No video

SAFWAN HALAC | Hablaha | (official video) 2018

  Рет қаралды 7,790,785

Haataf Abdi

Haataf Abdi

Күн бұрын

Пікірлер: 1 100
@SafwanHalac
@SafwanHalac 6 жыл бұрын
My best brother hatuf alfa mara tanks wxa kalon u mahad celinaya wllky axmed cantar oo ereyada qimaha le isiiyay iyo wlkay guled o laxanka saaray and my best musician bulshawi and Cabdirashid A xamari dhaman funnskayga iga sugayay heestan inbadan iyo groupkayga oo dhan tanks
@cabdiraxmaanyare4665
@cabdiraxmaanyare4665 6 жыл бұрын
Safwan Halac waad socotay bro halkaa ka wad qofka talent ka ah isma qariyo 👏👏👏👏 congratulations 👏👏
@AhmedMohamed-jm2if
@AhmedMohamed-jm2if 6 жыл бұрын
Safwan Halac hees an sugyy I like it
@faysalmoha8440
@faysalmoha8440 6 жыл бұрын
Safwan Halac my king safwaan long life my boi
@haniahmed2561
@haniahmed2561 6 жыл бұрын
Safwan Halac taageero ayaan kuu haynaa horay usoco
@anishaa1438
@anishaa1438 6 жыл бұрын
Safwan Halac we love u rudi tena💪
@abdikhalaqibrahim5226
@abdikhalaqibrahim5226 6 жыл бұрын
Qur'aanka hadad jeceshay farta taag Zxp
@cksports5771
@cksports5771 6 жыл бұрын
inta qoralkeyga aragtay farxad baa idiin rajeyna intaan faraxsaneyn allah ha siiyo love you somali weyn❤❤😍😍well done #haataf studio
@legendarygames3104
@legendarygames3104 6 жыл бұрын
ck sports sido kale walal inkaston aanan manta farax sanayn farxad buuxdan kurajeeyay.# *Somali Kuli*
@Evensbelle
@Evensbelle 6 жыл бұрын
ck sports Sidoo kale wllo mcn💕
@cksports5771
@cksports5771 6 жыл бұрын
NaßaDoon Farhan mahadsanid 🤗🤗
@muunacumar6724
@muunacumar6724 6 жыл бұрын
ck sports
@Layluush
@Layluush 6 жыл бұрын
ck sports sido kle walalo😍
@alijr4456
@alijr4456 6 жыл бұрын
inta quraanka jecel kuna dhaqanta 💕❤✋
@Mr_indho
@Mr_indho 6 жыл бұрын
1:15 hesta intasy mcn ka thy inta uhu racsan like👍👍👍
@abrominmoabdullahi5863
@abrominmoabdullahi5863 6 жыл бұрын
Inta burco joogta ana ugu soo horeeyay like ta hayla dhaafinan waku wata wacadala safwaan halac thanks sxb haataf abdi😍😍👏👏
@kabtanfiqqi9971
@kabtanfiqqi9971 6 жыл бұрын
Adigoo heesta dawanaya hadad comentska aqrineyso like saar bartan.. wa na ku salamaya wllo ✋
@zuzukhaluud8464
@zuzukhaluud8464 6 жыл бұрын
Inamada mid qudhaan anigu ka helaa mid qudhaan u helaanahoo inamadaa....😘😘❤ Keep it up Safwaan😍😍 Plz like ma comment guys👏
@ahmedyazin179
@ahmedyazin179 6 жыл бұрын
Jacaylka somalidu kaliya waa heez pez Yaa igu raaczan😃☝️
@zandrellaroso89
@zandrellaroso89 6 жыл бұрын
Ahmed Yazin 🙋
@hindaali8908
@hindaali8908 6 жыл бұрын
Ahmed Yazin anaa kugu raacsan runta waaaye
@lildrako5524
@lildrako5524 6 жыл бұрын
hhh xabadaa waan kaa hayaa nio ahmed yazinaw hhhh
@fooscali3639
@fooscali3639 6 жыл бұрын
Me
@owlaadjacayl4290
@owlaadjacayl4290 6 жыл бұрын
Ahmed Yazin xaqiiq weye wllow
@finovicabdi6108
@finovicabdi6108 6 жыл бұрын
Wacadka Ila Rabadanti Sugaayey Hadan Helayeeey Markan Halacsado Hasawe Macan ❤️👈Safwan. Ku Aminsanahay
@abdiqaniyusuf3655
@abdiqaniyusuf3655 6 жыл бұрын
Safwaan Halac Sanadkan Labadii Heesood Ugu DhagaYsiga Badnaa Isaga Soo SaaraY Legend Haatuf AlwaYs Top Videos Heestii Ligan Tan Baa Ka Macaan Hadaa Igu RaacsantaY Like Saar 😂😂😂
@farhali6345
@farhali6345 6 жыл бұрын
Abdiqani Suldaan kuu saary wll subscriber ii saar 👍🏼❤️
@faadumodhool8119
@faadumodhool8119 6 жыл бұрын
Yeah😍
@bashirhawaadle6986
