Marwaan Yare | baby baby love | (Music Video) 2018

  Рет қаралды 3,823,027

Haataf Abdi

Haataf Abdi

Күн бұрын

(Music Video)

Пікірлер: 352
@noloshacusubsoodhawee9341
@noloshacusubsoodhawee9341 6 жыл бұрын
The One and only Wllkey Haataf oo marwaliba aad iigu garab taagan vedio waliba oo aan soo saaraayo wax waliba igula caawinaayo meeshaan waxaan ugu dirayaa Hambalyo inta Heestaan gacan wayn ka geesatay qaas ahaan wlladeey Team wali raasta and Haataf Thanks for everything sal fanskeygana waxaan idiin leeyahay Heeska baryahaanba iga sugeeyseen waakan Ee iga hooya One love❤️❤️❤️
@sheruahmed5765
@sheruahmed5765 6 жыл бұрын
Marwan wka baxsaty bro video shidan iyo hees shidan ❤❤❤👈
@Allahwayn
@Allahwayn 6 жыл бұрын
Best one😍😍hore usoco waliga adiga iyo haatufba soo nooleyaha fanka somaliyeed bad tihiin big respect❤️❤️❤️🌹🌹🌹
@HAAJI-MOHA
@HAAJI-MOHA 6 жыл бұрын
waaaw waaan ku heystaaa heeta
@SacdiaSocial
@SacdiaSocial 6 жыл бұрын
Marwaan Yare tnx wn kaa gudoonay ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@suleekhamohamed3277
@suleekhamohamed3277 6 жыл бұрын
Marwaan Yare hore usoco
@abdirahmnaidid9336
@abdirahmnaidid9336 6 жыл бұрын
Inta Qur'an ka jecel farta taag ❤☝☝☝
@himilomediaproduction4536
@himilomediaproduction4536 6 жыл бұрын
AbdirahmN Aidid ☝☝☝☝☝☝☝☝☝☝☝☝☝☝☝☝☝
@BulshaawiTv
@BulshaawiTv 6 жыл бұрын
Club Weeye Quraanka karaamada Haka Qaadin Intaad Like Raadineyso Ileen Meeshaan Kitaab Laguma Aqrinaayo Somaalida Wax Badan Niya Qaldan Wlhi Yaaaab
@sagalwarsame7342
@sagalwarsame7342 6 жыл бұрын
☝️☝️
@mesutsaalah8024
@mesutsaalah8024 6 жыл бұрын
AbdirahmN Aidid ☝🏾
@dagandeeqa7747
@dagandeeqa7747 6 жыл бұрын
AbdirahmN Aidid ☝️☝️☝️😍
@HaatafAbdi
@HaatafAbdi 6 жыл бұрын
Thanks for watching! If you want to see more new videos subscribe to this channel give this video a like and a comment!
@officialramosta6797
@officialramosta6797 6 жыл бұрын
Marwaan yare inti ila aragtay inu dheeryhy bila caleyk like ta igu sharfa
@Abdivlog
@Abdivlog 6 жыл бұрын
gabdhaheena somali qurux badana masha Allah.. Allow idin xifdi dhamanten kobki quruxda adunka idinka qaatay❤👏
@saxiixmedia8956
@saxiixmedia8956 6 жыл бұрын
Inta xabibkéna jcl scw like iisara
@CadnaanSomali
@CadnaanSomali 6 жыл бұрын
Miraha, laxanka, codka, muqaalka, wiilka iyo gabarta 🔥🔥👏👌👌😍😍😍
@abbasmohamoud5088
@abbasmohamoud5088 6 жыл бұрын
SiDii wiifawgii lali😂😂😂 ErayO waY dhamadeen inta IneY komentiga akhrisato u soo GasheY waa ni salamaY liketa igu sii qabta
@xamzerashiid2177
@xamzerashiid2177 6 жыл бұрын
(Lubiga lubiga lubiga kalgacal Ha lixaadsado libin aynu gaarnee lugooyo kadhowr) maxay tahay hees laga soo shaqeeyay thanks haatuf😍😍
