HEES CUSUB JACEYL XANUUN AH+ RUN IYO BEENI KALA WACAN ADDUUN LAYSMA RAACSHEE WITH LYRICS 2021

  Рет қаралды 183,509

Fu'aad Qorane

Fu'aad Qorane

Күн бұрын

HEES CUSUB JACEYL RUN IYO BEENI KALA WACAN ADDUUN LAYSMA RAACSHEE WITH LYRICS 2021

Пікірлер: 161
@mustaphe301
@mustaphe301 Жыл бұрын
Raaliyo ninkan Qabin😢 Wuu raran gubyooda😢😢 24/07/2023 Xasus 😢😢 Hadad Commentigan aqrineyso wll like ha ila dhafin
@SumayoCabdi-m1h
@SumayoCabdi-m1h Жыл бұрын
Haye wlle❤
@AmiikoAmiiko
@AmiikoAmiiko 4 ай бұрын
2024 yaa iladaawanaya😂
@ayansulleiman-kl5nn
@ayansulleiman-kl5nn 4 ай бұрын
Aniga 😂
@LakiMohamoud-jx9xc
@LakiMohamoud-jx9xc 4 ай бұрын
Aniga😂😢​@@ayansulleiman-kl5nn
@istahilMustafe117
@istahilMustafe117 4 ай бұрын
Aniganah
@user-yx1rf8bm7n
@user-yx1rf8bm7n 4 ай бұрын
Anigah😢😂
@LakiMohamoud-jx9xc
@LakiMohamoud-jx9xc 4 ай бұрын
Aniga💕😭🏃‍♂️
@umusafwan
@umusafwan 2 ай бұрын
Yah hestan tiktok ka so racay somalia jclka waxba kam taqano max lo dhaha dadka dhan comment's kawad cala calayan❤🎉
@jamilamaxamed937
@jamilamaxamed937 4 ай бұрын
6/5/2024 allow mustaqbal qurux badan ayaa ku weydisanaa oo soj baari ah ana aan raaliyo noqdo is dhowrano marna is dhawaceyn 🤲🤲🤲🤲😢😢😢🫀🌹🔐👸
@fadumomacalin7092
@fadumomacalin7092 4 ай бұрын
14 hr iga sohoreysye Alle hano dooro mustaqbal wngsan abayo
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari Жыл бұрын
Run iyo beeni kala wacan Ra'yina waa halkiisee Raaliyo ninkaan qabin Wuu raran gubyoodaa Ruux Laba boglaha Haday raacdo niyaduna Raaxo kuma nagaadoo Rafaad baa u dambeeyee Rugtii aad u guutay Haday rays qabow tahay Ka dur duuro raaxada Kaa Raali baan ahee Ka dur duuro raaxada Ana raali baan ahee Rajadii aan kuu qabay IYo rubad go'aagii Ruuneey habeen hore Inta Layga raraybaa Raadkiina iga Lumay Raasamaal aduunyiyo Hadaad raacday xiisaha Rixin goys inaad tahay Inanyahay ra'yiga geli Hana soo rogaal celi Rayn rayn ku noolow Dumar waa ridiyo waran Ragga Loogu daw galay Waa Lagama raystaan Waana Lagama reeyaan Naf jacayl ku raagana Rafna kuma hawaystoo Raaxo kuma nagaatoo Rafaad baa u dambeeyee Dumar waa ridiyo waran Ragga Loogu daw galay Waa Lagama raystaan Waana Lagama reeyaan Naf jacayl ku raagana Rafba kuma hawaystoo Raaxo kuma nagaatoo Rafaad baa u dambeeyee Aduun Laysma raacshee Haday run kusoo ridi Haku saarto Reeryada Ana kaama rogayee Sidii Roon RABBAA oge Dad u raar goowgee Ruuneey Ra'yiga geli Ana waan ka raystee Ruuxaaga iga Celi Raasamaal aduunyiyo Hadaad raacday xiisaha Rixin goys inaad tahay Inanyahay ra'yiga geli Hana soo rogaal celin Rayn rayn ku noolow *Waa mid ka mid ah heesaha ugu mcn❤️*