@bashirhawaadle6986 6 жыл бұрын
muna fadumo subscribe igu qabta
@kordahabhassan9226
@kordahabhassan9226 6 жыл бұрын
Heestan Iyo Tii Horeba Top
@somalibrothers1184
@somalibrothers1184 6 жыл бұрын
Abdiqani Suldaan Soonka Ilaa Hada sugaayay Heestaan Xaq Waxee u leheed ligan inee ka so hormarto xataa
@Garanwaa
@Garanwaa 6 жыл бұрын
Wixii ilaahay jecel like ta igu qabta
@najahxarago7486
@najahxarago7486 6 жыл бұрын
😍😍Habalha mid qudhu safwan ka hela wana aniga tuu ka heela safawan kayga😂😂
@Ahmednour.143
@Ahmednour.143 6 жыл бұрын
Hablaha mid qudhaan Murtida kuhabaa Safwaan Top Song Bro 3 weak 1Milion Like ta hadaan igu Raacdey
@nasriinkhadar2899
@nasriinkhadar2899 6 жыл бұрын
Amazing💯❤❤
@zalmamohamoud6210
@zalmamohamoud6210 6 жыл бұрын
Wowoow safwaan sandkan waa adiga
@empiregirl5033
@empiregirl5033 6 жыл бұрын
Yazalaam sanadkaan *guuleed* *simba* io *safwaan* *halac* laguma heesto masraxa idiin taagnhy wiilasha codka dahabiga leh👑❤👏
@---7573
@---7573 6 жыл бұрын
Empire girl meel walba mad joogta😂😂😂
@empiregirl5033
@empiregirl5033 6 жыл бұрын
xamda cali 😃😃😃meeshaan joogay ood igu aragtay soo adba majoogin
@SihaamMohaa
@SihaamMohaa 6 жыл бұрын
Aniku wiilasha mohamed qura a ka hela oo wlh ah😙😃😃
@quman1439
@quman1439 6 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@wizanwer7475
@wizanwer7475 6 жыл бұрын
Young Pink 😂😂😂
@hindaali8908
@hindaali8908 6 жыл бұрын
Young Pink kkkkkkkkkk oo wlh ah
@caliajeeycaliajeey851
@caliajeeycaliajeey851 6 жыл бұрын
Thanks xbbt sidoo kale anba
@xamsemohamedcabdiigood46
@xamsemohamedcabdiigood46 6 жыл бұрын
Zafwan Halac EShcala hees
@ephremberihu4970
@ephremberihu4970 6 жыл бұрын
aaaaaa hablaha That sounds really goodI'm very excited keep it bro. From Eri but I love ❤ Somali people
@cabdiraxmaanileeyetv1733
@cabdiraxmaanileeyetv1733 6 жыл бұрын
hadaad u timid in aad comments akhrido fadlan like igu cawi hh
@shukrisharaf69
@shukrisharaf69 6 жыл бұрын
cabdiraxmaan ileeye TV hhhhh wankugo cawiyey comment lee u imaday ee
@Layluush
@Layluush 6 жыл бұрын
You got me😂😂😂
@ncmn8792
@ncmn8792 6 жыл бұрын
Like maxeey ku faidaynysa bal noo sheeg 😅
@abdinaasirm6060
@abdinaasirm6060 6 жыл бұрын
😂😂😂😂😂 wax garad
@axmedabdi1372
@axmedabdi1372 6 жыл бұрын
cabdiraxmaan ileeye TV. Hhhhhhhhh Zhp Zaxibo Commentigu
@maryanitaqali1926
@maryanitaqali1926 6 жыл бұрын
Hablaha mid quran anigu ka helaa😍😍😍👌👌👌
@kusaneadan2807
@kusaneadan2807 6 жыл бұрын
I really love this song safwan... Much love from Kenya l love it 💖💖💖😘like if u love this song
@mustapheshiine9530
@mustapheshiine9530 6 жыл бұрын
Safwaan ciyaaala xaafad kayagi nio ahaan jiray fanaaanka xawaaadle kasoo baxay
@nasriinkhadar2899
@nasriinkhadar2899 6 жыл бұрын
runtaa tolhi ciyaal xawaadle guriga igu xiga gali jiray❤❤
@saidagu9611
@saidagu9611 6 жыл бұрын
Guled simba ciyaal kaalinta 8aad ayuu ahaa isaguna
@shibligashiblan8194
@shibligashiblan8194 4 жыл бұрын
Heestanaa iidaaran anoo cirka kujira highway-gana saaran 85/mph waana cadde dayax 15 ah 😆✊🏽my brother waan kusalaamaya
@kinghajiali5251
@kinghajiali5251 6 жыл бұрын
Hees buuxda Ereyada 100 Laxanka 100 Music 100 Edit 100 Labiska iyo decineka Masha Allah
@cabdiraxmaanyare4665
@cabdiraxmaanyare4665 6 жыл бұрын
Well done 👍 Safwaan Hees kale oo qurux badan The best Somali producer Haataf Abdi gacanbaan kuu taagay libaax 👏👏👏👏