@rastamedia4397
@rastamedia4397 6 жыл бұрын
waaw waa ka baxsatay my boy marwaan yare kaalay is arag waye 4 million sooon wey gaaree waa kala kacsantahay
@najocali9656
@najocali9656 6 жыл бұрын
Inta quraanka jecel farta taag👆👆👆👆👆👆inta aan jeclaalin farta,👎👎👎👎
@naajiosman2174
@naajiosman2174 6 жыл бұрын
Marwaan *codka* *100%* Labiska *100%* Atariishada *100%* *Haafut* thnks the one and only 😍🙏 Musica *100%* Laxanka *100&* Camerada *100%* 😍😍😍😍😍😍😍😘😘❤❤❤💘👏🤚
@munosaid1411
@munosaid1411 6 жыл бұрын
Marwan yare fanka u bahan wx yaro shidan marwan yare
@neymarelmi6265
@neymarelmi6265 6 жыл бұрын
My bro marwaan yare holac song Wlh iyo muscky kal iyo laba hore uso bro thank 100/100 hatuuf studeo asxsan Camera man 🙏🙏🙏
@caabiahmed7676
@caabiahmed7676 6 жыл бұрын
Neymar Elmi salama
@samiiramahamed4750
@samiiramahamed4750 6 жыл бұрын
Lurka haina daayee lahasho kadhawr marwaan pig fanaan wlhy😘👌
@beautyandfashion7446
@beautyandfashion7446 6 жыл бұрын
Like isiya asxbta waaa markii igu horee say aaan arko dadka waxee ka helan
@quman1439
@quman1439 6 жыл бұрын
Lamane is doortay aha aha labo kala maarmin siday laabta isugu hayan bbe bbe love igu ahaw 💕❣️👏❤️ best song ever
@BADER7777
@BADER7777 6 жыл бұрын
Wow legend waad kala kicisay awoobe wax kale weyan horay u soco sxb mcne MARWAAN CADDE
@mohaisse8887
@mohaisse8887 6 жыл бұрын
Waryaada waa dadkaaa mesha soogalayoooow hadaaaad ilhy taqanaaaan like ta ha ilaaa dhfiiiina Ama sdiiii xooolaha Iska Kay ag maaaara hhh
@chelseafanschanell3161
@chelseafanschanell3161 6 жыл бұрын
Wixii boqortooyadda ah like igu sharfa 🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱
@caliyakhan4189
@caliyakhan4189 6 жыл бұрын
First comment like ii saara dee yakhi 😭🤷‍♀️
@moabdov9161
@moabdov9161 6 жыл бұрын
Caliya Khan bae bae love 😂😂😂
@yemaniofficial23
@yemaniofficial23 6 жыл бұрын
I'm a first plz like halayga sharfo barakallah
@SaajinMuse
@SaajinMuse 6 жыл бұрын
Walahi bilahi Marwan yare fanka u bahan hatuf Abdi Mahadsanid Sxp 💕💕💕💕
@Burco14
@Burco14 6 жыл бұрын
Inta heesta kaheshay like da ha iladhaafina heetan bash baan ku ahaye
@cabdiraxmaanyare4665
@cabdiraxmaanyare4665 6 жыл бұрын
Waaaw 😍😍😍 muuqaal qurux badan oo ay ka muuqato in waqti la galiyay 👏👏👏👏 best Somali producer Haatuf 👏👏👏 congratulations bro Marwaan
@dhoofkhaliif5722
@dhoofkhaliif5722 6 жыл бұрын
Hadaa xiligaan soo jeedid like iisaar
@Teamhorcarar
@Teamhorcarar 6 жыл бұрын
DhooF IYo JacaYl 😃😂
@JiheeyeYT
@JiheeyeYT 6 жыл бұрын
Xaliimada iga dhex baxdey waa isaaqdey" Somaliyeey Tol layahey Halii soo ogaado Halkee joogto...
