Martin iyo Faadumiina maxaa kala qabsaday? Reer Xamar vs Reer Waqooyi Part 1

  Рет қаралды 159,242

Xogmaal Media

Xogmaal Media

8 ай бұрын

Martin iyo Faadumiina maxaa kala qabsaday? Reer Xamar vs Reer Waqooyi Part 1

Пікірлер: 369
@Siciidbashaash
@Siciidbashaash 8 ай бұрын
Dunidan Ma so marin ruux la mid ah Nabigeena Mohamed ﷺ❤😢
@ubahmohamed97
@ubahmohamed97 8 ай бұрын
Caleyhi Salatu wasalam ❤❤❤
@sagalh6770
@sagalh6770 8 ай бұрын
SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW
@salebanabdidjama7004
@salebanabdidjama7004 8 ай бұрын
salawaatu rabii wasalaamuhuu caleyhi
@rabiaibrahimfarayare3370
@rabiaibrahimfarayare3370 8 ай бұрын
Scw Scw Scw
@AbdirshidMahamedhagi
@AbdirshidMahamedhagi 8 ай бұрын
Scw scw scw
@Somfox1
@Somfox1 8 ай бұрын
Fadumiina gabadh Qalbi fiicin , murti badan iyo kaftan kuna darsatay cod fiican , Masha Allah
@Tooxcade
@Tooxcade 8 ай бұрын
The best Somali Comic show. Honestly, I laughed so much. THANK YOU
@Som-Hanoolaato
@Som-Hanoolaato 7 ай бұрын
Me 2 🤣🤣🤣🤣
@CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
@CABDOOW_YADORO_AADOOROOW 8 ай бұрын
inta daawneyso muuqaalkaan Ayakoo Caafimaad qabaan waan idin Salaamay 👋🥰🙏 Reer xamar ❤ inta eh one love❤
@zeynabnoor2176
@zeynabnoor2176 8 ай бұрын
Thanks waan kaa qaadnay gaar ahaan reer banadir
@mahammedsiad5563
@mahammedsiad5563 8 ай бұрын
Xamar miyaa dad dhala? War Yamaniyiintiina sheegta cawaandi yahay, Xamar Soomaali ayaa leh. Ee cad cad iyo xabasho aada meeshaad kasoo heerinteen bakhtiyohoow
@bridgepodcasting
@bridgepodcasting 8 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂 walaahi aad baan u qoslay waayo labada lahyadoodba sifiican baan u fahmaya labadan yaa isu balamiyey, Muqdishana waa ku dhashay Hargeysana waa ku koray waana ka soo jeedaa degaan ahaan hhhhhh
@mohamadjamaboodle-qu1cn
@mohamadjamaboodle-qu1cn 8 ай бұрын
I LIVE COPENHAGEN CITY 🇩🇰🇪🇺🇲🇵 HOME TOWN LASANOD 👑 VIVA KUSOO KORAY XAMAR CADEEY VIVA 👑🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🦁
@blabla6915
@blabla6915 8 ай бұрын
Kobenhavna soo dhowoow from Laaska Xamar cadeey yaa Salaaaaam. 👑👑🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇩🇰🇩🇰🇩🇰🇩🇰🇩🇰🇩🇰🇩🇰🇩🇰
@mohamadjamaboodle-qu1cn
@mohamadjamaboodle-qu1cn 8 ай бұрын
@@blabla6915 SIDOO KALLE WALAAL SSC KHAATUMO STAT 👑🐎🦁🌴🌿☘️🌴🌿🫒🌿☘️🌿🫒🌴🌿☘️🌿🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🦁 OF SOMALIA 🐯🇲🇵🐯 VIVA
@cumargeeddi8013
@cumargeeddi8013 8 ай бұрын
Yaa salaam waan jecelahey reer xamarka heesahooda waa dad isku kalsoon jecelkooduna dhab ka yahey mahadsanidiin faaduuma iyo mystafe