@cabdifitah8712
@cabdifitah8712 Жыл бұрын
A
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari Жыл бұрын
@@cabdifitah8712 🙏
@mhm1132
@mhm1132 4 ай бұрын
Dumar waa ridiyo waran Ragga loogu daw galay Waa lagama raystaan Waana lagama reeyaan 🎉❤❤🎉
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 4 ай бұрын
@@mhm1132 Aad iyo aad
@dhiibsanetvshow
@dhiibsanetvshow 2 ай бұрын
Any one 2024 Ma raadino heesi hii hore oo kaliya sido kale waxaan raadina xasuuso😊
@mohamedfuture6903
@mohamedfuture6903 10 ай бұрын
Raaliyo ninkaan qabin wuu raran gobyodaa 😢😢😢25-10-2023 rabiyow raaliyo isii adaa doorashada hayee ,😢😢😢 rabiyow ibaal mari mid aan thanksta aqoonin ,
@user-rd1gy3fi1v
@user-rd1gy3fi1v 4 ай бұрын
Wad helysa insha alh wll❤
@umaymocabdi8748
@umaymocabdi8748 28 күн бұрын
Run iyo beeni kala wacan 2024 ya ila dawanaya😢
@subeersaadiq8330
@subeersaadiq8330 3 жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭 ana waaan karaystayee ruuxdaada iga celi😭😭
@ckanihassan4410
@ckanihassan4410 2 жыл бұрын
Heestan micnaheeda qof soo maray ayaa fahmi karaaya😪
@FartuunCabdicali-co7ne
@FartuunCabdicali-co7ne 4 ай бұрын
Rasamaal aduunyiyo Hadaad raacday xiisaha Rixin gooys inaa tahay Inan yahow rayiga gali Hana soo rogaal celin Rayn rayn ku noolow 😢🙏
@justnow7263
@justnow7263 2 жыл бұрын
Wow. Great song 🎵 👍
@hanisuleiman5254
@hanisuleiman5254 3 жыл бұрын
wow beautiful lyrics+song i love it
@ahmethofficial1453
@ahmethofficial1453 Жыл бұрын
2013 markii igu horeysay een maqlo waxay ahyd anoo safar ah walipa ethopia still this my favourite song🪙❤️🫡🐐
@NashatSaleeban
@NashatSaleeban 3 ай бұрын
Alle calaf khayr qaba ayaan wadiozad
@abdiwadud4268
@abdiwadud4268 Жыл бұрын
Wax kalle 2023 ya ila dawni haya
@faadumomaxamud1764
@faadumomaxamud1764 Жыл бұрын
Stil 😢wali dhageysanayah
@maryanbashiirxirsi-jw8ov
@maryanbashiirxirsi-jw8ov Жыл бұрын
Aniga
@zamzamibrahim6977
@zamzamibrahim6977 9 ай бұрын
Aniga😢....but I'm not broken waan iskajecle
@GhGh-xp5lc
@GhGh-xp5lc Ай бұрын
Warunta
@hindaabdillahi3568
@hindaabdillahi3568 3 жыл бұрын
codka musiga iyo erayadu makal dhacaan
@tafsiirkaquranka2104
@tafsiirkaquranka2104 9 ай бұрын
S:2018-may to end 2023-may Nolshaydi iyo hadafkayge waxa uu ku burburan hanti adun iyo wax anan sii wari donin Waliba Oo mark wax wlaab diyar u la ahaaa qorsheyay guurkene Plse xananuka an daremay wax uu ii garisayya heer an cafimakda u nusqaamo Oo an la noolaado cudurka loo yaqaaan sonkorta Wax wlaba wn ku samaray wan ku qncay 😮 alx 😊😊
@SimraanQurux-mq5mz
@SimraanQurux-mq5mz 8 ай бұрын
soryyy