@neimoabdirahman2042
@neimoabdirahman2042 6 жыл бұрын
Wiilka af qurxoonaaa mshlh
@hamidkarzai963
@hamidkarzai963 6 жыл бұрын
Wiilkan yar kaheylba hestaba iska dhaaf wiilka kashidnthy quruxlw iga dhe
@mustafemiami7520
@mustafemiami7520 6 жыл бұрын
2018👑💓💯LiT🎀 lamane is dortey ahaha Laba kala marmin siday labta iskugu hayan bbe bbe. love i guu Ahaaw. 👰💍 HADAD Qof ku jecel haysato like ta haa ila dhafiin 😒😂
@sameyhefow245
@sameyhefow245 6 жыл бұрын
Woow manshallah manshallah wallalkey haataf alle hakudowro ilxun kumaaraqto I love your video its heart toughing
@xogtafanaaninta5194
@xogtafanaaninta5194 6 жыл бұрын
Wow Nice song My boy Marwaan yare well done well done bra gud jobb happy for me🙏💯🤗🎵🎵🎶🎶☑️ Waye kadhacaday Heeso walhi Masha alh wow beautiful
@SIMANADESHMEDIA666
@SIMANADESHMEDIA666 6 жыл бұрын
Marwan qatar waye hestan macn sana hesta inta ila aragte like plz
@ayuopalves3248
@ayuopalves3248 6 жыл бұрын
Man'shalh Hore Usoco Ereyada Iyo Laxanka And Voice Ka Makala Dhacn
@Cutie-q6c
@Cutie-q6c 6 жыл бұрын
Love u Marwaan❤ Haataf abdi Thanks broh😍👏
@nimcohariiza1776
@nimcohariiza1776 6 жыл бұрын
Marwanka adunka Hees aa naxariis ka daremeysid Video kadaran walee fanan Buxo batahey 😍😍😚😚
@beyle781
@beyle781 6 жыл бұрын
I'm from senegal i like somalian songs
@samaram6946
@samaram6946 6 жыл бұрын
Muqaal shidan iyo hees shidan full respect marwaaan yare ❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@s4lma783
@s4lma783 6 жыл бұрын
marwaan yare zaki yare shuuriye yare caaqil yare bato yare iidle yare 😏😏😏😏😏😏 yaab anagaa aragnay hadaad wada yaraateen yaaba wayn markaas😂😂😂 wax yaryar maashuufnaa👀👀👀👀 walaa aragnaa😂
@riyaahassan2945
@riyaahassan2945 6 жыл бұрын
Xaqiiq hees shidn kl laab axs heees cod mcn muqaal shidn👏👏👏👌👌
@caabiahmed7676
@caabiahmed7676 6 жыл бұрын
Wa hees iska macquul ah waan kugu qaadanay lipaax keep going good
@hamseweli7441
@hamseweli7441 6 жыл бұрын
Walalakay marwaan halkaaa kaga hay nice song haatuf my bigg bosss adina sidoo kale.
@zakariaahmed8151
@zakariaahmed8151 6 жыл бұрын
Ma Jeclayn Inaan Aad Ugusii Mashquulo Heesaha Caruurtan Danpe Lkn Fanaankani Cusupi Wuu Mutaustay in Loo Sacap Tumo 👏👏👏 Go Forward Pro . Fanka Waanu Kugu Soo Dhawaynaynaa Lkn Anshax Xumada uun Ka ILaaLi iyo Hapleheena Somaliyed Ee inta Lasoo Qaawiyo Video Laga Duupayo . THNX HAATAF ABDI
@faizabeela5731
@faizabeela5731 6 жыл бұрын
Wooow so amazing song cadi maahin romantic iga dheeh libiin anu garnee luu go”ooyo ka dhoowr hallkas ka haay alfanaan marwan tnx my bro best studio hataf 😍
@nimcothalil2980
@nimcothalil2980 6 жыл бұрын
Qosalka wiilka qurux Masha allaah 😍😍😍😍wiilasha quruxsan ❤️😁
@empiregirl5033
@empiregirl5033 6 жыл бұрын