@Simran_ashokAshok
@Simran_ashokAshok 8 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂 cawa sidan uqoslay miino iyo adeerkan wa isku wareeren. Walhi wa dad Somali Lakin kaladiban wa kaaf iyo kala dheeri😂😂😂😂 miino welcome to United States sis❤
@ilhamsharaf
@ilhamsharaf 8 ай бұрын
Mama fadumiina so funny 😂😂❤
@laydhcaafimaad1814
@laydhcaafimaad1814 8 ай бұрын
😂😂😂😂😂👋👋👋 Wllhi Mustafe waa la heley maanta😂 ( Adiga geel & dhugatadiisa & problem/kiisa maxa ku geliyey? )
@AbdirshidMahamedhagi
@AbdirshidMahamedhagi 8 ай бұрын
Halkeeday dhigtey ma Dhugatey kuu garaneysaa Broblemkaba kabax iyo geel by tagantee. Hhhh😂
@laydhcaafimaad1814
@laydhcaafimaad1814 7 ай бұрын
@@AbdirshidMahamedhagi !😆😆😆😆😆
@mohamadomar4591
@mohamadomar4591 8 ай бұрын
Faadumiina caadi ma ahan❤❤ Waa markii ugu horeysay aan geel shegno kulahaa kkkkkkk❤❤
@muhubojama1231
@muhubojama1231 8 ай бұрын
Mashaa Allah tabaraka allaah sister fadumiina ninkan ma fahmaayo heesta macnaheeda makadeysidow i loved fadiina she's too funny sister ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@bintunadiifo9632
@bintunadiifo9632 8 ай бұрын
Reer Puntland hadaan nahay 2 lahjadba waan naqaanaa 😂
@muhubojama1231
@muhubojama1231 8 ай бұрын
Waa iga qoslisiisey walashey. Fadumiina waa comedian
@somalihanolato741
@somalihanolato741 8 ай бұрын
Dhugato gabar miyaa kk kulahsa fadumino waan ku jecelahay waxan jecelan laha inaad xijabati markaan ayeyaa tahay tubaxa qaado bes dheh garvaga ha igu jiojinin raali noqo qalbi nadiif
@hudiitha4465
@hudiitha4465 8 ай бұрын
Rer waqooyi dadkii fanka lahaa 😂
@sacdiyo9280
@sacdiyo9280 8 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂waa iga qosliseen thank you❤️❤️❤️❤️
@nashou22
@nashou22 8 ай бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣🤣mustafe iyo fadumo . thank you qosalkii aduunka
@abdihakimhersi2912
@abdihakimhersi2912 8 ай бұрын
Thanks for the laugh 🤣😅😂...Love it! ❤️
@abdullahikeerowabdi4252
@abdullahikeerowabdi4252 8 ай бұрын
3:55
@caishomaxamd1561
@caishomaxamd1561 8 ай бұрын
Dabageele reer xamar. Waxay. Dhahaan tukulish
@maxamudawesmaxamedoffiall5960
@maxamudawesmaxamedoffiall5960 8 ай бұрын
allah ha unaxariisto abwan lagan
@safiaissa5917
@safiaissa5917 8 ай бұрын
Waa labo wadan oo kala dheer baad moodaa Waa really wooqooyi martiin iyo really reer xamar
@najaxnajax4656
@najaxnajax4656 8 ай бұрын
Alaha ku hanuuniyo oo ha ku asturo, qof weyn oo qaawan waa foolxumo iyo dambi iyo ceeb weyn.
