masha allah abaayo kuskuska aad ayaan ujeclahay inan caraba ayaan ka bartay aadna wuu umacanyahay 👌👌❤❤
@nisonadir57077 жыл бұрын
wllo masha allaah aad bay umacantahay sxbaday oo makhribiyada samayn jirtay murukay uyaqanan somalidu aad bay umacan tahay kolay ani way i cajabisay adna khayr allaah hakusiyo
@ubahinamusa62087 жыл бұрын
aad iyo aad walaahi. waan ka helay waxaana rabaa arkaan dad cazuumaayo iyo naftaydaba inaan u sameeyo inshallaah- mahadsanid mcnto
@faaizaahmed80577 жыл бұрын
masha Allah
@dekaahmed95987 жыл бұрын
Masha Allah jazakallah khayr walalo
@ubahinamusa62087 жыл бұрын
+Deka Ahmed 😙😘😙😘😙😘
@indhouroonabdi89797 жыл бұрын
maaashallaah ubaxa Allah adartiis baan ku jecelahayý.❤❤❤Farxad ku waar walaleey
xabiiti waa belo lkn waa howl miiran kariskiisa wan jeclahay lkn wuu xumada caadi u karin jiray jasaakillahu khayr qaali
@ubahinamusa62087 жыл бұрын
+Muxiba Maxamud quruxeey, waa runtaa lkn hawshaan badan macaan ayaa ka dambeeya. Ani sidii bariiskii ayaan u karin jiray lkn hadda waan arkay. Mahadsanid in badan xbbti qaaliya. 😍 😍 😍 😍
@fadumofarah69637 жыл бұрын
jazakala Allah
@ummunabilakram91307 жыл бұрын
Faduma Farah wll waxa la dhaha shuuro afsoomali waa galay la shiiday sidaan u malaynayaa
Masha allah ubahina muse abyo sxb fiicn ayaad ledahy lkn abyo aniga kuskus ma kasaayo maxaa layiraa
@ubahinamusa62087 жыл бұрын
+Shukri Xusen mcnto, couscous google ku dhufo inshallah waad arki. 😙😘😙😘😙
@rayanabdi13907 жыл бұрын
mansha allah abaayo ubax waad mahsantahay qaliyeey jisakalah kheer wanu ku jecelnahay lkn abaayo ajnabiga iska ilali amiin ma galan siba marocanka iyo iranta abaayo wax la argaylee gaga digayo cunto ay wadankoda kakenena haysku cuniin insha allah shartodana ilahay ha ka qabto hadad khalad ii fahantona ii cafi abaayo mcn
@ubahinamusa62087 жыл бұрын
xbbi qaaliya, taladaada waad ku mahadsan tahay, khaladna kuuma fahmaayi lkn gabadhaan waa gabar aan ku kalsoonahay oo Ilaah ka baqdo. Qadadaan waxaan ku wada cunnay 8 qof oo carruur ku jiraan. Jazaakallaahu khayran xbbti.
@tufaaxburham59917 жыл бұрын
Ubahina Musa abyo kuskus ani maba aqani badan somaliyada mayaqan miya