Heesta macal videowga waa ucodeeyay walee❤ xubiga kalgacal ha lixaadsado yazalaam
@MUXIYEOFFICIAL
@MUXIYEOFFICIAL 6 жыл бұрын
hadalkaaanaaaa imara haataf abdi adiga unbaan kusuga intaad muuqaalkaaga kasoo galin lali luulkii qalbigeyga marwan yare👉👉🎤🎤❤❤
@Weriyeaxmed
@Weriyeaxmed 6 жыл бұрын
Waxan jogaa jigjiga waxaa ka socda gumeysi, walaal aan kasoo dhofee fee LIKE Igu qabo
@BidhaamiyeMedia
@BidhaamiyeMedia 6 жыл бұрын
Runti marwaan yare waa fanaan soo baxaya oo aad u cid macaan waxaan leeyahay bro waad ku haystaa e hore usoco halkaana kaga hay cidi igu raac san Like hay dheh do
@Mariam-jy2rx
@Mariam-jy2rx 6 жыл бұрын
💯inabo caadi ma ahan Inta samaha jecel kor😍 Jacaylka ha sareeyo❤️
@Hurdaaye7
@Hurdaaye7 6 жыл бұрын
Wow hes kacsan😍🔥🔥 likew tiina iska hesto somali Mohamed ok😜😂🤗
@ikraanabdi3714
@ikraanabdi3714 6 жыл бұрын
Wilkaan quruxlow waaye nin dabo leh Ku heysdaaa hadow single yahay halay so qabto 💓💓
@ahmedaddow4008
@ahmedaddow4008 6 жыл бұрын
Markasto hees soo saar isdhaho waa layga hor maraa....nuur calaa marwaan yare
@fardowsamuhumed6087
@fardowsamuhumed6087 6 жыл бұрын
I am just in love with this song 🔥🔥🔥 one of the topic😘 marwan yare keep it up bro ❤❤💕❤❤❤
@BulshaawiTv
@BulshaawiTv 6 жыл бұрын
Areey Waxa Ma Hees Macaanaa Misa Anaa Mooday Beriga Mugoo Aniga Waa Ka Helay Ee Intii Reer Karaan Ah Like+comments +subscrabe Ciyaaalka Xaafada Wada Shaqeeyn Wacan Alle one Love U
@hudaahmed4639
@hudaahmed4639 6 жыл бұрын
Top Song marwan i cajabisay walee✌
@fartunarab6135
@fartunarab6135 6 жыл бұрын
Axsan hees shidan 👈codka 💯style ka💯action ka💯nice bro marwan👍👍🔥
@shaficieiise7192
@shaficieiise7192 6 жыл бұрын
The one and only best Marwan horay u soco bror grattis
@galadomar2121
@galadomar2121 6 жыл бұрын
My boy heestan waa iga dhax baxday muda sugaayay
@idilmohaafrah7982
@idilmohaafrah7982 6 жыл бұрын
Marwan yare wallkey. Style. Iyo cod mcn hore usii soco my bro
@nurtofarah8393
@nurtofarah8393 6 жыл бұрын
waaaaaaaaw ma wiilkeyga caadi mahan Hestan maba ka daalayo dhegeysigeeda lali luulkii qalbigeeygaa iisii isha baxarka biyaha manyada😍😍😍😍😍😙😙❤❤❤❤❤❤🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌿🌿☘🍂🍁🍁🍁🍁🌳🌾🌿☘⚘🌷🌼🌺
@princesshidaayoshariif7960
@princesshidaayoshariif7960 6 жыл бұрын
Haataf Abdi xaqiiqdii muqaladiina inab caadi Maha hees mcn Iyo Muuqaal qurux badan👌👌
@rumaanmustafa5841
@rumaanmustafa5841 6 жыл бұрын
Mansha Allah bro keep going
@wizzbille447
@wizzbille447 6 жыл бұрын
Kaalay iska arag wow 😮 perfect song ever 💕👌❤️
@suubansamoow1703
@suubansamoow1703 6 жыл бұрын
wizz bille Media adoo shidan ku jira😍
@LibanLS
@LibanLS 6 жыл бұрын
ABTI MACAN YUTUBKA LAGA BARANA HADA KKKKKK HAAYEEEY KKKK
@shugrishacni3404
@shugrishacni3404 6 жыл бұрын
wizz bille Media .