@SehaamAbdiwali-ts6dq
@SehaamAbdiwali-ts6dq 2 ай бұрын
Wllo waxwalbo wa qadar cashir un ka qaado 😢 blse xnunka ku haayo wa danbi dhaaf ilahey wu ku jecelyhy wllhi qofkasto xnunsan walo danbi dhafa si usan danbi badan aaqiro ula aadin ❤cafimad warta ku rijeyna
@ZumayaAhmed-lm9lg
@ZumayaAhmed-lm9lg 4 ай бұрын
3 /may / 2024. 2:25 pm fav song🥺
@user-ko7fh1js6d
@user-ko7fh1js6d 4 ай бұрын
5ma /2024 6:00 pm for song
@Englishmadefunn
@Englishmadefunn 4 ай бұрын
9/may/2024. 2:33 pm khamis
@Dilagi-qarsona_noloshimadobayd
@Dilagi-qarsona_noloshimadobayd 9 ай бұрын
26/11/2023 waa markii igu horaysay oon dhagaysto 20:46:54 habeen waxan kala tagnay ex 26/11/2023 tame 13:14:34 minit malin axada xusuus💔😭🚫💘🫵✋️✋️😭
@nasrobbe9593
@nasrobbe9593 9 ай бұрын
sem 😢wlhi ani xada hade lee ikuhoreyso oandhageysto ayado dhameystiran 😢 sacadu tahay 12:6 òo haben nimo 😢 😢
@AbdirisaaaqaxmedcismanAxmed
@AbdirisaaaqaxmedcismanAxmed Ай бұрын
2025 ya ila dagysanyh😂
@canabquen380
@canabquen380 Ай бұрын
Ani😂😂😂
@bashirabdullahi2763
@bashirabdullahi2763 Ай бұрын
2030 kwrn 😅😅
@mahizey22
@mahizey22 Ай бұрын
Lamaba gaarine scml😂
@themtt7853
@themtt7853 18 күн бұрын
Ani 2050
@craxmaanKayse-dt1zt
@craxmaanKayse-dt1zt 3 күн бұрын
Aniga✋️
@allweather7847
@allweather7847 3 ай бұрын
The trending song today 🎉
@UgpaadMohammadHassan-zy2xi
@UgpaadMohammadHassan-zy2xi 4 ай бұрын
Rugtii aad ugurtey Haday raas dahay Ku durduro raxada Ka raalipan ahay😢 5/may/2024
@BahjaMohamed-hh3eb
@BahjaMohamed-hh3eb 4 ай бұрын
Same😔😞💋
@muuseismaciil3012
@muuseismaciil3012 9 ай бұрын
Waxan is baranay 16 /8 / 2023 😥💔. Waxanu ka latagnay 16 / 12 / 2023 😥💔 iyadaa khaladga lahayd ilahay waxan ka baryayaa inu qalbiga iga jaro 😢💔💔🙏🙏😓😓
@isaxaqaxmed-ue2zq
@isaxaqaxmed-ue2zq 6 ай бұрын
9:12:2023 sadex sano ku dhawaad balano ah ban waayey🥺 allow badal khayr qaba iyo mid raaliyo ah☝️ ka dur duuro raaxada Kaa raali baan ahay ana raali baan ahay wuu gobanimo heesay🤏
@RuqiyaHassan-qe6ke
@RuqiyaHassan-qe6ke 5 ай бұрын
Sorry 😢
@umaymocabdi8748
@umaymocabdi8748 26 күн бұрын
Sorry wll😢
@AsmaSuliman-i9f
@AsmaSuliman-i9f Ай бұрын
Waxan dhagysan jiray 2/9/2029😢❤😂
@muxiyoqaasin8939
@muxiyoqaasin8939 22 күн бұрын
Waxaan dhagaysanjiray 2017❤❤❤❤😊
@Nasrin-so7wu
@Nasrin-so7wu 4 ай бұрын
Jaceyl xanuub badan ayaa igu dhacey ma aqaan si an uilopo wxa daremaa xanuun ❤❤❤
@user-um6vx4fn1f
@user-um6vx4fn1f 4 ай бұрын
2024 5/7/😭😩😎9 sano ayan is jecelanahay hada 3sano xaas ahay hada ila hada jacaylkygu mu guulaysan 😢laba qarardodaban ku kala nolonahay wan is jecel ahay wana nin naxariis badan lkn noloshayda wax k baqa inay fogidu burburiso jacaylku waa xanuun sidii roon rabba ogee ilahay kuso dhaweee 🤲🏻😭😭😭😭