@qayzxaaji4803
@qayzxaaji4803 6 жыл бұрын
☝Hablaha mid qudha Aniga ka helaaa😍 Halblaha mid qudha u👱‍♀ heelan ahoo😍 Hanan qurax baan u hawl galayoo hablaha mid🗣 qudha murtida ku habaaa 👉💝 Hinqadaa u soo🤔 hinqadaaa hadlshoo markay hadalshoo 😘 Markan halacsadoo😋 hasaawe macan 👫 Hakadey xiisaha ma holadey 😍 Mudaan u halgamay💏 inaan ku heloo Mudaan ku hamiyey😓 inaan ku horjoogaageee💋 💖 Markan ku hantiyey😍 hanan quraxeey💝 Hawlshan kuu maray💐 hadan ka lib helay ❤ Hanan wacany nafta💞 hanatoo heemaal💗 badanay xiskaaa ku👩‍❤‍💋‍👩 hirtoo habeen dhaladay💕 hankaa ku raboo xishood💐 huweenay hilbaaa tahay👫 oo adiga geestayda😘 hagayoo❤ hogaaminyoo💖 hurada adigaa isoo hor👉 Maroo hadlkana Edabzan💝 ku hadraaa 💋Mudaan u halgamay💏 inaan ku heloo Mudaan ku hamiyey😓 inaan ku horjoogaageee💋 💖 Markan ku hantiyey😍 hanan quraxeey💝 Hawlshan kuu maray💐 hadan ka lib helay ❤
@sacdiyosiman1213
@sacdiyosiman1213 6 жыл бұрын
qayz Haji caadi matihid saad ku xifdisay
@ugaasadabeeshajcylka5425
@ugaasadabeeshajcylka5425 6 жыл бұрын
qayz Haji sidaad usharaxdaanba ka hellay thnks huuno
@samsamsacad2326
@samsamsacad2326 6 жыл бұрын
eayo heer sare ah thnks
@somalilandsecretagency6916
@somalilandsecretagency6916 6 жыл бұрын
qayz Haji Amazing lyrics 💯
@asagawayemohamed8885
@asagawayemohamed8885 6 жыл бұрын
qayz Haji tnk
@nurdiinasalsomali9762
@nurdiinasalsomali9762 6 жыл бұрын
Erayadii abwaankii hore u sameyey asal dhalad abwaan axmed cali axmed cantar oo hargeysa ku nool 👏👏👏👍
@nuurahmed1760
@nuurahmed1760 6 жыл бұрын
Wuxuu kale oo sameyeey heesta oo yeah ee awale adan .oo shidan iyaduna .
@Ali-yy4rn
@Ali-yy4rn 6 жыл бұрын
Music 94 % Erayada 100 % Laxanka 100 % codka 100 % Duubis aan inaba caadi eheen
@Macankish
@Macankish 6 жыл бұрын
REPLY Eryada 100% Music 100% Codka 100% Dance 100% Style 100% Camera 100% Hataaf Studio Boqortoyoow Madaxa isarantahaay
@indhocashaq8067
@indhocashaq8067 6 жыл бұрын
safwaan halac fanaan jira nolow broh hatuf cabdi nin rageed blz inti iga danbeesa like hayla dhaafina idin tuugo ❤🌺👈🏻
@farhali6345
@farhali6345 6 жыл бұрын
Indho Cashaq kuu saary wll subscriber ii saar
@khaaliddayip6744
@khaaliddayip6744 6 жыл бұрын
safwaan way ka muuqata inuu biyaha hargysa soo cabay codkiisu waa clear hore u soco bro
@libanmoha3138
@libanmoha3138 6 жыл бұрын
Khaalid Dayip hargeisa hadhwanaag xarun gobi u hoyato hargeisa
@khaaliddayip6744
@khaaliddayip6744 6 жыл бұрын
Liban Moha haa sxp allah haku daayo
@ichliebeschweiz917
@ichliebeschweiz917 6 жыл бұрын
anokosa hhhhhh i Love Somalia from Eritrea
@boqoradabeshasadezamzamruu9457
@boqoradabeshasadezamzamruu9457 6 жыл бұрын
proud higdef we luv u too bro
@ubahcabdulahi3234
@ubahcabdulahi3234 6 жыл бұрын
Wlcme my best brother
@abduqaadirahmad5441
@abduqaadirahmad5441 6 жыл бұрын
hhhhhhhhhhh we love you bro tarawaay hahaha
@ayaandegen3038
@ayaandegen3038 6 жыл бұрын
Eshcalaa hees Ragow dhagaysta hablaha mid uun baa idinku filane 4ban rabaa mid kaste dhahayaa only one the best 😜😍😍
@mohamedamiin8884
@mohamedamiin8884 6 жыл бұрын
Somalida waa bulshada kaliya Heesahooda ku qora sanadka. Waliba ayago Sanadka lagu jiro ma ahane sanadka ku xiga ku qoro sida Heestan 2018ka ku qoran inaga oo kujirno 2017. Hadad ila mid tahay ood layaabantahay Like saar...