@nimoabdi6499
@nimoabdi6499 8 ай бұрын
Masha Allah ❤❤❤❤🎉🎉🎉😂😂😂
@sahramudanmacnobadan
@sahramudanmacnobadan 8 ай бұрын
Kkkkkkkkkkkkkkk I love is it really both of them❤❤
@kimow999
@kimow999 8 ай бұрын
"Calaashaan dadkaanaa dheheene ha dhihina mey idinka tahay ma oggi"😂
@user-nx1zv3xz1m
@user-nx1zv3xz1m 7 ай бұрын
😂😅😅😅
@CabdiXaashi-gy6fv
@CabdiXaashi-gy6fv 8 ай бұрын
Waaw heesmaacn mr masrtin
@luulsuuley1884
@luulsuuley1884 8 ай бұрын
Maasha Allaahs fadumiina afhayeenka banaadir ilaa beledweyne
@Ina.a86
@Ina.a86 8 ай бұрын
Amazing 😂😂😂😂
@WalbaashJama
@WalbaashJama 7 ай бұрын
labadan wareysigoda markale halaysku soo celiyo waa very fan for every somali believe me they are two legends🥰 Martin and Miina🥰
@cabdinaasirxiddig2338
@cabdinaasirxiddig2338 8 ай бұрын
Best ❤
@zubeidamahamed6571
@zubeidamahamed6571 8 ай бұрын
Inta tiktok ka so aragtay e barnaamijko dhamaysa so doonata 😂
@RaxmaXuseen-ur1on
@RaxmaXuseen-ur1on 8 ай бұрын
hee😂😂
@yussufali1290
@yussufali1290 8 ай бұрын
😂😂😂😂 me too
@canabcabdixersi9151
@canabcabdixersi9151 8 ай бұрын
I LOV YOU Fadumina.❤❤❤
@fadumasalah535
@fadumasalah535 8 ай бұрын
Masha'allah tabaarak Allah cawa fadumiina iyo Martin yaa isku balamiye walaahi qosol iyo qaraaxo 😂😂😂😂😂 alla beerka waan ku jecelnahay fadumiina allow no kaa daa la aanta abaar waaye.
@cabdinaasirxiddig2338
@cabdinaasirxiddig2338 8 ай бұрын
Hambalyo bahda Xogmaal❤
@user-km4uv7no5l
@user-km4uv7no5l 8 ай бұрын
My abaayo our fanaan I'm kaimaadi xamar hargeeysane waa tagi jigjiga sidokale Jabuti garisa wagii an so tahribaayay Europe 🇪🇺 aan tagi America 🇺🇸 waa jogaa nooh welcome Seattle Washington state waan kugu sodhoweeheenaayee
@FadumiinaComedyofficial
@FadumiinaComedyofficial 8 ай бұрын
Ishalah
@dekaabdulle
@dekaabdulle 8 ай бұрын
Faadumiina funny waye❤❤😊
@lamafilaanchannel4865
@lamafilaanchannel4865 8 ай бұрын
Banadir iyo Hargeisa caadi maha 😊
@mumtazhashi5938
@mumtazhashi5938 6 ай бұрын
This two need to meet very often or make their own segment lol . Surprisingly I understood both of them 😀
@sahraali6994
@sahraali6994 8 ай бұрын
Fadumina legend, We love ❤️ 😍
@user-wk9fp7lw4l
@user-wk9fp7lw4l 8 ай бұрын
Salaan gobeed❤❤❤❤
@RB-ns2cf
@RB-ns2cf 8 ай бұрын
To be honest as someone was born and raised abroad for 2 patents from Burco and hargeisa it’s hard for me to understand fadumina when she is talking and singing, he dialect is very heavy and hard to my ears , respect to all Somali people ❤
@hanalander
@hanalander 8 ай бұрын
UMADA SOMALILAND speak the real language! so theres no comprison! UMADA SOMALILAND WROTE THE LANGUAGE!
@RB-ns2cf
@RB-ns2cf 8 ай бұрын
@@hanalander yub I heard that from my mother long time ago when I was a child , I learned somali from my parents I read , write and understand somali waqooyi dialect only , with that being said it doesn’t mean we’re better than anyone, diversity is what makes us unique and beautiful as Somali nation from north to south and east to west.