@cabdiqanikaka3101
@cabdiqanikaka3101 6 күн бұрын
Ku durduro raaxada ana raali baan ahay
@gabarbarichannel9804
@gabarbarichannel9804 3 ай бұрын
16.5.2024 /19:35 😢
@ismailkhalif3100
@ismailkhalif3100 3 ай бұрын
24/5/2024😢😢😢
@aniza5777
@aniza5777 10 ай бұрын
18/10/2023 xanuun jaceyl😢
@susanbashir6184
@susanbashir6184 2 жыл бұрын
HeeSTaah🤕💔
@xamsetalosame5846
@xamsetalosame5846 Жыл бұрын
6
@MusailayareYare-sn3fz
@MusailayareYare-sn3fz Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@MohamedCaaqilka
@MohamedCaaqilka 9 күн бұрын
Raaliyo ninkàn cabin wuu raran gubyooda Hargeisa 2/09/2024 Cabdi rashiid jamac x.muse bulale Iyo Maxamed axmed jamac bulale Oo jooga isgoysa xero awr xasuus dheer ayay noo thy
@duniodunio.ismail
@duniodunio.ismail 4 ай бұрын
Heestan fanaankeeda ii sheega wn iska jeclhye 🙏🙏🙏🙏
@royalfamily141
@royalfamily141 Жыл бұрын
Yaa ila daawanaya just . 2022/
@farduusshiikh6063
@farduusshiikh6063 Жыл бұрын
Run iyo beeni kala wacan 15 1 2023
@cabdulrahman4575
@cabdulrahman4575 28 күн бұрын
@Dhifo47
@Dhifo47 2 ай бұрын
2024 Bishi jun 22 🎉
@user-ho8lz8ky1i
@user-ho8lz8ky1i 9 ай бұрын
27/11/2023 From Somalilan From Cerigabo Fonny Songs 😢😢😢😢😢 Ka Durduri Raxada Ana.raliban.what 😢😢😢😢😢😢
@maxamedlaaskaawi
@maxamedlaaskaawi 4 ай бұрын
Alla qalbiga mxaa ka xun adoo qof jeclaaday ay qoftiina kugu daadiso oo ay ku nacdo wlhy waa xnuun gabadhaan jeclaaday siday ii nacday wlhy gabdhihii oo dhan ayaan goaan ka qaatay inan mar dambe wax jeclaanba 😢😢😢🥺🙏🙏
@Ahmed500
@Ahmed500 3 ай бұрын
Orod shaqayso adeer, gabadh nin shaqaystay rabta kamana tagaan ninkas ee
@maxamedlaaskaawi
@maxamedlaaskaawi 3 ай бұрын
@@Ahmed500 ok sxip
@faadumobashiir664
@faadumobashiir664 4 ай бұрын
4/5/2024ban dhagaysanayaa 😢
@Nabaad-podcast
@Nabaad-podcast 4 ай бұрын
Sido kale😢
@AsmaSuliman-i9f
@AsmaSuliman-i9f Ай бұрын
Yaa ila dhagystay 2027😢😂
@nuuramuhamed7982
@nuuramuhamed7982 4 ай бұрын
2024 reer tiktok ayaa dib noo jeclaysiiyay heestan😂
@Englishmadefunn
@Englishmadefunn 4 ай бұрын
Haa😂
@user-gd3cv7il9z
@user-gd3cv7il9z 4 ай бұрын
Haa😂
@MunaSuuban-cl9ud
@MunaSuuban-cl9ud Жыл бұрын
Waxan raba inaad icaawisan waxan Jacayl Aan Qarinkariwaayay Uqaaday Wiilka La dhaho Nuur Carale Ee inaad Na kulmisan igu caawiya wllo 😢😭
@ubahali8045
@ubahali8045 4 ай бұрын
Abayo ani kula kulan sine iso qabo
@MogeabassBakar
@MogeabassBakar 10 ай бұрын
It's was 2022 April around 10:00pm and I was In such mood I do remember allot but alxm all the way ends success....