@innanta1438
@innanta1438 6 жыл бұрын
Asal👌axsan hees😘Jecliyaa inamadeena qurxon😍Allow cidan ayaga ahayn ha igu hagin🙏💞
@fatimam5239
@fatimam5239 6 жыл бұрын
quruxda iyo style kva reer somlilnd ❤👻💚ugu kly wlee inder isdabajoog usoo saar codiyo luuqba wakugu dhnthee
@abdirahmanm0hamoud996
@abdirahmanm0hamoud996 6 жыл бұрын
Abti liketa mxd IGA xaasida Somali ban Ku hadlayaabe farsuulku kuma go 'e
@nicimamuxumed210
@nicimamuxumed210 6 жыл бұрын
safwaaan halac fanan jiitay dhe mahad sanid safwaaan 😍😍😍❤👈👍👍👍👌👏👏👏💯✔
@imaanali6512
@imaanali6512 6 жыл бұрын
Viva hablaha Somali. One love Hablaha😍😘👌👊👏❤❤
@qoraxjoog7399
@qoraxjoog7399 6 жыл бұрын
Safwaan Halac hadaa tagertid Ana waaitagerta Like ta sooboobsiiya 😂😂😂
@ibrahimdanishidofficail
@ibrahimdanishidofficail 6 жыл бұрын
the best song walhi heesta anigabay i tabanaysa walhi maxaayeelay gabdhaha mid qudha ban ka helay ila 8 years baan la sheekaysanayay walhi hadan waan ku guulaystay masha allah ..........mudaan u halagamay inaan ku helo mudan ku haminayay horjoogdaa .. markan ku hantiyay ...
@khuuriye
@khuuriye 6 жыл бұрын
Hablaha mid qudhaan anigu ka Hela Silimo
@invisiblehandsmaliby3266
@invisiblehandsmaliby3266 6 жыл бұрын
Xawaadle legend halac nice song sxp Guleed simab najiib alfa safwaan waa mataano ayaan is dhahaya sadexda stylish ah waaye top 3 somaliand music still 2018
@ZAKIENUMBERONE
@ZAKIENUMBERONE 6 жыл бұрын
Hees nasab leh iyo fircan ileen heesuhuba qabiil ayay leeyihiin heestan waaa heesta ugu laandheeraysan big fanan safwaan halac xidigaha qarniga safwaan halac and gulled simba Like ha iga iloobina asxaabta
@idilnurahassan5611
@idilnurahassan5611 6 жыл бұрын
Waaaaaw hees iyo badh wlh safwaan hore u soco wllo 100%
@hamdaibraahim1819
@hamdaibraahim1819 6 жыл бұрын
2018 yaa gaadhaydee wuxu may walanyihiin waar hana taqadumininana inaad gaadhi doontanba alla oge
@sekeriyem3557
@sekeriyem3557 6 жыл бұрын
hamda ibraahim 😂😂😂😂
@anushbbe7242
@anushbbe7242 6 жыл бұрын
👉hablaha mid quruu safwaan ka sasaa 👉salalaa hurdana salalaa ka sasaa hurdana ka sasaa 👉hablaha mid quruu safwaan ka helaa hablaha mid quruu safwaan u ordaa long life safwaan iyo Azxptiisa dad nool ayaa tihiin wlhi
@msdiamondsomalilanders
@msdiamondsomalilanders 6 жыл бұрын
Wooow safwaan ilike u dear runti fanan jirad tahay halka ka si wad 🌷🌷🌷
@abdikadirhalooyeelo6574
@abdikadirhalooyeelo6574 6 жыл бұрын
haataf heestaa saan u sugaaye waan daalay blh aaway asxaaab like haleygu sharaf iLaah baan idinku dhaarsheee