@hizamhasa9189
@hizamhasa9189 6 жыл бұрын
wizz bille Media
@RelaxingQuran14
@RelaxingQuran14 6 жыл бұрын
Woow heesta sanadka weeye heestan nice bro marwaan yare codka 💯
@fadumaismail146
@fadumaismail146 6 жыл бұрын
my aboowe marwaan so good this song lovingggggg💞💘👊💋
@zamiirjama4993
@zamiirjama4993 6 жыл бұрын
Sidii wifow IiLaliYo Lali ❤ Marwan Yare
@ikraninmohmed2165
@ikraninmohmed2165 6 жыл бұрын
Hees taan mxn sugayey inbadn ugu danpeyn wan haya mnta ❤️👌🏽👌🏽 cadi mha
@fartun_osman3209
@fartun_osman3209 6 жыл бұрын
Sida wiifowgii laliyo lali💞 welldone bro👏
@Somalisongs388
@Somalisongs388 6 жыл бұрын
Toonka Uuheesta Kuqaadayo Ayaa Gaaban Haduu Toon Dheeraan lahaaa Heesta Hit Ayay Noqonlahayn.
@mohamedabdikarimshire2143
@mohamedabdikarimshire2143 6 жыл бұрын
#Marwaan Bro Fanaan Buuxa Ayaa Tahay Horay U Soco 👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽 Dhinac Walba Heesta Way Ka Dhameystiran Tahay Muuqalkana Kahadal Maleh Qof Ay Xirfadisa Tahay Ayaa Duubay Hambalyo Dhamaantin ✌🏽
@saraabdifara9090
@saraabdifara9090 6 жыл бұрын
Wooow beautiful I love it 💛💙❤️♥️🙏
@caqli_same8270
@caqli_same8270 6 жыл бұрын
Marwaan jacaylkiiba wiifaw maka dhigtay😂😂😂 Haataf ....👍👏 Marwaan....👐 Inanta atarishadaa...👌💝 Musica......👍
@whitephoenixofthecrown8523
@whitephoenixofthecrown8523 6 жыл бұрын
Fanaaniintii dhexe hobolada Waabari ay noqdeen😊
@mariajaamac3454
@mariajaamac3454 6 жыл бұрын
wow hes shidan fanan cod macaan muqal qurxon ereyo mugwayn inan waxgarada mansha Allah wl hore usoco 😍😍
@abdirasheedfarah6861
@abdirasheedfarah6861 6 жыл бұрын
Inta comment So indha indheesay I like igu Roonadaa 😍
@mariaqueen22
@mariaqueen22 6 жыл бұрын
I never see like this song perfect marwan yare go forward
@bahjoabdikarimjamayartishi2150
@bahjoabdikarimjamayartishi2150 6 жыл бұрын
Aa kacsanthy wilka iyo gabdha iga buran m..a 😍😍👌horay u soco marwn
@sahraqalanjo5872
@sahraqalanjo5872 6 жыл бұрын
Wow hadal MA karo wali hestan iyo video wa qatar 😍😍😍
@MrLala133
@MrLala133 6 жыл бұрын
First view ar away kuwi like dadka siin jiray ar iku qabto anah
@shiikhulkulliofficialchane5903
@shiikhulkulliofficialchane5903 6 жыл бұрын
Inta inanta Daawanaysa Anoo Kale like Saar inta 😂
@kabtanfiqqi9971
@kabtanfiqqi9971 6 жыл бұрын
Qaar baa iskaso dhihi doona hadad quranka jceshahay like ii saar lol.... war mesha waxad u timaden dembi dawasho
@millinnerlg2235
@millinnerlg2235 6 жыл бұрын
Nice 👌 waa dadka u bahan yahay fanku horay u soco bro
@magaaloshow9027
@magaaloshow9027 6 жыл бұрын
Intii Gabadha Ka Heshay Like igu booba
@hilwacadey7532
@hilwacadey7532 6 жыл бұрын
war naagta asma love u ekaa cute video
@lajeclaydainamohamud9858
@lajeclaydainamohamud9858 6 жыл бұрын
I'm from pakistan but i like marwan❤💯
@muhudinabdiqani7434
@muhudinabdiqani7434 6 жыл бұрын
Bro marwan hore u soco heesta inaba cadi ma ahn thnks
@abazjunior9848
@abazjunior9848 6 жыл бұрын