@MaryamAli-xz5qv
@MaryamAli-xz5qv 4 ай бұрын
2024😢
@caadildaud-ns4id
@caadildaud-ns4id 4 ай бұрын
😳😳
@najmonuur1604
@najmonuur1604 3 жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭
@Amrii7672
@Amrii7672 4 ай бұрын
Rugtii aad ugoortey hadey raas qabowdhy😢💔ka durduro raaxada kaa raliban ahee😢
@AbdiRashiid-rx1in
@AbdiRashiid-rx1in 8 ай бұрын
Raaxo kuma nagaatee❤❤❤
@RashiidMohamed-do5vm
@RashiidMohamed-do5vm 3 ай бұрын
28.05.24 Raaliyo ninkaan qabin wuu raran gubyoodaa 💯
@user-vp2sj4lr4b
@user-vp2sj4lr4b 5 ай бұрын
Hestana wada dhagesan jirnay🙂❤️waa uxiisa wllh balse waa kala tagnay 3sano is naqqnay😢
@user-px1hb8su9e
@user-px1hb8su9e 4 ай бұрын
Waxuu I moday in doqon ahya😢waxuu I moday inan dareen lehan oo anan cida kale yelani karna xariir jeceyl 😭lkn asgi igu ween mar walpi aan ilapina walian wan u xisey wlhi😢ma awoodo inan la xariiro inan u duceyo moye 😊waxaan allah ka baryaya inu calafagu meel wangsn ka dhigo 😭💔allah farxadad mida warto ha dhiga🤲😢ani hooyo wangsn uma noqni karo ilmahaga mustaqablka 😢sida iga amiinsntahy io saan ahya kolye allah oga rapi no jado lawadanpa 😭💔
@duniodunio.ismail
@duniodunio.ismail 4 ай бұрын
Sorry 😞
@jiilkacusubarooryo4474
@jiilkacusubarooryo4474 Жыл бұрын
Wuu raran gubyoodaaaaa 11le ka wareeso
@user-pg7pj9em5w
@user-pg7pj9em5w 8 ай бұрын
ALL HEESTEYDII❤❤❤❤
@ipnumattan
@ipnumattan 4 ай бұрын
Rugtii aad ugurtay haday raas qabowdahay ku durduuro Raxada ana raali ban ahaY 💔 2022😖
@kaabanuura6974
@kaabanuura6974 Жыл бұрын
01.01.2023 🥺✅
@MiskimohamedYusuf
@MiskimohamedYusuf 3 ай бұрын
15/5/2024❤
@kaabanuura6974
@kaabanuura6974 3 ай бұрын
😢😢
@user-to2dr1si5h
@user-to2dr1si5h 4 ай бұрын
karaliban ahy😢😢
@calimaxamed491
@calimaxamed491 2 жыл бұрын
ana waan ka rasaystee ruuxdaada iga celi😝 fuck love💔
@user-kw6oy2nv2b
@user-kw6oy2nv2b 9 ай бұрын
Ka durduro raxdaa😢
@munoupdi4276
@munoupdi4276 4 ай бұрын