@Dawlo164
@Dawlo164 6 жыл бұрын
Lyrics Dabshid Dawlo Hablaha mid qudhaan anigu ka hela hablaha mid qudhaan u heelanahoo Hanaan quraxbaan u howlgalayo Hablaha Mid qudhaan murtida ku habaa Hinqadaa waan soo hinqadaa Hadashoo markey hadashoo Markaan halacsadoo Hasaawe macaan Hakadey xiisaha ma honladey Mudaan ku halgamay inaan ku helo Mudaan ku hamiyey horjoogaagii Markan ku hantiyey hanaan quruxey Hawshaan kali marey hadaan kali helay Hanaan wacaney naftaad hanatoo heemaal badaney xiskaad u hirtood habeen dhaladeey hankaa ku raboo xishood huweenay hilbaa tahay adiga geestayda adaa hagayoo hogaaminaya hurdada adiga i soo hormaroo hadalkana muna ku hadraa Mudaan ku halgamay inaan ku helo Mudaan ku hamiyey horjoogaagii Markan ku hantiyey hanaan quruxey Hawshaan kali marey hadaan kali helay
@hanahaaaji8728
@hanahaaaji8728 6 жыл бұрын
hablaha Somaliland 💙💙💙
@jiniyashagaming8909
@jiniyashagaming8909 6 жыл бұрын
Ar Finland ma lee Geeyo Dyx Finland aan Meshaa Ka Noqdee Holland Fabiano Dhamsan Jogaan Wlhi Ciyaar Finland Hor usocda Hee Haa Ila Aragtaye in Sandankan Reer Finland Kacsan Yahiiin Like igo Taabo Hadii kaleto Qoraalka Hada Aqriso aat Dhaafto indhaha Allah Kuu Caafiyo 🤣🤣🤣❤️Safwaan Halac Waxa Kaleto waye Hannahs Sidaa u amaan Marneh Ku Daadi 😍🙌Like ii saar Awootada Allah U Naxariistee
@yuyumo6162
@yuyumo6162 6 жыл бұрын
Hadaad u timid wixi qaldan inaa saxdo fadlan comments kan iga sax like nh saar 😂💪aaaaaj👍
@subeerilmi9800
@subeerilmi9800 6 жыл бұрын
Mansha Allah reerkast fanaan bu yeeshay warya or nayaa Inta reer ka waalatay fanaanka taagera Safwan ✅✔✅✔✅
@abdullahijaamac4216
@abdullahijaamac4216 6 жыл бұрын
Weeliga iga dheh hees macaanaa maystiri igada ciyaarta safwan halac top best ayuu soo galay oo fanaaninta soomaaliyeed
@amransalat9460
@amransalat9460 6 жыл бұрын
Safwaan asaxaabtaada wey kuu hagar bexeen wlhi gulled simpa nabiil buülle haatuf garab walaal waa isku guul yaa gaari kara😍😍😍
@maryanlaki6247
@maryanlaki6247 6 жыл бұрын
Safwaan halac ❣Ragga Mid Quraan Anigu Ka Helaa Stylka 100% codka 100% Fanaan aan kula Meel dhigo lawaa
@samiraabdirahman8451
@samiraabdirahman8451 6 жыл бұрын
Wow nice song safwaan halac rageedii baathy nlw❤❤❤👈
@missmina1700
@missmina1700 6 жыл бұрын
Fanaaniinteena somaliyeed iney maxey naag nin iyo jaceyl lee ugu heesaan. Wax kale oo laga hadlo ma laha miyaa aduun weynaha. PS. Safwan hilac masha allah cod bello aa leedahay.