Inta like raadiska wa is fahmynaa isma gaadi karno lkn Ana meesha u fadhiya like ta 😀
@iamyaxye8455
@iamyaxye8455 6 жыл бұрын
Waxasa hees laga dhaha guled cimba 2
@essiahassan2584
@essiahassan2584 6 жыл бұрын
Masha Allah I jst like his smile Nice song
@fadomomahamed7556
@fadomomahamed7556 6 жыл бұрын
Waaw waxaas baa cod iyo muqaal habeesanba lagadhahaa inawa caadi maahan legend of 2018 iga dheh
@calmadowsanaag8640
@calmadowsanaag8640 6 жыл бұрын
Inta IGA danbaysa iyo intii IGA horaysay like igu sharfa
@frdossoso533
@frdossoso533 6 жыл бұрын
Wwwwww eshcala erayo muqal mcn o ad u qurux badan waqti lo huray viva marwan yare noloow wllo
@aminaabdulahi8709
@aminaabdulahi8709 6 жыл бұрын
Viva marwan wad jirtaa
@halimocadeey4062
@halimocadeey4062 6 жыл бұрын
Song of the year by handsome talented artist of somali music industry today Marwaan Yare baby baby love love igu ahow 😍 and the hit maker Haataf Abdi well done for the beautiful video #Legend
@emanupdy1040
@emanupdy1040 6 жыл бұрын
Inta igu raacsan inaan anigu la duubo marwaan caml u xayaysiiyo like plz 😂😂😂😂😂
@katrinamoha3469
@katrinamoha3469 6 жыл бұрын
Wwwwww my bro marwan yare hore u sii soco ish calaa hees waan la dhacay 😍😍😍😍😍👌👌👌👌
@Awale.british
@Awale.british 6 жыл бұрын
Fanankan Yar Codkisu caadi maaha Mansha Allah
@mrelyas9709
@mrelyas9709 6 жыл бұрын
Marwaan Yare Waa Fanan Dhamaystiran Kaliya WuxuU Bahaan Yahay Abwaan Wayn oo Gacan Qabta Codka✔ Muqaalka✔ Style✔ Wuxu 99%
@nakmaqueen9452
@nakmaqueen9452 6 жыл бұрын
Waar bal liketan la raadiyo maxaaa lagu helaaa laydiinma ducayne car wataase iga like gareeya ani😡😡😂😂😂
Marwaan yare | XADRAYN JACAYL | (Music Video) 2018
4:10
Haataf Abdi
Рет қаралды 9 МЛН
Marwaan Yare | JACAYL IGA DA  CIYARTA | 2019
4:52
Haataf Abdi
Рет қаралды 2,4 МЛН
小丑和白天使的比试。#天使 #小丑 #超人不会飞
00:51
超人不会飞
Рет қаралды 41 МЛН
Gulled Simba ft Asma Love | Xeerkii Gobta | (Music Video) 2018
6:08
Haataf Abdi
Рет қаралды 10 МЛН
MARWAAN YARE | BAL KAALAY KA SAAR | New Somali Music Video 2021
5:08
Marwaan Yare Official
Рет қаралды 8 МЛН
CABDI YARE | MAXBUUS CAASHAQ | NEW OFFICIAL VIDEO | LEGEND IS BACK 2021
5:35
Hawraar Music Production
Рет қаралды 7 МЛН
SAFWAN HALAC | Hablaha | (official video) 2018
6:34
Haataf Abdi
Рет қаралды 8 МЛН
MARWAAN YARE 2019 HEES CUSUB┇HANI DO YOU LOVE
3:38
Himilo Studio
Рет қаралды 507 М.
AMIIN YARE - II FUR BUUGA NAXARIISTA - OFFICIAL VIDEO 2024
5:01
Samiir Zaam
Рет қаралды 14 МЛН
Marwaan Yare | JAWI CAASHAQ | (Music Video) 2019
4:21
Haataf Abdi
Рет қаралды 6 МЛН
HAB ISII - ASAD FAQDIID FT AYANNA -  OFFICIAL VIDEO - 2020
6:55
Asad Faqdiid
Рет қаралды 8 МЛН
MOHAMED ALTA NEW SONG MUNA 2018 OFFICIAL VIDEO DIRECTED AHMED UGAASKA
5:19
SOMALI VIP STUDIO AHMED UGAASKA
Рет қаралды 9 МЛН
MARWAAN YARE | BALADKII NIMCADA | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2020
4:42
Waqal WStudío
Рет қаралды 3,5 МЛН