rixin goys ina tahay inayahow rayiga gali hana so rogal celin ray rayn ku nolow 4/5/2024💔🥹
@muxiyoqaasin8939
@muxiyoqaasin8939 22 күн бұрын
Was lasawaa😂😂😂😂
@Maxameddashir
@Maxameddashir 3 ай бұрын
Heesta 100❤😂 Erayada 100❤❤ Mousg 100🎉🎉 Codka 💯💯❤❤ Idhiten 100 _75❤
@Maxameddashir
@Maxameddashir 3 ай бұрын
2024 6 5
@SharifGarcadde-hm7wh
@SharifGarcadde-hm7wh 4 ай бұрын
Heeskan inba caadi ma ahan
@ApdifatahibraHassan-io3jz
@ApdifatahibraHassan-io3jz Жыл бұрын
Hate better than love👀
@Dj-Amiin_99
@Dj-Amiin_99 4 ай бұрын
Dumar Waa Ridiyo Waran Ragaa Logu Dawa Galay Waana Lagama Reystaan Waana Lagama Reeye 🤦‍♂️💔😪 6/5/2024
@user-yh9cm5ey9t
@user-yh9cm5ey9t 3 ай бұрын
19/5/2024😢💔🥺
@NimoCumar
@NimoCumar 4 ай бұрын
Intaan jecel waligood sameyn isoo raaca
@abdikani307
@abdikani307 4 ай бұрын
3/5/2024 Reyn reyn ku noolow 😢
@KhalidJawhar-b2v
@KhalidJawhar-b2v Ай бұрын
2024
@calic4249calicadowe
@calic4249calicadowe 2 ай бұрын
waxan.ogahay.dumarka.inee.jano.yohiin.😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@mom123gg5
@mom123gg5 Ай бұрын
😮😮😮😮
@hibaaqmaxamedcadeey1437
@hibaaqmaxamedcadeey1437 3 ай бұрын
😢
@Mahamadabdiali
@Mahamadabdiali Ай бұрын
27.7.2024💔💔💔😭😭😭
@Fath-umothahirr
@Fath-umothahirr 3 ай бұрын
28/9/2023🥺❤️
@AmsoMuuse
@AmsoMuuse Ай бұрын
Rasamaal aduunyiyo hadaad xiisaha🥹😭
@user-jf9rp7le7s
@user-jf9rp7le7s 4 ай бұрын
raxin goys ina tahay inayahow rayiga gali hana So rogal celin Ray rayn ku nolow 24/1/2022 😭😭😭😭😭😭😭
@QuenDagan
@QuenDagan 2 ай бұрын
19/06/2024😢
@user-wv8eq5mo8l
@user-wv8eq5mo8l 9 ай бұрын
Suday 11/26/2023 /11:36 xasuuz 😢💔
@drszimanmahamed8660
@drszimanmahamed8660 9 ай бұрын
28/11/2023😢still favourite song❤😩😥🤦😥
@mushtaaqmuxiyediin5538
@mushtaaqmuxiyediin5538 Жыл бұрын
8/1/2023 😥🥺😭😭
@ismacillapasta138
@ismacillapasta138 8 ай бұрын
Ha ooyin wll
@najlaaliahmed4077
@najlaaliahmed4077 4 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤​@@ismacillapasta138