@alvarogamgam3573
@alvarogamgam3573 6 жыл бұрын
Fankii somaliyeed Nooleye Haatif Abdi nolow bruh Codka%100 Style100% Camera100% Haatif Abdi & Safwaan halac❤👏👏 Waa Wllkiin Abdirahman siciid farah From las'Anod
@filsan7722
@filsan7722 6 жыл бұрын
Alvaro Gamgam laascanood❤❤👏
@rajoacademy9643
@rajoacademy9643 6 жыл бұрын
fanan hirgalay weye safwan halac fadlan ha la tagero lengend ayu noqonaya ninkan ana huba codkiza 100% stle hore usoco inta igu raczan liketa ha la baqaylin hhh
@mohmdfadal445
@mohmdfadal445 6 жыл бұрын
Safwan halac!! Boqorka FANANinta somalida salan sare ✋✋👑👑
@halaaduale5633
@halaaduale5633 6 жыл бұрын
Hablaha👌👌 halka ka heeey safwan ku jclyaaa😍 😍😍Haataf bro hori usoco Long life yqy 💯💯👈❤❤
@sacdiyaa1
@sacdiyaa1 6 жыл бұрын
Waaw, great song. I am giving you an A + because you are a nice looking man who is singing for a girl. Waaba waxaaga wax laguugu dar yaa heli kara. 💃💃💃💃💃💃
@sadiqismailisscak5613
@sadiqismailisscak5613 6 жыл бұрын
🤣🤣hablaha amaanta ragg wey ka dargeen safwen wax kale ma haysaa👍inta iga dhanbeyso like ii saro plz
@farhali6345
@farhali6345 6 жыл бұрын
Sadiq Yare kuu saary wll subscreb ii saar ♥️♥️
@ayaanmahamed4986
@ayaanmahamed4986 6 жыл бұрын
Like jacayl le miya 😂😂😂
@qumanqali636
@qumanqali636 6 жыл бұрын
Sadiq Yare waar kamanu dhargine hana wanjalin😂
@abdrazakaden7012
@abdrazakaden7012 6 жыл бұрын
wale ka tahey like haha
@exhargaysa8328
@exhargaysa8328 6 жыл бұрын
Wxney Dumarku ka dhargin Waa Amaanta
@ZerrChannel
@ZerrChannel 6 жыл бұрын
Maclinka musick bulshaawi😍✌ ERADA AHMED ALI CANTER😍✌ LAXANKII GULLED SIMBAA😍✌ CODKA SAFWAAN HILAAC😍✌ DUBIISTA HATAAF ABDI😍 100/%💪✌ WAY IGA GADAAN TAHY HESTAN ☝Hablaha mid qudha Aniga ka helaaa😍 Halblaha mid qudha u👱‍♀ heelan ahoo😍
@aamiinleo7672
@aamiinleo7672 6 жыл бұрын
Hees shidan weeye safwaan faanan soo baxatahaye zxp halka kaa sii wad waad jirtaa 👐👐
@mkaramatv3931
@mkaramatv3931 6 жыл бұрын
Faniinta somaliyeed Ee Reer Finland 🇫🇮 ineey isku Wada EEG-YIHIIN Baad Moodaa anyway Wax Badan Ayaan Maqli Jirnay Fanaan Hebel & London Studio LKN Hada Waa My Brother #HaatafStudio & Fanka somaliyeed oo Reer Finland 🇫🇮 Ay Hogaanka u Qabteen
@guliedkayse3262
@guliedkayse3262 6 жыл бұрын
Saaasan manta comntiga u eego liktu manta waa dareer qofki kaygana arka yanu nala dhafin 😂👈
@aslicali5977
@aslicali5977 6 жыл бұрын
Muddaan u halgamay inaa ku helow wooooow!!! Nice song 100% Nic style 👌👌👌 Nic background😍😍😍 Meel kasta wey ka dhameystiran tahay
@ahmedabtiyo2212
@ahmedabtiyo2212 6 жыл бұрын
Halmar hadad tidhaahdan ahmed ali hablaha mid qudhu ka hela miyaad dhimanaysaan intaa igu waaciya😂😂😂😂😂 lika hayga ilaawina😂
@abdishakurmohamed7103
@abdishakurmohamed7103 6 жыл бұрын
Hdaad la cajabtey heesta Like iska soo xawil Ictiraaf raadis ahye 😂😂😉😂😂😂
@hamseweli7441
@hamseweli7441 6 жыл бұрын
Leggend safwaan and hatuuf walalakay Gulled simba and walalakay nabiil Bule hore u socoda alle ha idin sharfeeee Wad nuuriseen Fankiii. Somali music hadaa la dhagaysankaraa oo la dawan karaaa 👌🏿
@maametorres1323
@maametorres1323 6 жыл бұрын
Asxan hees weeye safwaan halac waxaa la jooga wakhtigaad guulahaaga fanka ka miro dhain lahayd💪💪💪💪💪💪💪
@ahmedweliabdirahmanbare4307
@ahmedweliabdirahmanbare4307 6 жыл бұрын
Hablaha 🙋🙋🙋 Illahay hana ee dhowro malkasto aad adunka ka jogtaan Hablaha somaliyed 👏👏👐👐🖑🖐🖖
@mustaphavlogs3254