@maznaabukar3026
@maznaabukar3026 8 ай бұрын
@@hanalanderreally 😂😂😂 we speak the dialect of love and politeness U guys are aggressive when u talk and ur poems talk about birds camels 😂😂😂😂😂
@hanalander
@hanalander 8 ай бұрын
@@RB-ns2cf first of all theres nothing called somali waqooyi dialect, its the language of the UMADA SOMALILAND, secondly theres nothing called somali nation, its Republic of Somaliland, Somalia-italia, Djabuti, NFD, DDS State of Somaliland existed thousands of years so how can you distorted its history and reduced to province(waqooyi). sadly its part of the subversion of kacaan propaganda to hide the reality that Somaliland existed with unique history that has nothing to do with somalia-italia! please stop glorifying this narrative
@hanalander
@hanalander 8 ай бұрын
@@maznaabukar3026 it does not matter whatever language those from somalia-itali speak coz we dont understand it anyways, the point i was trying to make is that UMADA SOMALILAND speaks, and writes the real language infused with real history, deep impactful literature after all the African shakespeare HADRAAWI WAS PROUD SOMALILANDER!
@mumtaazsheekh9396
@mumtaazsheekh9396 8 ай бұрын
D'r raafi iyo xabiib shaafi iyo aweeys dhamaantood maanta ayaa iigu horeeyso
@AYAN_JICIB
@AYAN_JICIB 7 ай бұрын
Wlhi I laughed so much 😂😂 fadima👏👏
@dulmar9139
@dulmar9139 8 ай бұрын
Martin iyo fadumiina waa kaaf iyo kaladheeri 😂😂😂😂😂😂
@xaliimomoosakhan3741
@xaliimomoosakhan3741 8 ай бұрын
Maasha😍😍😍❤❤❤
@yasminjama2703
@yasminjama2703 8 ай бұрын
Qosol badan!!!
@maxamuudcali2564
@maxamuudcali2564 8 ай бұрын
Yaa kashaqeeyey oo isu keenay..😂😂❤❤🤣🤣🤣❤❤ Aadaan u qoslay..
@amiirkhalid4888
@amiirkhalid4888 8 ай бұрын
Maansha allaah billow ma bustuu ka xaday iga gadan 😂🤣😂 dhugato maxaa waye ma gabar magaceedba 🤌 yaa salaam Laba kala daran baa is helay absolutely they are funny 🤣👌
@AminaXashi-eq1zw
@AminaXashi-eq1zw 8 ай бұрын
Asc..walaalyalow..fananintah..maxayi..isku..qawiyaan..waxanashuhu..waa..cadaab..ee xishoodah..oo..alaah..kabaqah..❤❤😂😂
@sariyamukhtar5468
@sariyamukhtar5468 8 ай бұрын
Wow cade mahan😂😂😂❤
@yussufali1290
@yussufali1290 13 күн бұрын
😂😂😂😂😂😂 I love fatimiina she is very funny
@ubaxyuusuffaarax4605
@ubaxyuusuffaarax4605 7 ай бұрын
😂faduma mina iyo mustafe funny walahi
@mahamudahmed5591
@mahamudahmed5591 7 ай бұрын
This is so comic thing and laughing 😂 how two people from same country can’t understand each other so much more to learn 😁😁😁😁🙌
@munaali6200
@munaali6200 8 ай бұрын
atkaatay qali fadumini waba funny wlhi😂
@Anab44
@Anab44 8 ай бұрын
Hhhh waa Markii ugu horeysoo geel sheegno
@mohamednur5547
@mohamednur5547 7 ай бұрын
My people Reer Hamar😀😀.