@faadumocabdiqaadir1169
@faadumocabdiqaadir1169 3 ай бұрын
7,4,2022😭
@AmsoMuuse
@AmsoMuuse 2 ай бұрын
Rasamaal aduunyiyo hadaad xiisaha 😢
@AyuubKaarlo-p9t
@AyuubKaarlo-p9t 3 күн бұрын
2018 3:45
@anisodahir7015
@anisodahir7015 9 ай бұрын
21/11Tue\2023😭💔👈😭😭😭😭😭😭😭💔 galbnimo😭💔🚶‍♀️🚶‍♀️🚶‍♀️
@farhiaahmedmahamud4989
@farhiaahmedmahamud4989 2 ай бұрын
Rasamal adunyiyo hada racday xisaha😢
@najmocire5832
@najmocire5832 Жыл бұрын
2023 💔
@BedarMustafe-kn2zc
@BedarMustafe-kn2zc 4 ай бұрын
13/5/024 Habeen Isniina
@Osman-Asma
@Osman-Asma 9 ай бұрын
28/11/2023 waa xasuus 😢😢😢😢😢😢😢😢
@korneelayuub6100
@korneelayuub6100 3 ай бұрын
2024 my 16
@abdinajahahmed6373
@abdinajahahmed6373 3 ай бұрын
18 May 2024, Sabti, 3:09Pm.
@ManaarAbdullahi-sg9wq
@ManaarAbdullahi-sg9wq 4 ай бұрын
9/5/2024 hadaad raacday xiisaha💔🥲
@SaadaqQalcad
@SaadaqQalcad 4 ай бұрын
Kaley meel qabuuro ah miyaan soogaley 😂😂😂
@farhiyamahamad5492
@farhiyamahamad5492 3 ай бұрын
❤❤❤😢😢😢😢😢😢😢
@samsalat9155
@samsalat9155 4 ай бұрын
rajadii aan kuu qabay iyo rubad go'aagii Ruuney habeen hore Inta la iga raraybaa Raadkiina iga go'ay🙄
@SumiitaaCabdi-nt5mm
@SumiitaaCabdi-nt5mm 3 ай бұрын
23/5/2024😢😢💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔
@NashatSaleeban
@NashatSaleeban 3 ай бұрын
😥😥😥😥😥
@ismailkhalif3100
@ismailkhalif3100 3 ай бұрын
24/5/2023😢😢
@QasimHassan-nk2qd
@QasimHassan-nk2qd 4 ай бұрын
May _12/2024😢💔
DUMAR WAA RIDIYO WARAN ABDIRAHMAN ISTIINLE 2018 BEST SONG LYRICS
7:10
MAADIYO MAAWEELO
Рет қаралды 773 М.
ZAKARIYE KOBCIYE HA OOYIN HA OOYINE AAMU HEES CUSUB-2018
8:02
ZAMI FILMS
Рет қаралды 1,4 МЛН
АЗАРТНИК 4 |СЕЗОН 1 Серия
40:47
Inter Production
Рет қаралды 1,3 МЛН
Bend The Impossible Bar Win $1,000
00:57
Stokes Twins
Рет қаралды 44 МЛН
Cute kitty gadgets 💛
00:24
TheSoul Music Family
Рет қаралды 22 МЛН
AMIIN YARE - II FUR BUUGA NAXARIISTA - OFFICIAL VIDEO 2024
5:01
Samiir Zaam
Рет қаралды 14 МЛН
Heestii hurdo kama bogtoo
6:32
Moo Dahir
Рет қаралды 1,7 МЛН
Somali Lyrics Presents - Dharaaraa - By - Miiraale - 2010
6:19
King Production
Рет қаралды 2 МЛН
Idaaya
8:02
Waayaha Cusub
Рет қаралды 3 МЛН
KHAALID KAAMIL | WARAAQ KU QOR OOHINTAADA | Hees Cusub 2021
5:43
CASKA FILMS
Рет қаралды 6 МЛН
wajiigan quruxda leh with lyrics.
7:23
hamd yare
Рет қаралды 3,5 МЛН
IDIL BARKHAD MAKU DIRAY JACEYL
6:56
Eng Sharma
Рет қаралды 7 МЛН
LAFOOLE :ROODO:HEES CUSUB: 2020 LYRICS
5:17
MOHA GADAYARE ✔
Рет қаралды 578 М.
SUPER SAALAX CARAB HEESTA WACAN  ERYAL TV 2018 1
7:52
Kaydka TV-GA
Рет қаралды 2,7 МЛН
АЗАРТНИК 4 |СЕЗОН 1 Серия
40:47
Inter Production
Рет қаралды 1,3 МЛН