@mustaphavlogs3254 6 жыл бұрын
Like isaara midkoo Ethiopian ah Tartan Naga dhaxeeyo cml 😂😉😂
@khalidrashed2910
@khalidrashed2910 6 жыл бұрын
safwaan halac fanaanka sanadka 2017 2018 adiga wataaaa grammy awards bad u qalantaaaa camiiiiiii shab shab shab
@nastababei7640
@nastababei7640 6 жыл бұрын
I love you safwan halac ur so talented and handsome waliga Nolaw and MI boy keep it up 😍😍❤❤😘😘
@abdishine
@abdishine 6 жыл бұрын
Hablaha mid Quraan anigu kahelaa Mid Quraan uheelana hoo Wooooooooow🤘
@hasiinaqadro248
@hasiinaqadro248 6 жыл бұрын
Walalyalow maxad like isaari weysen wixiii doba sida ani oo shirkoda ursado like isaar plz dadka bidarta leh like haisaarina ok
@abdifatahmnugal2311
@abdifatahmnugal2311 6 жыл бұрын
Wooow heestan in badan sugayey nabiil bulle wa kuu istagay burao full tagero lagaga hayaa reer burao like -ta Yaan laysla dhaafin hadi kale sheegata thy hhhhhhhh
@emanupdy1040
@emanupdy1040 6 жыл бұрын
Burao somaliland VIVA BURCO CDEY
@mimikurta1689
@mimikurta1689 6 жыл бұрын
Muna magac gbr Somali lobixiyo wa magacii ugu amaanta badnaa
@nandahussen5610
@nandahussen5610 6 жыл бұрын
Dmmmm he make the best 2 songs in this year much love safwannn
@sharmakeabdi2353
@sharmakeabdi2353 6 жыл бұрын
heestan hal todobad gudahed 1 million view ayy noqonysa 👏👏
@boqorkadhalinyarada7444
@boqorkadhalinyarada7444 6 жыл бұрын
My best fanaan safwaan halac and laxamiste nabiil bulle sxbyaal walhi fankii waad shiden
@nafisabaashe2484
@nafisabaashe2484 6 жыл бұрын
Woooow nice inankan hindida buniga bu u egyahay manshalah wlhy wn ka helay inankan qurux way ku dhamatay iyo cod
@sowsanmohamed9794
@sowsanmohamed9794 6 жыл бұрын
Hablaha mid qudhu safwan kasasaa hablaha😂🙈⚘😘
@faysalsugaal7104
@faysalsugaal7104 6 жыл бұрын
Sawsan Malik Taasi Waa adiga malaa 😂😂😂
@liilovkagaming1051
@liilovkagaming1051 6 жыл бұрын
Hhhhh afar oo kahelaa😂😂
@abdishakourawale8298
@abdishakourawale8298 6 жыл бұрын
Hhhhhhh
@ilminoor7248
@ilminoor7248 6 жыл бұрын
😂😂😂
@fadumoahmed6148
@fadumoahmed6148 6 жыл бұрын
Sawsan Malik hhhh tas malaha wayo😏🤔
@hassanosman5241
@hassanosman5241 6 жыл бұрын
safwaan halac hees macaaan sxp lkn heestan qalbayga ka xaday nio like ta isaaar qofki ilamidaw
@iskaashitv7626
@iskaashitv7626 6 жыл бұрын
I am from Philippin I love Somalia songs
@AhmedAbdiGurey
@AhmedAbdiGurey 6 жыл бұрын
Muna aaaa😂😂😂😂 nagaatasi fanaanati mxy siii tolow 😅😅😂😂
@zxra2470
@zxra2470 6 жыл бұрын
Ka Axmed 😂 lolz ma ila aragatay Munaay baa laga raacay. Magaceyga inaan iska badalaan kusigtay 😂
@lovelymuniita9773
@lovelymuniita9773 6 жыл бұрын
Ka Axmed kkkkk wax mcn
@munahuseen2496
@munahuseen2496 6 жыл бұрын
Ka Axmed hhhhhhhhhhhhhhhhhh magaca shidan wll dee hhhhh
@deeqoabdule4512
@deeqoabdule4512 6 жыл бұрын
SAfwaan halac madaxa bangaala dhesh buu oga eg yhy kkkk
@djsaaqinho8885
@djsaaqinho8885 6 жыл бұрын
deeqo Mohamed istaaqfurulaah 😂😂 u tartiibi😂😂
@mohamedabdirahman2113
@mohamedabdirahman2113 6 жыл бұрын
deeqo Mohamed wlh waa run😂😂😂😂😂
@ubahhusseinali2069
@ubahhusseinali2069 6 жыл бұрын
inuu buluko saartaad mooda😂😂😂
@HanadCadde
@HanadCadde 6 жыл бұрын
deeqo Mohamed kkkk waraaa cadi ma tihid adiga 😃😃😃
@deeqoabdule4512
@deeqoabdule4512 6 жыл бұрын
Dj saaqinho kkkkk wa tadera lkn ina runta shego waaye kkk
@abdisalamrageh6665
@abdisalamrageh6665 6 жыл бұрын