@anababdikadir3777
@anababdikadir3777 8 ай бұрын
Sir iyo caad away team xogmaal Mxa idinku dhacy
@maryammohammad3585
@maryammohammad3585 8 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤Maama 🎉🎉🎉🎉fadumiini
@SuntaFaaraxmajopasto58
@SuntaFaaraxmajopasto58 8 ай бұрын
faadumiima qosol socda waaye dabagaale ina aqoo weyso waa qalad adoo reer xamar ah🤣
@CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
@CABDOOW_YADORO_AADOOROOW 8 ай бұрын
I love Palestine 🇵🇸 Palestine will be free inshaa Allah 🇸🇴 ♡ 🇵🇸 فلسطين في القلب دائما وأبدا🇸🇴🇵🇸
@salebanabdidjama7004
@salebanabdidjama7004 8 ай бұрын
i love somaliland and somalis but you right to say illahay haka qabto cadawga iyo guusha allaah ha siiyo se jaceylka dadka ajnabiga ah waxa ka horeeya kii illahay ka horeysiiyay ee islaamku ku faray inaad horta jeclaato waa kaad isku dhiigga tihiin diinta yaa dadka caqliga lagaga guumaysan
@hodanm9799
@hodanm9799 7 ай бұрын
Wll mustafe haku dalin reer xamar fahmi mayside
@cawocabdi1150
@cawocabdi1150 8 ай бұрын
Walahi qosol caadi maaha
@princeabdirahmanfarah
@princeabdirahmanfarah 8 ай бұрын
Masaar.😂😂 Miinshaar weye😂😂😂
@user-wo5sr3wz1k
@user-wo5sr3wz1k 8 ай бұрын
Barako waguri😊😂😂😂😂😂ee
@fcy-jo7pn
@fcy-jo7pn 8 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂Tarjumaan halo keeno 2daan
@fahima6666
@fahima6666 8 ай бұрын
😁😁😁😁👍👍♥️♥️♥️♥️ Walaahi Waan Qoslay😆😆😆😆😆🙉🙉
@abdikhadirfarah7415
@abdikhadirfarah7415 8 ай бұрын
Caadi mahan martinni iyo faadumina Aad baan ugu qosalayaa
@yusufwarsame9682
@yusufwarsame9682 8 ай бұрын
Faadumiina soo dhawoow.
@XasanIsxaaqaadan-fc6zn
@XasanIsxaaqaadan-fc6zn 7 ай бұрын
Ala jecliya fadamina❤❤❤❤🎉🎉
@user-km4uv7no5l
@user-km4uv7no5l 8 ай бұрын
I'm not cunsiri but I'm from xamar Rer waayi iyo reer Xamar sii ikufahmayiine libaax aa ikuri mana dhuusin dhusindheh been waayi Fatumomino aan kukortaytine madhuusine been waaye so I'm really from Xamar Dayniile but waan ku noolahay Washington state Seattle thnks guys both of you
@user-qc4et6rc3k
@user-qc4et6rc3k 8 ай бұрын
adi xataa kumaanan fhmin hadaa reer waqooyi nhy😂😂😂
@imtaajabdirizak4408
@imtaajabdirizak4408 8 ай бұрын
@@user-qc4et6rc3ksame Wlhi muxu dhahay inika😢😂😂
@user-qc4et6rc3k
@user-qc4et6rc3k 8 ай бұрын
@@imtaajabdirizak4408 ma dhuusin ka fhmay😂😂😂
@haldhaa2420
@haldhaa2420 8 ай бұрын
Yaa fahmay talow🤔🤔🤔🤔
@omaamir1444
@omaamir1444 8 ай бұрын
Maba lagu fahmin qoraalka soo sax
@munir69420
@munir69420 8 ай бұрын
