhakhso igu imow i love you so much 💖 ppe
@edada1436 Жыл бұрын
Dhuuxa iyo lafaha iyo dhiigega dhamman dhuwooy adaa ku dhuumataye ma ii dhaami kartaye ❤😥 best song reer hamari ❤
@abdullahisalat64082 жыл бұрын
Waxaa daremi karo qof oo jaceyl haayo😭😭😭✌️
@cabixamid25842 жыл бұрын
Woow Kal Iyo Laab 13/8/2022 Aug ❤❤❤ Qofka Iga DAmbeeya Like 👍 dhac kusii🥰🥰
Anigu waan dhagaysta heesa jeceylka wana fahma 💕balse wiilka aan isjecelnahy ma fahmo 😂markan udiro ayuu dhaha ii micnee balse aniguna heesta dhan uma fasiri karo ❤️ mcn Inshallh maalin uun baad baran doonta wana ku bari doona 🙏🏻we are from Ethiopia 🇪🇹🇪🇹❤️i love somian music 🎶 .siin jaaladha damma ko💕💕❤️❤️
@hi-kj3ho2 жыл бұрын
😳😳😳wilka ad jeceshahy yas no ahay adaba wil ehe
@Hawwi_Hassan2 жыл бұрын
@@hi-kj3ho wiilka ii sarani waa wllky 😂😂😂 waa ilma yare ma arkysid
@hi-kj3ho2 жыл бұрын
@@Hawwi_Hassan mahad magac gawar miyaa🤣
@Hawwi_Hassan2 жыл бұрын
@@hi-kj3ho maya waa magac wiil ee maxa ka qaldan sokuma dhihin waa wllky 😏
Dhawaqaa ima dhaawacayee dhididkaa waa ii dheeyman luul dhaxyarey dhalaal badneeey adi Maa kuugu dheeli karaaaa Dhulku makuu quuriyee dhaxantaa Kula dhacaaa