Woow haataf wlee dad jirah. Abti aflaam somali ahna bilaaba de 😅😅😅 hawshu ha socoto
@ugbadaadam6107
@ugbadaadam6107 6 жыл бұрын
Safwaan oo kaliya ka heela raga😍 isago kaliyaan murtiida ku haba😍hinqada waan soo hinqada marku heeso😍😍😍😍😍😍😍 safka😍
@arhaazzanaa9091
@arhaazzanaa9091 6 жыл бұрын
Hees shidin 💯🎻 safwan u killing it again 🎵🎵🎵🎶🎶🎤🎤🎤🎤
@muhamomqali2441
@muhamomqali2441 6 жыл бұрын
1k😱 Nio meesha mad dhax seexatan malaha farashba idin dhaxyala waba yabay aniguye Safwan halac 😘hees iyo badh
@khalloweeye
@khalloweeye 6 жыл бұрын
Inta heesta dhagaysanaya hadaad comments ka akhrinayso like ii saar Waxaan si khaasa usalaamaya reer Somaliland
@hibatusmo9084
@hibatusmo9084 6 жыл бұрын
Somaliland Dhalada waan kaa gudoonay walalo
@khalloweeye
@khalloweeye 6 жыл бұрын
Mahadsanid hibo
@omarmohamedabukar8530
@omarmohamedabukar8530 6 жыл бұрын
masha allah safwan hilac heesta hadey fol xun tahay xata ada nuurinayo waaw heesaha kuma fcnid ilaah haga saro wiil qurux rabi siyey baa tahay wlhi wan ku salamey faraxad ku nolow eebow
@munajama7082
@munajama7082 6 жыл бұрын
Wiilasho dhowr baan kahelaaaa halku waaa wareer yaa igu raaacsan
@munajama7082
@munajama7082 6 жыл бұрын
Safwan yaad sasabeysaaaa walaloow rag waala yaqaan adiguse fanan baaad usii tahay lol
@abdisalanmohamed2109
@abdisalanmohamed2109 6 жыл бұрын
Muna Moh'ud waad iga qoslisu wllshi
@ibramuumin9539
@ibramuumin9539 6 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣 ani
@hindaali8908
@hindaali8908 6 жыл бұрын
Muna Moh'ud anaa kugu raacsan wareer yaaal waaye wax bdn wareer malahan farxad kasii qaadee
@kingdomboy7098
@kingdomboy7098 6 жыл бұрын
Muna Moh'ud hhhhh boy friendkagu yuu ku maqlin yaanu geed kaa soo laalaadinee
@hamzejr1044
@hamzejr1044 6 жыл бұрын
SaFwaaN Halac waa fananka uGu zhidan Had a Fanka zomaliYed viva Safwaan and guled zimba
@quraish_1x
@quraish_1x 6 жыл бұрын
Safwan wa maskiin nio Wn jecly fanankan Like saar hdi ad inun damir leedy 😂
@abdikanselector1029
@abdikanselector1029 6 жыл бұрын
Nyc song with nyc style wankahelay heestan lkn heesta coming soonkeda saan uarkayay markilasogeliyo yaaan lagaagahormarin islaha lkn umad oo waxajirto meelkasto nagaagahoreyso marka hadale wax like isutuura bal 👌👌
Janna Dunia (OFFICIAL VIDEO ) 2020
5:02
GULLEDSIMBA
Рет қаралды 19 МЛН
Marwaan yare | XADRAYN JACAYL | (Music Video) 2018
4:10
Haataf Abdi
Рет қаралды 9 МЛН
А ВЫ УМЕЕТЕ ПЛАВАТЬ?? #shorts
00:21
Паша Осадчий
Рет қаралды 2,2 МЛН
Prank vs Prank #shorts
00:28
Mr DegrEE
Рет қаралды 11 МЛН
I Took a LUNCHBAR OFF A Poster 🤯 #shorts
00:17
Wian
Рет қаралды 9 МЛН
Safwan Halac ft Ayanna | IIGAAR AHAW | 2019
6:32
Haataf Abdi
Рет қаралды 22 МЛН
SAFWAN HALAC | Ligan | (official video) 2017
4:54
Haataf Abdi
Рет қаралды 8 МЛН
BEERLULA FAYSAL XAWAASE 2017 (OFFICIAL VIDEO) KORNELSTUDIO
4:18
Kornel Abdi
Рет қаралды 12 МЛН
Halimo Gobaad iyo Safwan Halac | ILA BOGO | (official video) 2018
5:27
Sir Sarbeeban
4:47
SAFWAN HALAC
Рет қаралды 57 М.
ROSSO CADE FT NAJMA NURA | HEEDHE INA ABTI | OFFICIAL MUSIC VIDEO
6:51
GULLED SIMBA | Muna | (official video) 2017
5:53
Haataf Abdi
Рет қаралды 15 МЛН
Safwan Halac Laacib Soo Jabay Somali Music Video 2019
4:04
ILKACASE LYRICS
Рет қаралды 2,3 МЛН
Najiib Alfa (Idilkood Haween) OFFICIAL VIDEO l HD l 2014 GOBFILMS
4:58
А ВЫ УМЕЕТЕ ПЛАВАТЬ?? #shorts
00:21
Паша Осадчий
Рет қаралды 2,2 МЛН