Fadumiina we love you sister 😂
@Israabdourahim
@Israabdourahim 8 ай бұрын
Burco iyo reer Djibouti waa isku lahjad 😂😅 reer xamarku is not easy 😅
@salebanabdidjama7004
@salebanabdidjama7004 8 ай бұрын
maya maya reer djabouti iyo reer sld way is fahmaan se dialect isku mid maaha waayo reer djbuuti waxay kabatimeen oo barteen afkii reer sld sida ay idiin cadaynayso tv djabuti barnamijyaduu sameeyay sida ay muxaadarooyin afka soomaliga ah uga jeedin jireen abwaaniintii reer sld
@haaruunyusuf2617
@haaruunyusuf2617 8 ай бұрын
Asc heestaas uu qaadi jiray xabiib sharaabi dr raafi waa laa dhiibay waxa sameeyey abwaakii maxamed cali kaariye allaha u naxariiste labadooduba e
@Hayaatihayaati-ru8xc
@Hayaatihayaati-ru8xc 8 ай бұрын
Beenbeenmaa igu baawihee baraawo fadumiina yaa salaam❤
@husseindirie531
@husseindirie531 8 ай бұрын
ani lee barakadaa bukeeyn karaayee barakadaa la bukeeynayo maxeey aheed walal
@ayaanahmed6749
@ayaanahmed6749 8 ай бұрын
Hhhhh qosol iguma hadhin Plz noo soo daaya filmkii
@Aminaseben-vu6jg
@Aminaseben-vu6jg 8 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤
@w410921
@w410921 8 ай бұрын
Wow, great show. Thank you
@ayaanmuuuse2517
@ayaanmuuuse2517 6 ай бұрын
Martin waa dadki hore Amazing voice ❤
@quruxay
@quruxay 8 ай бұрын
Fanaanka codkiisa music xita uma bahnaa wow
@mohamadjamaboodle-qu1cn
@mohamadjamaboodle-qu1cn 8 ай бұрын
S SARE ABWAAN MAATIN AND FANAANAD CULUS FATUMO CADEY 🌹👋🐎🦁
@Dagan721
@Dagan721 8 ай бұрын
Love her Fadumo miina markale no kena with Martin
@user-kw6js7hz5u
@user-kw6js7hz5u 8 ай бұрын
Woooow
@88srtakz15
@88srtakz15 5 ай бұрын
Muuqaal qurux badan. 2 reer magaal ishelay 😆
@laydhcaafimaad1814
@laydhcaafimaad1814 8 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂 Martin, ma'ujeeddaa heesta Faadumiina geel dhan maku jiro ma'ujeedidoo?😂)
@Garbashaash
@Garbashaash 8 ай бұрын
Kkkkkk this is real funny
@munadheerey3463
@munadheerey3463 8 ай бұрын
Qosol iga dhamaadey😅😅😅
@user-kl4gb7nx9u
@user-kl4gb7nx9u 8 ай бұрын
Walahi wa iga qosliseen😂😂😂😂
@indadeeqmahmud5916
@indadeeqmahmud5916 7 ай бұрын
Cajib when some Somalis say “ I can’t understand the dialect of Fadumina or southern people “ If it’s Irish dialect Somalis speaking English would proudly say “ I understand “ Marka ma inferiority complex ba talow? I’m sijue originally my great grandparents from N. Somalia in particular from Soul and Sanag. Alhamdullilah I understand even maymay. I listen with an open mind and love.
@suldaankatafaribar1337
@suldaankatafaribar1337 4 ай бұрын
Fadumiins commdy kkkk I like
@baashiyare7825
@baashiyare7825 8 ай бұрын
Dadkan dhahene idinkana hadhihina may idinka tahay😂😂😂😂😂maaama fadumiina ilahow ku dhor😂😂😂😂😂😂
@mahamedfaarah
@mahamedfaarah 8 ай бұрын
Reer xamar iyo reer waqooyo oo is af garan la, maxaa kala qabsaday
@abobasement346
@abobasement346 8 ай бұрын
so funny@2)
@fartunahmed4759
@fartunahmed4759 8 ай бұрын
Markaan fadumina oo hadleyso maqlo qosol run ah aan qoslaa waxaan jeclaan lahaa life inaan isu aragno
@mariaaaden7061
@mariaaaden7061 8 ай бұрын
Faadumiina Dabagaale ma kasaayi makaa yeelin aqwaanteey 😂😂❤
@nurfunny6411
@nurfunny6411 8 ай бұрын
Dabagaale reer Xamar waxay u yaqaanaan Tukulish
@SuntaFaaraxmajopasto58
@SuntaFaaraxmajopasto58 8 ай бұрын
⁠@@nurfunny6411Reer xamar aaan dabagaale aqoon ma jiro🤣
@haldhaa2420
@haldhaa2420 8 ай бұрын
​@@nurfunny6411 Dabagaale unban naqaana iyo saangurta waa naqaana magacan aad soqortay waligey ma maqal
@xaawoabdisalah8910
@xaawoabdisalah8910 8 ай бұрын
Waxa laga yaba iney uresa utaqano
@adamjumale4871
@adamjumale4871 8 ай бұрын
They call it Uunrees.
@user-jl4iz8uc6f
@user-jl4iz8uc6f 7 ай бұрын
fadumo waa funny wlhi😂😂 midh kama fahmin hadalkeega
@hassanossoble9435
@hassanossoble9435 8 ай бұрын
Heestii Mohamud Ali Burci Xusuus Wanaagsan Meeshii lagu Allifay Waa Joogay
@Som-Hanoolaato
@Som-Hanoolaato 7 ай бұрын
Labadiina waa kaladarantihiin, qosol igumaharin 🤣🤣🤣🤣 Mahadsanidiin
@DeganMoha
@DeganMoha 8 ай бұрын
😂😂😂 masoo dhexgalnaa
@deeqoahmed7878
@deeqoahmed7878 7 ай бұрын
Waaaaaaaaaaaaw ❤❤❤ ❤❤❤
@TruthNeverHurt462
@TruthNeverHurt462 8 ай бұрын
Calashwn dadkana dhehene hadhihina meey idinkatahay hhhh saasan ufahme anigaba
Martin iyo Faadumiina, Reer Xamar vs Reer Waqooyi Part 2
59:53
Xogmaal Media
Рет қаралды 159 М.
Fadumiina || Somali Musuem 10th Anniversary
13:07
The Somali Museum
Рет қаралды 181 М.
КАК ДУМАЕТЕ КТО ВЫЙГРАЕТ😂
00:29
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 9 МЛН
Mustafe Martin ma gaal baa mise muslim? Wareysiga oo dhamaystiran
19:20
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 45 М.
OOMAAR XAALADDA DHABTA AH UU KU SUGAN YAHAY & MARKHAATIGA NOOL
28:03
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 88 М.
SIXIREEY FULL MOVIE
2:46:34
Jamiila Mahdi
Рет қаралды 257 М.
Reer Baydhabo, Reer Xamar iyo Reer Waqooyi Part 7 Qosolka Aduunka
28:02
WABARI XISHOOD & JACEYL
2:56:21
Universal TV
Рет қаралды 437 М.
Gymrat CAT is a CHEATER?! 🙀 #kitten #cat #cute #aicat
0:45
Stunning Cat Stories
Рет қаралды 13 МЛН
ToRung short film: the robber pretended to be a statue😬
0:30
19 июля 2024 г.
0:20
мишук круглов
Рет қаралды 9 МЛН
Rang Pi Liya Mama 😂 #shorts #tiktokvideo #funnyshorts #comedy #ytshorts
0:46
Sukhasan Ka Rahman Bhai
Рет қаралды 17 МЛН
Самый Молодой Актёр Без Оскара 😂
0:13
Глеб Рандалайнен
Рет қаралды 11 МЛН
天使妈妈拍到了什么大家吓一跳?#火影忍者 #佐助 #家庭
0:23
Детство злой тётки 😂 #shorts
0:31
Julia Fun
Рет қаралды 4,8 МЛН